“Senator Cabdi Qaybdiid wuxuu badbaadiyay Muuse Suud ”Xildhibaan hore Prof.Maxamed Cumar Dalxa

  Рет қаралды 9,328

Goobjoog

Goobjoog

Жыл бұрын

“Senator Cabdi Qaybdiid wuxuu badbaadiyay Muuse Suudi iyo dad kale oo caanka ah bulshada Soomaaliyeed”Xildhibaan hore Prof.Maxamed Cumar Dalxa

Пікірлер: 20
@MohamedOmar-yl7mw
@MohamedOmar-yl7mw 18 күн бұрын
Raalli ahaada , madhiman Madaxweyne Cabdullahi Yusuf, waxan kawaday waa is Casili. Mahadsanidiin.
@gare12
@gare12 Жыл бұрын
DALXA WELI AYUU DABIILE FARMAAJO NOO FAANIN.NIN WUXXU YAHAY SOMALI BARATAY DULIGII DAMCAY IN UU DIGTATOR NOQDO ISAGOO ITOBIYAAN ADEEGSANAYO.
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Waarun qoomiyada jareer Wayne u matalaayay gaajo wax uu sameeyay ma jirto marka muxuu ks hadlaa
@statsm8339
@statsm8339 Жыл бұрын
Ra'isul wasaare AUN Nur Cadde waxqabadkiisi Alle ha ka abaalmariyo waa la wada ogyahay. Haddii aanu Sheikh Sharif is sharrixin AUN Nur Cadde ayeey dooran lahaayeen qolada Asmara ayagaana doortay Sheikh Sharif.
@mahadkahiye4231
@mahadkahiye4231 Жыл бұрын
True story enaba cade maha
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 Жыл бұрын
Somaliya alaha kaaqabtay baa mahadleh
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
cabdulahi yusuf jabhad ayan ahaa ayu yiri waligi tuulo ma qabsan
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Жыл бұрын
Farmaajo ino wax katagin umada marqati ka ah asi woxoo shegay mala rumesana qof is caynayo majiro Farmajo nin isgadayoo ahay oo been umada ku mara hababinayo alxmdllh allahii nagaqabtay farmajo Anukaneh waxan usojognay adoo is amanayo marne iscayneen
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Maxkamad in la idin saaro ayay ahayd waayo amxaaro ayaad wadanka keenteen dhalxa
@MohamedOmar-yl7mw
@MohamedOmar-yl7mw 18 күн бұрын
Dadka waxa ugu Af-xun kuwa ugu liita ,waxba yaan loo qaban, Garaadkooda Qabaliga aya uga Qiimo badan Dawladnimada.!!
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 Жыл бұрын
Dalxa Waa Mahadsan Tahay Walina Madaxaa Noo Saran Tahay Lakiin Manta Meqo Ayay Dowladii Hore Uga Tagtay Bank 🏦????
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Eber
@adandhux2260
@adandhux2260 Жыл бұрын
Dalxa madaxa noo sarantaha
@awilahmed644
@awilahmed644 Жыл бұрын
Habartan way hadlaysa waxa kale mahayo.Shekoy sheko silinba dhustay.
@issaali6048
@issaali6048 Жыл бұрын
FAAN & BEEN AYUU FAAFINAYAA. LACAGTII AIRPORT-KA LAGU QABAN JIRAY AYUU FARMAAJO MUSHAARKA KU BIXIYEY.
@statsm8339
@statsm8339 Жыл бұрын
Dalxa lagama rumeysan karo xildhibannadi Itoobiya inay dalka soo gasho u codeeyay ayaa u codeeyay Sheikh Sharif. Waxaan qabaa in aay u codeeyeen Maslax M.S. Barre.
@deeqoowdalnuurshe879
@deeqoowdalnuurshe879 Жыл бұрын
Tuugadii wadanka burburiyey, Habasho iyo quruna noo keenay. Maxkamad ayaad mudantihiin.
@alielmielmi2109
@alielmielmi2109 Жыл бұрын
Beenaale aan waxba ogeyn
Somalia - Aideed Ousted By Atto As Faction Leader
2:25
AP Archive
Рет қаралды 43 М.
Prof. Dalxa iyo Sheekooyin Xiisa Badan
38:22
SULTAN FILMS
Рет қаралды 27 М.