No video

SAMIIR ZAAM || AYAAMAHAN WAADHKA JIIFEY || HEES CUSUB OFFICIAL VIDEO 2022

  Рет қаралды 3,502,559

COZE PRODUCTION

COZE PRODUCTION

2 жыл бұрын

SAMIIR ZAAM
Erayada: NastehO Cali
Melody: Samiir Zaam
Music: Samiir Zaam
Camera : DeeqsI Yare / Hanad Hassan / Amir
Produced By: Coze Production
*********
©COPYRIGHT BY : CMF STUDIO PRESENTS

Пікірлер: 720
@deeqziyareoffcial2375
@deeqziyareoffcial2375 2 жыл бұрын
Coze legend
@thecoze3
@thecoze3 2 жыл бұрын
Faradahable Deeqsi Best Camera Mn
@kaltuuncabdilaahi3526
@kaltuuncabdilaahi3526 2 жыл бұрын
@@thecoze3 lķ
@fartuuncalimaxad4596
@fartuuncalimaxad4596 2 жыл бұрын
Codki ooqofa
@xaawoguuleed3209
@xaawoguuleed3209 2 жыл бұрын
@@thecoze3 wcs😰😰😰😀😀🥺🥺🥺😰😰
@barresayidamac2442
@barresayidamac2442 Жыл бұрын
Nnjj@@thecoze3
@safiofarah295
@safiofarah295 3 ай бұрын
Afka hadalki ka goostay Darta waan oohin laastay Ado arkaya dhibtoday Ileyskiba ku racay Aqoonsaday walideyda Inan ahy ruux la qatay Ogaaday daremadeydu Iney ka tageen aduunka Ax buu sababa xanuunku Amaahday xasuusahaga Jin iyo insiba ila yabay Ahey gocoshan heshinay Ayamahan war ka jiifay Dabiba la ila aday Awodeyda daciiftay Inta neef la iga wayay Darta la i aasi garay💔💔😔😔
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 2 жыл бұрын
DadKa Qaar hees ahaan Un beY U dhageYsanaaYaan Oo Dhagaha aYeY Ka maqLaYaan BaLse anigu qaLbiga aYaan Ka dareemaYaa😢💔
@GUREYGAMER
@GUREYGAMER 2 жыл бұрын
Me too bro
@yasinabdale9305
@yasinabdale9305 2 жыл бұрын
💔❤‍🩹💞
@istela_22
@istela_22 2 жыл бұрын
Wan kula qabna from qalbi wax jecladay 😑
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 2 жыл бұрын
@@istela_22 from qaLbi Jabey💔😢
@istela_22
@istela_22 2 жыл бұрын
@@xaarithcabdullaahi116 same here 😑
@mustaphe301
@mustaphe301 Жыл бұрын
Ax buu sababa Xanunka Amahday xasusahaga😢 Jinniyo Insibay layabay 😢😢😢 Ahay gocashan heshinay 😢😢 12/08/2023 Waxan dawanaya 2m iyado mareysa hadad iga danbeyso like-ta ha ila dhafin wllo 🙏🙏
@AfnaanBashiir-mr2vf
@AfnaanBashiir-mr2vf 10 ай бұрын
Wn ku saray❤
@kaydlio8722
@kaydlio8722 10 ай бұрын
@AadanCabdimax
@AadanCabdimax 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@umufawaaz5118
@umufawaaz5118 5 ай бұрын
Yarabi wn oghy ina xanunka la igu talgalay blse xanunkan wuu igadheraday yarabi wan dalay dhan maskax dhan qalbi Adigo sida oga ila dhaqmay Ayan wali kusijeclahy Adigana ima xasustid Aniga darta waxbarasheda xita melkuma og maxa sidan igu iqabe Awal Abalka kugalay halmar xita masoxasusanwedayni salda darta udukanjiray iyo sonka kusomijiray sida igu cafimado blse marka socafimady Aniga miya ixanunjine Away balnti walige makatagayay maxa iqiyanthy maxe tahay qiyanada idagty Aniga darta waxwalba igu burburen wad ogthy Adiga mesha kafilayey igama sobixin xanunka dunida ugu wen igesaty blse ilahy drti kucafiyay ilahy haqega kasugaa insha Alh nlsha kaqustay rajo bel Aya igudhacay wan iskudayay ina kagudbo xanunka igesaty blse wan kuguldarestay nlshas 🥺😭💯🙏💔
@zuperyaxye2040
@zuperyaxye2040 2 ай бұрын
Sori wll
@zoolacadeofficial16
@zoolacadeofficial16 Ай бұрын
Sorry wlshy 🥲🥲 doqonkas inu ale ku so cliyy rajeyna
@Rahma-c2b
@Rahma-c2b Ай бұрын
Hees ❤❤❤❤🎉😅😂😂😂
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 23 күн бұрын
😢😢😢😢🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🤢👀👀👀🥹🥹🥹🥹😢😢😢😢🤢🤢🤢🥹🥹🥹🥹
@hindaothman7758
@hindaothman7758 2 жыл бұрын
Aqoonsaday waalideyda😒 Inaan ahay ruux la qaatay😔 Ogaaday dareemadeyda🤕 Iney katageen aduunka🥺
@amuunmaxamed7928
@amuunmaxamed7928 2 жыл бұрын
😭❤
@rookiifaatu1933
@rookiifaatu1933 2 жыл бұрын
@@amuunmaxamed7928 💔
@kheyrtoh
@kheyrtoh 2 жыл бұрын
🥺😫
@muqtaarcade3555
@muqtaarcade3555 2 жыл бұрын
wwww
@cladhiidcabdiqaliif4182
@cladhiidcabdiqaliif4182 2 жыл бұрын
Waaw waree
@kalgacal.jama55
@kalgacal.jama55 Жыл бұрын
Qisadenu may noqon mid dhamaystiran..sasoy tahayna kama Qomamonayo Inan kubartay❤
@ilhaanmohaali3842
@ilhaanmohaali3842 Жыл бұрын
😢😥😥😥😰💔💔 qalbigaan ka dareemay qof qalbiga laga jabiye lee dareemi karo hestaan
@iloveu1938
@iloveu1938 Жыл бұрын
Axx sorry abyi
@CrasaaqCwahaab
@CrasaaqCwahaab 2 ай бұрын
Max igasheegi
@abdimajiidofficial9070
@abdimajiidofficial9070 2 жыл бұрын
Ayamahan wadhka jiifay Dabiiba Layla aaday Awoodayda daciiftay Intaan neef layga wayey tartaa lay aasigadhay 💯❤👑
@sahrahappysahra7651
@sahrahappysahra7651 2 жыл бұрын
Ayyyy
@ZaynabAbdullahi-hx8ob
@ZaynabAbdullahi-hx8ob 2 ай бұрын
❤❤❤
@ZaynabAbdullahi-hx8ob
@ZaynabAbdullahi-hx8ob 2 ай бұрын
😊😊😊
@sumayomohamed8621
@sumayomohamed8621 2 жыл бұрын
Afkaa hadalkii ka quustay Dartaa baan oohin laastay Adoo arkayaa dhibtoodey Ileyskii baa ku raacay Ax buu sababaa xanuunku Amaahdey xasuusahaaga Jini iyo insi bey layaabay Aheyd gucashaan u sheegtay Xanuunka jaceylka uu leeyahay wax hees iyo ereyo lagu soo koobi karo ma’ahan😭😭 February 2022💔😭
@abdurahmanahmedbarre5069
@abdurahmanahmedbarre5069 2 жыл бұрын
REALY WLLHI
@nasrinnasro1347
@nasrinnasro1347 Жыл бұрын
Awoodeyda daciifta inta neef layka wayy dartaaa lay asi karay😭😭
@cabdijabaar-pw6qk
@cabdijabaar-pw6qk Жыл бұрын
Sorry 😢
@sumayomohamed8621
@sumayomohamed8621 Жыл бұрын
@@cabdijabaar-pw6qk mar-xaladaas wn ka baxay pro alxamdulilah hada qofaa indhihiisa ahay oo dhibka iga ilaaliyo Allah ii xifdiyo🅰️❤️✅ 3/5/2023😻❤️
@iloveu1938
@iloveu1938 Жыл бұрын
@@sumayomohamed8621 sidhaas ufudud kuma haraan xasuusaha jclkagi hre balse dhumarka kuma fcno qalbi jabka waayo anagii raga ahaa ayaaba uadkesani l'a balse wax kasto iyo waqti kastowa waa laga gudba keep going wlshy waali
@Almaasofficial5617
@Almaasofficial5617 9 ай бұрын
Qofan jeclhy 9sano oon jecla ii muu ogayn 29/10/2023 isniin waa maalintan u sheegay inan jeclhy lkn arin iga farxisa iimu sheegin 🥺wuxuu ii sheegay inuu xiriir kale leeyhy Isla markaana aanu aniga ila samayn karin 🥺😰 qalbi jab Iso duceeya inta iga danbaysa Waxan qoraya qoraalka 2/11/2023 habeen jimce soo galayo 8:50 Wan soo booqan doona haduu dib igu soo laabto insha allh
@user-ul2um7xu1q
@user-ul2um7xu1q 8 ай бұрын
Sorry sxb 😢
@Almaasofficial5617
@Almaasofficial5617 5 ай бұрын
Waxaan ahay ruux la qaatay ilaahow dareensi dareenkan u qabo adiguunba oge😢2/26/2024 11:58xasuustadan iga baxayn
@AxmednuurReermagaal
@AxmednuurReermagaal Ай бұрын
ALLAH ku hagar jiyo Arimaha wllo
@Apdalla170
@Apdalla170 8 ай бұрын
Qalbi jab ayaa la bulkaa qalbiganh waa i xanunya walibi si saaid ah ilahy ha ii qabojiyo💔😭
@najlagure8671
@najlagure8671 8 ай бұрын
😢waaa so maray xaladaas
@Apdalla170
@Apdalla170 8 ай бұрын
@@najlagure8671 alx weyh hada mar ka bogsoty💔😢
@Sadiaofficial12
@Sadiaofficial12 3 ай бұрын
Walla hada setahay xlakda kwrn sorry 😢
@Apdalla170
@Apdalla170 3 ай бұрын
@@Sadiaofficial12 m.a wall wan ficnhy
@iloveyoumohammedsalaxgofou5664
@iloveyoumohammedsalaxgofou5664 2 жыл бұрын
Wlhi mar walipa xalada anku suganahay ayaa heeska so qadaa waxan ahay qof qofkisaa cilay keep going amazing song
@salmacumar2863
@salmacumar2863 2 жыл бұрын
Waad ka bxi doonta bti inshallh
@awalkaYusuuf
@awalkaYusuuf 5 ай бұрын
​@@salmacumar2863😢
@Yaso12346
@Yaso12346 2 жыл бұрын
Sxp wlhi Markaan daartay heesta wan ka helay, Heestan Gabar aan Jeclahay ayan u qaadi doonaa 💔💔💔😭😭 im crying the End 💔😭😭😭👑 Thanks bro keep going your voice 🔥🔥🔥🔥
@amiishamohamutt3191
@amiishamohamutt3191 2 жыл бұрын
Waa hees dareen xambarsan awoodeydaa daciiftey❤😥
@RahmaMohamed-bk6co
@RahmaMohamed-bk6co Жыл бұрын
Keep going
@duceysane-pp1vu
@duceysane-pp1vu Жыл бұрын
●Afkaa hadalki ka qustay 🙊 ▪︎ Dartaa wa oohin laastay ● Adoo arkayaa dhibtoday👁 ▪︎Ileyskii baa ku raacay👀 ● Aqoonsaday waalideydaa☹️ ▪︎Inaan ahay ruux la qaatay😭 ●Ogaaday dareemaheygu🥺 ▪︎Iney ka tageen aduunka🌍 ● Ax bu sababaa xanuunku🥺 ▪︎ Sabiriney xususahagu❤️‍🩹👩‍❤️‍👩 ● Jiniyo insi baa la yaabay👹😳 ▪︎Ax ax gucashaa heshinay ●Ayamahaan wadhka jiifay🛌 ●Dabiiba leyla aaday👨‍⚕️ ● Awoodeyda daciiftay👨‍🦽 ●Intaa neef leyga wayay🫁 ●Dartaa ley aasi gaaray😭 XALASHEYDA💝♥️💯💞
@mhd3048
@mhd3048 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nolashayda ❤❤❤❤❤❤❤
@sabriinadahir5301
@sabriinadahir5301 Жыл бұрын
Afkaa hadalgii ka quustay dartaa ban oo hin laastay adoo arkayaa dhibtooday my love❤️🥰
@RahmaMohamed-bk6co
@RahmaMohamed-bk6co Жыл бұрын
Jah Ku soco
@cosobleyare5941
@cosobleyare5941 Жыл бұрын
🥵
@usaamabdirahman7081
@usaamabdirahman7081 Жыл бұрын
@@sabriinadahir5301 jah😭🥰😍
@yaxyeyaxye4697
@yaxyeyaxye4697 Жыл бұрын
Afka hadalkii ka quustay 🤐 Dartaa baan oohin laastay😢 Adoo arkayaa dhibtooney 🤕 Ileyskii baa ku raacay😍 Aqoonsaday waalideyda 😔 Inaan ahay ruux la qaatay😒 Ogaaday dareemadeyda 😫 Iney katageen aduunka🥺 Ax buusababaa xanuunku🫀 Amaahday xasuusahaaga 🤧 Jini io insi bey layaabay🤭 Aheyd gucashaan u sheegtay🥰 Ayaamahan wadhka jifay😔 Dabiib baa Leyla aaday🤒 Awoodeyda daciiftay🤯 Intaan neefleyga waayey dartaa ley asii gaadhay🤥
@sharmaboy9676
@sharmaboy9676 Жыл бұрын
Legand✊
@user-ks1nh1qn7f
@user-ks1nh1qn7f Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@falisqueen8164
@falisqueen8164 Жыл бұрын
ileysaki baa ku racay 😫💔😩
@abdinoorisack7642
@abdinoorisack7642 Жыл бұрын
0:02
@kingaburow3086
@kingaburow3086 Жыл бұрын
Wa mahadsantahy sxb 🫵🏾
@abdiqaniak7019
@abdiqaniak7019 Жыл бұрын
Ax Buu Sabaaba XanuunKo Fowsiyaay Xasùusahaaga Jini io Insi BeeY iLa YaapaY AheY Gocashaan HeshiinaY.....💝💋 Hpp mcn Saaid kuu jclhy...💋💝
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 2 жыл бұрын
Woww"Layaab Samiir Saam Hesti Qarniga Cose Onthe Best🔥
@lulitaaabdii1145
@lulitaaabdii1145 2 жыл бұрын
Awoodayda dacifty 🤕😷. Naga so fasaxa hee 😍😍
@hibasalaad
@hibasalaad 8 ай бұрын
Waxan ku jiyr xald adag qof I fahmo ma haysti 2023 ma aqno dhebtadan koorkan ka baxay😢
@off2025
@off2025 2 ай бұрын
2024 still 💔
@RichPro
@RichPro 2 жыл бұрын
COZE PRO WAX KLE 2022🔥
@richal.sultan
@richal.sultan 2 жыл бұрын
Aqoonsaday Waalidayda 🔥 Coze On Fire
@wizzyahyiina9630
@wizzyahyiina9630 2 жыл бұрын
Heestaan wey iga ilmeysiisay xasuus iga lisay😭😭💔💔
@ahmedmohamuddaahir
@ahmedmohamuddaahir Жыл бұрын
InTa neef la iga waaye darTaa la I aasi gaaray😢 zamzam teyda
@faaisomowlidmowlimowlid6835
@faaisomowlidmowlimowlid6835 2 жыл бұрын
Waxbu sababaa xannunku amaahday xasuusahaga jini io insi beey ila yaabay ahaay gocashaan hishiine😭😭💔💔
@maxameddalab4
@maxameddalab4 2 жыл бұрын
AqoonsadaY WaaLideyda🤓 Inaan Ahay Ruux La QaataY💀 OgaadaY Dareemadeydu😱 Iney Ka Tageen Aduunka🥺💔😢
@anisomaxamud40
@anisomaxamud40 2 жыл бұрын
Aqoonsaday waaLideyda inaan ahay Ruux La Qaatay ogaaday dareemadeydu ineey ka tageen aduunka
@FarahAbdilaahiElmi
@FarahAbdilaahiElmi Ай бұрын
Waligaa waayahaaga naftaada ku hayso qofka zi kastod u jeceshayna naftaada haw dayicin😢❤
@amenmoumi
@amenmoumi 2 жыл бұрын
Mash allah Codkan Iyo Laxankan Way Dhaafen Kii Dhuunta Ka Imanayay Qalbiga Iyo Caloosha Ayuu Ka Imanaya Markad Dhagaysatana Waxad Moodeysa Inad Xaalada Ku sugan Tahy Adoo Ku Sugnayn Congratulations Brother Hore U soco Wax Fcn bad Samaynaysa
@Ruuxi4473
@Ruuxi4473 Жыл бұрын
ayamahan waarka jifay dabiba la ila aday awodeda daciftay inta nef leyga wayay darta ley asi garay💔😭🥲 waku xisy mcno💔
@mohamuthgamer9154
@mohamuthgamer9154 Жыл бұрын
Heesuhu waa waxa qaflada keena inaad ilaahay ilawdo😪😪😪
@Maskaxmaal739
@Maskaxmaal739 2 жыл бұрын
WiiLkaYgii We Heat it Abaaba🔥🔥
@abdirahmaanshiine2278
@abdirahmaanshiine2278 2 жыл бұрын
Www hees wey dhaaftay walee onther level ❤🥰🥰
@user-tp8bi9pr8i
@user-tp8bi9pr8i Жыл бұрын
🥺😒ogaady dareemadaydu iny ka tageen addunka😫
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Ай бұрын
Hetan waxay iso xasusi chaceylkayag an waqti dher an wada qadanay oo hada midigtayda jogin 😢 lkn barashadedi Kuma qasarin wayo dad badan dabeded wan bartay lkn waqti dher mana qadan itada muda waxan wada socnay 4 sano 2017/8 tarikhdu ayad lkn black ⚫ dhay 2021/1 makhrib ah 😢😢😢 Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐 Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣 Zxp hada ga damabeyso like isar sidan uhelo comments badan oo ay dadku bixiyan legen
@saytuunyoobe8078
@saytuunyoobe8078 Жыл бұрын
Ninka ugu heesa macn fananiita wakan
@ilhaanupdykaren897
@ilhaanupdykaren897 2 жыл бұрын
Wow ugu danbeyn another level 🔥❤
@user-ru8xw3uw3i
@user-ru8xw3uw3i 5 ай бұрын
Jjhvghijhoo😊
@hashinahmettali3523
@hashinahmettali3523 2 жыл бұрын
HeeSaH BaDankoda HDii aaD baDho comment-ga wXD kU arKaySa inUu Qof walIba LeyAhY anIga aYey iGa HDlaYsa hEstan ? wXD IS lEDahY dadka oo dhaN xaNUuN iSkU MiDa mIYAa kU wDa DhaCaY 💔💔
@xafsoqurux9875
@xafsoqurux9875 2 жыл бұрын
💔😰Benta maa ahn
@aaminadaahir949
@aaminadaahir949 2 жыл бұрын
Ani weli wax majeclan💔💝 lkn markaa Maqlay heestan moogi sawabtan ujiricoday 😓😥
@ahmedshireahmeddiinho1865
@ahmedshireahmeddiinho1865 2 жыл бұрын
Micnaha jacelka ayaa in yar in yar udaremesaa
@cosobleyare5941
@cosobleyare5941 Жыл бұрын
Spptas anile wye sida umalenayo😨🔥
@Saapir.Hazzan206
@Saapir.Hazzan206 17 күн бұрын
Meshan Waxaan usogalay ina An Aqrio Qisoyinka mucashaqa io Lagendska💔Hada ila Mitahy love❤isar 🙏🥺Istiil 2025🎉
@hawamohamedsalahhawa7317
@hawamohamedsalahhawa7317 Жыл бұрын
Heestan 😢 aad bey I tabaty qalbiga kadaremya Malin wxn dhageysty Zabti 3/9/2022
@farhanhassanabdi5339
@farhanhassanabdi5339 Жыл бұрын
Isku mid nahay
@Itz_omar_turki
@Itz_omar_turki 2 жыл бұрын
Wiilkan waan iska tagera ilah amarki🥺😍💜
@user-mc5mx7us2p
@user-mc5mx7us2p 4 ай бұрын
aqoonsaday walidayda in aan ahay ruux laqatay Ogaaday dareemadayda in ay ka tageen aduunka❤❤❤❤🎉
@jabshepro
@jabshepro 2 жыл бұрын
The One And Only Coze Production
@AsmaAbdi-f7w
@AsmaAbdi-f7w Ай бұрын
Walla yalow hada toll io qarabo nahy wilkan samiira hala igu daroo😢❤❤
@NaasirMaxamed-n3r
@NaasirMaxamed-n3r Ай бұрын
😢😢😢 jacelow abaaha was 😢😢 aduunka wax jeclow wixiina waaba ugu daran
@cabaasmaxamuud-6864
@cabaasmaxamuud-6864 Жыл бұрын
Fanankan codkisa m.a wan kahelay
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Жыл бұрын
heestan qalbiga ayee iga taabatay ma anigaa leygu tala galay 🥺💔💊💉
@sahalfarxaan549
@sahalfarxaan549 Жыл бұрын
Asc
@prettynajlaa
@prettynajlaa 3 ай бұрын
Dartiiz lay aazi gaadhay😢❤
@muunamaxamed963
@muunamaxamed963 2 жыл бұрын
Samiir Zaam keep going bro🥀
@Anshax_Music
@Anshax_Music Жыл бұрын
Aayamahaan waadhka jiifay dabiib ayaa layla aaday awoodayda daciiftay intaa neef layga waayay Dartaa lay aasi gaadhay😥💔
@safamuuse2120
@safamuuse2120 2 жыл бұрын
Jacel dhaba dareemaya qof an uqabana garan mayo🥺😂
@mohamedcade1197
@mohamedcade1197 2 жыл бұрын
Wa ikana huno
@najiibabdullahi
@najiibabdullahi Жыл бұрын
Aniga waye qofkas waan daremoya
@jacelowceydiid713
@jacelowceydiid713 Жыл бұрын
Ani leee ama ahay
@safamuuse2120
@safamuuse2120 Жыл бұрын
@@jacelowceydiid713 my😂😂
@jacelowceydiid713
@jacelowceydiid713 Жыл бұрын
@@safamuuse2120 quruxey labarkaga dhag igu dheh noo😅
@qaalidaxmed4319
@qaalidaxmed4319 2 жыл бұрын
Ish calaa fanaan zamir zaam
@ayaanmuhumet8867
@ayaanmuhumet8867 Жыл бұрын
Aqoonsadey waalideyda Inaan ahay Ruux la qaadatey Ogaadey dareemadaydu inay ka tageen aduunka 😢🥺
@maryamoxuseen5998
@maryamoxuseen5998 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@MunoMohamed-um5qy
@MunoMohamed-um5qy 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@sayidcalimaxamuud5268
@sayidcalimaxamuud5268 2 жыл бұрын
intaan ifka la iga waayin ...
@nimcodow1230
@nimcodow1230 2 жыл бұрын
Samiir zaam legend brother 😥
@Somalicartoon11
@Somalicartoon11 2 жыл бұрын
Another level 💯👌 waan ku wataa
@user-wr1bw3kb2j
@user-wr1bw3kb2j 11 ай бұрын
Samiir zaam is the best singer of somalia 🥺❤️🇸🇴
@adnaanisse1143
@adnaanisse1143 2 жыл бұрын
Waxbuu Sababaa Xanuunku amaaday Xusuusahaga 😔
@aboubakeraska
@aboubakeraska 8 ай бұрын
Golden voice and all his songs is so emotional 😢, Zamir zaam nolow brother 🇸🇴🇩🇯
@Bulshaawie
@Bulshaawie 2 жыл бұрын
another level thecoze best production 🔥
@user-gd9jy8tq2c
@user-gd9jy8tq2c Жыл бұрын
😢😢😢
@user-ru8xw3uw3i
@user-ru8xw3uw3i 5 ай бұрын
Iiiiiiii98iiiijhtyuii
@Ridwaanmaxamed-mb9qm
@Ridwaanmaxamed-mb9qm 15 күн бұрын
HeestaN qof qalpi japy Aya fahmi karo😭💔😰😥😔
@abdirahmanomer6634
@abdirahmanomer6634 2 жыл бұрын
Wax kale 🔥
@xamoofficial1704
@xamoofficial1704 2 жыл бұрын
AYaMahaN wadhka Jiifay Dabiiba Layla Aaday Awoodayda Daciftay intaa Neef layga wayey Dartaa Lay Aasi Gaaray Samiir Zaam / Hees Dareenkeda Wadata Coze LegenDery
@hamdaahmed7219
@hamdaahmed7219 2 жыл бұрын
His all songs is so emotional 😩❤️
@farduusfariid513
@farduusfariid513 Жыл бұрын
Am very glad sorry 😂
@ismailabdiwali2542
@ismailabdiwali2542 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@SmilingCamera-nl7ss
@SmilingCamera-nl7ss 6 ай бұрын
hi2❤
@FaadumoXareedo
@FaadumoXareedo 5 ай бұрын
❤❤😂😢😮❤😅❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@FaadumoXareedo😂😂❤❤❤❤❤😂
@mohamedcade1197
@mohamedcade1197 2 жыл бұрын
28/5/2015 waxan wada kulanay wil dhalinyara o mel cidla fadhi o indhihisu ilmo kasocoto wada shekaysi dher kadib wuxu iga shekeyay qiso kudhac day waxana go an ku garay ina muqal kasameyo hadana Qof kasto qiso kudhacday wad ila wadagi karta asxbta🙏
@sumayamaxamed8578
@sumayamaxamed8578 2 жыл бұрын
Ane qiso xanuun bdn igu dhacdY wllo ma kula wadagi karaa
@mohamedcade1197
@mohamedcade1197 2 жыл бұрын
@@sumayamaxamed8578 of course, wad ila wadagi karta
@dayahbile2796
@dayahbile2796 6 ай бұрын
afkaa hadalkii kaquustay🙊🙊 dartaabaan oohin laastay😭😭 adoo arkaayaan dhibtooday😔 ileeskii baa ku raacay🙏🙏
@iron___lady7602
@iron___lady7602 2 жыл бұрын
Inta neeF layGa wayey darta lay asi garay🥺😪
@nasriincaafinasriincaafi6948
@nasriincaafinasriincaafi6948 Жыл бұрын
When listen this Song i remember Dear friend Ubaah Cabdiwali Mohamett because support this artistic 🧕🏼💖to
@Queen___1
@Queen___1 2 жыл бұрын
Aqoonsaday walidayda inaa ahay ruux la qaaday😭😭🥺
@ayanleyare9355
@ayanleyare9355 2 жыл бұрын
Ogooday dareemadeedu in ay ka tageen aduunka😩😵🥺
@Isro-lc6tm
@Isro-lc6tm Ай бұрын
Aqoon sady walidyda😢❤
@user-dx2ts4gt7l
@user-dx2ts4gt7l 5 ай бұрын
Heestu waa mid ka hadalysa dareen dhab ah oo jecel ku dhehan😢😢❤
@amiindaahir2354
@amiindaahir2354 Жыл бұрын
Qof aan jecla iso xasusiyey thanks marka horeba anaa donayey inan iyadad kuriyodo adigana garab iga sisiseyba
@arizoonajr7625
@arizoonajr7625 2 жыл бұрын
From dayax dalnuushe is muujiya 👍 👌
@aymanabdiaxmed2961
@aymanabdiaxmed2961 9 ай бұрын
Awodeyda daciiftey😢intaa neef layga wayey 😢dartaa lay aasi garey😢
@axmedcabdi9901
@axmedcabdi9901 2 жыл бұрын
Zamir....Zam nin aan tagero🌍🥀
@yasackaraama4466
@yasackaraama4466 Жыл бұрын
Heeztan paY kuleedahay noloshayda anagoo 5 rag aH aYaan dhageyzanaY anoogo xerro magafe ku jirna walipa ninka xeradaa laHaa ayaa na dhageyziiyey Hapeenkii oo dhan waxaa noo Qaadeyey inan naga mid aHaa oo Mahamed warti laYidhaa Hada waan wada Joognaa
@user-sb9vz3tc5j
@user-sb9vz3tc5j Жыл бұрын
😢😢😢😢😢❤ qof ayaan xasuustay wallhi
@user-sb9vz3tc5j
@user-sb9vz3tc5j Жыл бұрын
Yaa waay wwllo
@lilbaliil.
@lilbaliil. Жыл бұрын
💔😭xasuus heestan waxan dhagaysan 1/5/2023 1:36
@Ayaan-ki1iy
@Ayaan-ki1iy 3 ай бұрын
Zamiir alle hakudaayo hno❤❤❤
@ifrahjaabiri9938
@ifrahjaabiri9938 2 жыл бұрын
Alla codkiisa u daayo ❤️🥰
@najlagure8671
@najlagure8671 8 ай бұрын
Adoo arkaaya dhibtooday😢😢
@siciidcabdimahammed3138
@siciidcabdimahammed3138 2 жыл бұрын
Woow anather level💙🌏
@AwbakarFarxaan
@AwbakarFarxaan Жыл бұрын
Here's run ah❤😊
@user-bw3zw8cz2t
@user-bw3zw8cz2t 5 ай бұрын
Wow😂😂macaan❤❤
@rogaal914
@rogaal914 2 жыл бұрын
Another level🔥🔥🔥
@abdirahmannasir7947
@abdirahmannasir7947 Жыл бұрын
Walhi xazuuz galaY markaN maqlaY heeskaN wYo Qofki Jacayl so maraY lee daremi karoH 💔🥺
@user-th1iu4qq3q
@user-th1iu4qq3q 10 ай бұрын
Waaw saamiir wad kabaxsatey
@AhmedMohamed-fi8km
@AhmedMohamed-fi8km 5 ай бұрын
Eesh calaa hees wlhi iyo codba❤❤❤
@FRENKIE-fi8sc
@FRENKIE-fi8sc 2 жыл бұрын
lil bro Zamiir ❤️🔥
@sharmaakefoosi4906
@sharmaakefoosi4906 2 жыл бұрын
waw waanka helay
@abdishakuurfaarax2113
@abdishakuurfaarax2113 2 жыл бұрын
This makes me Cry 😭😭😭💔 I mess Mai soul 🥺💔💔
@TheGREAT-eh6jw
@TheGREAT-eh6jw 11 ай бұрын
Ogaaday dareemadaydu inay kaatagay aduuunka❤❤
@najaxnalka9275
@najaxnalka9275 2 жыл бұрын
Arooskay waad in aad ka muqata wllhi qof aan tagero
@subeyraskar
@subeyraskar Жыл бұрын
Congratulation pro samiir 1m 2m coming soon
@user-ji2lf1el3c
@user-ji2lf1el3c Жыл бұрын
Ayaamahan wadhka jiifey dabiibaa ley 😢😢❤😮
@buhayrelocationsitesvlog5040
@buhayrelocationsitesvlog5040 2 жыл бұрын
Magandang Araw Po enjoy lang po God bless you all
@iqlazomar7083
@iqlazomar7083 2 жыл бұрын
Darta ley aasi gaadhay 🥰💔
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 жыл бұрын
💔😭 daremey walideda
@user-qw5oh7lg6v
@user-qw5oh7lg6v Жыл бұрын
Al fanan zamiir zaam ❤❤❤❤❤
Samiir Zaam  Saaxiibtinima Igu Wayne  OFFICAIL VIDEO MUSIC 2022
4:21
Samiir Zaam
Рет қаралды 5 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 71 МЛН
*Faysal Muniir iyo Heestii Xanaano
4:52
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 МЛН
SAMIR ZAAM | NAFBAN ISKU NAHAY QUDHAATA |  OFFICIAL MUSIC VEDIO 2021
3:24
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,1 МЛН
SAMIIR ZAAM - MA INAAN KUU DHINTAAD RABTAA - HEES CUSUB
3:04
Richal Sultan ♪
Рет қаралды 960 М.
KHAALID KAAMIL  |BOQORADDA JACAYLKA|  (Official Video) 2021
6:54
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 7 МЛН
SAMIIR ZAAM ILMADA CISHAN KARI WA  2021
3:06
Rasmi Rays
Рет қаралды 1,2 МЛН
DAYAX DALNUURSHE STYLE CUSUB IYO INDHO BLUE AH
7:42
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
Samiir Zaam Waan Tagee Hay Tabina Official Video 2022
3:47
Samiir Zaam
Рет қаралды 1,6 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН