Sh Cabdiraxman Bashiir Oo Soo Bandhigay Aragtiyo Cusub Oo Ku Saabsan Damaca Itoobiya Ee Badda...

  Рет қаралды 107,268

Somali info Video

Somali info Video

5 ай бұрын

Sh Cabdiraxman Bashiir Oo Soo Bandhigay Aragtiyo Cusub Oo Ku Saabsan Damaca Itoobiya Ee Badda...
sominfo18@gmail.com
Info@somaliinfo.so
/ somaliinfomedia
link twitter:@somaliinfo11
link Website: somaliinfo.so/

Пікірлер: 375
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 5 ай бұрын
❤ Cabdiraxmaan Bashir waa geesi somaliyeed alle ha ku barakeeyo inta aad joogto loo dhawaan maayo badeena, badda red sea waa in loo bixiyo magacaaga
@anabali5298
@anabali5298 5 ай бұрын
❤Waa jeclahay sheq cabdrixman Bashir aad iyo aad uu jeclahay alaha ku xafido amin amin🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Waa idin salamay kuligin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Shahriar888
@Shahriar888 5 ай бұрын
Walaalayaal muuqaalladi hore ee sheekh Cabdiraxmaan waad ka saarteen ama private baad ka dhigateene fadlan noo soo celiya. Wlhi falanqaynta uu Sheeka sameeyo waa duruus siyaasadeed oo buuxda. Anigu maalin kasta muuqaal kuwiisi hore ka mid ah ayaan halkaan ka dawan jiray, waxbadanna waan ka kororsan jiray.
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 5 ай бұрын
Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir waa macalin jinsiyadda SOOMAALIYEED aynu u baahanahay in aynu dhageysano mar walba.. Mahadsanid. Sheekh Xasan waan ku amanayaa hadalada dhiiriga leh. Mogadishu ayaan idinka soo salaamayaa ardayda Sheekh Cabdiraxmaan ayaan ka mid ahay. idinka ALLE waa ay bad-baadi ummaddan sidan ay tahayna waa ay ka indha qurxoonaan.
@luulxasan3211
@luulxasan3211 5 ай бұрын
Muuse muu fashilmine xamarbaa hargaysa soo eegtay oo gacnbaa ku jirta hargeysa
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 5 ай бұрын
70 sano Somalia waxaa lugaha jiidaayey laba cid siyaasiyiintooda USA
@kingmo9457
@kingmo9457 4 ай бұрын
الله أكبر ❤❤❤
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 5 ай бұрын
Mashallaah Allaahuma baarik waxaa ii cadaatay wali inaan dhaqanahay oo ragii Somaliyeed noolyihiin waa intaa aysheegeen oo laqabto inshallaah 🎉❤
@zubeyrmohamed9653
@zubeyrmohamed9653 5 ай бұрын
Asc dhaman wariye somali Info. Iyo sheekh Abdirahman, iyo Sheekh xasan waa idin salmay waxa tijin dad aqoon le Allaha idinnbarakeyo wana Barnanij qiimo badan masha allah. Waxa kaloo idinka codsana In inoo badisan barnamijyadan oo kale JAZAAKUMULAAHU KHEYR
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 5 ай бұрын
Waar Somalaay wallaah wil qulka xabashidu waa qayaano ❤aawey herer mooyaale tuli guuleed dhulkii ciise iyo dhamaan dhulkii S/ galbeed yaa qaatey sidee gacanta somalida uga bexeen tolaay allow S daba qabo yaa rabbi somali badbaadi ❤❤
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 5 ай бұрын
Waad riyoonaysaa somalidu iyadaa isku cadowa tusaale jigjiga ogaadeen baa qabsaday waligiina kamuu talin dadkii iska lahaa xoog bay kaga qaadeen mana hadli karayaan adiguna oromo dhulkii soomali ka qaadaysaad ka sheekeenaysaa caqligaa ku maqan
@faaiidodiineed6924
@faaiidodiineed6924 5 ай бұрын
Waan dhammaystay, waa dood aad u qiimo badan oo aan rajaynayo in ay madaxda dhegeysato kana faa'iideysato. Mahadsanidiin
@wariiqindhacade7223
@wariiqindhacade7223 5 ай бұрын
Nacam alle'ha idinxifdiyo dhamaan iyo inta idinlamida❤
@KowsarHirsi
@KowsarHirsi 5 ай бұрын
Masha Allah ,jasaakumu Allah sidaad uga soo shaqayseen iyo labada sheekh ee hadlay .... Allaw aqoonyahanada soomali nimadu ku dheertahay ee daacada ah Allow no badi oo noo barakee
@aliabdulahimahamed5980
@aliabdulahimahamed5980 5 ай бұрын
Mnsh allah sheeq Abdi raxman iyo sheeq xassan Alle ha idin xifdiyo amiiiiiin 💘😭💯💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥀💔👍🇸🇴💯🇸🇴💞💘
@user-ox8nq4iw2j
@user-ox8nq4iw2j 5 ай бұрын
M.a
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 5 ай бұрын
Wll somalilan aqoon yahan soomaaliyeed oo dhex joogey ma jirto taa bedelkeeda qofkii soomaaliya aaminsan wey xiri jireen
@nabiilnuur96
@nabiilnuur96 5 ай бұрын
Xaqiiqdii Waxan Ka Dhugtey Waxyaabo Farabadan Iyo Talooyin Wax Ku ool ah Jazakumullahu khayr Wacyiga Wxaa Dhisikara Qofka Abqariga ah ee Dahn_walba kadhisan Mahadsanidiin
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 5 ай бұрын
Nation building Jihaynta aqliga bulshada anigoo ka dab qaadanaya dhaqanka bulshada somaliyeed dadka ugu saamaynta badan bulshada la hadli kara waa abwaanada fanaaniinta culimada cuqaasha iyo madax dhaqameedka Aqoon yahanka somaliyeed waa inuu fahma dhaqanka bulshada Dhalinyarada reer hargaysa maaha inta kaliyaata eed codkooda maqashaan intaa in ka badan ayaa codkooda la maqlin
@user-np1sh9kd9h
@user-np1sh9kd9h 5 ай бұрын
Jazakuma Allahu kheir.
@saadoali5930
@saadoali5930 5 ай бұрын
haa cabaado cadawgu guul Somaliland
@emeryfinanceinc9752
@emeryfinanceinc9752 5 ай бұрын
Nin u dhashay Falistiin, ayaan ka wadahalnay damaca dhulkeenna ee Etiopia, wuxuuna iigu jawaabay dhul ninka aan haysan baa yaqaan qiimihiisa. Falistiin waxaa bixiyey dhulkeeda odayaal hogaamiyaal inoo ahaa waqtigaas oo lacag yar la siiyey, sidaas oo kale Somaliana waxaa bixinaya hogaamiyayaal aan waddani ahayn oo lacag yar la siinayo. dhulkaas dib dambe u soo noqon maayo.
@rusiakosovo
@rusiakosovo 5 ай бұрын
😢 aad iyo aad
@siciidkaahiye1563
@siciidkaahiye1563 5 ай бұрын
تحليل ممتاز ورائع
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 5 ай бұрын
❤❤❤ 🇸🇴 ❤ ogaada nimcooyinkiina oo ilaashada
@user-jv6ip6fe8m
@user-jv6ip6fe8m 5 ай бұрын
Sheikh abdirahman bashiir cimriga iyo cibado suban mufakir....
@user-vo5lq4zi7s
@user-vo5lq4zi7s 5 ай бұрын
Masha'allah Warbixin Wanagsan oo Qiimo Badan
@abshirisse6544
@abshirisse6544 5 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء الله عليكم Aad ayaad umahadsantihiin dhamaantiin. Noobadiya video yada Fadlan Waxaad tihiin dadkii ugu mudnaa in ladhagaysto. Keep going . وجزاك الله خيرا
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 5 ай бұрын
Allhaa hu akbar Allhaa hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-pj5dw2bd7r
@user-pj5dw2bd7r 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@kaysenur1592
@kaysenur1592 5 ай бұрын
annigu sh cabdiraxmaan bashiir waan taageeraa marka uu ka hadlo waxaan aaminsanahay ugana hadlo sidaan jeclahay. marka uu ka hadlo wax aanan aaminsanayn oo aan ka soo horjeedo waxaan u arkaa cadow.
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 5 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣
@mariammire9145
@mariammire9145 5 ай бұрын
Asalaamu caykum Bada Soomaaliya Itoobiya maqaadan karto inta qof soomaalj ah noolyahay.
@adenaboubaker8446
@adenaboubaker8446 5 ай бұрын
Waa shiir wanagsaan oh tarikiyaa
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 5 ай бұрын
Masha allah barnaamij aad u qiimo badan please noo soo badi
@fathuma3573
@fathuma3573 5 ай бұрын
Iminka ma itooboya ayaa ina damacdey mise inakaa kala boobeyna boroortu orgiga kaweyn waxaa oohintu ka dhacaeysaa soomaalilan maxay meesha u soo gashay waar xaasidka iska daay oo ilaahay kabaqda oo dib isugu noqda
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t 5 ай бұрын
Waxa maanta itoobiya Inoo damaciday waa kala qybsananta ,aad Toshiba waxan u malaynaya in aad tahay proms afsomaliga baratay lkn itoobiya way taqaana Somali adygeeda afkaanu ciida u darayna Iinsha allah
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 5 ай бұрын
@@user-mt4dq6se3t dee xasan sheekh iyo farmaajaba badda somaliland inay iibiyaan bay doonayeen halyay muuse biixii ilaahay ha xafidee baa shaxdii ku soo xidhay waliba suntii qiiquu ku shiday cadawgii xataa kuwii godadka isku qarin jiray ayaa ka soo saartay wallee lays baray masha allah somaliland guul iyo gobonimo guusha iyo nasriga ilaahay baa siiyay sababtoo ah waa dad nadiif ah oon xasad iyo xiqdi aqoon inta neceb somaliland waxaan leenahay cuqdada caloosha idinka buuxda waa cudure iska sifeeya oo u hanneeya waxay qabsadeen niicdana daaya oo dantiina raacda waad dibjirteen
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 5 ай бұрын
Wllo wlhi wniga dhrtee wxy qbn cuqdad xasad ku slysn Isq ncyb wyo ethiopia iygaa isla rabay waa kuwii xiligii farmaajo u saxeexay afar dekadood mrkaa cadaw umay ahyn waata joogta somwlia markaa cadaw uma aha mrkay cdw u noqoto itoobiya waa marka ay somaliland la macamisho tan kle kenya ayay siiyeen juba-land kismawyo kuukuya qaadatay mrkaa cadaw maaha waayo daarood baa keenay 😂😂 mrkaa wllo rer somalia siiba hawiye iyo daarood iyo daba-dhilifkoodu wllhi wxy kiso dhshn Isq ncyb waa sababta illhy siwlba ugu dhex duleeyay somaliya dhexdeeda ku adonsadaan cdwgoodii nooc waliba kasii daranta waa kuwa ka iibiyay somaliya gabigediiba dwldo shesheeye wlhi maaha dad jira wxa kaliyee ay ku fiicanyihiin waa xasadka ku slysn ncybka Isaaq hoydiin cuqdada iyo ciilka kwsa
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 5 ай бұрын
​@@user-mt4dq6se3t😂😂 Munafiqiin kuukuyo ka iibiyay juba-land waar niyow wllhi xasadka iyo ncybka aad u qbtn somaliland waa wxd meel u gadhi la'dihiin wxba indho-adayg iyo munfqd hanola imaninee ordoo adoon Amizom bd tihiine dhulkiinii somaliya ka shekeeya aad ka iibiseen cdw kstoo somali lhyd wxba ncyb iyo xsd hanagula meeraysaninee
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 5 ай бұрын
​@@aishamuuse3003 Wllo mid kle aan kugu daree ma ogtihiin horta xaqiiqda dhbtee rer somalia dglkn ugula jiraan rer somalia maaha dal iyo bad jacayl waa xasidnimo ku salaysan tartankii dekedaha geeska afrika oo mudba loo kala dheeray-nayay kuwii noqon lahaa kuwa u adeega suuqa ugu wayn ee ay heystaan dekedaha geesku suuqaas oo ah 150ka milyan ee itooboya watii la ogaa inuu farmaajo u saxeexay afar dekadood ilaa berigaas bay wadeen qorshihii ay iygu ku noqon lahayeen kuwa itoobiya suuqeeda u adeegan dekadahoodu mrkay arkeen in rer Somaliland ku guulysteen ayay muraradilaaceen waa Somalia Eretariya Kiiniya Jabuuti wyo intuba iygaa isla rabay wlhi mrkaa wlhi rer Somaliland geeridii nabiga ma oga wxbdn by ka dhcsnyihiin rer somaliya wy ka munafqsanyihiin ka khiyamo bdnyihiin ka xasadsanyihiin ka siyasad bdnyihiin ilmda-yxska ka yaqanaan kolba isga dhigaan qaar dal iyo bad dan kle iygoo intaa hoosta kgala jira dagaal qabyaladaysan cuqdadaysan nacayb reerka Isaaq u hayaan awaadii wana taa illhy kolba uga hiilinayo ee kolba xadhkahooda iyo dabinadooda fashilinyo bal eeg imika odaygan sheekha iska dhiga iyo labadan kleba way cadahay Isaaq nacaybkoodu iygu wxy inoo haystaanba iny inaga caqli badanyihiin wlhi 😂😂😂😂
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 5 ай бұрын
Horta waxa hishiiska galay Somaliland iyo Ethiopia meesha waxa taala Somaliland ma hirgalin kartaa hishiiskaa ay gashay somalia yada awoodeedu waa maxay?
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 5 ай бұрын
Taas yaaba is waydiinaaya soomalidu way iska jibootaa meel ay u socoto 32 sano garan mayso
@axmedaden1655
@axmedaden1655 5 ай бұрын
Somaliland maxa diiday inay hirgeliso sharciyan iyo awood ba way uleedahay ,ta somalia awooda ay ku hor istaagi kartaa halkay taala hadaba may yareysan dedaal lkn Dan ayaa urun sheegtay,maanta iyagii ayaa amaankoodii ka adkaan waayey oo dawlado kale ay ilaaliyaan
@axmedaden1655
@axmedaden1655 5 ай бұрын
Cabdiraxman munafaq ayan u aqaan dalkiisii nin lamida uga soo cararay, inuu somalia iyo somaliland falanqeeyo ayaan daro ayan u arkaa
@user-pj5dw2bd7r
@user-pj5dw2bd7r 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 ай бұрын
Mnsha allah bro waraysigaada noocaan oo kale ee faaiidada bulshada u leh noo soo badi ,ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin ,wax badan baan ka faaiidaysanay
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 5 ай бұрын
Waar Bada cas waxaa iska leh soomaaliland cadowgii godadkii bey ka soo wadad baxaan guuuul soomaaliland guuleysta ❤️❤ guuuul soomaaliland
@Kharyeuk
@Kharyeuk 5 ай бұрын
Masha Allah
@mraazaa
@mraazaa 4 ай бұрын
Waa mahadsan tihiin 👍
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 5 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@Abshir857
@Abshir857 5 ай бұрын
Dulyadeen waa iga badisay sualihiisa waxaa la socda jawaabtii oo fidsan sh abdi rahman dulqaadi ayaa ka dhamaday 😢
@ju4965
@ju4965 5 ай бұрын
Masha Allah ❤
@user-kr9tu4hn8u
@user-kr9tu4hn8u 5 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله ❤
@halimoaden3264
@halimoaden3264 5 ай бұрын
Mashaa Allah ilahay khayr ha siiyo sh Abdirahman ❤❤❤
@user-lj2sz6ze4f
@user-lj2sz6ze4f 5 ай бұрын
Sheikh Abdulrahman Bashiir i walalkiisa Shiekh Hassan waa i wariyaha walaladey auf hambalyo dhaman waxa idinkaga mahad celineynaa damiirkiina xayiga ah aad ku difaceysaan qiyamka umadeyna ❤❤❤❤❤️❤️💪🏻💪🏻💪🏻❤️❤️❤️❤️
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 5 ай бұрын
NB: Farmaajo afkiisa ayuu ka qirey in Itopia 4 bad xitaa ay ku yar tahay maxaa uga hadli la weydeen?? CBB sheekeysanaayo iyo Weliba Laba Shabab Waa Wada Shaqeyan ,Waa la idin Fahmey Sheekadu Waa Maxaa Naloo Fahmey.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 ай бұрын
Mnsha allah dhamaantiin waan idin salaamayaa, tagidii aad nairobi tagteen wax badan baad dadka u faaiidayseen,waraysiyadiinana aad baan uga faaiidaysanaa sida aqoonta leh iyo garaadka sare ee aad ka hadlaysiin,ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
Siyaasadu maahan caana boore iyo fiinto laysku qasayo sida sheekhuba sheegay masha alah maanta maalma aan ka liidanay ayey itoobiya qabsan wayday muqdisho marka maanta inakoo ciidan fiican haysana dawladna haysana u malayn maayo inay waxeena xoog ku qaadan karto anigu waxaan qabaa intii hal taako la siin lahaa jabuuti hala siiyo nacalaaye itoobiya wax ay tahay ma leh hadeer awoodna ma hayso hadeer ay cid kale oo banaankeeda ah ku weerarto ciidamadeeda koonfurta soomaaliya jooga aan iska saarno waxa kale waa afka cidna cid af wax ugama qaadi karto ❤
@axmedaden1655
@axmedaden1655 5 ай бұрын
Eeash calaa qiiro jabaan
@khaalidqeys1653
@khaalidqeys1653 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aamiin190
@Aamiin190 5 ай бұрын
Faqashtii walahi cabaadka ka dhamaaday😅😅😅
@abdirahmanjamac7
@abdirahmanjamac7 5 ай бұрын
Salaan sare marka hore marka labaad allaah ha noo xafido aqoonyankayaga sida sheikh abdirahman bashir iyo sheikh hassan iyo kuwa la midka ahba Really waa dadka aan ku deydo runtii waa rag aqli caafimaad qaba ee waa inaynu ku dayanaa oo ciseynaa Mahadsanid
@wariiqindhacade7223
@wariiqindhacade7223 5 ай бұрын
👍
@IbraahiimMaxamed0
@IbraahiimMaxamed0 5 ай бұрын
‏‪52:05‬‏ Kudar Waxaa sidoo kale xusid mudan in laga mudaaharaaday Dhuulka uu maamulka shreecada ka jiro siiba baay iyo bakool iyo labada shabeelle iyo hiiraan iyo mudug iyo IWM.
@yonissabrie928
@yonissabrie928 5 ай бұрын
1:40 waan soo jeednaa, Ethiopia 🇪🇹 waxaa inooga daran, qawaarijta iyo MUSUQMAASUQA DF ha jirta, mahadsanid
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 5 ай бұрын
Ninkan sheekha sheeganaaya isagii ayaan dalkiisi tagi karani oo jabuuti ah horta jabuuti soomaliya ku soo dar hadii kale naga dhex bax
@AyuzhRoti
@AyuzhRoti 5 ай бұрын
Malaha falanqeeye io siyasi badan kala aqon😂sheekhu ku yhy zo baro
@AmonaSalih-hm6pe
@AmonaSalih-hm6pe 4 ай бұрын
Masha allaah waa tas runta xassan waa inu la tashta mamulada waa inu wasirka arimaha dibada kena nin adag wadani ah abasha torka waa in la erya kenana lo yera takale washarada warfafinta waa qaldan tahay Ethiopia yanka joga iyo cidanka waa iney baxan
@farhiyamohamed1243
@farhiyamohamed1243 5 ай бұрын
Hadal hadal hadal Waa wada og nahay cilada jirta balse af qoyan hadal ma daayo
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 5 ай бұрын
Walaalkaa Waa ku celalyo
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 5 ай бұрын
Sheikh cabdiraxman waa qaxodi jabuuti kasocararey ee Tanta jabuuti kahadaal sii aad qaxodi nimadda ugabaxi laheed badda Somaliland iyaga iskaale naac ama jeclo badda Ilahaay baa siyee cidna latashani mayaan qoofkey donaan beey kakireneyaan ee Reer jabuuti baa kubahaan
@suadabdi5
@suadabdi5 5 ай бұрын
Adiguna lacagaha qumluud ad ku xayaysiisaan ad magaalooyinkiina ku fidisaan ayaad dhaqaalohooda ku qaadataa oo ku nooshihiin shiikhu wa wadaad xalaal xun ah
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 5 ай бұрын
Soomaali YarYar Masha Allah Qabayaaladu Hanoolaato Waa Qurux Deenee
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 5 ай бұрын
Cabdiraxmaanoow hadaad sheekh sheeganayso faalka ciisaha ka wacdi
@abdigah5364
@abdigah5364 5 ай бұрын
Jaleous people have no right and no power whatsoever to stop the friendly relations and port deal between Somaliland and Ethiopia
@Yungmoose843
@Yungmoose843 5 ай бұрын
Wake-up and be realistic
@user-hd7vb4xy5b
@user-hd7vb4xy5b 5 ай бұрын
Faqash gaal raacaa duf ku baxa
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 5 ай бұрын
Somaliland 33 sano ayay ictiraaf raadinaysay meel walbana way oga dhacaysaa arinkaa. somalia ma tahay arinkaa inay series uu noqoto ama dawlad u aqoonsanto ama awood ku qabato lagu kla roonaado oy Somaliland iyo somalia kla adkaadaan.
@user-jq8os5ve5n
@user-jq8os5ve5n 5 ай бұрын
Eydg
@Iphone20249
@Iphone20249 5 ай бұрын
Midbaan idiinkudaray hadaa xal raadinaysan somaliya ha ictiraafto somalilad itoobita halkeedayku ekaanaysa lakiin noodabranow waxaanu kadooranay dhaglaykushub dhanwalba haloogu qadee
@axmedxasan3437
@axmedxasan3437 5 ай бұрын
wks sheekh cabdiraxmaan bashiir
@ahmedyussuf8643
@ahmedyussuf8643 5 ай бұрын
Dr Abiy Ahmed Ali King of Africa
@geeljireofficial9173
@geeljireofficial9173 5 ай бұрын
Wariyaha waa inuu difaacaa qofka maqan meeshaan wariye ma joogo subxaanallaah
@hibo7569
@hibo7569 5 ай бұрын
Bravo bravo bravo bravo monsieur Machalla Machalla nous sommes tous patriote somalien, nous devons défendre notre pays et nos intérêts 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️✊️✊️✊️✊️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️👁👁👁👁👁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@MukhtarIman
@MukhtarIman 5 ай бұрын
😅The first one was 😮the 😅😊😊😊😢
@MukhtarIman
@MukhtarIman 5 ай бұрын
😅😊😊
@MukhtarIman
@MukhtarIman 5 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😅
@Liiloowe
@Liiloowe 5 ай бұрын
MR. DANI OO BILAABAY INUU ISKU DIRO ABGAAL. SHIIKH SHARIIF OO LOO ADEEGSADEY XASAN SHIIKH. ABGAAL ABGAAL KALE AYUU USHA IYO EEBO USITAA. DASTUURKII GAROOWE LUGU SAXIIXAY EE ASBUUCII HORE BAARLAMAANKA SOMAALIYA DIIDEY. WAA IN GAROOWE 1 IYO 2 LASOO CELIYO. MAR DHOW WAXAAD OGAAN DOONTAA MUQDISHO OO HOLCEYSA HADDII AAN LEYSKA QABAN SHIIKH SHARIIF IYO FITNADA UU WADO EE DANI UU SOO MALEEGEY. ABGAAL WAXAAN LEEYAHAY HADII GAROWE 1 IYO 2 LOO NOQDO WAXAAD OGAANEYSAAN IN MUQDISHO EYSAN NABAD NOQON DOONIN. XASAN SHIIKH JILEECA HA JOOJIYO ABGAALNA HA IS RAACO OO CAQLIGU HA SHAQEEYO. DANI BOQOL JEER AYUU KA QATAR BADAN YAHAY ITHIOPIA
@reeddempter6079
@reeddempter6079 5 ай бұрын
Je sais pas si vous êtes somalis de Djibouti mais vous avez parfaitement raison la Somalie est la nation de notre ethnie il faut la défendre 🇸🇴
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 5 ай бұрын
Sheekha waan taageeraa laakiin dooddan waan kukala baydhnay. 5soomaaliyeed hadii la doonayo dee Djibouti keen??. Somaliland Djibouti iyo Somalia 1960kii way kala madaxbannaanaayeen
@user-jv6pl4lk6k
@user-jv6pl4lk6k 5 ай бұрын
itoobiya iyo soomaalilan hanoolaadaan
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 4 ай бұрын
Sheekh somalida dad badan shakhsiydooda aya duntey
@najibab2138
@najibab2138 5 ай бұрын
Sheekh Abdirahman ustad mufakir wan xurmeynaya afkaartisa lakin waa qasab in ay itobiya bas heesho jabuuti, erateria ama somalia ugu yaran kiro wakhti dheer ah. Lkn way ku qaldamen inay ignore gareyan ama ayna xidhidh la yeelan dawlada federalka wa qalad aaad u wayn
@nimosuleiman
@nimosuleiman 5 ай бұрын
Oo.sidee.u hesho.macnaha Ethiopia dhulkii hore baa.ku maqan sidee bad usiin karnaa xageese ka jirta dad dhulkoda bixiya
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 5 ай бұрын
Sheekh hawalin reer koonkureedkan cilaajkaa dalkooday hagajinlahayeen hayday naf leeyihhin
@AniisahasanAxmad
@AniisahasanAxmad 5 ай бұрын
Alx
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 5 ай бұрын
Bada Cas yaa iska leh waxaa iska leh soomaaliland
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 ай бұрын
Mbsha allah waa hadal aad u qiimo badan,sababta shaqsiga somaaliyeed markuu wadanka joogo wax tarkiisa u yaryahay, markuu dibadaha tagana shaqsi muuqdo u noqdaa ,waa in aynu dhamaanteen jawaab u helnaa ,aniga waxay ila tahay hadaan qabyaalada iska dayno inaan ka muuqan doono dalka iyo dibadaba
@akisheharara
@akisheharara 5 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Sallaan ka dib marka hore ma anagaa u baahan biyihiisa NAJASKAAN, Soomaali uma baahna biyo oo dhulkeena haddii la qodo waa biyo Alxamdulillaah, labada wabi ee Jubba iyo Shabeelle haday ka soo farcamaana oo uu isku dayoxabashida fatahaad beey ku dhiman oo dan uguma jirto, Soomaali waa uu ku gardarooday wuxuuna ka faa'iideystay tafaraaruqeena iyo qabyaalad baasta aan isku kala qeybinay iyo ciidankii ladhisay oo xasan garguurte gumaaday, laakiin waan guuleysan in shaa Allaah. Soomaaliyay hurdada ka toosa, fadhigana ka kaca cadowgii waa kaa soo socdee
@OptimisticCorgi-hh6sn
@OptimisticCorgi-hh6sn 5 ай бұрын
Bada ma hooyadiinbaale Afqadhmuunayaal
@jamanuurdini6170
@jamanuurdini6170 5 ай бұрын
Adigu waxba ma ogid ee naftada hagaaji horta iyo maskaxdada
@crisaaq3877
@crisaaq3877 5 ай бұрын
Asc allow nooga badbaadi xasan gurguurte iyo muuse handaraab dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya 🇵🇸 🇸🇴 ♥ scw scw scw scw scw scw scw 😂scw scw scw scw 🇵🇸 free free 🇵🇸 free free Palestine 🇸🇴 ♥ 🇵🇸 guul guul guul 🇸🇴 dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo hogaamiye wadaniya alle ha inaga soo dhexsaaro insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥
@Kharyeuk
@Kharyeuk 5 ай бұрын
Waaad xanuun santahy wlhi manta ficilka uu xasan ka bixiyey ethopia dabinka ey nala dabacaneed in uu madaxweyne somaliyeed uu ka bixin laheed marka siyaad bare laga reebo
@user-ru1ee5bl7z
@user-ru1ee5bl7z 5 ай бұрын
Ala habarakeeyo sheekha
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 5 ай бұрын
Xasan shiekh maxamuud isga waxa kasta iska dhigay wasiir arima dibeed malah somaliya mid kle somaliy iyada ayaa tabacan aha xasan shiekh maxamuud isaga rabay inuu itobiya deked siiy xasan wuxubuu ka xanqaya inuu muuse la heshay marka hadii ana somaliy heshanan ciid kasta halkii laga helo ha lugu cuno🤔🫣🫣🫣😡
@user-yj7lu1zh9j
@user-yj7lu1zh9j 5 ай бұрын
Sheekhoow idin fahanay Emartka Djabouti u barya kk
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 5 ай бұрын
Uma jeedaan waxaa idinka buxaa Isaaqa Neceyb
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 5 ай бұрын
Munaafiqiin, xaasadiin cuqdad Somaliland/ reer sheekh isaaq diid aah for own selfishnesses reasons! Somaliland refuses to stay hostage for Djibouti & Somalia -Italian! Walahii I rather give whole Somaliland for free to Ethiopia, than Somalia - Italian get 1 inch of Somaliland!! We gone put somaliland interest first this time and sell our whole dame Red Sea if we want and no Munaafiq can say shit about it !😎#SOMALILANDFIRST2024
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 ай бұрын
Ninka waraysanayo wadaada Waa ninkii u gafay Askartii Soomaaliyeed ee tababarka loogu diray Eritrea wuxuu Ku tilmaamay askartaas inay u baahanyihiin dhaqan celin loo sameeyo oo aan dadka ay dhex galin Karin.
@YuusufAhmed-jl4ll
@YuusufAhmed-jl4ll 5 ай бұрын
ماشاءالله تبارك وتعالى وجزاك الله خيرا وشكرا لكم جميعا
@cadnaanessa3245
@cadnaanessa3245 5 ай бұрын
Odaygii ciise walaahay qoladii faqash waxay ka dhigeen condob ay isticmaalaan.
@hassanraghe8273
@hassanraghe8273 5 ай бұрын
Mudane,Rushku u baahna badda madow,Ruushku wuxuu geystaa maraakiib,barafka burburisa oo ku shaqeeya awoodda atom. Maraakiibtaas waxay joogaan ilaa iyo xuduudka Amerika ee Alaska. Dhukaas oo dhan waxaa daboolay baraf. Maraakiibta Ruushka barafka waa burburineysaa.
@saharachannel1600
@saharachannel1600 5 ай бұрын
UN waaye dhibka Africa
@Iphone20249
@Iphone20249 5 ай бұрын
Dagaalkaa iclaaminaysaan ee nin wadankiisii iyo badiisi kumamushay aa u iclaaminaysan insha allaah meelkalaydun kahelidoontan cuqubadiina wata idinlarogmatay aakagasheen somaliland anaga qalad calankayaga ugaynay oo qoomamaynay ogaada waxba isugumay keenjirin
@Luhaya832
@Luhaya832 5 ай бұрын
Mashllaa dadka caqon yahyn dhisan madi iyo diniba
@user-wx5xf4sf8n
@user-wx5xf4sf8n 5 ай бұрын
Djul cusuv oo hada ay geedo ku berreyso baa jira oo dhulka ay ku hanti rabta
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 5 ай бұрын
Walaalayaaloow ma saacadii qiyaame oo aysan dareemeyn dadka billaa caqliga ahi yaa ilaahoow ❤Waxaan maqli jirey quud aan jirin qoryo u guro kkkk bal xabashi eega caqliga iyo waxay Isasaartey kk
@jigjigayarshowroom9626
@jigjigayarshowroom9626 5 ай бұрын
bad somaalyeed ma jirto ee waa bada somaliland heshiiskan somalida ma khuseeyo ee reer somaliland ayuu ku tacaluqa, there is no somalia there is somaliland and somlia federalic whith 5 states.
@saadoali5930
@saadoali5930 5 ай бұрын
Ciidamada itoopiya waxay joogaan Somalia ee ka soo saara, hadii aad ku dhacdaan
@kamalabdulk4765
@kamalabdulk4765 5 ай бұрын
Waxa la yaab leh in orommadii uuska cabi jirtey soomaali laga celin la,yahey, talada aan bixinayaa waxa ey tahay in ladilo muuse Baddow iyo inta raacsan lana abaabulo 6000 oo wiil oo hargeysa ugu taga.
@hassanyare5433
@hassanyare5433 5 ай бұрын
Asalamucaleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu sheikh muxamuud Duliyadeyn , sheikh Abdirahman bashir iyo sheikh Hasan salaan kadib mudane Duliyadeyn waxaa kaa codsan lahaa in aad wareysiya noo kala qaado marka aad wareysaheyso mufakiriin si aan u helno Mufakirka iyo waxa uu xanbaarsanyahay oo dhameystiran iyadoo aan ladhexgaleyn fikirkiisa in su,aalo la weydiiyo maahane mahadsanid
@ahmedmaxamed7780
@ahmedmaxamed7780 5 ай бұрын
Sheekh abdaraxman waa siyaasi,aqoon yahan,aqli iyo xigmad badan waa raga aadka minimala ugu leh dawladaha asagoo kale musdambeedka dhiraandhirinta waxkasta oo dawladaas ku adkada
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 4 ай бұрын
Sheekh cabdi raxmaan dhagxaan buu tashkilya qabiil madax marey oo indha beelay aragti gaban 30 sano tiih ku jirey
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 4 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,8 МЛН
Sheikh Abdourahman Bachir - Himmad Sare Yeelo
1:06:04
Islam Djibouti
Рет қаралды 114 М.
Sheikh Abdourahman Bashir - Sidee loola dhaqmaa waqtiga fitnooyinka
57:40
Sheikh Abdourahman Bashir - Jacaylku manaqonaya xal ?
32:16
Islam Djibouti
Рет қаралды 482 М.