Sahamiyihii Daahfuray Laasgeel iyo Goobaha Qadiimiga ah ee JSL iyo Duruufihii adkaa ee uu usoo Maray

  Рет қаралды 6,702

SAAB TV

SAAB TV

2 жыл бұрын

Sahamiyihii Daahfuray Laasgeel iyo Goobaha Qadiimiga ah ee JSL iyo Duruufihii adkaa ee uu usoo Maray

Пікірлер: 11
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@najibburcawi8141
@najibburcawi8141 2 жыл бұрын
Ilaahay janada hakugu abaal mariyo nafdhanbad badbadise
@abdirashidmahamedkhayre1792
@abdirashidmahamedkhayre1792 2 жыл бұрын
Ilaahay cimriga ha u barakeeyo waa geesi qaran ninkani taariikhdaa xusi doonta sida uu dalkiisa ugu soo khaqeeyay.waa barnaamuj qiiro badan
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
waxaan aad uga helay ninkaas sheekadiisa ninkaas halaga faaiidaysto, waxaan aad u xiisaynayaa qisadii inanta please 🙏 qisadaas nala soo wadaaga
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 2 жыл бұрын
Mashalah adeer alle ha kusharfo
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 жыл бұрын
Masha allaah. Cimri dheer iyo caafimaad Allah hakugu arzaaqo. Taariikh qiimo badan baad haysaa. Sheekada abeesada ayaan mar naxay marna qoslay. 😅😅😅😅😬😬😬
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
MashAllah
@khadarjama4813
@khadarjama4813 2 жыл бұрын
Waa Ninkii waraaqaha u kala qaadi jirey SNM iyo U S C shirkii shilaabo kadib waana ninkii u dhiibay warqadii u danveysay Maxamed kaahin iyadoo SNM dhantay kuna hor Akhriyey M. Kahin
@sawdasalaf1100
@sawdasalaf1100 2 жыл бұрын
Waxa uu reebay taariikh aan yarayn. Ilaahay ha ka abaaliyo waxqabadkiisii
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 2 жыл бұрын
Ninkaa gabadha qorfaha geeyay ma Haayaduu ahaa ee lafeheedii lumin gaadhay.
@MohamedAhmed-zn9jc
@MohamedAhmed-zn9jc 2 жыл бұрын
Sheekadan oo kle waan ka hela m.a waa geesi ninkani anigu hadan qori bkm wato xataa kaligay dhulkas u maray bad iyo dhulba iskuma aminen🤣🤣🤣
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 20 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 20 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
Hereri & Hargeysa Ee Laasgeel
37:29
Universal TV
Рет қаралды 19 М.
Raila, Kalonzo present as President Ruto signs IEBC Bill into law
40:07
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 104 М.
WAAR DAG DAG AH
58:48
Aant690 tv
Рет қаралды 4,7 М.
Sharaxaadii Buurta Laas Geel laga siiyey Madaxweynaha Somaliland
9:10
Somaliland Channel
Рет қаралды 32 М.
Не поймаю говоришь? ;)
0:55
BORODA TV
Рет қаралды 6 МЛН
БЕЛКА ПЕРЕПУТАЛА ТАРЕЛКИ #юмор #cat #топ #cats
0:13
Mission Success #funny #shorts #comedy
0:12
BD Vibes
Рет қаралды 50 МЛН
红尘为救闺蜜使出了浑身解数
0:39
侠客红尘
Рет қаралды 7 МЛН