HABEENIMO | SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY

  Рет қаралды 108,368

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Жыл бұрын

Пікірлер: 393
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Walee waa nin Cajiiba Kan yari, wuxuu Galaa safaro Aad u Adag Aadna u xiiso badan Oo dabiiciya .
@AbdinaasirMohamoud
@AbdinaasirMohamoud Жыл бұрын
Qaysow wan ku salamay walaal, Salaan ka dib . Mnsha allh dad wangsan ayaad marti u noqoten Ninka Odayga ahna macal kaftanka wa idin wanajiyay ee Alle ha wanaajiyo❤️
@abdirahmaancase2000
@abdirahmaancase2000 Жыл бұрын
Somalidu waa axmaq miidhan intay iyagu guriginka galeen roobka ayay naf ilaahay abuuray oo mayeedhana oo aan hadlayn lagaga tagaya waxay ka carareen wuu adkaysta mxy tahay subxanalaah
@KHALID-nj9ne
@KHALID-nj9ne Жыл бұрын
Masha Allah illahy u siyaadi ramxadaas intaas ay samarka ku jiraan wax wadada ku dhibaayo xitaa maysan arki Somali sidaas cml baa u rajeyniyaa somaliland waan wataa anoo reer xamar from Oslo
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Is casuumiddaas, is haybsigaas, bal eeg nimcadaas, maasha Allaah, in la isa sooryeeyo Soomaali un bay ka dhaxaysaa!!! Adigoon waxba wadanin bad meeshaad doonto mari kartaa, halka adduunka aan biyo madow xittaa laysu darin! Wax baa laka iibsadaa uun adduunka,Ilaahay baa ku mahadsan inan ka dhashay dad noocaas ah
@user-vi7hl9tw7p
@user-vi7hl9tw7p Жыл бұрын
Qof walbo wuxuu aqoonta u leeyahay in looga danbeeyo aad bay u wanaagsan waxan Ka helay markuu yiri axmed ayaa daba soconaa ama na hogaaminaya😊keep up bro
@Abdurahmaan_masoud
@Abdurahmaan_masoud Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine All Allah Created Is Prophet Scw 🌟❤😢🫀
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
scw scw scw
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Mawliid zaam waa saaxiib qaaliya wiilka aad safarka isku raacdeen Boqortooyo weeye , guuleysta saaxiibayaal.
@HodanCabin-iu6pv
@HodanCabin-iu6pv Жыл бұрын
Qays qeyser waa qof aad u qaaliya waa qof nolosha wax badan ka fahansan ilhy cimriga hakuu dheereeyo wll waa ayaamo duniduye safarda aad gashana ilhy hakugu nabad yeelo qof dhan walba ka dhisan oo dhulkiisii hooyo ku faanayaa noolow wllo
@Saara765.
@Saara765. Жыл бұрын
One day I will meet you qaysqeyser 😢❤😊
@cabdiraxmaanyousuf6452
@cabdiraxmaanyousuf6452 Жыл бұрын
Inta badan wuxu jooga Panoroma hotel halkas ka helaysa
@shuraym_abdi
@shuraym_abdi Жыл бұрын
Me too I will meet you
@Akaltech90
@Akaltech90 Жыл бұрын
And Me Also
@Tutulisho
@Tutulisho Жыл бұрын
ILAHAY HAIDIN FUDUDEEYO
@ibraahin-ed5zs
@ibraahin-ed5zs Жыл бұрын
Waa in aad !!!
@farahroble9961
@farahroble9961 Жыл бұрын
Mashallah beautiful culture and good hospitality our people where ever they are ❤
@user-le3xu5nt6d
@user-le3xu5nt6d Жыл бұрын
Wlhy waa muuqaalkii ugu quruxda badna ee aan dawado masha allah thanks bro qays qaysar🎉❤
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 Жыл бұрын
Asc qlbi xabab qays qaysa dar ilahay ban ku jeclah heesaha iska joji sasba ku nurusay e robkan xagee ka daya xiligan
@Hajicaska
@Hajicaska Жыл бұрын
inta jecel safaradan oo Kale Like saar ❤😊
@nasrafaarah7876
@nasrafaarah7876 Жыл бұрын
Ahmed waa nasab weeyaan si sharaf leh ayuu idiin soo dhaweeyey masha Allah gob gobi dhashay
@aom5571
@aom5571 Жыл бұрын
😂😂😂 wlhi wu idinkulaadey ciyaal mamad tihin kulah Masha allah Dadku nasabsana indr well done qayzer
@mubarakabdi6411
@mubarakabdi6411 Жыл бұрын
Ciyaal maamad tihiin odygasi wali ma weynaan legend weeeYe😂😂
@nawadhd
@nawadhd Жыл бұрын
Watching you from Garissa, South western somalia✌️
@kingsiyoh2828
@kingsiyoh2828 Жыл бұрын
Axmed wale ninkaasi si fican buu idin soo dhaweyayyy😮😊❤
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Deegaanka #bahadhamal wuxuu hoos tagaa gobolka gaaroodi ee magaalada salaxley waa deegaanka ceel shiidaalka laga helay 🥰 sifiican oo gobonimo leh ayaa la idin soo dhaweeyay , mansha allah.
@Saara765.
@Saara765. Жыл бұрын
Dalxiiska saan u jeclahay awgeed waxaan ku ildoogsadaa muuqalaaada dalxiiska ku saabsan alle haku dhawro qays
@Abdurahmaan_masoud
@Abdurahmaan_masoud Жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato❤😢😪🫀
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 Жыл бұрын
Adna nasoo bookho😊
@mumtazdaud5315
@mumtazdaud5315 Жыл бұрын
Awoowo waa qof wanaagsan oo funi ah masha alah qays qayser guulayso 😍
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤❤
@mahadibrahim4069
@mahadibrahim4069 Жыл бұрын
Qaysoow waa taad horay usheegtee,Reer magaalku waa Yara bilaa akhlaaqee Ninkaa Axmed layirahdo Wanaaji wll
@suhaybabdi7750
@suhaybabdi7750 Жыл бұрын
One day I will come and travel to my motherland inshallah 😊
@bulshaawiaweys4381
@bulshaawiaweys4381 Жыл бұрын
Walle anil caahaqu wehel keyga weyaan. Heestaan waan kaa hayaaa ❤❤❤ legend
@ayaandhol3738
@ayaandhol3738 Жыл бұрын
Waan kula dalxiisna anagana Qaysow wallakey cimri dheer iyo cafimaad Rabigey haku siiyo waadna maawelisa tani ilaa waagad KZfaq kusoo biirty hal video ima dhaafin one love ugaaz🎉❤
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf Жыл бұрын
war waxaan legendry ragu meesha ay diiqad kadremayan waaba iska faraxsanyahay 2saac lug baadiya way adagtahay ADEERKA" CIYEEL MAMA TIHIIN WAA LEGENDRY KALE" guuleyso aabo
@maanka_7
@maanka_7 Жыл бұрын
Ninkaas #axmed waa rag yaqaan wlhi allaha xafido wanaag iyo dhaqan wanagsan baa iiga muuqda
@shuu_94.
@shuu_94. Жыл бұрын
Ciyaal mama tihiin the legend adeer❤😂😂
@yasiinNuux-pq9eg
@yasiinNuux-pq9eg Жыл бұрын
M.a c/raxman muqaal naxdin leh man Arkin lakiin waxan Arkay meel jawi fiican.
@user-vl3gj2uc8m
@user-vl3gj2uc8m Жыл бұрын
Safar wacan weeyi muuqaal qurux badan
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 Жыл бұрын
Masha allah gobtii ciida gale iyo kobtii shiidaaalka laga helay ❤💌 Allow dalka iyo dadkaba noo nimcee
@shucaybcarab8706
@shucaybcarab8706 Жыл бұрын
Cabdiraxman zxp niN wnagzan bad tahee dalka kala bar dadka sigaaran ku slamaay
@nashaadismciil1552
@nashaadismciil1552 Жыл бұрын
Mash allh illhow nimacada noo siyadii🤲🥰
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Жыл бұрын
Qaysoow dhulka Soomaalida oo dhantag sxb Soomaaliland kaliya kada ❤❤❤
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Жыл бұрын
woow waa muuqaal aad u qurux badan runtii mahadsanid qeys Qeyser
@user-dk6to2jm1h
@user-dk6to2jm1h Жыл бұрын
Aad ayuu u qurux badan yhy muuqaalku Another level keep going❤ role model qeys qeysar
@ubahali-be7ls
@ubahali-be7ls 9 ай бұрын
I never been to Somalia .by watching your KZfaq i almost know the Somalia
@asmaxadi3902
@asmaxadi3902 4 ай бұрын
Ninka idin casuumaye gabdh gaari ah buu qaba rabiye reerkooda haw barakeeyo guriga iyo cuntada, iyo gogoshaasa laga garanaya masha Allah
@fardousaali8688
@fardousaali8688 Жыл бұрын
Masha Allah dadka miigu wa soo dhawayn miidhan and qays qayser u are the best KZfaqr in the world
@wadanidhabachannel2216
@wadanidhabachannel2216 Жыл бұрын
Qaysoow Mujuricii iyo masaasadii uun baa idiin hadhay😂😂😂Adeero waa Funny wllhi
@HanaAbdihakiim-pp1dl
@HanaAbdihakiim-pp1dl Жыл бұрын
Horta safar kasta ood tagtid ma ki kugu naxdin ta badnaba😳😂😅
@hamze884
@hamze884 Жыл бұрын
اللهم أغفر لنا ورحمنا 🤲
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Masha Allah dalkaaga hooyo markaad ku raaxeysanayso maxa ka qurux baddan❤😢
@milgosare3448
@milgosare3448 Жыл бұрын
Masha allaah Waan Jeclahay Dalxiiska Xiliga Roobku Da.aayo
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 Жыл бұрын
Qof markasta faraxsan qays qaysar mansha allh ❤
@Miicaadyare
@Miicaadyare Жыл бұрын
Qays Saaxiib Dameerkaas inaad Bac saarto bay ahayd roobka dartii aad Natusto qaybta Naxariista Xayawaanka in loo naxariisto.😅
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 Жыл бұрын
His smile 🥺😂
@mohamedalibootaan4286
@mohamedalibootaan4286 10 ай бұрын
Mansha Allah great job great time.
@fxchannel2019
@fxchannel2019 Жыл бұрын
Masha Allah axmed wa qof wanag ka muqdo👍👍✅
@iftinfarah6010
@iftinfarah6010 Жыл бұрын
Masha Allah
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
MashaAllah
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Жыл бұрын
Waxa aan rajaynayaa in aan maalin uun kula kulmi doon insha allaah qays qeysar ❤😢
@Shaakirmohamed1111-vj1zz
@Shaakirmohamed1111-vj1zz Жыл бұрын
10 kun isoo dir zxp meel ayaan jogaye👐
@hodanhassan4791
@hodanhassan4791 Жыл бұрын
Masha allha muuqaalo badan ka soo samee❤ dhulkeen hooyo❤❤❤❤
@cilmiofficial8541
@cilmiofficial8541 Жыл бұрын
M.allah wallkay qays qaysar maruun wan rajaynaya inan sidaada oo kale u dalxiiso❤
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
Masha Allh
@ayaanjama2661
@ayaanjama2661 Жыл бұрын
Mashalah tabarakalah
@user-rl8mk3ow3u
@user-rl8mk3ow3u Жыл бұрын
Good job a man doesn't need brilliance or genius, all he needs is energy
@subeertoni642
@subeertoni642 Жыл бұрын
Muuqaalkaba odaygaa qurxiyay masha allh
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Жыл бұрын
Goatka KZfaq ka qays qayser 🐐🙌🏻
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Mansha allah dhulkii sandalada
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah
@khadarahmed5131
@khadarahmed5131 Жыл бұрын
Great job and beautiful culture you deserve one million and more wlhi🥰🥰
@xusto.officel
@xusto.officel Жыл бұрын
Mansha Allah ❤
@taajiroffacial7141
@taajiroffacial7141 Жыл бұрын
Waa waqal Dururiyyo Ubaxan Warabshaye❤
@nazeem-px6le
@nazeem-px6le Жыл бұрын
Eid mubrak somali mahamed🥰
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah Qas and his friends are great 👍 xafidakumu Allah jamiican. Mom from Columbus, Ohio USA ❤❤❤❤
@maryamabdi632
@maryamabdi632 Жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤
@barredubad464
@barredubad464 Жыл бұрын
Waa dalxiis qaaliya qays iyo mawliid❤❤❤❤❤❤❤❤
@khamalhasan9001
@khamalhasan9001 Жыл бұрын
Dameerkaa dadkii lahaa waa dameero iyaguba May ka xareeyaan roobka
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Maasha allaah
@xuseencalidaahir6531
@xuseencalidaahir6531 Жыл бұрын
qaysqaysar zxb jasiirada zanzibaar tan pro 🇹🇿🇹🇿🇹🇿
@nihanmaxamuud8884
@nihanmaxamuud8884 Жыл бұрын
Mazha allaah muuqaal aad uqurux bdn qays qayser iyo axsaabtisa🥰💥
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Mansha allah , muuqaal qurux badan oo cajiib ah ayaad soo diyaariseen 😊🥰
@hudaozman9897
@hudaozman9897 11 ай бұрын
KutageraH Abdirahmanow❤😢
@qoobeey909
@qoobeey909 Жыл бұрын
Masha allaah
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Dalki hooyo roobki da'ayee 😢❤❤
@xamdaalimuuse6052
@xamdaalimuuse6052 Жыл бұрын
Hore U soco walaal wali Qaysa❤🎉❤🎉😢😊
@user-xm7be1cc4j
@user-xm7be1cc4j Жыл бұрын
Allah ku xafido wallo
@NuraHersi-bi7iv
@NuraHersi-bi7iv Жыл бұрын
Masha,Allah qays keep up the good work you and your team may Allah protect protect you insha,Allah your fan from London 👏👏
@samiirsiciid7127
@samiirsiciid7127 Жыл бұрын
yutuber to the world Qays Qaysar ❤
@rawiyagahnoug219
@rawiyagahnoug219 Жыл бұрын
Ayyy magaladi rer ayaydayyy slam ❤
@ruunqali4957
@ruunqali4957 Жыл бұрын
Masha alaah y doing great job by showing our culture to the world salute 🫡
@calihasansudi
@calihasansudi Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤lajandhi wale qof lagu daydaftahy
@mssmonday7902
@mssmonday7902 11 ай бұрын
ما شاء الله كمية راحة النفسيه في الفيديوا ما فيني اوصف
@ikraancabdiraxma
@ikraancabdiraxma 11 ай бұрын
Legend to legend qays qayser wllky Cabdiraxman Cabdiwali
@HINATA-hw3od
@HINATA-hw3od Жыл бұрын
Eid mubarik ❤❤❤
@diinbaa.dhadhanleh124
@diinbaa.dhadhanleh124 Жыл бұрын
Garaw iyo arabikhi cun baan ahay ciyaal mamo meeshaydan iska so Bookhda😂
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Ilaah ha ku ilaaliyo ind🎉❤🎉
@afcasofficial5771
@afcasofficial5771 Жыл бұрын
Vlogii ciida lagamahayo qays qaysaraw zxp
@sabirabdi2913
@sabirabdi2913 Жыл бұрын
EID MUBARAK❤
@user-ml5vy6gh3b
@user-ml5vy6gh3b Жыл бұрын
Magaaladi reer ayeeyday baho dhamal ❤❤
@kimyoung8864
@kimyoung8864 Жыл бұрын
Mashallah bro enjoy
@user-vt2xc8ck9v
@user-vt2xc8ck9v Жыл бұрын
First comment qayska 😅😅walhi funny baad Tay qaysow ❤we love u pro❤
@hamdamarwo1916
@hamdamarwo1916 Жыл бұрын
You deserve one million and more walhi
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Big legend always qays qeyser another's levels program's hard work 💪💯💪☝️👍😄😀
@MUNIIRJAKSON
@MUNIIRJAKSON Жыл бұрын
Qays qayserr😢😢😢
@hoodohirsi8733
@hoodohirsi8733 Жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo wllky qas qaysar
TUULADII AWOWGAY DHISAY
13:57
Qays Qeyser
Рет қаралды 254 М.
Waligaa Cunto Ma ku karsatay Duurka ?
10:48
Qays Qeyser
Рет қаралды 322 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 29 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 52 МЛН
QAYS QAYSER IYO CAMERA DA QARSOON
8:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 288 М.
SAFARKII UGU NAXDINTA BADNA EE AANU GALYNAY
11:41
Mawled Zaam
Рет қаралды 34 М.
Suuqa Soomalida ee ugu wayn DUBAI 🇦🇪
11:18
Qays Qeyser
Рет қаралды 346 М.
SAFARKII IIGU LAYAABKA BADNA EE ILAA MIYIGA
14:31
Maaweell
Рет қаралды 140 М.
Beerta Dalxiiska Daarasalaam Ee Muqdisho
24:31
SAAB TV
Рет қаралды 48 М.
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Dhakhtarrr
Рет қаралды 253 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 29 МЛН