BARNAAMIJKA AFTAHAN SAAB TV XIDIGISKA

  Рет қаралды 24,490

SAAB TV

SAAB TV

7 жыл бұрын

Пікірлер: 22
@kulmiyemuslim2766
@kulmiyemuslim2766 11 ай бұрын
War ninkani waxaan ugu bogay sida uu waxkastaba xaga rabbi ugu celinayo Masha allaah buug inuu ninkani noo qoro Ayan aad uga codsaneynaa
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 5 ай бұрын
Alaa.yarxama.sh.maxamad.yuusuf.isagaa.kagatay.clmigan.maqaloocshe.
@somalidalka5799
@somalidalka5799 6 жыл бұрын
Waa cilmi la yaable shaacir iyo ma qaloocshe hambalyo
@biggie639
@biggie639 3 жыл бұрын
Saab tv videoyadodu waa tayo sare codkogu waa saafi 👍🏾👍🏾 kafiican HCTV inbadan
@mohamedabdirahmaan7944
@mohamedabdirahmaan7944 6 жыл бұрын
Yuusufow barnaamijkan waanu soo dhaweyneyna si aad iyo aad ah.
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
yusuf shaacir waan SOO dhaweenaya barnaamijkiisan qiimaha badan
@aq_ahmed
@aq_ahmed 2 жыл бұрын
Masha Allah waan boogaadinayaa ragga iska xilsaaray soonooleynta afkeenna hooyo. Su'aashu waxay tahay maxaa kahirgalay oo dowladu maku dhaqantaa Calendar kaan?
@comeon4796
@comeon4796 3 жыл бұрын
Taloow hada ma laqoray ilaa 3 sanaa ka sii wareegtay
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 4 жыл бұрын
Barnaamijyadan soo badiya
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 4 жыл бұрын
Yusuf Shaaxir waan kugu faanaa mudane Guul iyo Gobanimo
@aaaea1758
@aaaea1758 4 жыл бұрын
AF SOMALIGU WAA QANI! CILMIGAN HA LA QORI FADLAN
@comeon4796
@comeon4796 3 жыл бұрын
Very interesting
@faysalmaxamed2457
@faysalmaxamed2457 4 жыл бұрын
Muj harawafi Saab tv
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Aqoon yahanadaay barnamijka sobadiya idinkoo mahadsan
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 3 жыл бұрын
Barnaamijyadan soo raaciya Sawiro iyo Muuqaalo Waxa laganhadlayo ah
@maidhane84
@maidhane84 2 жыл бұрын
Book in laga qoro ama uu qoro ninkaasi wax badan baa laga faa'iidi lahaa waloo anan xidigiska barteen anigu hadana aqoonta balaadhan ee suushay buu ka mid yahay dibna usoo noolaan lahaa
@adonkiialle3222
@adonkiialle3222 4 жыл бұрын
Seer mawaydiyo sagaalda cirir waa lagugu simi haday seegtana waa lagaaa socon tan dadka miyiga daga ooo dhan way isticmaalan
@FluffPetsTV
@FluffPetsTV 5 жыл бұрын
Aqoon aan dayacnay qorideeda Aad waxan ugu faraxsanahay in dib looso nooleeyo #KaltirsiSaneded ka somaliyeed Ama #Calender aqoonbadana waa ayku duugan tahay!
@mohamedabdullahimaam9710
@mohamedabdullahimaam9710 7 жыл бұрын
Cimigas tollow ma hibaaa loo yesha mise waa la bartaaaaa
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
Wll wax la barto weeyaan. Thanks
@osmanhurun5217
@osmanhurun5217 3 жыл бұрын
Asc akhyaar waxaan rabay in laygu caawiyo namberka , axmed cali garas , ama xarunta Oday kasheekay , ninkaas xidigiska soo afjaray qofkii lamberkiisa haya haygalasoo xidhiidho +252905000415
BARNAAMIJKA AFTAHAN SAAB TV MARTIDA AWABAAN BASHIIR XADI
1:01:31
Barnaamijka Saadaasha Xidigiska Sanadka 2021
47:18
SAAB TV
Рет қаралды 15 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 12 МЛН
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 11 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 90 МЛН
Raggii Hore ee Faalka ka hadlinjirey iyo Godadka Faalka
8:22
daawasho tv
Рет қаралды 4,8 М.
Somali Calendar (Habaynta Xilli-soomaaliga) {5}
1:21:14
maxamuud Cabdulaahi
Рет қаралды 4,6 М.
HALKUU MARAYAA DHAAMKA KAL-QORAY EE UGU WEYN SOMALILAND
9:44
Hargeisa Water Agency
Рет қаралды 1,6 М.
Sooyaalka dhaqanka Soomaalida iyo suugaanta: Macallin Axmed-yaasiin Dool
1:02:28
ASALKA SOOMAALIDA  - QEYBTII 1AAD
40:18
AyroTV
Рет қаралды 17 М.
Barnaamijka Saadaasha Xidigskja Sanadka 2024
28:11
SAAB TV
Рет қаралды 30 М.
QALIN IYO QORAAL: MURTI CURIYE CUSMAAN CABDINUUR XAASHI 03.10.2018
32:57
Somali National Television
Рет қаралды 11 М.
Man tries outrunning cops on skateboard
0:10
Frankie Lapenna
Рет қаралды 18 МЛН
Телега - hahalivars
0:55
HAHALIVARS
Рет қаралды 2,4 МЛН
В поисках семьи😢😱
0:56
Следы времени
Рет қаралды 8 МЛН
1❤️ #shorts
0:24
Saito
Рет қаралды 35 МЛН