No video

BUURTII LAGU BAABA'AY 1977 | KAARAMARDHA | Ep 44

  Рет қаралды 35,821

Faysal Shaik

Faysal Shaik

6 ай бұрын

#somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore #somali #somalia #africa #travel #adventure #djibouti #kenya #ethiopia #automobile #somaliland #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore
#somali #somalia #adventure #africa #travel #djibouti #ethiopia #somaliland #kenya #automobile

Пікірлер: 150
@cabdixakiinmaxamed4886
@cabdixakiinmaxamed4886 6 ай бұрын
Jigjiga somali galbeed 🇸🇴❤
@Mundus_city
@Mundus_city 5 ай бұрын
Kaaramardha hargeisa aya lagaga soo duulay , ciidanki xoooga dalka Somaliyed ee fadhiyay hargeisa 🇸🇴🇸🇴
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 6 ай бұрын
100 soomaali ah ayaa qabri u gashay in buurtaas kor keedda la'gaaro, AUN kuligood, AAMIIN
@jamalportal73
@jamalportal73 5 ай бұрын
Anoo ku ixtiraamaya 100 maaha waa kumanaan kun ayaa u dhintey
@libaaxy6032
@libaaxy6032 5 ай бұрын
Kumanaan soomaali ah ayaa ugeeriyootay AUN.
@nuurulxaq7977
@nuurulxaq7977 5 ай бұрын
Aadbaan kaaga mahadcelinaa muuqaalada aad nala wadaagtey weligeen meel aanaan tegin ayaad nageeysey shukran
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Mahadsanid wll. 🙏
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Guul baan leenahay kaaraamardha DDS 1977 somalia
@MohamedIbrahim-ew5sg
@MohamedIbrahim-ew5sg 6 ай бұрын
Mar kale ku laabo Buurta Kaaraamardha, Maalin ay iftiin tahay soo sawir walaal adiga oo mahadsan.
@umm123
@umm123 6 ай бұрын
Waa in dawlad deegaanku ka dhisto musiyam weyn oo qurux badan, ninkan jaagaa waa dadaalayaa laakiin waxa uu u baahan yahay caawimo wayn, qurba joogta somali galbeed waa in ay ka qabay qaataan dhismo qurubadan , in sha allah. Guul iyo gobanimo.
@CRFATE
@CRFATE 6 ай бұрын
Legend faysal in badan joog Sxb ku bashal dalkagaga Hooyo ❤
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 6 ай бұрын
Faysal sxb jig jiga jogta buurta karamardha wad mahadsantahay sida wax usogudbineyso waa ok bro safar salama
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 6 ай бұрын
Mardanbe ayey darbieten dhiseene awal buur caadi ah ayey ahayd waa dhul somaliyed ethiopia maleh karaamardha iyo jigjiga mar uunbay gacantoda ka bixi inshallaah
@Samatardahir-ty4sf
@Samatardahir-ty4sf 5 ай бұрын
Sxb waad mahadsan tahay taarikh badan baad na tusisay thank you bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 ай бұрын
🙏
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 6 ай бұрын
Jigjiga waa ka Gayoon ladahaye Goormaa Xagii Djbaouti u bixi Legend
@horijoogmedia
@horijoogmedia 5 ай бұрын
Somaliland currency is impressive, thank you for keeping it.❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Yeah. Actually am in Somaliland now, and guess what? Am a millionaire. Somaliland Shilling millionaire 🤣
@aqoonkororsimedia4345
@aqoonkororsimedia4345 6 ай бұрын
Karamardha waa buur taarikhiya documentary cajiib aayaad kasoo diyaarisay go forward
@hasansudi9404
@hasansudi9404 5 ай бұрын
Waa Meeshu awoowgay Ku dhintay waxa uu aha Askarti Halka Furatay balse dhiig bax u dhintay 😢😢
@AKNAABOSAID
@AKNAABOSAID 5 ай бұрын
ALLE HA UNAXARIISTO WLL AWOOWGAA😢😢 WAA SHAHIID
@adalleboyabdulaahi1023
@adalleboyabdulaahi1023 5 ай бұрын
Ilaahey ha unaxariisto wll
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 6 ай бұрын
Labadii dhufeys ee ugu adkaa dagaalkio 1977kii waa kaaraamardha iyo godey gacalo. Labadaba waalaga bursaday itoobiyaankii ilaa hawaash baa la eryayay.
@libaaxy6032
@libaaxy6032 5 ай бұрын
Godeey waa la xoreeyey Godeey waa la xoreeyey... War heesta ii dhamaystir ninyahoow.
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 5 ай бұрын
Wow mash Allah good job brother ❤
@mohamedosulub
@mohamedosulub 6 ай бұрын
KAALAMARDHA ❎ KAARAMARDHA ✅
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 5 ай бұрын
Wow maasha allah the best youtuber faysal ❤❤
@user-cp7ni3hx6r
@user-cp7ni3hx6r 6 ай бұрын
M.a wllo Ani saaid kula socdaa tariikhda ayaba caadi nola socodsiineysaa thanks 😊 🙏 hore u soco wll 😊
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
🙏
@Cabdishakuraadan
@Cabdishakuraadan 5 ай бұрын
Wad dadaashy sxp bartii usareesayna waad gaadhay ee hampalyo lakin naftaada ka taxadir sxp illhy haku dhowre goor iftim ahna wixii danbe iskubeeg 💯🥰
@cabeeysubkane
@cabeeysubkane 6 ай бұрын
Waa halki lagu dhawacay mangiste heylo maryam
@user-qj4ok4ri7t
@user-qj4ok4ri7t 6 ай бұрын
Manshalaah 🎉
@mohamedmuuse6709
@mohamedmuuse6709 6 ай бұрын
Guuul wariye
@abdiharman7451
@abdiharman7451 5 ай бұрын
Adeerkay ayaa ku dhintay meeshaas 1977 asagoo magaca soomaaliyeed iyo calankeedda kor u sidda. ilaahay ha kuu naxariisa adeer maxamuud.
@adancabaas8584
@adancabaas8584 5 ай бұрын
Diinta ayaan markasta calaa mad no ah
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 6 ай бұрын
What a lovely place. Thank you very much.
@dhaashka
@dhaashka 5 ай бұрын
Lacag somaliga 10, 20, iyo 100, Aya bacdal xornimadii la sameeyey lkn kacaanki aya 50ka shilin sameeyey 1986 soo saaray 1000 ka 500. Lacagta hore ee talyaaniga waxay ahayd 2 heer liiradii gumeysiga talyaaniga. Kadib 1950 waxa bilowday 10kii sano ee xornimo gaarsinnta Somaliduna utaqaanay istiqlaalka lacagtaana waxa la oranjiray AFIS - Amministrazione Fiduciaria Italiana della Somalia. Tarjumaad- Damaanadda Talyaaniga ee Lacagta Somalia 01.Aprile.1950- 01.Luglio.1960 lkn ilaa 1962 ayey shaqeyneysey.
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 6 ай бұрын
masha allah war is ilaalya ❤
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 5 ай бұрын
maasha Allah waa taariikh
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 ай бұрын
*Madaxwayne muuse biixi , isaga oo wata diyaarad Bambur ah ayuu kaaramardha ka sameeyey wax aanu waraabe adhi ku samayn isaga oo duqayn nafta kaga qaaday gumaystihii ethiopia ee dhufayska halka kaga jiray*
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 6 ай бұрын
Waa dalmar fiican kenya itobiya somaliland jabuuti safar taariiqiya sxb
@user-on6uq3wj8y
@user-on6uq3wj8y 5 ай бұрын
dhiigui wiilasheena ilaahoow u naxariiso dhamaantood janayulfirdows ku abaal mari .❤😢
@faisalformerchannel5228
@faisalformerchannel5228 5 ай бұрын
Best KZfaqr of nowadays i fully support you sami 🙌
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 6 ай бұрын
fiidyoo kle
@hamzihusen6485
@hamzihusen6485 5 ай бұрын
keep going pro
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 6 ай бұрын
😊ilahay aya inbadbadye qosol bana
@AidarosHassan
@AidarosHassan 6 ай бұрын
Waxa Aad uu Ficnan Lahayd Dhulka Oo Somalia Ka Tiirsan Lkn Wali Wa la Haysa Mar Kale Ayan So Ceeshan doona I.a
@Atalk100
@Atalk100 5 ай бұрын
Geesi g
@Abaalley
@Abaalley 6 ай бұрын
Dhulka soomalida libaaxaya wuu ku sii dabar go'ayaaa. Inkastoo uu halis badanyahay hadana dawlada waa in ay ilaaliso libaaxyada, dadka deegaankuna waa in aysan dilin.
@daahirmacalin5776
@daahirmacalin5776 6 ай бұрын
Kaaramardhe waan maqli jiray lkn dhaayaha ma saarin
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 5 ай бұрын
Horay u soco shp❤
@khaalidjama3271
@khaalidjama3271 5 ай бұрын
Aadbaa loogu bahanyahy waxan
@hamzeabdillahiguirreh-fk2di
@hamzeabdillahiguirreh-fk2di 5 ай бұрын
Waliged itoobiya maamul uma qaban jabuuti bro si fican tariiqda ugu noqo
@Commentkudhiigle
@Commentkudhiigle 5 ай бұрын
Asalkeenu waa diinta faysaloow xa siiban sxp afkaaga ilaali 😢
@ramasridho5261
@ramasridho5261 5 ай бұрын
So this is karamardha I have heard about it so many times
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Yeah. You got it. Kaaramardha.
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 6 ай бұрын
Wlhi si uu inaga noogusodubo video ayuu halis ugalay soo mamudna in 1m aan garsiino
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Aad iyo aad sxb. Share gareeya fadlan
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 6 ай бұрын
@@FaysalShaik1 haye sxp
@Qays_channel23
@Qays_channel23 6 ай бұрын
Zxp goormaad katagee jigjiga
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 5 ай бұрын
I have been to Jigjiga 3 times and I never visited Karamardha😂😂. Not fit enough.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
You should next time 😂
@Cfataxyare6
@Cfataxyare6 6 ай бұрын
Horay usoco zhp qali welcome to jigjiga
@hassanhajir5878
@hassanhajir5878 6 ай бұрын
M.a ader wael wanagsan
@ismaelmohamedahmed7176
@ismaelmohamedahmed7176 5 ай бұрын
Kabashkabashtakaramardhaykor ugayaaceene
@MohamedMohamed-zm8dv
@MohamedMohamed-zm8dv 6 ай бұрын
Colaad weyna ban Somalida Kenya hada kahor anoo garisa kudhumanaya bey ijajuseen o boliska ii shegeen balse colaad dambe maqabo Faysal Shaik will hoog ba tahay wallalo .
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Sxb dadka isku wada mid ma aha. Reer Garissa dad xun way ku jiran, kuwa fiicana way leeyihiin. Malaha adiga kuwii qaabka darnaa ee xumaa baa ku helay.
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 6 ай бұрын
Ilahay haku badbadiyo bahal a ku cuntagaye kaso carar
@ZayidkaHajjio
@ZayidkaHajjio 5 ай бұрын
sxbow intaa joogtid halmar maalin dheer imaaw adoo mahadsan
@milgosare3448
@milgosare3448 5 ай бұрын
Somaalilaan waa maamulgoboleed Somaalia kamida
@guud-weyneMedia
@guud-weyneMedia 6 ай бұрын
500 iyo 1000 ka sh.so waxaa la soo saaray 1989. Waaa daabacaadii u horeysay.
@abdifitahahmedshador628
@abdifitahahmedshador628 5 ай бұрын
M.a runtii Barnamijkan ad aya ugu taxanahy runtii wa marki igu horeysay aan arko buurta Karaamardha from Muqdisho bro keep going👏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Thanks brother 🙏
@abdifitahahmedshador628
@abdifitahahmedshador628 5 ай бұрын
@@FaysalShaik1 ad mudn masul
@Abdimajiidmoxamed
@Abdimajiidmoxamed 6 ай бұрын
Sxp mcn daroon isticmaal❤
@galoolqudhac
@galoolqudhac 6 ай бұрын
Faysal aad baan ula socdaa waa nin rageed adadag deegaanada yada kusoo dhawaw
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox 6 ай бұрын
Ala maxaa wiil soomaaliyeed kumaqan buurtaan iyo agagaarkeeda eedow alaha uwada naxariisto waa dheer baa nasoo xasuusisay ilaahow ummada ka korqaad cadawga haysto umadeena meel walba oo ay joogaan
@MohamedIbrahim-ew5sg
@MohamedIbrahim-ew5sg 6 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 5 ай бұрын
Fulaysanidaa zhp dhulkaasi xayaan malaha libaaxna majooge Hargysa mrkd timaado Anaa libaax iyo waraabeba ku gaynyeeh isasoo Adkee nio fayslow 😂✌️
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
😂😂
@Moneystream8787
@Moneystream8787 5 ай бұрын
👍❤
@xamsewalaalo5240
@xamsewalaalo5240 6 ай бұрын
Somali one nation
@kinglipato7
@kinglipato7 6 ай бұрын
M.a zxp
@libaaxy6032
@libaaxy6032 5 ай бұрын
Thank you. Meesha Taariikh weyn ayaa ku jirta waligeyse muqaal kuma arag waxaana ku dhaawacmay Ina adeerkeey oo ku lumiyey ishiisa bidix markuu la qarxay Taankigii uu waday asagaana iiga sheekeeyey dagaalka siduu ahaa waana guuleysteen. Walise dagaalkaa ma uusan dhamaan ilaa gumeystaha Madow dhulkaa laga xoreeyo.
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 6 ай бұрын
libaax malaa ma joogo😂
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 5 ай бұрын
Www soomaLiLand 💚🤍❤️💪🏻💪🏻💪🏻
@user-ql1io9pt3t
@user-ql1io9pt3t 6 ай бұрын
faysalaw markaad hagaysa tagto insha allaah nooga soo duub goobaha cawayska ee heesaha habeenka jimcaha sida calijirde hotel jaweeriya jano tiyaatarka iyo goobo badan oo kale
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
InshAllah wll
@deeqsiad8880
@deeqsiad8880 5 ай бұрын
Wlhi ciidankeena wuu adkaay way jabiyeen ayagoo buurtaas saaran
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 5 ай бұрын
1986kii ayuu soo baxay 1,000 sh so iyo 500 sh so
@shiam1264
@shiam1264 5 ай бұрын
Dhinacaaga bahal ayaa maray daqiiqadaha markii ay marayeen 21:23 ilaa 21:40 intaas slow ku fiiri bahal aa ku beega suxulkaaga maraya 😮
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
Meesha dhanba waa bahalo 😅
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Masxaf = Museum Masxafka qaranka Muqdisho kuyaal. Faysaloow goormaad Djibouti 🇩🇯 u’ambabixi insha Allah. Jigjiga Xagee kuugu xigta ma’ Northern States of Soomalia. mise Djibouti 🇩🇯?
@Khadarmohamoud-bw8do
@Khadarmohamoud-bw8do 5 ай бұрын
useless shut up! there isn't what called northern or some thing like that , next step will be somaliland and than djibouti
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 6 ай бұрын
Biyo mad soqadatan
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 5 ай бұрын
Waxaad aragteen dhagax ama geed waayo 31 sano ayan jigjiga ku noola waligay libaax kuman arag kumaan maqal balse waraabaha ku weheshana oo aad u buuxa isago wax dhibaato ah aan samaynin
@aliosman1893
@aliosman1893 6 ай бұрын
Magaalada fiiq goormaad waa kaa sugaynaa wali fiidhyoogeeda
@ahmeddahir7503
@ahmeddahir7503 5 ай бұрын
ku mahadsanid saaxiib waa video qiimo badan.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
🙏
@zizuzizu768
@zizuzizu768 5 ай бұрын
Hhhhhh rer aakhirad waye 😂
@kinhusain3648
@kinhusain3648 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@maxamaddeeqshiqdon2397
@maxamaddeeqshiqdon2397 6 ай бұрын
Museum waa English matxafna waa arabic ama carabi
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 6 ай бұрын
WELL COME KAARAMARDHA MOUNTAIN ⛰️
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 5 ай бұрын
Ibaxa maxa malaga lada kor is istajiye yaab badnaa 😳😳o. Ilmihi duma wala cuniye
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Dagaalkii 1977 buyrtaa kaara Martha aad bay u adkayd waxaa jiray raadaar khatara oo diyaaradihii somaliya ka dagaalami waayeen oo markiiba arka Adeerkaybuu ahaa pilot kii isku qarxiyey radaarkii oo diyaaradiisi galiyey markaas ayey jabeen oo la galay
@qalinlemedia9862
@qalinlemedia9862 5 ай бұрын
13:09 my money somaliland shilings
@MCC1076
@MCC1076 6 ай бұрын
1000 shillin somli ga ilaa hada ayaa la isticmaalaa magaalada muqdisho iyo qeebo dalka ka mid ah
@Shuhuura
@Shuhuura 6 ай бұрын
Lacagtan 💵 Jabuuti ayaa Lahayd makii uu Faransiis ku joogay dhulka oo waxaa loo sameeyay Xabashida siday u gartaan waxay tahay . Waxana la sameeyay makii Tareenka Djibouti iyo Abassinia oo Ethiopia ah la dhisay oo dad badan isku xiray. Marka kama dhigno Ethiopia ayaa Djibouti xakumaysay waligood Xabashi may xakumin dhulka ee Ninkan Matxaf ka ama Museum ka jooga Taarikhda uu khaldayaa . 🤔
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Maalin cadeey inaad tagtaan baa nagu fiicneyd idinkana cabsi la’aan idiin ahayd. 🦁 ma’aydan arag malaha? Kurtunkii cigaal shiidaad baa iskiin tusay miyaa?😂.Taariikh dheer iyo xasuus baad nagaliseen.
@user-si4xg5lr3c
@user-si4xg5lr3c 5 ай бұрын
Jigjiga somali galbeed waa gobol somalia 🇸🇴 kamida
@mohamedhassen6949
@mohamedhassen6949 4 ай бұрын
😅😅
@had1070
@had1070 5 ай бұрын
Su'aaal , Ninka madxafka wareysiga kugu sinanyay mapka africa ee darbiga dambe ku dhagan Maxey somalia iyo Ethiopia Hal dal u yihiin.?
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 6 ай бұрын
Meesha Libaaxu wuu Galaa Ee iska Ilaaliya😂😂
@piratekalif
@piratekalif 6 ай бұрын
KKKKKKK war maxaa idin helay iska soo warbixiya md soo nabad laabateeen🤣🤣
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
War waan dhamaan gaarnay
@ghboy2914
@ghboy2914 5 ай бұрын
Ethiopia waligeed maxukumin jabuuti ninkaan waxaa la cabsiiyey propagandadii xabashida ay aaminsaneyd ee ahayd anagaa geeska afrika xukumi jirney Ninku taariikhda gobolka waxba kama yaqaan madxafka waa in nin taarikhyahan ah lageeyaa
@zhiinaldoofficials5921
@zhiinaldoofficials5921 5 ай бұрын
Somaliland waxa ka maqan 100 shilling
@arsenalhighlights9785
@arsenalhighlights9785 6 ай бұрын
Kenya waxaa kamaqan lacagta moi
@kaapefx6285
@kaapefx6285 6 ай бұрын
hhhhhh walhi daaacad baan u qoslay wax bajaaj la eg kulaha
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
😂😂
@Muslixtrades
@Muslixtrades 6 ай бұрын
Nio horta halkaas miyay ku ekaadeen ciidanka soomaalidu mase waa lagasii eryay Itoobiyaanka oo buurtan waa laga qabsaday?
@A...A09888
@A...A09888 5 ай бұрын
Ciidanka somalidu way dhaafeen halkaas oo way xoreeyen adis ababa ayay u dhawaaden kadib ayay ethiopia cawimaad waydiisaty ruushka io cuba oo waa laga soo gaaray
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 6 ай бұрын
Hhhh War miyaad baqanaysaan
@kinhusain3648
@kinhusain3648 6 ай бұрын
Why did you go night time
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
It was evening time
@Hmmmm501
@Hmmmm501 6 ай бұрын
Dhulkaas maahan sida dhulalka kale ee somaliyeed Jijiga iyo dirdhabe dhulalka ka shisheeya ee somaliyeed waa qabow sababtoo ah waa dhulal sare ama highlands sidaad u taqaanid marka xitaa badanaa qoraxda ma arkaan meelaha aan ka hadlayo waa harar iyo hawadaay iyo balbaleyti iyo meelaha ay ku yaalaan ama buurtaan dhulalka ka shisheeya kuli waa saan xitaaa duhurkii
@ramzi5407
@ramzi5407 5 ай бұрын
Bro the last part, all that shit is fake my Nigga. Cause aint no Waraabe or Libaax in in Kaaramardha. Sida kale hore usoco Allah hakula garab galo safarkaaga.
@abdoulrahmandjama2515
@abdoulrahmandjama2515 5 ай бұрын
Ethiopia goormay Djibouti maamuleysey?? Halkaas sax maaha . Waa hal beena
DHIRE DHAWA | CAASIMADA 2 AAD EE ETHIOPIA | Ep 46
24:36
Faysal Shaik
Рет қаралды 58 М.
WADADA UGU HALISTA BADAN TUULADA GIDIL Part 1
5:24
Mohamed Ismail
Рет қаралды 2,2 М.
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 22 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 10 МЛН
Ancient Somalia: From the Stone Age to the Kingdom of Punt | Episode 1
13:39
Come with me to LAASCAANOOD🐎 | vlog
12:44
Life With Jamad
Рет қаралды 30 М.
MAKADA AFRICA | HARAR | THE MECCA OF AFRICA |Part 1 | Ep 45
26:06
Faysal Shaik
Рет қаралды 26 М.
AMAZING FARM TOUR in Geeddeble 30 mins outside of HARGEISA SOMALILAND 2024
41:20
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 29 М.
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 22 МЛН