SE01 EP 6 Maanta Kor u qaad Noloshaada.

  Рет қаралды 64,042

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

2 жыл бұрын

Taageer Podcast-ga ku dhufo Link-ga.
www.paypal.com/donate/?hosted...
Apple Podcast: podcasts.apple.com/us/podcast...
Spotify: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
Google Podcast : podcasts.google.com/feed/aHR0...
Anchor Fm : anchor.fm/fikradaha-xaliye
Igala soo xiriir :
Instagram: Fikradaha_Xaliyepodcast
TIKTOK: Xaliye_Ali
fikradahaxaliye@gmail.com
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Entrepreneur, Podcast Host.
this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on a daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Пікірлер: 248
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Donate.(Tagger Podcat-ga ) www.paypal.com/donate/?hosted..
@kingmo6738
@kingmo6738 2 жыл бұрын
Xaliyoow waxaan kaa faaiiday waa maxay faaiidada kuugu jirta nin ahaan inaad koriso afar cunug oo aanad dhalin 😂😂😂
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 2 жыл бұрын
aad iyo aad ayaan ooga faa iiday horay usoco
@ahmednurayanle
@ahmednurayanle 8 ай бұрын
Xaliye ninka kaliya ee somali ah ee runta anka gaban bro keep going
@user-fe3ck2cq9x
@user-fe3ck2cq9x 7 ай бұрын
Taladu waa mar aad gadhi waydo iyo mar ay kula gudbintahy
@saddam_bulle
@saddam_bulle Ай бұрын
​@@kingmo6738saxiib ajar baa kugu jira ee qodobkaas haku raacin inta kale kaqaado ❤
@Mohamed-Abdiqafaar-M-Oomaar
@Mohamed-Abdiqafaar-M-Oomaar 2 жыл бұрын
Nin dad badan usoo gurmaday qaar daanyeero ah iyo qaar noqonlahaa ayuu usoo gurmaday waanu ku taagersanay laba xiniiyood👍
@AD-ku6rd
@AD-ku6rd 2 жыл бұрын
Find yourself first invest in yourself take care of your health spiritually emotionally psychologically financially I support this guy 100%
@faizaljamal6916
@faizaljamal6916 2 жыл бұрын
I salute him really invest your self first the rest will come
@H.A.M320
@H.A.M320 4 ай бұрын
Awoowe podcast kaaga wuu fadhiyaa wlahi jazaakallah starting from the bottom🔥👍
@ruqiyocabdiqaadir5804
@ruqiyocabdiqaadir5804 2 жыл бұрын
m.a waa ok fikrada aad sisay ragena somaliyed runti wan Kula qawa fikradas hore usoco
@ismailali-nd5dp
@ismailali-nd5dp Жыл бұрын
This man gave me a lot of inspiration . I have changed my life by following his advice. Thank u very much.
@ciisemaxamuud4451
@ciisemaxamuud4451 Жыл бұрын
Thnks xaliye wa muhim fikradaha inoso gudbiso had iyo gorba Alha wxu inaleyahy “ ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيرو ما بأنفسهم " Nin ba laga haya” maalinka taag haye talo ma heyn, maanto talo hayo taag mahayo”
@sakuram146
@sakuram146 2 жыл бұрын
As a woman, Xaliye I support you . Bring back the Rijaals. No more unambitious feminine men.
@AD-ku6rd
@AD-ku6rd 2 жыл бұрын
That's so true when it comes to us they treat us like shit but when it comes to ajanabis they lick their ass at the same time don't let no one treat you like shit
@sakuram146
@sakuram146 2 жыл бұрын
@@YoungShakur1989 I agree with you brother. Its because of this feminism mentality that both Women and men developed. We need to support men that are pushing for the resurrection of Rijaals and fighting Feminism. We need more men like Professor Xaliye. In sha Allah
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
@@AD-ku6rd awoow waxaas daanyeeradaa keenay shaxda inaad fahantaan waye so they your ass well ,ajaanibta they know shaxda abaaba.let's learn how the game works .
@ardemurs9294
@ardemurs9294 2 жыл бұрын
@@YoungShakur1989 feel like you r talking 4 me
@anisamoalin8552
@anisamoalin8552 2 жыл бұрын
Absolutely
@alinaaden7674
@alinaaden7674 2 жыл бұрын
I agree with you, somali man need to evaluate them self. They are responsible of all ours failure. Keep going brother.. We need people with critical thinking like you.
@wadaayful
@wadaayful 2 жыл бұрын
Maasha Allah beautiful wisdom words wa jazaaka Allah kheeyr
@user-fn2fy5nf7i
@user-fn2fy5nf7i 6 ай бұрын
Macalin rageedii baatahy grazie mile
@MaahiRkhanforever
@MaahiRkhanforever 2 жыл бұрын
keep moving our teacher I,m here always supporting you
@yuusuf2233
@yuusuf2233 Жыл бұрын
My Best Teacher Mid aaan marwalba xalqooyinkiisa ka faa'iidaysto❤🙏🙏
@aliyusuf4632
@aliyusuf4632 2 жыл бұрын
Thanks so much for inspiring alot . That is what the real man is needed to do .
@user-db1pv7jr1g
@user-db1pv7jr1g 8 ай бұрын
i didn't Watch your viide before today but i heard more people sayig your name but today i admire the way your inspiring us. and i hope i am in your team
@ahmedti1955
@ahmedti1955 2 жыл бұрын
thank you for your advice teacher
@cm.7447
@cm.7447 2 жыл бұрын
Inspired me a lot, we need to be stronger and energized
@maxamedmaxamed9354
@maxamedmaxamed9354 8 ай бұрын
m a ustad❤
@maxamedabdalla6718
@maxamedabdalla6718 2 жыл бұрын
I love you macalinkeyga
@mariamismail2247
@mariamismail2247 2 жыл бұрын
brother keep going. I used to hate the way you talk about women. but I like the way you talk to the somali men. They need to learn and keep up with the rest of the world.
@maryamabdullah953
@maryamabdullah953 2 жыл бұрын
Fikradahan iyo dhiirgalintaan waubahanhay si loo badbadiyo jiilka sosocdo
@jamalmuse8422
@jamalmuse8422 2 жыл бұрын
Ustaad intaad saxaafadda soogashay rag badan ayaa saving account buux dhaafay. Ragna xisaabti ayaa hada u saxmatay. Mahadsanid kusoco
@yg_uno_cs1569
@yg_uno_cs1569 2 жыл бұрын
Thanks Macalin xaliye 😌
@user-ru1pz6wq2p
@user-ru1pz6wq2p 2 ай бұрын
Ma.a ustaad waxa thy qof muhiim noo ah hada nhy laba xiniyodlyasha allaha kusharfo run ahantii wax wayn ba kafahmy xalqadahaaga wana lasocda isbel wayn rajynya ❤
@salebanmohamudmualin6581
@salebanmohamudmualin6581 2 жыл бұрын
Thank you soo much professor xaliye
@burgal2023hahane
@burgal2023hahane Жыл бұрын
Casharka Kuma quseyo sorry
@sedled2829
@sedled2829 2 жыл бұрын
Thank you. My dad never taught me anything like this. It’s louder in Somali
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Know You know Awoow take action and change your life.
@ismahanahmed5590
@ismahanahmed5590 2 жыл бұрын
@@Fikradaha_XaliyePodcast wale wax run ah ayaad ka hadlysa ragiba sharfti ayay iska qaaden oo maba granayan raganimadu waxy tahy alla maxaan garanya mid isga oo sodon jir ah habar hooyadi leegi afduubaty oo isga iyo xoolihiisi isku jaqdy markii danbena dariiqyada ku dhaafty
@abdirahimmohamed8214
@abdirahimmohamed8214 2 жыл бұрын
@@ismahanahmed5590 ismahaan kuusey meeesha kabax noh meeshan faaraxyadaa lagu waaninayaa😀😀😀😀
@ismahanahmed5590
@ismahanahmed5590 2 жыл бұрын
@@abdirahimmohamed8214 🤣🤣🤣🤣🤣
@ismahanahmed5590
@ismahanahmed5590 2 жыл бұрын
@@abdirahimmohamed8214 hadaan talefoonkisa hayo waxaan uga sheekyn lahaa mid intu daayeer dhaafy king kong noqdy markii laga dhamysty na sabada laga laady 😂😂😂😂
@AbubakarNimcaaan
@AbubakarNimcaaan 7 ай бұрын
tnx liph
@mohamud911
@mohamud911 2 жыл бұрын
Thank you pro
@suusmagaalo1991
@suusmagaalo1991 2 жыл бұрын
GRACIAS🙏🏼AMIGO MUCHO GRANDA🐒
@moh6374
@moh6374 2 жыл бұрын
19:44 he is talking about industry 4.0 or smart factory, a not so distant future when robots replace warehouse operatives. Robots are programmed and always will be my advice is to learn programming it is the most relevant skill set in the modern day world.
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast 2 жыл бұрын
Facts awoow, nin wax bartay.
@Malxomx638
@Malxomx638 Жыл бұрын
dhibatada umadada haysata hadadan waxba kuso kordhineyn ma aha in lamucarado ninkan cilmi naga maqan bu ino so gudbiyay,meshu dono hakaso kopiyeyo macilmi lagu dhasha ledahay,manta farta sida lo qoro laba canug aad barto waa waxtar wayn,psychologically all somals are deprived men women,waxana usabab ah burburka kuyimi umada somaliyed
@abdirahimmohamed8214
@abdirahimmohamed8214 2 жыл бұрын
thnks macalin
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 жыл бұрын
Waxan barty xirfad xata wadankena Loga bahanyay runtii lkn daanyeerka waan dilay macalin
@ismailali-nd5dp
@ismailali-nd5dp Жыл бұрын
Infact it is good advice for men
@alhikma484
@alhikma484 2 жыл бұрын
Keep going our teacher
@IdrisFarah
@IdrisFarah 2 ай бұрын
Wallaahi talada xaliye markan qatay ayan hormar sameyay inyar kadib thanks brother xaliye
@user-gs5yy6zk7o
@user-gs5yy6zk7o 2 жыл бұрын
May Allah bless you my brother and protect you u have a wonderful brain always take care u slf
@hadarabdi7460
@hadarabdi7460 2 жыл бұрын
Haye libaax
@AHMED-AK2030
@AHMED-AK2030 2 жыл бұрын
Big legendary 🙌 👏
@alinuromer5876
@alinuromer5876 10 ай бұрын
Absolutely 💯 true
@zamraanka_____poi114
@zamraanka_____poi114 2 жыл бұрын
Ustaad maanta kahor khalad kaa fahansanaa balse markaan sifiican kuu dhagaysty wxaa iisoo baxday inaa tahay haldoor ama nin_rageed guulayso ustaad🥰🥰🥰
@abdinasirosmanabuukar5128
@abdinasirosmanabuukar5128 2 жыл бұрын
Waa wax loobaahnaa waxa aad soogudbineyso wax bulshada kamaqnaa siibaraga waa mahadsantahay
@HH-np5li
@HH-np5li 2 жыл бұрын
Macalin Xaliye Tnx 👑🔥
@hamseabdilahi9876
@hamseabdilahi9876 2 жыл бұрын
You are best
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 2 жыл бұрын
Asaalamu Calaykum brother I'm with you on this you are so right keep going but cayda ka daa gabadhaha, Somali men's need wisdom, how to be productive.
@nuurahmed1582
@nuurahmed1582 2 жыл бұрын
Xaliye legend.
@dkdareaper2953
@dkdareaper2953 2 жыл бұрын
Macalin xaliye savour of the Somali youth 🙏🏾
@hadarabdi7460
@hadarabdi7460 2 жыл бұрын
Danke schön bro
@dhicisoow3560
@dhicisoow3560 2 жыл бұрын
Thanks macalinkiida qaaliga ah waan kuku haystaa potcastiga wixii kujuray waan dhameystay ee ii soo badi ustaad
@Hindiya-tt1es
@Hindiya-tt1es 3 ай бұрын
Good ❤
@hadarabdi7460
@hadarabdi7460 2 жыл бұрын
Aar way igusocotaa Talada macalin xaliye 🖐
@leetatechnology2627
@leetatechnology2627 2 жыл бұрын
Waana kutaageeraa sxp NOOLOOW
@hassannoorali7591
@hassannoorali7591 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@othmansayid2
@othmansayid2 2 жыл бұрын
Mashallah keep going bro 💪🏾💪🏾💪🏾
@zamzamabdalla2129
@zamzamabdalla2129 2 жыл бұрын
masha allah👍👍💯
@yasinhajideer8952
@yasinhajideer8952 2 жыл бұрын
Ninkaan waan iska dhageeystaa maalin walbo muuqaaladiisa runtii waa kuwa aan laga daaleeynin.
@Yaso12346
@Yaso12346 2 жыл бұрын
Wan kaa Qaadnay Awoowe,Thank you very much ♥️
@dhamme0
@dhamme0 2 жыл бұрын
Nin meel u cadey meeli ka madow Maahmaah... Aad ban ugu bogey kafiirsada #kor-isu-qaada-ragow-dunida-aan-wax-laqeybsanee
@Gio19910
@Gio19910 2 жыл бұрын
Macalin maskax wanaagsan baad ku hadashey , Howl ey ragga soomaliyeed ka gaabiyeen ayaad u istaagtey , Allah ku sharfo🙏🏿
@ibrahimenjoya
@ibrahimenjoya 2 жыл бұрын
Keep going man
@cbdallahbbc8181
@cbdallahbbc8181 2 жыл бұрын
Wakujelahay macalin ilhay hakushar fay
@abdiwahid5371
@abdiwahid5371 2 жыл бұрын
👍👍👍👍kuwataa legend
@Yasmin1architecture36
@Yasmin1architecture36 2 жыл бұрын
my life is go on ineed gabdh taa i dhibataysay mid iga hilisa oo qurabaha ila joogta
@mahmoudmadar4446
@mahmoudmadar4446 2 жыл бұрын
Maclin thnxx run ahaantii isbdal badn dareemy intaa ku dhgeesty
@nimcoibrahim7424
@nimcoibrahim7424 2 жыл бұрын
I agree with this part walhi cos there's so many free courses about computer science and software engineering that u can easily learn but idk why many somalis don't take advantage of this? Just disappointed 😞
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 2 жыл бұрын
"Viva Xaliye"
@alimohamud2845
@alimohamud2845 Жыл бұрын
MashaAllah jazakaAllahu kheyran . Dad i ag jooga waa in aan u shidaa waanadaan
@ahmedromanio
@ahmedromanio Ай бұрын
Facts 100/100
@MohamedAhmed-wi8tg
@MohamedAhmed-wi8tg 2 жыл бұрын
Keep goin xaliye
@Has-o9d
@Has-o9d 2 жыл бұрын
Xaliye to me waa sax fikradaha wax yaabo qarsoon ba banaanka keentay ku soco
@xalimoqalinle3704
@xalimoqalinle3704 2 жыл бұрын
Kor usoco prof xaliye
@user-ot2kz2qk8k
@user-ot2kz2qk8k 7 ай бұрын
Legend
@fuadmohamud4801
@fuadmohamud4801 2 жыл бұрын
Hamada guurbay rabaan Hadana way wada hurdan Huq iyo ciilbay sidaan Naftooday na hodeeen Haween dookhbay lulan Hadana hakad bay gashan Hirdooglo hadhac kuyal Hidiyo dhaqankeeni hore Horwaynta aan jiite Hablaha ii heesayaw Halkiina igaga hadha Harraad adigo il daran Hadaad orod haw tidha Marnaba duulkaan laha ..... Hirdooglo hadhac kuyal Hidiyo dhaqankeeni hore Horwaynta aan jiite Hablaha ii heesayaw Halkiina igaga hadha Hamiga caashaqay hufan Hidaha dhaxalkeena ah Hogaankay kala jaraan Nolosha halisbay gashan Hadii hiil loogalana Hanaan kaagay dilaan Had iyo jeer kay helaan Hirwada iyagoon la tuman Sideen hoy ula gala Hirdooglo hadhac kuyal Hidiyo dhaqankeeni hore Horwaynta aan jiite Hablaha ii heesayaw Halkiina igaga hadha
@gulleedmaymay7253
@gulleedmaymay7253 2 жыл бұрын
#mashaallah macalin wan ku salamay
@awelimuawi8494
@awelimuawi8494 2 жыл бұрын
Waaaw masha Allah ustaadka waa hibatullaah ilahay noo soo diray100% wanu boqadineyna inta ay somalida noolayd hubaal weye nin ustaad xaliye lamida ama u dhawaan kara walle ineysan jirin wax baa biya moye durba raag aad utira badan aniga aan Ku jiro isbadal iyo hanaan kale ayaanu dareeney isbadal xaawliya oo dhaqaaqay weye oo cid horistaagi kartaa jirin siina kor dhaya qaadanay Maclin walle qaadanay xasadka iyo kuwa nolasheena diidan heyska jabeene iyagaa jabi doona loona joojin maayo 95% beey sii durdurineysa taageeradaada uataadkeena nolow inta ay nolali jirto ilahay haku xifdiyo from somaliya
@ahmedmuuse9905
@ahmedmuuse9905 2 жыл бұрын
Facts 🙏
@leetatechnology2627
@leetatechnology2627 2 жыл бұрын
Xaliye waaku aaminsnahay
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. 2 жыл бұрын
5 ayaan daganahay kali xiriirka dumarka qiimo iima laha . Xaliye waan Ka helay kifirkiisa Clabhouse ayaan geeyey fikirkaaga Lkn dumarkii waa xanaaqeen
@dhagxtuujin6464
@dhagxtuujin6464 2 жыл бұрын
Hahahahaha ma feminist BA kuhele.?🤣
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. 2 жыл бұрын
@@dhagxtuujin6464 sidee camal wll
@dhagxtuujin6464
@dhagxtuujin6464 2 жыл бұрын
@@abdifitahashkir. feminist/micnaha kuwa xuquuqda dumarka U dooda. Miyaa Kula dooday.?
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 жыл бұрын
Cisbitaal u dira kani ma fiyooba ama wuu siigeystaa waxbuu qarinayaa malah
@maryamadam6932
@maryamadam6932 2 жыл бұрын
jinni waa ka fiyoowyahay . daanyeer ma rabno. geesi meeshuu lugta dhigaayo og aan rabna .viva xaliye.
@yussuflebi209
@yussuflebi209 7 ай бұрын
Cawdhowga ugu wen e raga wa naftodhaa iyo qhiyaligaaa
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 2 жыл бұрын
Guulayso macalin 😘😘
@yussufburalle6999
@yussufburalle6999 2 жыл бұрын
Sawa daktari
@iissa7685
@iissa7685 2 жыл бұрын
HALIYE=TRUTH
@user-js1wr7tl5h
@user-js1wr7tl5h 6 ай бұрын
Daley aQlikale keen Nash maha wax kale kahadal
@ibrahimmohamed6102
@ibrahimmohamed6102 2 жыл бұрын
Came back ustaad
@daarood9835
@daarood9835 2 жыл бұрын
Every body entitled to their opinions ,so to all somali women be confident and care for yourself forget about how bad this guy talks about us remember he has the right to his opinion.
@Malxomx638
@Malxomx638 Жыл бұрын
So sad to misexpress this is a lion king
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 2 жыл бұрын
100/100
@yusuf_arrap1398
@yusuf_arrap1398 2 жыл бұрын
war nio wlhi another level thy zhpow xaliye😂😂😂
@ozakediamond2670
@ozakediamond2670 2 жыл бұрын
Macalin mhdsanid madaxa ii saaran thy
@yasinragge5083
@yasinragge5083 2 жыл бұрын
Shukran 🤴
@xasancabdisanduuq4834
@xasancabdisanduuq4834 2 жыл бұрын
Waa nin adag
@abdiabaana890
@abdiabaana890 2 жыл бұрын
Dil daanyerka✌
@jamaabdi
@jamaabdi 2 жыл бұрын
KA dib markaan kaa soo arkay tiktok live ayaan kusoo raadiyay Hortaa waxaan ahaa daanyeer wayn balse hada waa dilay macalin xaliye hore usoco
@cbdallahbbc8181
@cbdallahbbc8181 2 жыл бұрын
Waku wataa macalin
@liimohaa2044
@liimohaa2044 2 жыл бұрын
Get your life together fellas
@ruuni2
@ruuni2 4 ай бұрын
Masha allaha ano naag aya ninkan dhageysto wax ka korar sado
@user-oh1ft1lz3o
@user-oh1ft1lz3o 9 ай бұрын
Great consolt
@hamzeizmail442
@hamzeizmail442 5 күн бұрын
08/06/2024 waxan goaansaday in aan shaqo bilaabo waliba meel hoose i.a shaqadas markan ka dalaco ayaan soo eegi doona commentigan.
@shabanja3432
@shabanja3432 2 жыл бұрын
Waa war dhamaadey ka bax dayeernimda naftaaa kor u qaad dayeer waad i maqleysaa
@iimaangaban9917
@iimaangaban9917 2 жыл бұрын
Guuleyso ustaad runtii wax wayn baad noo bayaanisay
@mahuran8369
@mahuran8369 2 жыл бұрын
Lipaax horay usoco
@funnwio2229
@funnwio2229 2 жыл бұрын
Pls tell me what is love 😂😍🤔
@xalimoqalinle3704
@xalimoqalinle3704 2 жыл бұрын
Alla run badanaaa
SE01 EP 07 Guurku Xal uma aha dhibkaaga.
30:29
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 49 М.
Calaamadaha Daanyeernimada ! #Xaliye
28:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 28 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 36 М.
Fandhaal Podcast | 43 | Alpha Man |  Sideed Ku Noqon Nin Karmeed ?
26:16
Sidee Loo Aqbalaa Diidmada Naagaha
24:33
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 73 М.
XALIYE IYO XALIMOYINKA MAXA KALA HESTA
19:20
Liveqaate
Рет қаралды 2,5 М.
Sidee u fakaraan naaguhu ?
13:29
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 23 М.
Sidee loo maalgashadaa Cryptocurrency? | Meehaal Podcast
27:54
Meehaal Podcasts
Рет қаралды 9 М.
Ha noqon Nin la saadaalin karo !
16:21
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 43 М.
Sirtan  ma rabaan Naaguhu inaad ogaato !
17:45
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 62 М.
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 71 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 852 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 874 М.
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 467 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 475 М.