No video

Safarka Madaxda Awdal State Movement Ku Tageen Dalka Djibouti & Waxyaabaha Laga Filanayo

  Рет қаралды 8,419

AyroTV

AyroTV

Күн бұрын

Safarka Madaxda Awdal State Movement Ku Tageen Dalka Djibouti & Waxyaabaha Laga Filanayo iyo horumarka laga gaari doono si loola wareego gaca ku heynta Gobolka Awdal

Пікірлер: 87
@mussejama311
@mussejama311 Ай бұрын
Waxba Maanad sheegin. Dawladaada taageer oo riyaawada jooji. Muuse biixi 2024--2030❤❤
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Ай бұрын
Dawlada ahmaaro umulo dooxayo ah u ooyaysaa iyadaa dadka isnacsiisay.
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Ай бұрын
Muuse Oromo maxaa fashil ku dhacay
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 Ай бұрын
CISSAHA IYO SAMARONKA WA WALALO OO ISKU DHAAN AH EE HUBKA KHATA OO DAGALKA GALA ,DOWLADA SOMALIA IYO JABUUTI WA DIYAAR FROM JABUUTI ❤
@user-wf2hg8ve7f
@user-wf2hg8ve7f Ай бұрын
Guuul awdalistat iyo jabuuti 🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@MohamedSalah-yu3dc
@MohamedSalah-yu3dc Ай бұрын
Jabuuti ha tageerto ASM inshalah
@Subeyriga
@Subeyriga Ай бұрын
Kingdom Awdal Empire guul iyo gobonimo wakhti culayska Gadabuursi ku jiro qof walba uu dareemey cadownimada lagu sameeyey 34kii sanno iyo 100kii sano ee ka horeeyey gumaystuhu ku sameeyey markey diideen iney gaalo gumayste ah soo dhaweeyan gumaystaha ayuuba usoo adeegsadey cadow somalinimo sheeganaya
@abdirazakayusuf1152
@abdirazakayusuf1152 Ай бұрын
Wàa guul weyn inaad fahamtaan in dadkeenu ka midoobo danaha oo si bisil u wadaagaan danahooda. Dadka Djibouti iyo Awdal waa dad wadaaga dhalasho iyo dal iyo deegaan sidaa darteed in la bilaabo heshiis dhaqan iyo dhaqaale iyo siyaasadeed lana furo albaabo wanaag iyo horumar. ***Far keliyi Fool ma dhaqdo***
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 Ай бұрын
SO DHAWOOW MADAXWEYNE AWDAL STATE OF SOMALIA FROM JABUUTI ❤❤
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
Midnimo soomaaliyeed iyo Awdal State Guul Guul 💙⚪💙
@AbdoPop-m9s
@AbdoPop-m9s Ай бұрын
Oui bonne bien smara machalla Amin ok❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su Ай бұрын
Awdal state somalia ❤❤❤❤
@oubahwaberi
@oubahwaberi Ай бұрын
Awdal stage c est juste borama
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Runtii Samaroon iyo Ciise waa dad dhul iyo dhaqan iyo dhalashaba wadaaga. Xataa xagga DNA ee Somalida. Samaroon iyo Ciise waa isku hal DNA. T1 Somalida kale waa kala duwan tahay laakiin 2badaasi iyo Gurgure waa wada T1. Waar hooy meel u wada jeesta.
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs Ай бұрын
😂😂😂😂 mounafaq Mounafaq dhaley
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix Ай бұрын
Ok guul awdal
@user-gn9bk1yg8v
@user-gn9bk1yg8v Ай бұрын
ماشاء الله امشوا
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Ай бұрын
Taaladii Ahmed Guray lacaga haloo ururiyo oo Boorama halaga dhiso. Insha Allah.
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Ай бұрын
Idoor wa cadowga somalida ❤❤❤
@user-xo5tk7id8q
@user-xo5tk7id8q Ай бұрын
Isaaq WAXAA cadaw u arka daarood dhammaan.Adigu madaaroodbaad tahay masnad walaalkay ahayn? Islasmbaa waxay tithing waraabe haduu ucuni ka in dhaw. Ha icuno.
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x Ай бұрын
Cisse Gudabur maha walalo Afar ali Gudabur ali
@jabuutijano1977
@jabuutijano1977 Ай бұрын
Wan soo dhawaynayna jabhada awdal-state movment.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Abdi-zv6ex
@Abdi-zv6ex Ай бұрын
Maanta jabuuti iyo Soomaaliya dantooda ku jirta Adel State oo ismaamusha. Jabuuti danteeda siyaasadeed waa Adelstate oo ismaamusha lagana xoreeyo siyaasada Hargaisa. Jabuuti shalay iyo Jabuuti maanta waa kala labo. Siyaasada isbadashey markaa jabuuti labay wajahaysa. Inay Adelstate taageerto, dhaqaalaheedu badbaado itoobiyana dekedaheeda ka maarmin.
@mamitaharfi5379
@mamitaharfi5379 Ай бұрын
Mashallah
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 Ай бұрын
Guul awdal state of Somalia 🇸🇴 ♥️
@minariii09
@minariii09 Ай бұрын
Mashallah ilaahoow tolkay isku keen oo quluubtooda is raaci dumarkan samaroon naa soo baxoo tv yada iyo social media soo gala oo hadla oo rag hogamiya oo toosiya hurdada ka kiciya
@AbdoPop-m9s
@AbdoPop-m9s Ай бұрын
Oui bonne bien smara machalla Amin ok❤❤❤❤❤❤❤❤ 12:13
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
GUUL. IYO.GOBANIIMO. QABIILKA CIISE. EE. AWDAL STATE.OF.CIISE.. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@ahmedsouleiman2137
@ahmedsouleiman2137 Ай бұрын
Samaron iyo issa wa wallon wa inan iyo abtiki
@samielmi6158
@samielmi6158 Ай бұрын
Guul ….Guul iyo gobanimo awdal state movement,xoraynta iyo difaaca awdal waa waajib muqadis ah,maamulka iyo masiirka mustaqbalka awdal ,reer awdal baa iska leh,midnimada somaaliyeed ha Nolaato.allahu Akbar,
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Ай бұрын
Guul awdal state
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Ай бұрын
Mahadsanid. Wuu nadeeqay hadalkaagu
@hamdiomar7581
@hamdiomar7581 Ай бұрын
Zeila and lugxaya mouvement cisse from Djibouti not awdal gudabur ali
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Waa diideen walibana wey ku iibiyeen
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 Ай бұрын
QANDARAAS DHIMASHO IYO BARAKAC WATA GUUL JSL
@hamdiomar7581
@hamdiomar7581 Ай бұрын
Attend depuis quand on est devenue des frère avec gudabur ali horta 😂 War canfar ali so kaxeystaa😂
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir Ай бұрын
Ismaciil c Geele kaalintii Col khadafi ayuu galay qabiil qabiil buu isugu hubaynayaa somalida
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Xaabar boorame o gee geedo ama jaabuti yaadameer
@maxamedali16
@maxamedali16 Ай бұрын
samaroon waan eegaynaa bal halka ay ku dambayso 8sano madaxwayne ayay ahaayeen intii kalena ku xigeen dantiinua ma muqdishaa bal aan dhawrno maalmaha soo socda koonfur maxay ka noqon aguda biirsi
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
Gadabuusi waa kuwaa nabada aad manta Ku joogto Aasaas keeda lahaa , Laakin iidoor oromo iyo xabashi dhashay Abaal male 🤮
@dekaELMI-nl3om
@dekaELMI-nl3om Ай бұрын
Wa sida runtu ninki wax fahmayay
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Ай бұрын
Wadhaq wadhaqda joiji wiilkan indhaha iska soo tuurayow Djibouti halkaad ka dagtid ii sheeg? Adigaa qadhqadhaya oo inaad been buufinaysid is arkaya ee doqoniimada kala tag meesha
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Ай бұрын
Cadowkeygu cadowgisa waa saxiib key miya Salaam SARE Abrone dib u milicso 1981 REER bani hashim Kolka reer sandwich bila talo dhee
@user-lm9es8xp9x
@user-lm9es8xp9x Ай бұрын
Manihin ishu dad naba waajile😂😂😂😂😂
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
QABIILKA CIISE. EE . IISKA. LEH. GOBOLKA AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 .QABIILKA .CIISE. IINTEE AYUU. KA DEGAA. GOBOLKA AWDAL. WA. 💯. 90. QABIILKA GUDABIIRSII. WUXUU . KA DEGAA. GOBOLKA AWDAL 💯. KII BAA. 21 .
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Ай бұрын
❤❤❤
@anisaaden8338
@anisaaden8338 Ай бұрын
Asalamucalaykum. Abroone
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed Ай бұрын
Kala bax kitaabehee kutaal doolada waajibkeda waa gudatay daba dhilifka cadowga umadeena itoobiya waa lajihaadena insha Allah 😂
@braziliano12
@braziliano12 Ай бұрын
Guul iyo gobinimo
@hassanabdillahi167
@hassanabdillahi167 Ай бұрын
Awdal state jabuuti laanteed ma socoon karayso
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Ай бұрын
Kani kii jabuuti iyo ciisaha caayi jiray miyaanu ahayn? maanta ma jabuuti buu daasadii lahoos tagey. Wax awdal layidhaahdo ma jirto. Dhulku waa dhul Ciise nacas ina cudur Omar Geelle maantana ma reer abtigii oo tuulo kali ah oo Boorame layidhaahdo ku nool ayuu soo dhawystay? Gadabuursi itaal malaha awood dhaqaalena malaha.
@CabdiWali-be6tg
@CabdiWali-be6tg Ай бұрын
Waakusalaamay
@user-pv3wz6pn9m
@user-pv3wz6pn9m Ай бұрын
Waar muqdisho halkaad u maraysaa jabbuutina suuga lawyacaddo laga ridaa madaxtooyaduu ku dhacayaa waar talo taa dhaanta keena
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Faatal xaage laadheeha awal isted weeigey maa araga qfa leehe daaba shiidimaya baan geeli somali mooyane maaxa yaal konfur waad ogotahay inay waaxa baarshada u doontan jaamacada camude
@halimodhinbil5362
@halimodhinbil5362 Ай бұрын
Nacas dadka awdal iniga ayaa dayacay dadka reer awdal qof walba isaga ayaa dadkisa caawiya oo hubka siiya
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix
@Abdisalaanahmed2011Muxum-vk3ix Ай бұрын
Ok guul awdal estate suxufi abroone
@ilwadahmed3303
@ilwadahmed3303 Ай бұрын
Samaroon waa daba dhilif yaa isku halayn kara
@MohamedSalah-yu3dc
@MohamedSalah-yu3dc Ай бұрын
May ku waseen tolkaa ayaa u naagayn jiray idoor waligiiba
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
DJIBOUTI 🇩🇯.DADKAA. GUDABIIRSII. EE.DEGAA. GOBOLKA AWDAL. KAA. DEEGAA. DEGMOYINKA. BAKII. IYO. BORAME
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
Stop 🛑✋ isku dirka jooji waa lagu jeeda Xabashiyow 🤮
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 Ай бұрын
Beenaale. Xumaan wade. Qabyaalad wade. Djibouti kuma leedihiin deegaan. Laakiin siday u daganyihiin carabta, hindida, isaaqa hararida iyo qaar kalaba umbaad u dagtiin caasimada meel ka mid ah. Jaaliyad baad tihiin sida jaaliyadaha kale. Ha daalin adeer
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Ай бұрын
Walaahay afka kamaad odhan iidoor daba dhilif laf ayaanu ku wasaynaa waa dadka aduunka ugu dulaysan hoyadiin baa oromo ahayd❤😂🎉😢😅😊
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Waar safar looma baahne ee qaata qorige oo difaac dhulkiina, nin qayrkiin ah ayaa idin iibinaaya , modernen slave baad noqteen ka gaca huradad!!!!
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 Ай бұрын
WA RUNTA SISTER
@shamisali4599
@shamisali4599 Ай бұрын
Faysal warabo jabuti iyo somalila dhahayo werar nagu yihin arkay ileen Owdal sted soo socto sas ucabadayan😂 amxarada ha adan owdal dadkeda utashanaye
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Ай бұрын
Haa cabsi heso fesal warabe waa tug waye warabe wa tug
@anisaaden8338
@anisaaden8338 Ай бұрын
Awdelguul
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Ай бұрын
Cuqdad baa ku haysaa
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Ай бұрын
😂😂 uuu aaa uu
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i Ай бұрын
ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@ahmedsouleiman2137
@ahmedsouleiman2137 Ай бұрын
Samaron iyo ciise wa walalo wa inan iyo abtiki Lughaya iyo saylac samaron ba wa déganté ki sii
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs Ай бұрын
Mounafaq Mounafaq dhaley 😂😂😂
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Ай бұрын
Koonfur iyo wawooyi jaday midooban wax ad ka noqonaysan ma jirto dadka somalia ledahay nala midooba ee ay doonayan wa isaaq wax idinka la idinku falya ma jirto beenta iyo khurafadka reer koonfured bad run mooday wa lagugu awr kacsanaya uun koonfur gudabiirsay reer yar ba looga haysta ana ay yihin ba maha dad somalia samayn ku lrh cid ku doonaysa ka jirto cuqdad isaaaq nacayb ah uun ba ku haysa
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Ай бұрын
Isaaq ba la doonaya lkn gudabiirsay loma bahna dadka midnimada laga doonayo ee hawiye doonaya wa isaaq maha gudabiirsay hadi la isku biirona waxba ka ahanmaysid somalia hal wasiir oo liita ayad yeelanaysa isaaq xata madaxweyne aya loo ogolyahay iska caytan nin ciilan ba caytame
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
Beenaale ayaa madax waynee inaad u noqotaan idinka Baahan, Soomaali oo dhan ayaad Sumcad xumii ugaga baxdeen . Nafti naga wax ay dhaleen oo daba dhilif ah wax Ku falayaa 🤮👎🏽
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Ай бұрын
Shalay bad adiga iyo qar kale u niikinaysen ethopia kkkk oo lahayden saylac banu keenayna oo ugaaskinu soo waday iyo aqoonyahankinu oo ad lahaden ethopia wa walalahayo oo xidhiidh soo jiren ah ba abaga iyo oromo naga dhexeya maanta marki muuse idinka il horeyay ee u arkay in ad soo wadan ee u ethopia oo ad soo qaden la heshiyay ayad qar domali jecel iska dhigaysan kkkkkkk
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq Ай бұрын
Ma jabuuti iyo reer boorame ayaa itobia iyo somaland ka hot iman kara Walhi jabuti midh ma samayn karto samroona isma dhaqaajin karto adeer ma dhulbahante oo koone degenaa ba is moodaysaan? 😂😂😂😂😂 Bal car rash rida hoyadini debed meerka ahayd wasee Awdal kuyee iyo jabuuti adeer ha is afqaadina
@user-hx5gt2ts8v
@user-hx5gt2ts8v Ай бұрын
Waqtigii snm wuu dhamaday , xaarkii iyaa idinka dhamaday
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 Ай бұрын
Djibouti waa dawlad somaliland waa jabhad. Inshallah samarom wam horay nayna. Inkl cissah aya horenaya.
@DavidEric1
@DavidEric1 Ай бұрын
Well done Faisal Abroone . 33 sano ayay 10 jeer nasabadii ka baxeen. Waar wallahi intuu daarood iyo Samaroon joogo xataa hadaad futada dhiibataan in aydaan sadexdaa magaalo ee yar yar eed leedihiin ayaad lafa sidanaysaa. Barooro ama caytan ama nagu soo dhuus kkkkkk
@AbdoPop-m9s
@AbdoPop-m9s Ай бұрын
Oui bonne bien smara machalla Amin ok❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdoPop-m9s
@AbdoPop-m9s Ай бұрын
Oui bonne bien smara machalla Amin ok❤❤❤❤❤❤❤❤
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 11 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 86 МЛН
Dhawaaq Hurdada u diiday Shacabka Somaliland Oo ka soo Yeedhay Halgamayaashii SNM
12:18