SAHRA ILAYS IYO MAXAMED BK MUHASHO New Replay Song HD

  Рет қаралды 534,808

Somali New Entertainment

Somali New Entertainment

7 жыл бұрын

maxamed bk iyo sahra ilays muhasho hees cusub
Maxamed Bk 2017,
Maxamed Bk,
Maxamed Bk Jawharad,
Maxamed Bk Aroos,
Dailymusik is a Somalian channel Production
Music video lyrics short Entertainment films and audio the Early Artist.
Join to get any new video music Thank you

Пікірлер: 187
@saacidmaxamuud500
@saacidmaxamuud500 5 ай бұрын
Cawey waxaa wayo habeen sabti soo galeyso sanadka 2024 /3 tariqda 9 waxaa ila jooga aduun keygi oo waliba aad io aad u wadada faraxsanhy waxaan rajeynayaa kalsoonida ana ku qabo iney noqoto mid hir gasho wana sababta aan u qorayo 😢 cawey qisadeena iqlaas rabi ha ikaa xafido mcnto 🤲🤲🤲
@MAJEDAMEER-pv6kz
@MAJEDAMEER-pv6kz 8 ай бұрын
Weligaa inta lagu xumeyay malagugu eeday in aad qalbiga ka jebisay oo welibana malagi raciyey kuma cafin dono 🥺💔 jacaylow xanun badnida markad ruux kaligii labtisa ku dilacdo 🥺
@hamzahcarab1431
@hamzahcarab1431 6 ай бұрын
Ani maa iga dex hadlosa wall😢
@maxamedaries9341
@maxamedaries9341 Жыл бұрын
Shaadiya cabdirahman mcn adiga dartaa ayaan udhageysanayaa😍😍😍
@fatimaabdiqadir
@fatimaabdiqadir Күн бұрын
Afmalap uurka Mariin alle hanaga mooso oo 😊❤
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 7 ай бұрын
Saka safar ba ahay Waa 11/1/2024 Waxa si kedisa laygusoo diray nabad gelyo nabaadino iyo nooli kulantee 😊 Si aan jawaab uqalanta udiro baan heeskan soo raadiyay
@SakariyeIbarahim-ji1qb
@SakariyeIbarahim-ji1qb 22 күн бұрын
Maalin Salaasa 16/07/24
@MullerOfficial
@MullerOfficial 8 ай бұрын
Ilaa maalintii ay soo baxady dhegaysanayaa ❤❤ mahad alle ku nolow qaaliyeeey🎉🎉❤❤
@Xamdixashi
@Xamdixashi Ай бұрын
Adoo mayl ijira gacalo iimuqata 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ adoo mayl ijira manam riyo kugu arkawale waa hees qaliya
@dagandeeqa4383
@dagandeeqa4383 6 жыл бұрын
❤❤❤anoon muuqaga araag dhulkuba waa ii madoow
@firdawsocabdulahi4168
@firdawsocabdulahi4168 4 ай бұрын
Maanta waa bishan barakeysan ee ramadan waana kowda bisha tariiqduna waa 11 March 2024 waxa jeclahy wiil waxana ana sidhaba ii jecel wiilkale ma aqaan midka go i doono cabdi Wali iyo cabdi raxmaan ❤❤😢😢😢😢
@abdirahmanmohamed2411
@abdirahmanmohamed2411 4 ай бұрын
😂ABDIRAHMAAN RAAC 😂❤😊
@user-yd2jq2xp2k
@user-yd2jq2xp2k 4 ай бұрын
Ka ku jecel wllo
@salmanura5109
@salmanura5109 3 ай бұрын
maxaa kaa galay ka ku jecel aduu kaad jeceshahay raac aduunyadu wa 4 cishee naftada u danee sis 😂😂😂
@yuusufosmaan2857
@yuusufosmaan2857 18 күн бұрын
Waa haben Axad ah 21/7/2024 waxan saaid ugu xiise jaceylkayga oo aan manta dhan isla hadlin waxan hestaan dhageysanayaa sacada 2:40 PM habenimo Wan ku xiise Mcnto Hibo Abdi abdullahi
@Gilaawe
@Gilaawe 10 ай бұрын
23-09-2023 Inta iga dambaysan salamay ❤😢
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 Жыл бұрын
FAM hamoodin inaan maqnee muskiyo ooda u adkee wxn rajayanayaa inaad iga raali noqo wx bdan waan ku murjiyey lkn nolosha cid aan kaa jecelahay ma jirto 🦋👸🏻❤️
@MullerOfficial
@MullerOfficial 8 ай бұрын
Wixii is jecel alle haysku soo dhaweeyo❤❤❤❤
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 10 ай бұрын
3/10/2023 haben arbaca ah wxn rjanyaah inan so laabtoh mararkle wxn rabey inan helay ich alah alle nbad igu sim❤❤😢
@AminaMaxamed-kr1cc
@AminaMaxamed-kr1cc 6 ай бұрын
Mato thay 2/8/2024 io iLaaa Malinki Aaan kle taGanay 13/1/2024 😢 MaLin Qudha man farxiiiin 😞😞💔😞💔😞💔😞💔😞
@fatimabintuali6569
@fatimabintuali6569 6 жыл бұрын
Alha naga moosoo mcnaw mehersigeeena maaal'iga ha maaamuleen😘❤❤❤❤❤❤
@sacdiyoabdisamad370
@sacdiyoabdisamad370 5 жыл бұрын
Bk codkga ha jiro😙😙
@user-dl3vm9rx5r
@user-dl3vm9rx5r 11 ай бұрын
Jamaad farxaaney wllo dartaa yaan udhagysanayaa heeskaan waa saki
@Kajol833
@Kajol833 10 ай бұрын
😭
@AncientSomali.
@AncientSomali. Ай бұрын
My world 🌎 on this song 🎵 and the feeling is another level today June 29 - 2024
@user-jh3yg4fp6s
@user-jh3yg4fp6s 3 ай бұрын
Anon muqagah arag dhulkubaa waa ii madow lkn anoo ku jecel baad iga fogaatey💔😫tx
@farxaanmaxamud9595
@farxaanmaxamud9595 2 ай бұрын
Ax😢
@BaaqayAbdi
@BaaqayAbdi 22 күн бұрын
16/7/2024 11:45 hbeenimo hestn ku raxeysanyaa😂
@AbdifitaxBashiir
@AbdifitaxBashiir 8 күн бұрын
Adoo mayl ii jiraa manaa riya kugu arkaaa
@samiirabdiwahid9840
@samiirabdiwahid9840 10 ай бұрын
Still 6/10/2023 wan dhagaysanayaa
@nacimacabbas8068
@nacimacabbas8068 8 ай бұрын
Xasuus gaar ah iku leedahay hestan runtiih nolol qrx bdn kuu rajeynayaa gacalkeyow
@ZakariyeCismaan
@ZakariyeCismaan 2 ай бұрын
Sahar ilaays yaa ka dhiga da dayda walahy waan gursan laha😢😢
@HuzzeinMataan
@HuzzeinMataan Ай бұрын
Asc❤
@zamiradem2127
@zamiradem2127 7 жыл бұрын
Ezh qiyzk Bk And Zahra Ilays ❤👍👍👍👍
@munacjibaar9214
@munacjibaar9214 Ай бұрын
Habeen jimco ah /2024/6/20😢
@hanatcade7015
@hanatcade7015 8 ай бұрын
Af malap urkape mariid allahe naga qabto❤❤❤
@user-qe8ku3ld4n
@user-qe8ku3ld4n 9 ай бұрын
08/11/2023 I am juwing by this song in gabiley region 😅
@user-yi8wb2rq3y
@user-yi8wb2rq3y 8 ай бұрын
Habeenkii jacelkeeni soo afjary Ila hada daqiiqad Maananfarxin😢😢😢😢😢😢waayo anigu kujecel ayaa kudhahay jecelkeena so afjaray arimo jiro awgeed hadana makaa samri karo maxaa sameyaa💔💔😭😭
@Deeqa-re7hs
@Deeqa-re7hs 8 ай бұрын
Qoraal ugu qor wixii uurkaga kujiro wlh waad nafisaysa
@inaahmed9899
@inaahmed9899 2 ай бұрын
Kulaabo wax walbo jirana usheeg
@sidiiqfarxaan
@sidiiqfarxaan 3 ай бұрын
Maalin 30 April 2024 Waana maalin salaasa ah 1:44 PM Waxaan fadhiyaa keligay meel 😢
@abdulrahmanahmed2085
@abdulrahmanahmed2085 7 ай бұрын
14/12/2023. wax kale
@user-mb7bc1rt1z
@user-mb7bc1rt1z 7 ай бұрын
1/6/2024😢 sanad cusub io nolol cusub io qof cusub❤😢
@Aragsan-68
@Aragsan-68 4 күн бұрын
2024😂❤
@saciidabdi355
@saciidabdi355 4 ай бұрын
Waa habeen. Sabti ah Date 6/4/2024 Wa habeen nolaushayda. Ay iga xanaqsanthy. Heestan waxa ka radinayay. Náfis Há moodin inaan maqnee muskiyo ooda u adkee waxan rajaynaya inad iga raali noqoto. Waxa tahay qayb iga mida Dacadi. 🥺💜
@RuwaydoAbdullahi
@RuwaydoAbdullahi 3 ай бұрын
Hadal badin maye adunku wa harka labadisa galin. ,dad adokle odumarana waybuxan nabsigu asaga kutusine iska sug wan is dhibay💔🙏. Wana dalay 🥺😭💔sad ifududeysatay iyo sad igujes jestay iska sug wad dhadhamine😢wax walba waxa iga xanun badam dadka wad igudhoweed Lkn wa adun🙏😭💔
@axmedaadan2933
@axmedaadan2933 3 ай бұрын
Alle ha idin dhib yareeyo wixii khilaaf idin kala dhex yaala
@shuukefanax3219
@shuukefanax3219 3 жыл бұрын
Af malab uurkana mariid allaha naga muuso oo macaanay mehesigeena malaigo ha maamulee.
@maryammohamed6182
@maryammohamed6182 2 жыл бұрын
Ameen 🥰
@user-ml2ub1jy1p
@user-ml2ub1jy1p 7 ай бұрын
It has na measurement how i like this song. It never gets old literature❤
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 7 ай бұрын
Thank you m noor. Everything in the past is a diamond
@abdikariim670
@abdikariim670 2 ай бұрын
​@@SomaliNewEntertainment❤❤❤❤❤❤❤
@FalisDaahir-bq4ej
@FalisDaahir-bq4ej 2 ай бұрын
Kkkikkkkkkk​@@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 ай бұрын
@@abdikariim670 Mahadsanid bro
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 2 ай бұрын
@@FalisDaahir-bq4ej 🤣🤣Why are you laughing? thank you very much
@saacidmaxamuud500
@saacidmaxamuud500 10 ай бұрын
Cawey o ay tahy 2023 /10 /13 waxa sogalayo jimco jawi qaado
@user-qv3vb3ob1b
@user-qv3vb3ob1b 7 жыл бұрын
bk hees hamdi keen mshllh hees shidan
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 8 ай бұрын
markuu bk fanka ka fadhiistay KZfaq intaan hees ku qoray ma dhagaysan wixisu heeso ma ahyn nafaqay ahyeen
@zahrashafali1890
@zahrashafali1890 Ай бұрын
saturday jun, 15 2024 ❤
@wllsaman77
@wllsaman77 Ай бұрын
Friday jun 28 2024
@muhumedali5351
@muhumedali5351 10 күн бұрын
28/7/2024 ❤
@caskaali4951
@caskaali4951 Ай бұрын
20/6/2024 Thursday 04:49 habeenimo
@munaqalanjoqalanjo7373
@munaqalanjoqalanjo7373 7 жыл бұрын
woooow Bk and ilaYs 💘💘👈
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka 8 ай бұрын
Af malap urkaba mariiid allaha naga moso o mcney mahersigeena malaik ha mamushe 11.11.2023🎉❤❤
@MahadQalbi-co6wp
@MahadQalbi-co6wp 2 ай бұрын
17th Mey Friday from hubaal bosaso❤
@abdikanifaisal5425
@abdikanifaisal5425 6 жыл бұрын
Adoo meyl ii jira gacalo ii muuqataa
@user-nn4uk3xf1m
@user-nn4uk3xf1m 5 ай бұрын
12/2/2024🎉 waxaana kunagaysanaynaa ani io islaantayda wadajir wax kalajoognoba 🇸🇴&🇺🇸🎉
@umalmalapo2405
@umalmalapo2405 4 ай бұрын
Midhkaygow mehersigeena maal-iga ha maamuleen ❤😢
@mohamedcirro4815
@mohamedcirro4815 2 жыл бұрын
hees maaha tani waa heeso ficnaan lahaydaa hestan oo aan dhamanayn
@abdikanifaisal5425
@abdikanifaisal5425 6 жыл бұрын
Hees iyo badh walee.....
@yaasirsayga
@yaasirsayga 2 ай бұрын
Haben arbaca Date 29/May/ 2024😢
@abdulrahmanahmed2085
@abdulrahmanahmed2085 7 ай бұрын
06/01/2024. jawi dagan ❤
@Culusowgeele-pt9yn
@Culusowgeele-pt9yn 2 ай бұрын
Maalinka khamiis saacadu 17:58 Dat 23 May 2024
@maserleyyyyyy
@maserleyyyyyy 8 ай бұрын
Af malab urkana mariid💔😭 26/11/2023
@abdirasaaqnimcan9435
@abdirasaaqnimcan9435 7 жыл бұрын
yaasalam maxamed bk iyo sahra ilays 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdid8576
@abdid8576 7 жыл бұрын
Abdirasaaq Nimcan
@sayedahmed5634
@sayedahmed5634 6 жыл бұрын
Waaaaw
@sayedahmed5634
@sayedahmed5634 6 жыл бұрын
Yasalaam
@ishwaqbashiir9869
@ishwaqbashiir9869 5 жыл бұрын
Ada mankiyo qalbiga
@royalgambler6442
@royalgambler6442 2 жыл бұрын
Anoon Muuqaaga Arag Dhulkuba wa ii Madoow 🥹🥹🥹 Lakin Waxba Kama qaban karo wad iska key fogeyse anigooo weli kujecel Juweiriya Feisaley 🥹🥹🥹
@AliMohamed-eu1zi
@AliMohamed-eu1zi Жыл бұрын
😪😭
@jamaalapdulhijsb8834
@jamaalapdulhijsb8834 Жыл бұрын
😥
@zakariaabdilahi-be1fw
@zakariaabdilahi-be1fw Жыл бұрын
😩😩😩Alleh haysku kiin soo dhaweeyo
@hamdaahmed521
@hamdaahmed521 Жыл бұрын
Ina Mahamed Hasan❤️🤴 Dartaa baan udhagaysanaya 22/10/2022. 10:31pm
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 10 ай бұрын
Bk cod macaana wow
@mohamahamud3273
@mohamahamud3273 8 ай бұрын
6.12.2023 still listening this song
@abdulrahmanahmed2085
@abdulrahmanahmed2085 6 ай бұрын
26/01/2024. af malab urkana mirid ❤️🔥❤️
@ayaanabdiqadir9208
@ayaanabdiqadir9208 11 ай бұрын
Fav song 🎧 who watching this song 31/8/2023😫❤️❤️
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 11 ай бұрын
Lkn weli 30/Aug wye de dejin wadaa bee😂🤌🏼
@norMal907
@norMal907 11 ай бұрын
08/09/203😂😩
@user-if1rd7ei1f
@user-if1rd7ei1f 8 ай бұрын
7/12/2023 ❤❤
@Ibra12886
@Ibra12886 2 жыл бұрын
Adoo meey ii jiraa gacalooy ii muuqataa😭
@abyanmohafarah2727
@abyanmohafarah2727 11 ай бұрын
Sacada 11:32: am. 9 9 2023 😢
@MariaCabdi7
@MariaCabdi7 Ай бұрын
😢❤
@hamzahcarab1431
@hamzahcarab1431 6 ай бұрын
Waxn dageysan hya supax arabco ah o tariqdu thy 24/01/24
@Nabiil-ef5tr
@Nabiil-ef5tr Жыл бұрын
6/8/2020 xasus hestan🫂🫂💕
@yacqubyusuf8328
@yacqubyusuf8328 Жыл бұрын
Wxaan hees way dhaaftay runtii😮
@user-fu1ef5dg7r
@user-fu1ef5dg7r 3 ай бұрын
May 2024🎉
@Culusowgeele-pt9yn
@Culusowgeele-pt9yn 2 ай бұрын
23 May 2024 intii igadanbaysa 😂😂
@MaariaHassanDiini
@MaariaHassanDiini 2 ай бұрын
24 may 2024😂😂
@MomtasOmar
@MomtasOmar 9 ай бұрын
Waaaw still 2023😫❤️❤️❤️
@user-lw9om9zw5v
@user-lw9om9zw5v 3 ай бұрын
2024still 😂❤
@abdulrahmanahmed2085
@abdulrahmanahmed2085 9 ай бұрын
Fav song 22/10/2023 wax kale❤
@yusufcaaqil
@yusufcaaqil 9 ай бұрын
Wan kugula raxeysanaya anigane legenoow ✌🏾😂🎧
@abdirahmanmohamed2411
@abdirahmanmohamed2411 4 ай бұрын
18/3/2024 HABEEN ISNIINA ❤
@cabdirsaaqmuuse45
@cabdirsaaqmuuse45 2 жыл бұрын
Hees is gaar ah ayaan u xasuustaa
@norMal907
@norMal907 11 ай бұрын
Still 08/09/2023 Fav Song 🎶 🥹
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 16 күн бұрын
Ano shekada midh bixin miyeran Ii dhawaq ma kow saday miyir kal kagacalo dhigisi malo miyan ka marmaya ano muuqaga arage dhulkuba waa imadow macankuna waa ii dacar hiir iyo mawjada ayaa iluula adan kula magan sade dantene yanay murgine muskiyo oda u adke
@zakariaabdilahi-be1fw
@zakariaabdilahi-be1fw Жыл бұрын
Aniga iyo zhpkay clrxman habeen khamiis taarikhda 26/4/2023 ku qaylaynaa dibiga jawi dagan💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔👍👍👍👍👍👍👍👍👍👀👀👀👀
@amuunmohamehirzi3866
@amuunmohamehirzi3866 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amuunmohamehirzi3866
@amuunmohamehirzi3866 Жыл бұрын
💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟🖤🖤🖤🖤💟💟💟💟💟💟
@amuunmohamehirzi3866
@amuunmohamehirzi3866 Жыл бұрын
💯
@zakariaabdilahi-be1fw
@zakariaabdilahi-be1fw Жыл бұрын
@@amuunmohamehirzi3866 💕💕💕💕💕💕💕💕
@zakariaabdilahi-be1fw
@zakariaabdilahi-be1fw Жыл бұрын
Ì
@YasinMacalin-pr3nu
@YasinMacalin-pr3nu 8 ай бұрын
Adaa mankiyo qalbiga
@galdileibroz8547
@galdileibroz8547 6 ай бұрын
Adooo miyl ijira hdna ii imuqatah 🤦💋❤️🙏
@yaxyemustafe1209
@yaxyemustafe1209 5 жыл бұрын
nice song
@daawudmohamed614
@daawudmohamed614 2 ай бұрын
Malin khamiis ah 23 abril 2024 hadaa iga danbeydo like ha.ila dhafin ✌️
@AyanOsman-qd6ei
@AyanOsman-qd6ei 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Mohudin16
@Mohudin16 27 күн бұрын
Haben khamis 11.07.2024
@maidadirie2493
@maidadirie2493 9 ай бұрын
22/10/2023 😢
@MaxamudGownax
@MaxamudGownax 5 ай бұрын
Hpp mcn shukri siciid warsame❤
@xamseTyrone-jn3hn
@xamseTyrone-jn3hn 9 ай бұрын
9/11/2023 still❤
@HamzaFarhan-xw4ct
@HamzaFarhan-xw4ct 5 ай бұрын
Heestaan xusuuus gaar ayeey ii ledahaay
@IssackabdiMuhumed
@IssackabdiMuhumed 9 ай бұрын
21/10/2023 Friday night wlhi wax kalee waye hesta
@user-ov2ts7rs6f
@user-ov2ts7rs6f 8 ай бұрын
Markaygow mahersineegennna.😅
@kaahiye2125
@kaahiye2125 7 жыл бұрын
fanan qarni
@user-fq3kf2cv3z
@user-fq3kf2cv3z 7 ай бұрын
2023/23/12❤
@Hamzalii1
@Hamzalii1 7 жыл бұрын
aaf malab uurkana maridh allah naga mooso been maha wlh
@user-cd6sv7sy4e
@user-cd6sv7sy4e 5 ай бұрын
Malin-nimo Duhur ah Tariqduna tahay 25/02/2024 Heestaan Aad_ka iyo Aad_ka u macan Oo ay ku luqeynayaan Mr Bk iyo Sahro ileys ku Dhageysan hayaa Gobol_ka Raaxda Ee Aan Adduunka ugu jclhy baladweyne Inta iga danbeysow Guul iyo gobanimo isku duubni Ayaan idin Rajeynayaa somaliyey.
@Aliyaa698
@Aliyaa698 5 ай бұрын
👋Xiligan ban kuso labtay anaa
@user-kx3ck2jp9h
@user-kx3ck2jp9h 9 ай бұрын
Markan maqlaybaan mirqaamyba
@mahadbadacas4590
@mahadbadacas4590 7 жыл бұрын
hees shidan
@abdiyare6218
@abdiyare6218 7 жыл бұрын
mahad badacas
@ARTANHaashi-zr9zw
@ARTANHaashi-zr9zw 10 ай бұрын
Sacada 5:04. Kuwa Iga Danbeyao 2023 😩
@Kajol833
@Kajol833 10 ай бұрын
Hee❤❤
@ARTANHaashi-zr9zw
@ARTANHaashi-zr9zw 10 ай бұрын
@@Kajol833 wey wrer san yihin
@MaxamedXasan-ru8it
@MaxamedXasan-ru8it Жыл бұрын
𝐁𝐞𝐬 𝐟𝐮𝐥𝐥 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧
@KowzarinaAbdilahiaxmed
@KowzarinaAbdilahiaxmed 3 ай бұрын
Maalin talaada 9 may 2024sacad 11.35 adoo mayl ijiraa 😢
@Culusowgeele-pt9yn
@Culusowgeele-pt9yn 2 ай бұрын
Maalinka khamiis saacadu 17:59 Dat 23 May 2024 intii iga danbaysa is muujiya
@KayseXusen
@KayseXusen 5 ай бұрын
Bk salm sre ku tagsn palze hda waa ka baxay
@AbdiSalan-qc2ze
@AbdiSalan-qc2ze 6 ай бұрын
😢😢😢😢
MAXAMED BK IYO XAMDA QUEEN 2019 | WAABA LAYSKU SOOBAXAY
8:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 56 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН
Bk iyo Sahra Ilays Heesta macaanow mehersigeena ciida iyo slntv 2015
12:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 936 М.
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,9 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,6 МЛН
Maxamed bk | CAFIS BAYNU KALA NAHAY | New Somali video HD
5:08
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,9 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 494 М.
MAXAMED BK IYO KHADRA SINIMOO HEESTA GUUR IYO AROOS
9:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
Qiiro - Maxamed Siciid BK
7:18
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 2,7 МЛН
Maxamed BK (KASO KABO DIB U DHICI) New Song 2015
5:56
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 555 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 246 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН