SAFARKII BUURAHA DHULKA SOMALIDA | Ep 57

  Рет қаралды 28,648

Faysal Shaik

Faysal Shaik

4 ай бұрын

#somaliacity #somaligalbeed #somalifood #somalilandvisit #somalifolklore #somalilifestyle #somalilanguage #africa #somalinomads #somali

Пікірлер: 279
@munahaybe6749
@munahaybe6749 4 ай бұрын
Somaliland saas dhan may u qurux badan tahay masha Allah.
@saidabdi73
@saidabdi73 4 ай бұрын
Kuso dhawow somaliland inbti
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 4 ай бұрын
Masha Allah beautiful Somaliland sheekh
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 3 ай бұрын
Masha allah berbera burco sheekh qurux somaliland allow dhawr🌷🥰💚🤍👍🤲❤
@Landers2024
@Landers2024 3 ай бұрын
The blessed land of somaliland and its people. With recognition i can imagine the day we invest in our country, the most beautiful in horn for historical tourism. Long live somaliland and adal sultanate.
@najibali3351
@najibali3351 4 ай бұрын
Magaladaydii sheekh iyo Magaladan kusoo koray ee Burco qalbiga ku doogsada daawashadooda❤
@user-ze7xu6xl4l
@user-ze7xu6xl4l 4 ай бұрын
Somaliland The land of origins by the somalis
@saamiaden7451
@saamiaden7451 4 ай бұрын
Haa wa dhul somali lkn dawlada ka jirta somaliland ah
@albertoyahya
@albertoyahya 3 ай бұрын
hahahaha no no it’s qadaadwayn origin ahhahaha 😂😂😂😂
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 ай бұрын
Cinwaanka iska sax Sherkh Somaliland ka dhigo qoomiyada Somalidu way badantahayee.
@DhoolDaher
@DhoolDaher 3 ай бұрын
Somalia iyo somaliland farqiga udhexeya maishegi kartaa 🤔
@ahmedgurey538
@ahmedgurey538 3 ай бұрын
​@@DhoolDaher Somalia iyo jabuti farqiga u dhaxeya noo sheg hayee
@kaaha1233
@kaaha1233 3 ай бұрын
Waar maxa ka khaldan feysal waxay dhulkey somalidu degto waar anaga iska leh meeshan yar somali kalena waxba nagamey galine naga joogi kalmadan aad isticmaaleyso ee somali iyo shekadaas somaliland ayaanu nhy hadadan magacayaga nagu yeedhi karin fadlan wax kale iscticmaal sharaf iyo karaamo ayaad naga mudantey❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Muuqaalka ayaa views loo raadinaaye ee xumaan kale ma jirto huuno
@kaaha1233
@kaaha1233 3 ай бұрын
@@FaysalShaik1 hye wllky 🤴
@gulaidismail4584
@gulaidismail4584 3 ай бұрын
Waa dhulka Somaliland iyo Somalilanders
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 4 ай бұрын
Waa indho daraandar landscape-ka Sheik. Iyo fuulista dalcadaha dhaadheerba. Runti waad na dalxiisisay. Dhulna barannay dhaayuhuna inoo doogsade. Guulayso Faisal walal .mahadsanid.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
🙏
@maxamedcabdirisaaq1898
@maxamedcabdirisaaq1898 3 ай бұрын
Amazing video pro keep ❤ going somaliland
@Faaido1
@Faaido1 4 ай бұрын
faysalow in yar aan ku saxo Somaliland british protectrate ahyd lama gumeysan Sidoo kle Ciwanka muqalka waa inaad saxda haa wa dhulka somalida ugu yaran raci Somaliland
@abwaansugun
@abwaansugun 3 ай бұрын
Haku dagdagin aduu isagaa ku qoridoonee 12:53
@user-gb8tt8oq2e
@user-gb8tt8oq2e 4 ай бұрын
Maashaa allaah, Somaliland waa dhul qurxoon.
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r 4 ай бұрын
masha Allah! Ninkii FAYSAL maanta masaajid buu kasoo baxayaa. Waa khayr, dedaal.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Hhhhh 😃🙏
@mukhtarzhaafi3952
@mukhtarzhaafi3952 3 ай бұрын
Wlal faysal shiikh kuso dhawow gobalkagi burco❤
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 3 ай бұрын
Nagu ixtiram magaca dhulka loyaqano ee somaliland ado mahadsan
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Sxb waad sharfan tihiin. Views in la helo ayuu title ka turjumayaa. Nothing political here.
@Bogasho1
@Bogasho1 4 ай бұрын
Ber bera m.a❤ magalo dalxiis magalo jacayl😊
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 4 ай бұрын
Heesta in Aad ka reebto ayey ahayd because waa Ramadan
@NewsFusion24
@NewsFusion24 4 ай бұрын
Hh ramadaan kaliya
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 3 ай бұрын
@@NewsFusion24 Haa Because Way ka sii Dambi badantey bilaha ama Malmaa kale
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 4 ай бұрын
Manshalah xasuus qalbiyana Ayaan galy xaqiiq😢😢😢
@DhoolDaher
@DhoolDaher 3 ай бұрын
Qurux badana shiikh togdheer somalia ❤️
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 3 ай бұрын
Aad iyo aad❤
@suhaib9811
@suhaib9811 3 ай бұрын
Sheikh somaliland dheh!
@user-jv6pl4lk6k
@user-jv6pl4lk6k 3 ай бұрын
Hooyadaa soomaaliya wastage iska riyoo xayawaan
@iidlecagaweyne8320
@iidlecagaweyne8320 4 ай бұрын
In abtow musica ka dhaaf barnaamijka❤🎉
@yussufolow7475
@yussufolow7475 4 ай бұрын
My brother Faisal following keenly from HABASWEIN wajir county, Kenya, proud of you haki
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Thanks buddy 🙏
@abdirahmankoronto2815
@abdirahmankoronto2815 3 ай бұрын
Amazing! Simply amazing and breathtaking scenery. Salaams kaka.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Salaam
@AXMATO_
@AXMATO_ 3 ай бұрын
Mnzha Allah zxp quruxda wadanka ayaad soo bandhigtey Thank you so much zxp
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
🙏 Ahmed.
@AXMATO_
@AXMATO_ 3 ай бұрын
@@FaysalShaik1 walal faysal🙏
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 ай бұрын
Mnsha allah shiekh Magaalo qadiima Somaliland dhulkayga Adaan kugu dhashee miyaan kaa dhoofaynaa❤❤❤❤
@user-hg4ul7tz4h
@user-hg4ul7tz4h 4 ай бұрын
Manshalah wll buurta daaalo ee ceerigaabana soo duuub❤
@mohamedcade9698
@mohamedcade9698 4 ай бұрын
Ilaaa Garowe kgu sugaynaa faysal 🎉
@aksom5693
@aksom5693 3 ай бұрын
Nio ka daa ramadaan waayec❤
@user-to9eu3ke3h
@user-to9eu3ke3h 3 ай бұрын
Buuraha dalka somalida .saaxiib iska sax oo buuraha somalijand dheh
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 3 ай бұрын
Barbera Bander qaasim ❤
@Cadilqalinle
@Cadilqalinle 3 ай бұрын
Waa gurigi lakeenay xaskii xrsi aman markii cidanka ingirrisku ay soo qafaasheen si ay xirsi suldanku ugu yimado hunter ninki lo adhan jiray ee badhasaabka ahaa si ay ugala hadnan arimo siyasaded waa sidan ka akhriyey buug laga qoray
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 3 ай бұрын
Pro buuro badan baa kuyaala dhulkeena Balse Kuwani waa kuwa ugu caansan waxana ladhaaa Buurlaha silsilda golis mountain Qaybtn aad tagtyna waa sheekh This is All
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 3 ай бұрын
Keep going pro
@user-ry5ib6uw2z
@user-ry5ib6uw2z 4 ай бұрын
Mashaa allh at long last I've seen Burco thanks for sharing we wait for Boorama done with Hargeisa just relax but don't cross to Garrowe I mean somalia just my point of view if you reach Djibouti and done with it that the right time to fly to muqdish all the best
@Businessflip
@Businessflip 4 ай бұрын
Welcome to burco my brother 😊
@mohamedashour3581
@mohamedashour3581 4 ай бұрын
Am from nakuru, living in burco
@user-jx5pb9wm6s
@user-jx5pb9wm6s 4 ай бұрын
Are You in Burco Now
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 3 ай бұрын
Welcome am from the Nakuru barracks 😂 but in the USA now
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Wow. Naks
@user-gf6mu3fr3v
@user-gf6mu3fr3v 3 ай бұрын
Hambalyo faysal sheekh❤❤❤❤❤❤
@salebanhusein1880
@salebanhusein1880 3 ай бұрын
Ciwaanka iska Sax, Sido kale Somaliland Weliged Lama gumaysan Ee Maxmiyad bay Ahayd
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 3 ай бұрын
Dhulka madagno ee anagaa leh ilaahay ka sakow afsoomaliga iska hagaaji zhp
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉somaliland guuul somaliland guuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 ай бұрын
Faysalow buurta sheekh ama meelaha buuraha ah darone Ku duub wllo waa fursad hayska dayacin inaad markale heli mooji quruxda buuraha ayay kuu muujinaysaa mahasanid waad dadaashay.
@mohamedcade9698
@mohamedcade9698 4 ай бұрын
Wadadiii kheikh oo sii burburaysay arka 2019 maray xitaaa xariiiq malahyn
@dubaddeeqdhegacarmo1760
@dubaddeeqdhegacarmo1760 4 ай бұрын
Masha allaah my friend 🧡
@ahashi7828
@ahashi7828 4 ай бұрын
Waar sheekh waa Magaalo wayn Faysal Waxaa ku yaal schoolk madaxadii Somaalidu ka so baxday ee ugu caansanaa .
@user-mz8ku3sx4m
@user-mz8ku3sx4m 3 ай бұрын
Welcome to burao pro
@yaasiinjaamac7643
@yaasiinjaamac7643 3 ай бұрын
Welcome to pro burco gobaalka ragga
@zack12951
@zack12951 4 ай бұрын
Heesaha nagadaa sxb Adigana Qofkii dawada Xumaan ba kaga kor dhaysa dadkiina inay muqalkii bila cod dawadan bad ku kalifaysaaye
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 3 ай бұрын
Masha Allah faysal sheekh channel kaagi wxn ku so biiray adigo maraya kenya oo marka so bilaabay maanta magaaladaydii burco ayd noogu timid ku so dhawoow reer burco badna cilmida magaaladu wa kulayl lkn dad furfuran oo kaftan badan aya kulaylka ku ilaabysa iyo hilib geel.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Waan dhawahay brother. Thanks 🙏
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 3 ай бұрын
Nin tiktoker ahaa larabaa
@najibmustafe8865
@najibmustafe8865 3 ай бұрын
Waad qaldanatahay zhp dhulaakan dhul somalida mahan waa dhulka somalilanderka waana lagugu xidhi karaah isku badnoow
@hibaaq6184
@hibaaq6184 3 ай бұрын
Somaliland maay guumaysan ee protectorate ayay aheed inay so Degan Waa lala heshiyay oo shuruda ku xidhna. Tarikhda saax
@fdama
@fdama 3 ай бұрын
Waar si kasta u eeg, laakin gumeysi ayay aheed. Ingiriisku wuu fadhiyay, dalkana si toos ah ayuu xukumiyay. Ninka xukumiyey wuxu ahaa “Governor”.
@Gure33
@Gure33 3 ай бұрын
Waxaan asxaab badhaan oo reer Sweden aan ka maqli jire burco finally i have seen it thx kaka weh na ulitembeya 😅😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Gotea hawo watu wa Burco bana 😂. Thanks bro
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 3 ай бұрын
Xiligaas Ayu Turkigu somalilnd Joogey mrks Ayey hda Reer Xamarku Noogu faataa,BakhleynayaaN Turki Aya Badda ilaalinaya maba Ogga inaan Dunida Ufa so Horeyney
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 ай бұрын
Ma sha alla faysal ❤❤❤👍🎉
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 4 ай бұрын
Aar tolaahay yaa deerayahanaay😂 wataa magaaladeeni😂
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 ай бұрын
Shiikh, iyo 2 deedii Qadiimaga ahaa School. Sare ex Sos.iyo Bording hore ilaa dariiqadii Haduu faysal, marey Dalxiis uma harin,
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 3 ай бұрын
Buurihii dhengagaan sooxasuustay markaan buuraha sheekh arkay.
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 3 ай бұрын
Waa lagu sugayaa awoowe
@HibaaqSaleban-ks9rp
@HibaaqSaleban-ks9rp 3 ай бұрын
M.a dhulkaygiii aan jeclsa
@Zack_Officiall
@Zack_Officiall 3 ай бұрын
SOMALILAND dheh
@MOH50-gb4ix
@MOH50-gb4ix 4 ай бұрын
Cerigaabo tag zxp meshi inaba cadi maha waa melaha ugu quruxdu badan dhulka somalida
@boqorkajcylka9277
@boqorkajcylka9277 4 ай бұрын
Sheekh iyo Gacan Libaax tag magaladayda burco kuso dhawow shb
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Mahadsanid wll
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 3 ай бұрын
Ilaa garowe ama bosaso ayaan kaa sugaynaa boowe kkkk❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Haye sxb
@abdiasisibrahim3343
@abdiasisibrahim3343 4 ай бұрын
Masha allah welcome to burao sxb
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 ай бұрын
Keep going Faisal I am watching from London my son is cyclist as well mashallah 🌸👍
@maallcigemukhtar9865
@maallcigemukhtar9865 4 ай бұрын
Faysal waxaad moodaa in uu SOMALILAND qoraalka ka dawrayo . Fadlan buuraha SOMALILAND ka dhig ama naga daa waxan aad wado
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Ma aha brother. Title Somali oo dhan baan doonayaa inay muuqaal ka daawato. Strategy 😉
@hamsehussmo4647
@hamsehussmo4647 3 ай бұрын
Reer somaliland faisal sheikh 50K gaarsiiya
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Share gareeya muuqaalada sxb. Mahadsanid
@user-of8pd1ds3h
@user-of8pd1ds3h 3 ай бұрын
Ma sha allah Buurtani xasuus ayay iga mudantahy bari ayan shil ku galay
@kinglipato7
@kinglipato7 3 ай бұрын
zxp adoo soman mia safartaa mise wa afurantahay ado ralia
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 ай бұрын
Scw
@abdallajama720
@abdallajama720 3 ай бұрын
Welcome To my city 🎉
@famfayo97
@famfayo97 3 ай бұрын
Mansha allah Welcome again bra aadbaan ugu Faraxsanay inaad Burco tagto❤ My Sweat Home
@abdishakur-diriye
@abdishakur-diriye 3 ай бұрын
M.a
@user-bs6fw4hn7z
@user-bs6fw4hn7z 3 ай бұрын
Sxb xitaa sonka ilah maka cabasan la.dahay hesaha mad naga dayesid
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 3 ай бұрын
Remins me good old days Sheikh baan ku dhashay Sidii bay wali u qurux badan tahay I lived birmingham 🇬🇧 uk Ramadaan kariim
@Isko790
@Isko790 3 ай бұрын
Reer sheikh ahay anba wlo maanad Ku so noqonba
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 ай бұрын
Bismilaah adoo sheekh haysta maxaa qurbe Ku dhex dhigay waa dib u dhacwayn wllo.
@ShiekaDariiqo
@ShiekaDariiqo 3 ай бұрын
Masha Allah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Ramadan Kareem
@maxdar11
@maxdar11 4 ай бұрын
Somalidu degto maxaad kawadaa qawmiyad haddi la dhaho way degtaa dhulka iskama laha weeye macnuhu dhulka soomalilnd dhe bro
@manineima4398
@manineima4398 3 ай бұрын
Somaliland 🎉
@saacidqaylyahan6409
@saacidqaylyahan6409 3 ай бұрын
SAASAA RABAA
@dhdowlad
@dhdowlad 4 ай бұрын
Faysalow 32 sano ma tegin dhul soomali degantahay, Yaraantaydii waxaan ku noolaan jirey magaalada Laas Qoray oo ay Berbera cimilo ahaan iyo dhul ahaanba isu dhow yehiin. Waxaalahay video yadaadu aad bay ii xiiyo geliyeen inaad tegao wadankii, gaarahaan xeebaha WoqooyI ilaa Bari..
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Imow dhulkaaga wll. Dhul quruux badan runtii
@hiddowacan811
@hiddowacan811 4 ай бұрын
Maansha allaah soo dhowow faysal❤❤❤
@MaxamedCabdi-bv3tj
@MaxamedCabdi-bv3tj 4 ай бұрын
Masha.allah.somalind.quruxbadana.yurub.miya❤
@shiftaful
@shiftaful 3 ай бұрын
Bro you have to go through Zeila/Saylac .. and go see the Qiblateyn Mosque with 2 Qiblas Somalida dalinyarada tariqda baar ..unafanya kazi mzito ..JazakAllah..dad badan aah wadanka jecleysineysa especially the youth in the west !
@juuwaryele
@juuwaryele 2 ай бұрын
Allah dhulkiina waxaa oo taariikh ah muyaa layhay wlhi wax badan inaga daaahsoon oo nan ka ogayn taaariikhdiinii m.a quruxda iyo artichturka ka muuqda mhdsanid faysal wllo adna sida anuu soo share garaynasysid
@nimcaanyuusuf3254
@nimcaanyuusuf3254 4 ай бұрын
Ididn't get tired your videos pro❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Glad you like them! 🙏🙏
@user-ps1li7iq9i
@user-ps1li7iq9i 3 ай бұрын
Ceerigabo iyo buurti daala kuhadhay
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 ай бұрын
Masha allah
@connoisseurification
@connoisseurification 3 ай бұрын
Feysalow..walaal muqaal wanagsan. Buraaha geeska waxaa kuqoran W64. W65...waxaan umaleyna geologists ayaa wax mesha kuqoreen bal soogaw. Ramadhan kareem walaal...
@khalidyusuufat000r8
@khalidyusuufat000r8 4 ай бұрын
Title ku wuu khaldan yahay pro dhulka somaliland dheh
@Naalo39
@Naalo39 4 ай бұрын
Gobolka sanaag buuraha cal-madoow ayaa ka cheers uun ayaan filayaa maan tegin ee
@najahdaud6147
@najahdaud6147 3 ай бұрын
Meyay baskilkii ma iska daysay
@mukhtaarseef4797
@mukhtaarseef4797 3 ай бұрын
Hamoogan
@jaabirabdirxaman
@jaabirabdirxaman 4 ай бұрын
kusoo dhawoow wax badan waad maqashee meel laga jecelyahay somalida, caasimadii lagaga dhawaaqay somaliland iyo magaalo madaxda gobolka toghdeer, Burco.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
Thanks bro
@hamdajama3809
@hamdajama3809 3 ай бұрын
Hore U soco wll horo mar ayan kuu rajaynaya wax noso duubta buurta daalo ceri gaabo insha llh❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
InshaAllah wll
@Khadarmohamoud-bw8do
@Khadarmohamoud-bw8do 3 ай бұрын
welcome to burco
@AhmedKhadarofficial
@AhmedKhadarofficial 4 ай бұрын
Hotel Titanic ayaa ii muuqda Burco Burco
@khadarahmet4861
@khadarahmet4861 3 ай бұрын
what does mean safarki dhulka somalidu dagto its a buuraha dhulka somaliland prother
@Dacii_uthman
@Dacii_uthman 4 ай бұрын
Keep going man
@maxamadbaladow
@maxamadbaladow 4 ай бұрын
Soo dhawaaw walaal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 3 ай бұрын
🙏
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 4 ай бұрын
Magol allaha you naxariisto
@baabuli8762
@baabuli8762 4 ай бұрын
Heestii laalaays markaad laalays maraysay inaad saartay ahayd hibo nuura ayaa qaadi jirtay
@mukhtarselef2616
@mukhtarselef2616 4 ай бұрын
Meesha heesta ku jirta ee Hibo sheegtay waxa la yidhaahdaa Laaley. Not laalays
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 122 МЛН
Carta | Caasimadii Somalida Nabadeysay | Ep 67
15:40
Faysal Shaik
Рет қаралды 23 М.
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
Cuntada Wadooyinka Burco | Street Foods In Burao
12:43
Abdilahi Channel
Рет қаралды 9 М.
MAXAA LOOGU BIXIYAY GOBOLKA RAGGA? | BURCO | Ep 58
15:22
Faysal Shaik
Рет қаралды 23 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 385 М.
Dại gái thật tê tái || Beautiful angel and stupid thief #shorts
0:23
天使霸气打小丑女。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:20
超人不会飞
Рет қаралды 4 МЛН
Cat took the money 😂 #cat #cats #viral
0:11
COSEFNASTYA SHORTS
Рет қаралды 19 МЛН