SIDA FACEBOOK LACAG LOOGA SAMEEYO SHURUUDAHA 2021

  Рет қаралды 17,756

Gelle Bashir

Gelle Bashir

Күн бұрын

• Somali Facebook Market...

Пікірлер: 43
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
instagram.com/gelle_bashir/
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 3 жыл бұрын
tun datu seri keep going boss
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks fiqi
@dheemandahirofficial9248
@dheemandahirofficial9248 3 жыл бұрын
Maaha allh wall tnx dhiirigalintaada allha kusharfo legend
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Adaa mudan wll
@dailycontent3955
@dailycontent3955 3 жыл бұрын
Sxb mahadsanid kaape wax badan kafaaiday muuqalkaan mahadsanid horay usoco wll qaali
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks bro
@apdirahiim5642
@apdirahiim5642 3 жыл бұрын
group lacag malaga sameeya
@Yt-One_1
@Yt-One_1 3 жыл бұрын
Walal geele Shurudihii waan dhamaystay Lkn luuqada aan wx ku tabinayo Lama ogola Mxd igula talin lahayd wll
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
luuqad kasta wuu ogal yahay Facebook ga wlle . malaha wax kale kaa qaldan
@Yt-One_1
@Yt-One_1 3 жыл бұрын
@@GelleBashir waan ku subscribe Gareyay wll Fb page aanka socdo hadad ledahay isheg wll
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
@@Yt-One_1 instragram kayga profile ka channel ka buu ku jiraa wll
@fanefriend3115
@fanefriend3115 3 жыл бұрын
Wcs wll maxaan kaloon u bahanahay sida application nada oo online games lacagta laga sameyona noogu soodar mhdsnd
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Alright bro
@waayaarag5658
@waayaarag5658 2 жыл бұрын
Daawasho bilaa waji ah baarabtaa uf
@naciimoofficial
@naciimoofficial 3 жыл бұрын
Masha alaah waxbadan kafaiday mardhowna kugusobiray
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Welcome wll Naciima
@hmhassan7909
@hmhassan7909 3 жыл бұрын
Ustaad Denmark hadaad joogtid maka sameenkareysaa
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 жыл бұрын
Anigu wan leyahy Facebook bage lkn waxad kaso hadsha sida Acuont logu xiro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok wlle
@jimcalemaxamed9224
@jimcalemaxamed9224 2 жыл бұрын
Jimcale maxamed
@xilkasofficial4959
@xilkasofficial4959 3 жыл бұрын
Sidee loola baxaa lacagta
@qeyremaxamed4751
@qeyremaxamed4751 2 жыл бұрын
Asc sxb
@apdirahmnalimohamed709
@apdirahmnalimohamed709 3 жыл бұрын
Walaal facebook group lacag malaga sameyn karaaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Haa wll. Products bn ku iibin kartaa dadkana kaa iibsan karaan.
@ubaxbeautyandcooking4960
@ubaxbeautyandcooking4960 3 жыл бұрын
Boowe shuruudo miyuu leeyahy sida youtube
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
haa wll
@acgoal2134
@acgoal2134 3 жыл бұрын
@@GelleBashir fadlan shuruudaha oo dhamaystiran isheeg zxp waliba watchtimeka hour miyay raban mise minute halkaa ikala cade bro
@somalidesigners6627
@somalidesigners6627 3 жыл бұрын
Dadka beenta kadaa
@harakoomediaxx6807
@harakoomediaxx6807 3 жыл бұрын
Dadka yaan lawaaline waxruna mahaysaan hadanatus hadiikaleyaahuu
@fadma638
@fadma638 3 жыл бұрын
waxbo ma inoo sheegin habka lacagta loo sameeyo
@harakoomediaxx6807
@harakoomediaxx6807 3 жыл бұрын
Majito lacag layska sameeyaa anaa kuwareeray ikadaaya beenta
@deeqoluul1650
@deeqoluul1650 2 жыл бұрын
Wllo sidee usameyaa beyjka fecbook
@freeknowledge2414
@freeknowledge2414 3 жыл бұрын
Ustaad waxaan u baahanahy page facebook marka video dawanaysid xayeeysinaha la soo dhex gasho
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
shuruudo ka horeeya sida in page kaaga uu 10 kun followers helo markas ba lagu fasaxayaa wll
@freeknowledge2414
@freeknowledge2414 3 жыл бұрын
@@GelleBashir ustaad waan sameeyey midaas Hadeerna waxaan arkaayey in shirkada facebook ga ay wadamo gaar ah ay u fasaxday lacag ka sameynta videoska wadamadaasna waa in ay videoga uu qofku soo galinaayo isla luuqadisa uu ku baxaa video gu
@kheyrkheyr8030
@kheyrkheyr8030 3 жыл бұрын
Ani xta fb page 11k followers ahaa hysta south africa ayana joga xyesiinta wa lo ogolyhy lkn maba garanayo qaab waxas loo smyo
@shekooyinkadunida6808
@shekooyinkadunida6808 2 жыл бұрын
@@kheyrkheyr8030 maka Cawiyaa Walaal qaali
@hiirale2042
@hiirale2042 7 ай бұрын
@@shekooyinkadunida6808legenow ani isoo qabo sxb adigoo mahadsan
@suubansmile9388
@suubansmile9388 3 жыл бұрын
wllo qali halkee lagaalaso xidhiidhi kara adigoo raali ah wllo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Instagram kayga ku jiro wll profile channel ka gaar ahaan “ About “ ka .
@mohamedxoriye6019
@mohamedxoriye6019 3 жыл бұрын
Sxb Geele Page kayga 10K wuu garaay sida Somalia Adoo jooga lacagta loogu furto noosheeg
Facebook Lacag Isoo Direy | facebook lacag ke samee
10:21
Gelle Bashir
Рет қаралды 65 М.
Sidee Facebook Lacag Oga Sameyn kartaa ?
9:54
Gelle Bashir
Рет қаралды 19 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Baro Xirfado bilaash ah | Google Certicate $20
7:53
Gelle Bashir
Рет қаралды 16 М.
lacagta tiktok laga helo
7:02
Gelle Bashir
Рет қаралды 92 М.
Ganacsiga Amazon sidee Loo Bilaabaa? - Part 1
17:56
Abdi Aar Podcast
Рет қаралды 14 М.
SIDEE FACEBOOK LACAG UGA SAMEYN KARTAA ?
15:13
Gelle Bashir
Рет қаралды 76 М.
Inta aadan Business Bilaabin daawo muuqaalkan | 5 Tallo
14:12
Gelle Bashir
Рет қаралды 10 М.
SIDEE FACEBOOK LACAG UGA SAMEYN KARTAA ? #Faallo #HosowPro
8:15
Facebook Monetization Review Time
6:38
Justice Chibuike
Рет қаралды 1,7 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН