5 CILMI NAFSI | XAQIIQOOYIN KU SABSAN QAAB FIKIRKA | PSYCHOLOGY

  Рет қаралды 7,049

Salim Omer

Salim Omer

Жыл бұрын

XAQIIQOOYIN CILMI NAFSI AH OO QAAB FIKIRKAGA BADALI DOONTA....
0:16 the sunk cost fallacy
1:36 cognitive dissonance
3:05 the halo effect.
4:31 the bystander effect
6:15 the confirmation bias
THANKS TO
Mohamed Hanuuniye

Пікірлер: 44
@ilyaasmaxamed3141
@ilyaasmaxamed3141 Жыл бұрын
Mhdsnd ustaad aad ayan ugu fa'ideysanaa casharadada..full respect
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 Жыл бұрын
salim omar best Teacher guleyso ustaad
@mohamedOsman-re9cg
@mohamedOsman-re9cg Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@yahyefarah8120
@yahyefarah8120 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@asiyomahamud8363
@asiyomahamud8363 Жыл бұрын
Mahadsanid aboowe ilaahy hakubarakeeyo
@YaazimMusic
@YaazimMusic Жыл бұрын
Keep going legend 💪
@hooyogalbeed5432
@hooyogalbeed5432 Жыл бұрын
جزاك الله خير وخير الجزاء يا أخي الكريم
@arafatmazraoui
@arafatmazraoui Жыл бұрын
Best teacher life 🔐🙏
@HOBAALMEDIA
@HOBAALMEDIA Жыл бұрын
Course sameeso macalin Si aan wax aan kaaga faaidno ustd
@najmoalimohamed1622
@najmoalimohamed1622 Жыл бұрын
MAHADSANID wll salim🙏❤
@jihaadjihaad143
@jihaadjihaad143 Жыл бұрын
M.a ust salim wn ka helay ani ahan ❤
@leilamataan7307
@leilamataan7307 Жыл бұрын
Maasha Allaah tabaarakallaah walalkeyga Alle ha ku xafido adduun&aakhiroba Aamiin. Waan jecelyahay cilmi nafsiga o waqtiyada aan firaaqada aha aad ayaa u dhageystaa, mahadsanid guuleyso waligaa 🎉
@Daliima-hv6tb
@Daliima-hv6tb 10 ай бұрын
2:53 yess hdeertana ku jiraa In qof intas iwanajinaaye 1mr un is badalay oon ogaaday khiyaanmdiisa wax aan ka yeelo maqan
@Suleymaanahmed355
@Suleymaanahmed355 Жыл бұрын
Horey usoco bro 👍
@mohamedhanuuniye8859
@mohamedhanuuniye8859 Жыл бұрын
1. 0:16 the sun cost fallacy 2. 1:36 cognitieve dissonance 3. 3:05 the hello effect. 4. 4:31 the bystander effect 5. 6:15 the confirmation bias Shan qodob oo muhiim ah.
@mohamedOsman-re9cg
@mohamedOsman-re9cg Жыл бұрын
Qodonka 5aad Ustaad dad badan ban ku arakay oo familkayga ka mida sidee konga baabin karaa
@abdisamedqisole5119
@abdisamedqisole5119 Жыл бұрын
M a noo badi walal adoo mahad san
@mahadkamaal129
@mahadkamaal129 Жыл бұрын
thanks
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Welcome wll
@nimcoayaannimcoarahman-ez5xm
@nimcoayaannimcoarahman-ez5xm Жыл бұрын
U deserve 1 million nd more 🙏
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Жыл бұрын
Ustaaad waaanku taageraa
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Shukran 😊😊 waa farxadeyda
@hudaayo
@hudaayo Жыл бұрын
Ninka kaliya een somali youtubers aan ka daawado🤍🤴
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
😊😊😊😊 nolow wll
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 Жыл бұрын
bro xagee kaala soo xariira wan kuu bahanahay inan wax kuweydiyo ban rabaa?
@Apdirahin_bozz
@Apdirahin_bozz Жыл бұрын
Wʟʟʜɪ ᴡʟʟ ᴋᴜᴍᴀ ǫᴀsᴀʀɪɴ ɪɴᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ sᴏᴏ ʙɪɪʀᴏ ᴏ ᴀɴ ᴋᴀ ᴍɪᴅ ɴᴏǫᴅᴏ ᴀsxᴘᴛᴀ ᴋᴜɢᴜ xɪʀᴀʀᴀɴ ᴘʀᴜʜ ᴡᴀxᴀɴ ᴋᴜ ʟᴇʏʜʏ ʜᴏʀɪ ᴜ sᴏᴄᴏ 🤴🥰
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Shukran wll in bdn 😊😊🙏😊😊
@mohamodhambali5429
@mohamodhambali5429 Жыл бұрын
Soobadi
@maxamedqaasim8798
@maxamedqaasim8798 Жыл бұрын
😍😍😍
@umalkhairmohamed7134
@umalkhairmohamed7134 Жыл бұрын
Kawaran hadii ay kugu adkaato inaad wx si positive ah aad maskaxdaada is kaga dhaadhiciso Ood mrwalba doonaysid kalinimo aad ku jirtid is difaacid xataa , adigoo og ineyna San ku fiicnayn sometimes dhibaato kugu hysabaa Muxuu noqonyaa xalku
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Muqaal ayan kaga soo sameen wll. Shukran for sharing
@Daadir968
@Daadir968 Жыл бұрын
Mcalin xoga arimaha familka maa kadeyso tusalysha oo sikle noo tusto pls ustaad
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Sabab miyaa jirta aad ila wadaagi kartid wll, tusaalo kasto aan so qadanayo wa wax aan arkey inta bdn.
@kowtharomar1966
@kowtharomar1966 Жыл бұрын
Fikirada khaldan oo miskaxda kusoo laabtan in bdn see baa lola tacaamula wll
@abdisamedqisole5119
@abdisamedqisole5119 Жыл бұрын
Walaalow ma dad sidaa u fakiro aa jiro waligey isma lahayn qof intuu waqti kaso lumay hadane dhahayo dadaal baa so galiye aan tago meshii hhhhhh cajaib waaye wlh
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Haaa wey buuxan. 😊
@raqiasaed8469
@raqiasaed8469 Жыл бұрын
Asc walal. Online consultation miyaad samesaa? Hadii aad sameeso, contact gaga maheli karaa?
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Maya wll online counseling ma sameeyo. Inshallah mrkan dhameeyo praticum ayaan bilabaya. Lkn hda ma sameeso
@raqiasaed8469
@raqiasaed8469 Жыл бұрын
​@@SalimOmer inshaa allah. I am sure that initiation will appreciate by many. The topic you focus on is much needed in our society and your knowlege, intellect and passion for the subject is apparent gonna help a lot bi'idni'allah.
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
@@raqiasaed8469 thank you a lot wll mcn i nolow ❤️❤️ that means a lot to me 🙏🙏
@wllmafo1578
@wllmafo1578 Жыл бұрын
Ustaad miyaanad bixin courseyo
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Bishan ayaan courses bilabin inshallah
@wllmafo1578
@wllmafo1578 Жыл бұрын
@@SalimOmer inshalh
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 10 ай бұрын
Cod gaaban aa marar badan ku dawankarin video gaga, I like to listen when I’m working
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 131 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
AAMUSNAANTA/FAA'IIDADA AY LEEDAHAY AAMUSNAANTU..?
8:58
HINDISE
Рет қаралды 8 М.
Wakhtiga ugu mudan noloshaada wax ku qabsan karto ✔️
7:40
Cabdifitaax Deeq media
Рет қаралды 851
SIDEE QOF LAGU SO JIITA | TALOOYIN KHALDAN | PSYCHOLOGY
8:57
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
Calamadan ku garo qofka iska daba marinaya | Manipulation
4:56
Salim Omer
Рет қаралды 10 М.
Sidee  ugu qasbi kartaa dadka inay ku ixtiraamaan? | 6 Talaabo
6:12
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 97 М.
4 Sifo Dadka Sare Lagu Garto | Psychology | Salim Omer
10:08
Salim Omer
Рет қаралды 17 М.
JOOGTEEN: LAZY MA TIHID EE DHIB KALA JIRTA | SIRTA JOOGTEENTA
14:40
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 131 МЛН