✍ Sirta Ay Dumarka Ninka Nocaan ah ugu Ciyaaran | Psychology ahaan | Nice Guy Syndrome

  Рет қаралды 15,741

Salim Omer

Salim Omer

Жыл бұрын

It is not accurate or fair to say that women should avoid "nice guys" in general. Being kind, respectful, and considerate are positive qualities that many women value in a partner.
However, sometimes when people use the term "nice guy," they are referring to a specific type of person who may exhibit certain negative traits and behaviors. These so-called "nice guys" may be overly passive or submissive, lacking in confidence, and may use their kindness as a manipulative tool to gain women's attention or affection.
It's important for women (and anyone seeking a partner) to be aware of these negative traits and behaviors and to avoid entering into relationships with people who exhibit them. In general, it's a good idea to seek out partners who are genuine, honest, respectful, and emotionally mature, rather than those who use manipulation or other negative tactics to try to win affection.

Пікірлер: 85
@mohamedhanuuniye8859
@mohamedhanuuniye8859 Жыл бұрын
Be nice when needed.
@rakiaawil9907
@rakiaawil9907 Жыл бұрын
Ustaad Shukran Hanaga Caajisin Insh Allh I Wish One day 1M Subscribe🥰
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
inshallah Allah hana gaarsiiyo
@wiilboqortooyo8134
@wiilboqortooyo8134 Жыл бұрын
Sxb cilmiga aad soo gudbisid iyo views kaaga isma lahan garabkaga ayan nahay keep doing wax badan kaa faaiday👍🏾 lkn sxb ado mahadsan mawduuc nooga so samee mirroring technique
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
diyaar wll shukran in bdn
@Aaram135
@Aaram135 Жыл бұрын
Walal garan maayo inaad qoraalkeyga arki doonta waaxan soo bandhigtaa wax wacan laknse waxaan kugu darsanlaha maclumaad hadii book Yahay ama wax kle yahy inaad nagu reebto description box sii dadka rabo u aqristaan waan ku salaamaya 🙌🏻😊
@cariifofficial4931
@cariifofficial4931 Жыл бұрын
Shukran sxp shaqo fiican aa haysaa
@abdenaserhaje4419
@abdenaserhaje4419 11 ай бұрын
Mashaallah sxp mahadsanid thank you
@ziizucade1740
@ziizucade1740 Жыл бұрын
Sido kle si asluubesan maya udheh adigo cidna dulmenin somh ustad🥰
@Aliaboob-sk7je
@Aliaboob-sk7je Жыл бұрын
Mnshllh ilahay haka misanka xasanadka hakgu daro wll kiip going ❤
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 Жыл бұрын
Thnksustad
@shuceybbashir4462
@shuceybbashir4462 Жыл бұрын
Legend horey usoco
@ayankhalif4504
@ayankhalif4504 Жыл бұрын
Allaha ku barakeyo
@user-li4gs7qe8e
@user-li4gs7qe8e Жыл бұрын
Thanks walal runti xog xaqiiq ah baad nala wadaagtey 🙏
@ardocabdullahi9994
@ardocabdullahi9994 Жыл бұрын
Thnkz wlle wxyabo badn bn ka faidney 👍✊
@sahrinamukhtar382
@sahrinamukhtar382 Жыл бұрын
Ma jcli qofka aan waxba diidin Wayo waxa wngsan inuu yhy qofka qof wax diidi kara waxna yeeli kara
@fadumakherow4902
@fadumakherow4902 Жыл бұрын
Mashaa Allah tabaarakallah keep going my bro. Waxbadan Ayaan kaa faa,iidestay thanks ❤❤❤❤
@nafisonafisocabdi-uh5xm
@nafisonafisocabdi-uh5xm Жыл бұрын
This is the right way
@xafsoxabiib5248
@xafsoxabiib5248 Жыл бұрын
Shukran ustaad saliim markasta wan ku xisabtamaa muqaladada rabi haku xafido hana kaa ajar siiyo cilmiga noo siyadisid
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta Жыл бұрын
What the love ideas😎 I just wanna say to you many thankx bro............
@ayaanhersi5591
@ayaanhersi5591 Жыл бұрын
Aad baa laagu baahnaa cilmigan illahay ku balay wll ku mahadsanid soo gudbintaada👍🏼
@armaanali5770
@armaanali5770 Жыл бұрын
Sxp buuga sedction summary mku soo samay karta 🎉
@sumayasaidmohamed5840
@sumayasaidmohamed5840 Жыл бұрын
Aqoonta cilmi nafsiga ahba agtada daganthy ustad hormar intan ka weyn kurajeynya❤️
@user-vq3ie3mr1b
@user-vq3ie3mr1b 7 ай бұрын
Thanks zxp midna anka codsado nio wan shaki badanahy maxan kuxalinkara zxp mawducka hadlaya arinkas anku shekay zxp nosogali adigo mahadsan
@kingdalxa710
@kingdalxa710 Жыл бұрын
Ustaad caawa meel boqol kiiba boqol u baahan in laaqido ayaad u dhabbo gashay. Mahadsanid
@rahoomahamedabdi
@rahoomahamedabdi Жыл бұрын
Wow waan kaheley habka wax u soo gudbisid waana kulasocodaa❤
@ramlamohamed1848
@ramlamohamed1848 Жыл бұрын
Asc ustad wax badan waa kaa faaiday jazakallah
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын
Mahad sanid ustad
@peacefulmind7745
@peacefulmind7745 Жыл бұрын
Asc wallal. I m a woman and I m exactly like that and the men take advantage of me even women and most of people around me. I am afraid of any conflict and now I feel lonely. I feel that I m so different and no one wants me after they got what they want. 😢. I wish I could change that bad habit. Anyone I hope inchallah. I made so many therapies but not really improve. Even now I do life coaching and it s difficult because I answer to my coach because I answer to her what I think she wants to hear. So tiring. Khaire inchallah
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Oooh 😯 that is truly painful. May Allah ease your pain. Salim omer “ is my Instagram. Send me a message.
@cabaas8626
@cabaas8626 10 ай бұрын
😢😢 sorry abayo aduunka maahan goob raaxo sabar insha allah
@xasanyare7660
@xasanyare7660 Жыл бұрын
Saalim wll daawashadaada kama caajiso
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 Жыл бұрын
M.allah ustaad psychology waan jeclhy lkn wadanka laguma barto,mahadsanid wll
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Wan ogahay wll
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Inshallah mustaqbalka
@ayanomer1300
@ayanomer1300 Жыл бұрын
Hargeisa,Somaliland haddad joogtid Jamacadda Frantz Fanon ayaa bixisa psychologyga.
@king-cd1bh
@king-cd1bh Жыл бұрын
Salim sxp mic 🎤 nagahaji fadln alle kheyr hakusiye
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Microphone ka iga xun. Wan haga jin wll mcn
@aishaali9102
@aishaali9102 Жыл бұрын
Xirir qof narsistic shaqsiyad heesto sidee lola dhaqmaa? Mise xirir kaas ina goysid le waye? Ustaad
@Lovly1113
@Lovly1113 Жыл бұрын
Badanaa wiilsha ku dhaqma if I do A I do b waana dabeecad àd u xun
@ziizucade1740
@ziizucade1740 Жыл бұрын
Ustaad Video nogaso samey Side ku yeelankarta ama kunoqon karta qof (backbon) Laf dhabar le adigo mahadsan
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 5 ай бұрын
Where i enter epic sounds how i use
@ahmetabdikarim
@ahmetabdikarim Жыл бұрын
Lkn Book 48 laws of power waxa dhahday Give before you take
@zakariyemohamed4100
@zakariyemohamed4100 Жыл бұрын
Nice guy finish last
@mohamedosmanali
@mohamedosmanali Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😊
@OsmanElmi-pg4hl
@OsmanElmi-pg4hl Жыл бұрын
Wll Mcn thnaks 5.6.daqiiqo kadhik wll wakhtika wku xsb tma🤚👏👏👏
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Hhhhhh. Inta ka awoodid ka dawo wll. Inta kalana markale daawo
@higlo12
@higlo12 Жыл бұрын
Wll xagee kaala soo hadlaa
@SacduushCabdulaahi
@SacduushCabdulaahi 4 ай бұрын
❤😔
@user-uc3li7xi2t
@user-uc3li7xi2t 2 ай бұрын
War niyo waxbad isku khaldaysaa waxa weeye waxay qofkasta wuucawinayaa haya marka qaarkod meel ad wax ka baranayso si ad uga barato waxay samaynayaan wa inad miskasta cawisaa si aad waxa ubarato maka waxba yar khalda ee ha isku qasin waxa ad shegaysan kafiirso
@ALXAji
@ALXAji Жыл бұрын
u jajabtaanta naagaha ka so hadal
@zalmonuro3569
@zalmonuro3569 Жыл бұрын
Manta kuku so biray waxan huba qofka hal vdio ka firsade inu ka helyo oo kula sii jogayo m.a
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Ma tiri wll. Shukran in bdn
@zalmonuro3569
@zalmonuro3569 Жыл бұрын
​@@SalimOmer yeah already ila manta waxa adi aheyn ma dawanyaba iney iku yaradan ka baqaya ba 😊
@abodabod9338
@abodabod9338 4 ай бұрын
mashkuur istaadi cal dalik
@rothajimcle
@rothajimcle Жыл бұрын
Waxa dareemoyaah channel Kan badanaad ay gabdho ku xiranyihiin
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
54% woman 46% men. Almost 50/50 weye
@ramlamohamed1848
@ramlamohamed1848 Жыл бұрын
Aniga problem iheesto qof lama sheekeensankaro war caadiya markuu qofka idhaho waan ka caroonaa oo hadala kulul ku jawaabaa balse markee cabaar ka soo wareegto waxaan dhareemaa hadal laga xanaaqo inuusan aheen haday aheed waxaan ku jawaabay fariin ama cod waan dileedaa raaligalina waan ka bixiyaa balse qofka wuu iga gaabsadaa kadibna xiriirki saasoo ku burburaa maxaa iga qaldan ustad adigoo mahadsan
@cabaas8626
@cabaas8626 10 ай бұрын
Is xakamee abayo dulqaadka midna wa loo dhashaa midna adigaa isbari Kara ha wal walin walashey insha qof fiican baad heleysaa
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 5 ай бұрын
1 dadka ha caawin 2 wax wnaaga ha ugln gabar iyo wiilba 3 naftada kalia u wangsnw tas taladeyda
@Suldaani777
@Suldaani777 4 ай бұрын
Sidee. Jano ku rabta marka , si khalada u fahan thy cawi dadka lkn waxn ku qalmin maya dhe
@abdallaatoosh3024
@abdallaatoosh3024 Жыл бұрын
Ugaas Your Videos is Top lkn Halmid daqiiqadaha soo gaabi
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
inshallah wll
@ahmedcali5182
@ahmedcali5182 Жыл бұрын
@@SalimOmer walaal anagaa daqiqadaha dher ku rabna qofka sidas kuleh waxaa saameeyey muqaalada shortska ah ee tiktokga
@marymamohamud6621
@marymamohamud6621 Жыл бұрын
Maxaa sababa in uu qofka ku fikiro in uu dhinto, culaysyada haya awgoodna ay sabab u tahay maxaana uu ka leeyahay cilmiga psychology ga
@Miss-sagal
@Miss-sagal 5 ай бұрын
Kabasho podcast-geeda dhagayso, inay ku caawin karto ayaan rajaynayaa.
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 6 ай бұрын
Sxb noo soo badi video-sha
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 Жыл бұрын
Salim waxa ka so hadasha qof ad is jecleyden markad kala tagtan Qofkasi hadu bilabo dhaqan usan horay u laheyn inu qof kale la car caro sawiradeda 😂 Aniga ahan waxan u fahmay qofkas cml inu yahay qof maseer haayo o rabo ex kiisa/ex tiisa inu ka waalo group kas kaso hadal
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
hhhhhhh waa sas. wuu ka maseersiin
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 Жыл бұрын
😂😂😂wn is dhahay
@yacda4075
@yacda4075 Жыл бұрын
Hello codkA xaji kudar ##@
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Diyaar wll
@abdifitahmohmudmursal5229
@abdifitahmohmudmursal5229 Жыл бұрын
Sxb suaala meesha taala qofkii waad isku cusubtihiin wali dabaycadiisa ma baran sidee waxa aad rabto ugu sheeganeysaa tusaale qofka dareen jcyl ayaad uqaaday marka in aad waqti siisa si uku fahmo soo ma ahan
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Suaal ficn wye wll. Qaabkan u fahan. Goorma qofka la jeclada? Marka aad qofka ka fakareysid, mrkas ayu jcylka yimada, ok 👍 wa isla fahaney. Qofka wakhti sii, is barta. Waa loo bahan yhy. Sido kle qofka janis uu kaga fakaro si, XALKA: raadi meesha dhexe. Ado qofka wakhti siinaya sido kle firaago siinaya. Xagee weye meesha dhexe? Jawabta adiga iyo qofka ayey ku xiran thy. Goorma garan kara inaa meesha dhexe heley? Marka aad aragtid inu qofka ku xiisayo, lkn aan laga cabaneen inad wakhti badan ama wakhti yar aad siineso. Dhibtu waa maxay? Xiisaha aad qofka u qabtid ba kugu khaldi kara qofka inaad ku badbadtid, taso keenesa inaad booska kasaartid firaaqadii/ jaaniskii uu qofka kaga fakariha ama kugu jeclan lahaa. Conclusion: meesha dhexe raadi. Meeshas ayey sirtu ku jirta. Mxan rajayn inaa i fahntey
@khadrahazzan2240
@khadrahazzan2240 Жыл бұрын
​@@SalimOmerwllkay majiraa qof sidhaba kujecel oo xidhidh ad kedihiin in uu jacaylkisa iyo darenkisa kaqarsado isagoo kujecel uu iska dhigo mid an kujeclayn
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 Жыл бұрын
Bisinka nin yidhi cashadaa aad dalbatay waa qaali kkk xawalayeey maxaa tidhaahdeen
@cabaas8626
@cabaas8626 10 ай бұрын
Taasi ceeb waaye
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 Жыл бұрын
Qofka Isagu Wanaaga Samaynaya Lkn Aan Doonayn B kwrn Anu Agreeble Ayan U badanahay Lkn Uma Sameeyo Si Aan B ama Aaan Wax U Helo
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 4 ай бұрын
I'm like that, and I think it's ok as long we are not expecting to get back something return.
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 4 ай бұрын
Lkn always agreeable it's not too good wayo adiguba fikrado ayaa ledahay oo dadka kaduwan so agreeable sometimes but as well moqofkagana cadee marka aad raacsanayn ideas of the other people.
@ibraahimmohahasaan
@ibraahimmohahasaan Жыл бұрын
Ustaad dumarka hadad wax usameynin aad afkaada ka xirato aadna iska indhotirto sow ma wnagsano waayo dumark qaar manaxa riistaaan kamana gorgortamaaan làcaga loye money waaye grils somaliyeed
@nibcocabdirisaaq
@nibcocabdirisaaq Жыл бұрын
lacag yaa kamarmo 😄
@csalaammaxamedweheliye1503
@csalaammaxamedweheliye1503 Жыл бұрын
𝑹𝒖𝒏𝒕𝒊𝒊 𝒘𝒂𝒙 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒒𝒐𝒇 𝒖 𝒔𝒐𝒐 𝒃𝒂𝒙𝒂𝒚 𝒅𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒅𝒖𝒍𝒎𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒍𝒆𝒆𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒉𝒂𝒍𝒌𝒂𝒂𝒔 𝒌𝒂 𝒔𝒊𝒊 𝒘𝒂𝒅 𝒉𝒂 𝒋𝒐𝒐𝒋𝒂𝒏𝒊𝒏 𝒉𝒂𝒏𝒂 𝒏𝒊𝒊𝒅 𝒋𝒂𝒃𝒊𝒏 𝒙𝒂𝒕𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒊𝒊 𝒉𝒂𝒍 𝒒𝒐𝒇 𝒌𝒖 𝒅𝒂𝒘𝒂𝒅𝒐 𝒉𝒂𝒍 𝒒𝒐𝒇 𝒂𝒂𝒅 𝒔𝒂𝒃𝒂𝒃 𝒖 𝒏𝒐𝒒𝒐𝒕𝒊𝒅 𝒏𝒐𝒍𝒐𝒍𝒔𝒉𝒊𝒊𝒔𝒂 𝒂𝒂𝒅 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒔𝒉𝒐 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒌𝒖𝒖 𝒌𝒉𝒊𝒆𝒓 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒂𝒅𝒖𝒖𝒏 𝒊𝒐 𝒂𝒌𝒉𝒊𝒓𝒐 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒅 𝒎𝒖𝒅𝒖𝒏 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 1𝒎 𝒊𝒏 𝒌𝒂 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒊𝒏𝒔𝒉𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒈𝒂𝒂𝒓𝒊 𝒅𝒐𝒐𝒏𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒏𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒂𝒔𝒙𝒂𝒃𝒕𝒂𝒅𝒂 𝒌𝒖𝒈𝒖 𝒙𝒊𝒓𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒏 𝒌𝒖 𝒈𝒂𝒓𝒂𝒃 𝒕𝒂𝒈𝒂𝒏𝒂𝒉𝒂𝒚
Maxay Khiyaanadu Aad ugu  Xanuun Badan Tahay | Psychology
11:36
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 54 М.
Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka #ogaansho
13:15
SIDEE QOF LAGU SO JIITA | TALOOYIN KHALDAN | PSYCHOLOGY
8:57
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
2 FARSAMO ISTICMAAL: DADKA WAXAA RABTID KA HEL | PSYCHOLOGY
11:10
10 Dumarka ugu dhibka badan xiriirka
10:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
Calaamadaha lagu garto dadka narcissistic ah
11:40
Dr. Khadar Abdi
Рет қаралды 2,4 М.
RAALIGALINTA BEENTA AH | SIDEE LAGU GARTA | SALIM OMER
14:37
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 83 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН