shaqo la'aanta Canada & Qurbaha | Xalka daawo

  Рет қаралды 20,486

Gelle Bashir

Gelle Bashir

2 ай бұрын

Salaam
Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
👉 My Website gellebashir.com/
👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5v...
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app/cx5hv7qvkv
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 136
@AbdirisakXasan
@AbdirisakXasan 2 ай бұрын
Zxp waan kaa qaadanay inoo soo badi dhiiragalintaan oo kale you are all best teacher
@ISCO-FILMS
@ISCO-FILMS 2 ай бұрын
Thanks my pro best adviser
@MOAbdirahman348
@MOAbdirahman348 2 ай бұрын
Mahadsanid ustad Allaha ka abaal mariyo.
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 2 ай бұрын
Our legendary 👑👏
@AHMEDMOHAMED-wh5ib
@AHMEDMOHAMED-wh5ib 2 ай бұрын
Thanks right now am learning software developer
@Jama3131
@Jama3131 Ай бұрын
Gelle Bashir waa KZfaqr wax laga faido Ma sha Allah
@GelleBashir
@GelleBashir Ай бұрын
Thanks wll
@sacdiyoahmedali4911
@sacdiyoahmedali4911 2 ай бұрын
Xirfado noomadan sheegin ustaad
@SuheybmaxamuudMaxamed
@SuheybmaxamuudMaxamed 2 ай бұрын
First ustd ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks
@Muslimeditor338
@Muslimeditor338 2 ай бұрын
ASC USTAAD GELE BASHIR WALHI WAXAAN KAA FAAIDAY MUUQAL AAD 2SANO KA HOR SOO DHIGTAY OO ADD KAGA HADLAYSO SIDA FACELESS KZfaq CHANNEL LOO SAMEYO HADANA WAN FURTAY ANIGOON SOOMALI KU HADLAYNIN HADANA MUUQALADAYDA WAA LA DAAWADA MASHA Allah ustaad sharaf iyo karaamo .. .❤❤❤
@queenliza596
@queenliza596 2 ай бұрын
Sidee walal views fican maheshaa
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 2 ай бұрын
Noo share garey
@user-lt2sv9yv4q
@user-lt2sv9yv4q 2 ай бұрын
thanks wn jeclahay in aan xir fadaas barto
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks wll
@IbrahimHagle
@IbrahimHagle 2 ай бұрын
Ustaad Gelle Guulayso
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks wll
@c.m.g3802
@c.m.g3802 2 ай бұрын
Xageen kaala soo xariiraa from Frankfurt
@HonKhalifSigad-dv8mf
@HonKhalifSigad-dv8mf 2 ай бұрын
Mansha Allah
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks wll
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks
@kingmaan1
@kingmaan1 2 ай бұрын
macalin admin ma ii noqonaysaa please😍
@cilmi.side4632
@cilmi.side4632 2 ай бұрын
Marka hore waa ku salaamay wll marka xigta waxaan ahay dadka kugu xidhan midkamida wll waxaa rabaa inaa icaawiso waxaa jooga magalada hargeysa 2022 ayaa waxaa rabay inaa iibsado corsi blogin ah lkn nasiib xumo iima suuro galin dhaqaali yari awgeed waxaa ahay qof qoyskiisa uwayn oo masuuliyada qoysku saarantahay marka waxaa si naxariisle kaga codsanaya inaa icaawiso waxaa ii awoodo lacagna ma rabo wll pleace wll ha dhayalsan hadalkayga aakhiro iyo aduunba abaala kaga hayna wll
@khaderabdi575
@khaderabdi575 2 ай бұрын
Gelle bashiir nin kudayasho mudan Wad kumahadsantahay dhirigalintada marwalba zxp
@ZaKariyeCumar-xn3ts
@ZaKariyeCumar-xn3ts 2 ай бұрын
Maaalin walba waaan fiirsadaaa muuqaaaaladaaada
@Peaceloverschannel3716
@Peaceloverschannel3716 2 ай бұрын
Mashallah
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks wll
@abdiqanirafiiq1417
@abdiqanirafiiq1417 2 ай бұрын
Waa runtii canada anigaa shaqolaan baahsan ayaa jirta 6 bilood ayaan shaqo raadinayeey haatan
@ZaKariyeCumar-xn3ts
@ZaKariyeCumar-xn3ts 2 ай бұрын
Marka adigana waaad iga caaawin kartaaa wll ilaahey dartiis wax iigu bar
@user-tr3hm7ik7t
@user-tr3hm7ik7t Ай бұрын
Course yada bixisiid sii personal ah ila soo xidhiidhi pls thanks
@SamiirMohamed-ef6pt
@SamiirMohamed-ef6pt 2 ай бұрын
Wllka inaa kula shaqeeyo jeclaan lahaa waxaan ahay video editor Ina iga aqbali doontid rajenaa mise dad kale Ina igu xertid insha Allah
@zaliimxigmaawi9499
@zaliimxigmaawi9499 2 ай бұрын
Asc wll waxaan ubaahnahay couse video editing ah
@maaslimmedia
@maaslimmedia 2 ай бұрын
Kaliya Ka Faaideeya Fursada Kaliya Kusoo Marta Maaha Inaad Wax Daawato Kaliya Lkn Waa Inaad Waxbdan baadhi kartaa Guulaysta Waxii Caawimo Ubaahana Waa Laydin Garab Qaban Qof kasta Oo aad Is dhahdo waxbaad ka faaidi hasugin hadda talo waydii laga yaabaa inaad fursadii noloshaada badalaysay aad ka hesho | Waad Mahadsantiin Dhamaan Inta Fariintan aragtay & Gelle Bashir
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Absolutely
@user-gq6uy2bt4s
@user-gq6uy2bt4s 2 ай бұрын
Wll waxaad ka soo hadashaa courses googleskill shop iya fa'idada ay leeyiin iyo sida loo barto. Madsanid wll.
@yakcoubmoha7947
@yakcoubmoha7947 2 ай бұрын
Guulayso kaab
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 2 ай бұрын
Xamaali gal markaa dalka ku cusub tahay ilaa 2 sano ugu horaysa xoogaa wax ka hel xirfado ku baro online markets maal gasho iska raaxayso 🎉🎉
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
aad iyo aad mudane
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
99% online markets are haram.
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 2 ай бұрын
@@niyaaladem how that's accurate bro ?
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 ай бұрын
Haram is haram even if everybody is doing it ​@cumarcabaaye856
@omaarali7490
@omaarali7490 2 ай бұрын
Am first person today
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks
@qaduurabinuqaduur2704
@qaduurabinuqaduur2704 2 ай бұрын
@@GelleBashir Uganda internet iyo Koronto la'aan Caqabad Dhaliyarta hortaagan weeyaan. Thank you for you advice
@ZaKariyeCumar-xn3ts
@ZaKariyeCumar-xn3ts 2 ай бұрын
Ustaaad waxaaan u baaahanahay course qiimaha ma haysto
@NajahIndho
@NajahIndho 2 ай бұрын
Waxan rajeynaya inaan guuleysto maanta waxan ku biirey caalamka Bitcon iso duceeye😂🎉❤
@user-eh6xg1oy9n
@user-eh6xg1oy9n 2 ай бұрын
Geelaw noo sameyo couro wax barasho ah bishii aan ku bixino lacak
@cabdullahimire170
@cabdullahimire170 2 ай бұрын
Ustadow somaliya ayaan joogaa report writing baana aad danaynayaa in aan barto, intee laga helaa baad isleedahay
@user-eh6xg1oy9n
@user-eh6xg1oy9n 2 ай бұрын
Asc wll geela waad mahadsanthy
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Ada mudan wll
@muusebixisnake9367
@muusebixisnake9367 2 ай бұрын
Axlm anigu waxan bartaa software engineering 😊
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 2 ай бұрын
sxb geele bashiir waad mahadsanthy xageebaan kaheli karnaa academic corses lagu barto
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
gellebashir.com
@asilimohamed7322
@asilimohamed7322 2 ай бұрын
What about your country yaab badanaa mid walbo wuxuu xayasiinayaa dal kale.
@MohamedOmarSiyaad
@MohamedOmarSiyaad 2 ай бұрын
Ustad waaad mhdsthy alh ku sharf
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Ada mudan wll
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks wll
@NuurAxmed-xv4vr
@NuurAxmed-xv4vr 2 ай бұрын
Dalkiina joga beeraha iyo xolaha dhaqda
@maxamed331
@maxamed331 2 ай бұрын
War ilka imikan jooga Uganda
@farhaanabdihaalim4564
@farhaanabdihaalim4564 2 ай бұрын
Ustaad xirfaha ugu fiican ee suuqa wngsan leh ee muhiim tahy inaaad barato noo soo sheeg 🙏🏼
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Next video insha Allah
@zakaria_abdi
@zakaria_abdi Ай бұрын
Sanadka soosocda f4 baan dhamaynayaa waxaan kufakarayay inaan accounting bilaabo aad baanan u jeclahay hadana waxaa iimuuqata in aduunku computer science uwareegay marka ila taliya sxbayl computer science ka miyaa kamustaqbal fiican accounting ka?
@mdd7492
@mdd7492 2 ай бұрын
Its very hard to find a job in Canada now
@saidmuse3138
@saidmuse3138 2 ай бұрын
Ninku been badanaa 30 sano ayaan Toronto deganahay dadkan safka ku jiraa Arday wadankan ku jooga Visa Student oo ka kala Yimid Wadada Hindiya ama Pakistan maaaha Soomali. Canada shaqo waa buux qof aan shaqo hayna ma jirto .
@mariyacali6541
@mariyacali6541 2 ай бұрын
ogaan buu u cayayaa haduu joogin yaa u sheegay shaqala'aanta
@footywrld268
@footywrld268 2 ай бұрын
kly ani markaa imaaday miya shaqo la aan dhacday wah
@shaaficisheenochannel8500
@shaaficisheenochannel8500 2 ай бұрын
Zxp sare paypal account soomaalia maka shaqeeyaa
@abdirahmaanhassan5481
@abdirahmaanhassan5481 2 ай бұрын
ustaad wan ubanhay course intee kala soxariraraa walal shaqo xamli wan kudalay isbadal ubahnaa
@NuuradiinMaxamed-fe4ci
@NuuradiinMaxamed-fe4ci 2 ай бұрын
Ustaad somalidu way iska madax adag tahee .ma iga cawinee .up aan lacag fiican ka sameeyo oo fudud
@MariamElmi-nb4jd
@MariamElmi-nb4jd 2 ай бұрын
asc wll miyaad joojisay course kii clickbank affiliate marketing. iisoo jawab Mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Haa wll courses oo keney booqo website kena Gellebashir.com
@truecomment3650
@truecomment3650 Ай бұрын
Beljim iyo urub inteeda badan waxay ahayd qaarada cayrta, ma shaqaa la helaa hada? ❤🇨🇦
@ibrahimabdinoor9074
@ibrahimabdinoor9074 2 ай бұрын
Asc ustad kenya ayan jogaa dukan ayan kashaqeya mudo kudhow 3 sano wax faido fican kumahayo online in an bilabo raba ustad xagen wax kabilaba oo skills kubarta waiting your reply Thanks❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
website kena gellebashir.com nagala soo xiriir wll.
@maxkamada-n2k
@maxkamada-n2k Ай бұрын
Chp sweatcoin ayey lacag iigu jirtaa maad iiga saari
@MohammedAbdo-tn8mx
@MohammedAbdo-tn8mx 2 ай бұрын
Canada Shaqo waa buuxdaa ..
@maaidamohamed647
@maaidamohamed647 2 ай бұрын
Xafiis somaliya kuma lihin ayaa lidhahy mrka numberka laso hadlay
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t 2 ай бұрын
Waa dad bilaa xirfad la'aana😢.
@mohamedabdimohamed9346
@mohamedabdimohamed9346 2 ай бұрын
Beentii oo run ah
@momindekk1
@momindekk1 2 ай бұрын
Sxbow cidna haysga sheegin line kaga qabow maxaa dhib ku galinaya
@khalafgeesi-lo6mf
@khalafgeesi-lo6mf Ай бұрын
Xasid ba tahy war dadka ha faaideystaan
@mohamedbulshaawi4668
@mohamedbulshaawi4668 2 ай бұрын
Ustaad web desing kwrn hadii aan bart
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Good skill weye wll
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 ай бұрын
Anaguna waxn is leenahy yaa ku geeya oo si fcn wax u baratid online business,oo marka wadamada reer western la joogo aad u fududdahy dhan kasta haday noqoto,lkn waa mar aad gaadhi weydo io mar aad garanweydo noloshu wllhi.
@queenliza596
@queenliza596 2 ай бұрын
Marka Africa ka baxdo aba online business ku fican
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 ай бұрын
@@queenliza596 Haa wllhi wll dadkani qalbiga ayey ka jiran yihiin.
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
aad iyo aad
@Kassimtechcom
@Kassimtechcom Ай бұрын
Sxb Canada 🇨🇦 aa joogaa ardayda ayaan ahay grad 11th igacaawi barashada technology iyo graphic design 😢 18 years old ayaan ahay .
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 2 ай бұрын
Anaa Belgium jooga shaqana ma haysto😂
@omarrabdihasan7758
@omarrabdihasan7758 2 ай бұрын
Hya waxan ahay studie waxan raba inan barda xirfad waxan jooga Somali kara ahan balda xawa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Absolutely wll
@abdihassern9859
@abdihassern9859 2 ай бұрын
Mr Gelle sxp halkee lagaga soo xidhadhayaa urgent ban kugu bahanahay
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Instagram ka
@user-en5os1my1t
@user-en5os1my1t 2 ай бұрын
Haay ustaad waxaaan ku noolahay balad hawa waa muhiim in aad xirfad barata mansha waaxaan jiraa 17 years old waxaan ku talinlahaay forex xirfadiida barta hadii lacag aad rabtaan❤❤ hassan abdi nasir xasan dubur
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 2 ай бұрын
Sxb forex igu soo orod ma ahan anagaa sanado kujirno sxb sare sxb aqoon aad ubadan ayaa loobaahanyahay sxb 2 years inkabadan lkn ma ahan meel aay lacag isla markiiba laga helayoh
@user-en5os1my1t
@user-en5os1my1t 2 ай бұрын
Waa sac waqti iyo aqoon wey ubaahan tahay 2 years 1 year wey qaadaneysa lakin you will profitable one day it need hard work
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 2 ай бұрын
@@user-en5os1my1t haaa sxb lkn waqti ayay qaadanaysaa dhalinyarada lacag unbaay usoo galaan messhaan lkn lacagta madax xanuun badan ayaa kahooreeyaa teeda kale lacagta badan ee suuqaan taalo adiga bilowga ah kuuma taalo
@user-en5os1my1t
@user-en5os1my1t 2 ай бұрын
Are you forex trader
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 2 ай бұрын
@@user-en5os1my1t yeah brother
@FarxanCumar-ef5sm
@FarxanCumar-ef5sm 2 ай бұрын
Ustaad aad ayaad umahasantahay intaas kadib waxaa Ka soohadashaa computer silverka lakiraysto oo Fecbook pageka loo isticmala qaab loo giraysto sidA loo isticmala ustaad daruuri ayaan u Ahay kasoo hadal arinkaas
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Ok
@MohammedAbdo-tn8mx
@MohammedAbdo-tn8mx 2 ай бұрын
That's more like a job fair than an employment agency. I don't know where that place is. But It isn't an employment agency 🤔 🙄 😕... trust me, I know.
@Ade_dirie
@Ade_dirie 2 ай бұрын
Ethiopia jooga $150 baa ku shaqeeya sxb lkn mustaqbalkeyga kama dhex arko 😮
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 ай бұрын
Ilahyow murad khyr qba hakgu badlo
@user-zv2ig8ti4o
@user-zv2ig8ti4o 2 ай бұрын
Walaal waxaan jogaa garowe waxaan rabey inaa u guuro dalka malaysia youtube furto madama ganacsi yahay laftisa youtubaro waaween oo ku cawin kara jogan marka software youtube lagu adit garaysto ustaad ii sheeg cup cat iyo pro labadaa Miyaa inaa sii Caban rabey
@abdisamadmaalim6303
@abdisamadmaalim6303 2 ай бұрын
adope pro isticmaal baro meel aad kabaratana waa ku haaya
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
fikrad fiican weey wll , youtube waa business
@user-zv2ig8ti4o
@user-zv2ig8ti4o 2 ай бұрын
Ok wl ii sheeg cup cat ama pro online
@andiali2256
@andiali2256 2 ай бұрын
bro xirfada cyber security muqal nagasosamey
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Well noted wll
@nextlevel4189
@nextlevel4189 2 ай бұрын
Maba yaqaane muxu ka soo sameyq 😂
@andiali2256
@andiali2256 2 ай бұрын
@nextlevel4189 Instagram coming soon
@matmat735
@matmat735 2 ай бұрын
Qofkasta Canada wuxu ka bilaaba meel hoose, kadib uu koraa.
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 2 ай бұрын
Fransiiska shaqo laan ka jirta waa sidaas
@ahmedalin
@ahmedalin 2 ай бұрын
XIRFADDA SHAQADA MEEL KASTA OO AAD JOOGTO WAXAA UGU HOREEYA IN LUQADDA WADANKA AAD JOOGTO AAD KU HADLI IYO QORI KARTO. MARKAA KADIB AYAAD XIRFAD BARAN KARTAA. XIRFADDA IYO LUQADDA, LUQADDA HOREYSA.
@al-bashirdermalclinic
@al-bashirdermalclinic 2 ай бұрын
Nio waxaa kaa qaldan dadka oo dhan isku wax ma daneeyaan, isku qaabna uma fekeraan waxa aad adigu kashaqayso ee aad guusha ka gaartay dad dadbaana xataa fahmi karin hadii sanado labarayayo xataa
@fathiomer4618
@fathiomer4618 2 ай бұрын
waa shaqooyinka GENERAL KA ee xamaaliga ee skill jobs mahan
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Haa xamaaliga sheegaya lkn skills maaha
@hassanabdi1984
@hassanabdi1984 2 ай бұрын
​@@GelleBashirshaqo la aan majirtee lakiin dhabatada jirto ayaa ah xirfad malhan
@MrQalay2005
@MrQalay2005 2 ай бұрын
YURUB CAYR BAA LA QAATAA EE SHAQO CIDNA MASHAQAYSO LAAKIIN CANADA ANAGAA JOOGNA HAL MAALINA SHAQO L AAN MA NOQON
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 2 ай бұрын
Soomaaliya ban ku go duu sanahy waxba nagama galin
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 2 ай бұрын
Maraykanka 3bil iyo badh ban bilaa shaqo ku aha warehouse uun baan raadinayay 😅
@CUMARXAASHIHIRAABE
@CUMARXAASHIHIRAABE 2 ай бұрын
Dadkan youtuberska ah e malin walba xirfad barta nagu haayo waa lagu wareeray. Ilaa hada ma heyno qof tilmaam sax ah na siiyo.
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
Ma aragtay marka la weeydiiyo waa xirfadee? Waxay ku leeyihiin website-keeyga soo booqo. Marka ayaa lacag kaa sameeynaya oo ku jajabsanaya. Wax yaabahan online lagu leeyahay 99% waa xaraan iyo tuugo. Xirfad hadii aad rabto in aad barayo oo qurbaha aad ku nooshay college-ka kuugu dhow tag, u dan sheego oo waxa aad jeceshay u sheeg Insha'ALLAAH weey ku caawin doonaan. Tan kale ganacsi hadii aad rabto wadadii UDGOONOOW RASUULKEENA MUXAMED raac, imaankana ku qab. Wixii intaas ka soo hara qashinka ku dar. Dugniin yaan lagu dardarin sidii waa hore Soomaali badan Muqdisha loogu dardaray oo la yiri forex baa wax kagu helaa.
@sacdiyoahmedali4911
@sacdiyoahmedali4911 2 ай бұрын
Sanadba joga shaqolaan ahay
@Qaniboytv
@Qaniboytv 2 ай бұрын
Wll KZfaq views iyo like igacawiya ❤️❤️❤️🙏
@NajahIndho
@NajahIndho 2 ай бұрын
😢😂😂
@user-kl2ek7lb5v
@user-kl2ek7lb5v 2 ай бұрын
Muhiimada muuqaalkaagan waa in adiga lacag laguu keeno, dad shaqadooda ayaad bahdilee taas bedelkeeda adigaa doonaya shaqo laguu soo doonto cajiib kkk, yaa ku yiri dadkaas safka kujira xirfad iyo aqoon malaha.
@waayaarag4623
@waayaarag4623 2 ай бұрын
Facebook ka soo hadal macalin
@dheylaalemedia8575
@dheylaalemedia8575 2 ай бұрын
Waxaan u baahanhy barashada CryptoCurrency which way can I get to learn online ? @Gelle bashiir please iso jwb
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Nala so xirir wll , website kena
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
$2000 Bil walba Ganacsiyo aan ka helay | 5 Business Ideas
11:32
Gelle Bashir
Рет қаралды 20 М.
Building a Second Brain 🧠 I Fikrad & Buug #43 I - @MubarakHadi
13:09
Nolosha Soomaalida ee Luxembourg 🇱🇺 Somalis in Luxembourg
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН