Rooda Kayf Heesta Raxmad - Astaan Music 2022

  Рет қаралды 383,704

Astaan Music

Astaan Music

2 жыл бұрын

Waxaa Hore U Qaaday Xaliimo Khaliif Magool

Пікірлер: 125
@yassinmusse6351
@yassinmusse6351 10 ай бұрын
Xasuustii Fanaddii waynayd Xaliimo Khaliif Magool, AUN.
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp 2 ай бұрын
Very good.for astaan music laayaab🎉🎉🎉🎉
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Cod cajiibaad haysaa iyo qaab faneed dhameystiran.👏👏💯🥰
@shabeelmudug9339
@shabeelmudug9339 2 жыл бұрын
Kawarama qoftaan hadaaa noo soo badisaan💥💥Astaan
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp 2 ай бұрын
Landheer qofka noo soo badisaab very good🎉🎉🎉
@bashirali5568
@bashirali5568 2 жыл бұрын
Roodo xagee bay ku qarsoonayd iyadaaba kaga cod macaan Maansha Allah.
@odaysavage
@odaysavage 2 жыл бұрын
Rooda waa xasuusti kinsi xaaji aadan 🙌🏾🙌🏾👸
@yuusufjama
@yuusufjama Жыл бұрын
A true QUEEN, heesti magool iyadaa iska yeelaty and it's hard to disown magool's song
@SOMALIMEDIA1
@SOMALIMEDIA1 Жыл бұрын
Waa Kinsi Xaaji heesteedii
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 5 ай бұрын
@@SOMALIMEDIA1 kzfaq.info/get/bejne/a6t_jb2EvKqwqqs.htmlsi=dMxtdS9fo2ABSSrG
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 5 ай бұрын
waa magool iyo Samatar. Tan yari iyadaa kinsi u eh una cod eg markaasay ku khalday. Heeso Kinsina way qaaday
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 2 жыл бұрын
Ilxuni kuma qabatee, cod iyo Qurux iyo Jiniyad iyo actionba wey haysaa wlahi. Masha Allah Ilxumi kuma qabato Inder
@awiljama5234
@awiljama5234 Жыл бұрын
hard to believe Magool was a feminist in the 1960! she says, " if you men believe women can be easily manipulated, you have something else coming." This girl has the smile of a star.
@misterniceguy67
@misterniceguy67 Жыл бұрын
Que dicha. muchas gracias desde Costa Rica
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp 2 ай бұрын
Astaan numer 1 challenger for music astaan🎉🎉🎉🎉
@abdikadirothmen.9822
@abdikadirothmen.9822 2 жыл бұрын
roda kayf masha Allah maguul 2.
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Cowke ayaa hore u yidhi AHN Layskama ciyee waxaasaa cod ah aniguna waxaan ku darayaa yartu xageebay ku noolayd Cod, Qurux, kalsooni, iyo afsoomaali aqoon maasha Allah weli fankii soomaalidu muu goblamin ee dadbaa u nool weli nooloow Gob baad tahay!!!!
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 Жыл бұрын
kkkkk ARDUL AJDAAD bay ka timi Ceerigabo iyo carrigii uduga
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Hees xus iyo xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii CAASHAQ IYO CADAALAD ee uu Curiyey abwaan SULUB Cumar Ahmed 1974. Laxankana waxa saaray IsmaiL Abdi Gerriyo AHUN Codadka ama Luuqda waxa si talantaali ah U boobsiinaya Cod Libaaxle Hassan Aadan Samatar iyo Queen of Voice Xaliimo Khaliif AHUN.
@husseinhared
@husseinhared 4 ай бұрын
❤insha allah nafteydi admiga wu hadla runta xaq ah an kusoyeyo an gursado smgabar gobed hadu alla idm0 in sha allahnafdeydi adunkan ku jeclahay qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@seynabhariir9436
@seynabhariir9436 2 жыл бұрын
Waah waah sidaasa loo denbaba ama lama dhiiqaysto qoftan cod shaydaan ba kujira
@garyaqaan15
@garyaqaan15 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk cod sheydaan kkkk
@dararwaynestory1984
@dararwaynestory1984 Жыл бұрын
Hhhhhhh qosol iguma hadhin
@user-zw9dp1tq9s
@user-zw9dp1tq9s 9 ай бұрын
A star is born
@LaakoTv
@LaakoTv 6 ай бұрын
Oh my god wht the voice❤😢
@blackpanther01234
@blackpanther01234 2 жыл бұрын
Roda, ta voix est la bénédiction de Dieu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏
@milgosare3448
@milgosare3448 2 жыл бұрын
Fanaanadan waxaa iqanciyay cod keeda iyo dhoolaha cadayn teeda, aad iyo aad
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Rucub: Midho geed oo isu raran Rido: waran ama leeb Raar: qaybta jiifka ee aqal soomaliga(Sariir) Ra’yi: Fikir ama qorshe Risiq: Calaf Raamsi: Calalis ama Cunid
@mariarabla5197
@mariarabla5197 Жыл бұрын
Raar::: rakada ama halka alaabta lasaaro ee gurada aqal Soomaaliga
@Awlio1
@Awlio1 2 жыл бұрын
Fanka lama dirqiyee Rooda waa fannaanad 100%
@abdirahmanwarsametonikroos7904
@abdirahmanwarsametonikroos7904 2 жыл бұрын
Woow codka iyo teenbadu waa boqol boqol
@husseinhared
@husseinhared 4 ай бұрын
Ada gib ah malihid naxli dunida qaldan
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp 2 ай бұрын
Woooow ya roda landheernimo 0:53 🎉🎉🎉🎉🎉
@abdirasaqxasan7698
@abdirasaqxasan7698 2 жыл бұрын
Wow waan ka helay gabdhan walhey zxp
@mustapha1180
@mustapha1180 2 жыл бұрын
Somaliland waa hoyga fanka somaliyeed taa ma igu raacdeen.
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 2 жыл бұрын
Yaa ku yidhi rodo waa reer somaliland
@mustapha1180
@mustapha1180 2 жыл бұрын
@@dulmidiiddhagaweeyne7537 halkey ka heesaysaa ma London bay joogta sow Somaliland umaysoo heeso doonaan sxb ,libinta aynu isku qirno Somaliland waligeedba waxa ay ku suntaneyd hoyga fanka somaliyeed.
@broskits8936
@broskits8936 2 жыл бұрын
@@dulmidiiddhagaweeyne7537 hadaa xagay joogtaa Rooda rashiid maxamuud ildar waa Ian adeertay reer ceergaabo
@maxameddaacad1258
@maxameddaacad1258 2 жыл бұрын
Malaa soo somaliland hargaysa oo keliyaya moodayaaan
@mustapha1180
@mustapha1180 2 жыл бұрын
@@maxameddaacad1258 aqoon darro ayaa haysa xadka Somaliland waa min lawyacado ilaa yoocada sida uma garnayaan dadka halkan ku jira.
@HodanAbdulahi-td3ez
@HodanAbdulahi-td3ez 2 ай бұрын
Rooda kayf ku soco fanka codmaan waad lakentay qaacigii abaayo
@kudegeadan6323
@kudegeadan6323 5 ай бұрын
Halka meel ee ay ku xuntahay waa cidiyaha shaydaan
@Salmancade10
@Salmancade10 Жыл бұрын
Waa hees macaan iyo gabadh qurux badan masha Allah.
@mohamadahmed1825
@mohamadahmed1825 2 жыл бұрын
Gabadha caadi ma ahan wey horeysaaa hees leedahy haloo sameyo
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 2 жыл бұрын
Best smiling girl & amazing voice
@engmursal5451
@engmursal5451 2 жыл бұрын
Manshaalh cod iyo Bach IGA dheh
@mataancaleed
@mataancaleed 2 жыл бұрын
Maashaa allaah
@AMIINLABO7533
@AMIINLABO7533 2 жыл бұрын
CODKII FANAANTII HORE HAYSAA EE MCNA🤗
@hudisasaaxil7897
@hudisasaaxil7897 2 жыл бұрын
Maansha allaah qurux iyo cod
@mohamedadal465
@mohamedadal465 Жыл бұрын
Love you 😍 💗 Roda kayf
@libanahmed2269
@libanahmed2269 Жыл бұрын
Waw mashalah golden voice 😅😅😅
@fowsiosmamohamed1344
@fowsiosmamohamed1344 Жыл бұрын
100/1000
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 жыл бұрын
Mashallah roodo kyf
@oceanseleven623
@oceanseleven623 Жыл бұрын
Very good voice Outstanding
@aminaabdilllahi7396
@aminaabdilllahi7396 2 жыл бұрын
Mashaallah ❤️❤️❤️💃
@oceanseleven623
@oceanseleven623 Жыл бұрын
Her future is bright 🌞
@amranahmed6782
@amranahmed6782 2 жыл бұрын
Cod i qurux iyo degganaansho ayaa Allah ku Mannaystay. YAA SALAAM
@abdikadirnuur5098
@abdikadirnuur5098 2 жыл бұрын
hibo heeeeeeeessss
@moktarmohumed7325
@moktarmohumed7325 Жыл бұрын
maansh allah Roodo Kayf, cod macaan ,
@hananrudwan3100
@hananrudwan3100 26 күн бұрын
❤❤❤
@Abdihakin797
@Abdihakin797 2 жыл бұрын
Rodo keyf gabdh cod qurux badan leh oo reer sanag ah guul inader hore u soco
@fatumaabdi8887
@fatumaabdi8887 2 жыл бұрын
Roodo kayf has miracle voice really Waaba mucjiso manshlh
@KhadijaGuracho-on6bu
@KhadijaGuracho-on6bu 7 ай бұрын
❤❤
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Qurux iyo codba 100%
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 2 жыл бұрын
Alle ka baq wax fiican baa laga tagaa.
@alphaleuz7031
@alphaleuz7031 Жыл бұрын
Hibo weeye sowdkuye saylad lagama iibsado macha allah 💯⚘
@QoonoMedia
@QoonoMedia Жыл бұрын
Gold voice
@jaymo2024
@jaymo2024 Жыл бұрын
Waa qoloma
@abdisamadomar8463
@abdisamadomar8463 2 жыл бұрын
Beautiful voice 💗💗
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 2 жыл бұрын
mnsha alh kinsi codkediiii ledahy💖
@adnanhaji7072
@adnanhaji7072 Жыл бұрын
Garaxajis markuu alle kadhaliyay isaaq wuu noo hiliyay tanyari waa reer ceerigabo mulkiilayasha fanka somalida guulaysta ilmaderayal from arab
@abwaangaas8451
@abwaangaas8451 2 жыл бұрын
Magool baad na xasuusisay alla yaa cizak
@maryandhaqane8681
@maryandhaqane8681 Жыл бұрын
@cabdirasaqmuhumed2104
@cabdirasaqmuhumed2104 2 жыл бұрын
Waa kaas dadkii fanku cajiib
@kaltuunahmed4878
@kaltuunahmed4878 2 жыл бұрын
💕😘😘😘😘💕
@heyg8163
@heyg8163 Жыл бұрын
Ereyada kaariye.xusuus magool iyo xasan
@aliaxmed5097
@aliaxmed5097 Жыл бұрын
Heestan magool baa qaday iyo xassan adan
@dagancadey123
@dagancadey123 2 жыл бұрын
Amazing voice ❤️👏❤️
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 жыл бұрын
Roodo kyf add u cod mcn tahy gabadha ? Jcy Aya u qadaay ya garaab igu sinaaya side ku heela
@fowsiosmamohamed1344
@fowsiosmamohamed1344 Жыл бұрын
🎉❤
@aminasalah5190
@aminasalah5190 2 жыл бұрын
Gabadhani ma dhal fanaan baa halkeddi bay dhigte
@saadahoussein9993
@saadahoussein9993 Жыл бұрын
Asc wll
@rashidabdi1958
@rashidabdi1958 Жыл бұрын
💕👍👍
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fahadmohamed3831
@fahadmohamed3831 2 жыл бұрын
Waxasa hees ah
@mohamedxarig2999
@mohamedxarig2999 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@mukhtardabxaan7928
@mukhtardabxaan7928 Жыл бұрын
farxiya fiska uunsiga anaa shitay
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 9 ай бұрын
💕💕💕💕👏👏👏
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Whi muusiga rag masuul ah baa tumaya, ciyaalkii bood-boodka isla shawakhi jiray maaha
@jimcaalejagta9180
@jimcaalejagta9180 2 жыл бұрын
İnadertay Qli
@IsemalKadra-xh3hp
@IsemalKadra-xh3hp 2 ай бұрын
Qofkasoo
@Officialmohamed24
@Officialmohamed24 Жыл бұрын
Hello
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah
@hawohussein2919
@hawohussein2919 Жыл бұрын
Waaw cod
@gesood1
@gesood1 11 ай бұрын
Risiqaan ilaah kuu Qorin lama raamsadee
@oceanseleven623
@oceanseleven623 Жыл бұрын
Wow
@samiiraqalanjo9246
@samiiraqalanjo9246 Жыл бұрын
Heestan markaa murugsanhy unbaan xasustaa oon dhagesadaa😢
@aducaale328
@aducaale328 2 жыл бұрын
A legend in the making 🙌 💯💯
@Maeyann9
@Maeyann9 Жыл бұрын
Only when she gets her own songs
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
somali waqooyi music
@Issechannelyoutube
@Issechannelyoutube Жыл бұрын
Best song vioce and music💯 Vedio💯 12:23 28/8/2022✔️
@khalid9264
@khalid9264 Жыл бұрын
Erayadii marxuum sulub cumar axmed Codayn'tii ismaciim abdi geriyo
@xikmatzoor.486
@xikmatzoor.486 Жыл бұрын
wof calayk wxasa fananad lagaa dhahaa dee waa dhamays gebigeedba.
@abubakarali2770
@abubakarali2770 2 жыл бұрын
Raxaween waxey dhahdaaa naar hooba galaaasa timbooy qoftaan ayaa fananan lagaa dhahaa lakin kuwa aan beryahayn danbe arki jirney cod sheyndhaan ku codeynayaa
@siid-calicabdi651
@siid-calicabdi651 2 жыл бұрын
Roodo kayf the girl somalia is a beautiful thanks very much is love you me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much song sweets thanks very much is love you me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much
@sakariyeabdu7739
@sakariyeabdu7739 2 жыл бұрын
Gabadhaan igu raadiya qaraabo
@mussali3427
@mussali3427 Жыл бұрын
hadalkuna runtee
@abdispidermen3445
@abdispidermen3445 Жыл бұрын
COOD MACAAN MASHALLAH
@getahunwesen3147
@getahunwesen3147 Жыл бұрын
I L Y
@cabdiladiifmuqdishawi2233
@cabdiladiifmuqdishawi2233 2 жыл бұрын
Qoftaan number keda igu so qbta cadi mhn nice voice
@maxamedkhadar72
@maxamedkhadar72 2 жыл бұрын
Abdiladiifow numberkaaga labada mumber ee ugu danbeya uun ka dhigay 54 waakaa numberkedu shukaansi wcn
@abdullahiali564
@abdullahiali564 2 жыл бұрын
Kurakay is really loud for Macanthy girl
@saedallhadri3449
@saedallhadri3449 2 жыл бұрын
War Nio Tan Yar way ka waalan 😎
@cashaaxmed3278
@cashaaxmed3278 Жыл бұрын
9
@guleidguleid5795
@guleidguleid5795 Жыл бұрын
Astaan music sidee loola xidhiidhaa? any email?
5 күн бұрын
oo aan riddiyo, raar loo kora iyo isha soo rideyn is laab raacisee !!!! Cajiib .hadda waa rucubtii ye garo. risiqoo illeyn kuu qorin raxmaan lama raamsadee....
@aliabdirahman6725
@aliabdirahman6725 Жыл бұрын
I'm gonna be honest. I have always found most somali singers' vocalization to be mediocre at best and even subpar. Their artistic performance poor. I'm impressed with this artist's world-class performance. Not just a great vocalist but also a true artist and an entertainer. I can respect the modest dress too.
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
Astaan Music
Рет қаралды 2,9 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
Rooda Kayf - Heesta - Gugeenii Waakaa Samaadey - Astaan Music 2022
4:56
Astaan Music
Рет қаралды 1,3 МЛН
Rooda Kayf | Heesta Yufle
3:35
Astaan Music
Рет қаралды 522 М.
Rooda Keyf - Ma Jin baa ma Jaanbaa?
5:25
Astaan
Рет қаралды 188 М.
RODA KAYF HEESO Mix  Qaaci CUSUB 2022
21:53
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 211 М.
Habboon - Nuura - Heesta Muhasho - Astaan Music 2022
7:36
Astaan Music
Рет қаралды 357 М.
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,7 МЛН
Qubanaha VOA
29:46
VOA Somali
Рет қаралды 6 М.
Oomaar Barbar iyo Khadra Qaran "Roodo Keyf ayaa Aduunka ugu jeclahay"
57:08
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН