Sida lacag loo diro | How to send money from abroad - Dahabshiil App

  Рет қаралды 29,620

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Halkan kala deg Application ka Dahabshiil.
3 da Lacag diris ee ugu horaysa waa bilaash fadlan isticmaaal Kode ( 3FREE ) markaad dirayso lacagta.
Play Store: bit.ly/3Ao8tEo
Apple Store: apple.co/3AQhSGr
Website: bit.ly/3CzPlGm
The first three transfers are totally FEE-FREE. Download Dahabshiil App and use the 3FREE promo code to make your first three money transfers fee-free.
00:00 Hordhac
01:57 Isdiiwaangelinta Applications ka
04:28 Sida Lacag looga Diro
07:56 Lacag ku shubida Application ka
10:01 Qaybta Daryeelka Macaamiisha
11:30 Promo Code 3Free
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
Businesses Email
( Consultzakariye@gmail.com)
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
#Dahabshiil #DahabshiilApp

Пікірлер: 90
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Bishan Biilka 3 jeer bilaa khidmad ku dir oo kala deg ama iska diiwaangeli lifaaqyadan hoose. Hana ilaawin inaad Code ( 3FREE ) geliso markaad dirayso. Play Store: bit.ly/3Ao8tEo Apple Store: apple.co/3AQhSGr Website: bit.ly/3CzPlGm
@munasarmmn8740
@munasarmmn8740 Жыл бұрын
Ustaad number Hormuud ah Wax ma uga diri karaa mase waa only telesome
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
@@munasarmmn8740 ma fahmin suaasha walal ii yara faahfaahi?
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye numberka laydinkala soo. Ii sheeg wlo alaab ayaan turkey uga baahnaayee
@munamohamed470
@munamohamed470 Жыл бұрын
Wllo su,aasha aan ku waydiiyey fadlan iiga soo jawaab
@mustafasaalax8384
@mustafasaalax8384 Жыл бұрын
Dhib baa iga haysata aniga mar walba samaysan is iraahda igu ad kaatay
@deenahspace7754
@deenahspace7754 Жыл бұрын
Woow that's amazing 👏
@juzuph4075
@juzuph4075 Жыл бұрын
Nabi mahmed NNKH wuxu dhahay:[qofki ka farxiya walalkisa allah ayaa ka farxinaayo subscribe iga farxi walal 💔
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
xalay buu i dhibay ...sax sax
@mahdiosman1852
@mahdiosman1852 Жыл бұрын
Thanks sheekh E-Tawakal baan isticmaali jirey kan ma arag waanse tijaabin I.A 🙏
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
InshaAllah walal
@rocksh7750
@rocksh7750 Жыл бұрын
Aad bad umahad santahay wll❤
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 Жыл бұрын
Sakeriye wax faaiidu umada uleh baad nala wadaagtay mahadanid waan kula soconayaa
@Funny_moves
@Funny_moves Жыл бұрын
Fadlan isoo jawaab wll
@maxamedmaxamuddaahir1952
@maxamedmaxamuddaahir1952 Жыл бұрын
Zxpkay 1.Maxamuud fayl iyo 2.cabdi biiq Ayaa leh Dahabshiil group hambalyo Wabillahi tawfiiq Degmada sheekh 🔺️💢👆👆👆👆👆💘💘💘💘💘
@abrahamweldetnsae6730
@abrahamweldetnsae6730 Жыл бұрын
Hello its very interested teaching thank you very much I want ask questions if I want cancel its possible any time thank you
@yasiinmahamed8261
@yasiinmahamed8261 Жыл бұрын
InshaAllah Guuleyso geesi.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid walal
@user-pw2mj1ee7e
@user-pw2mj1ee7e 4 ай бұрын
Side kenya lacag logu so diri karaa appka dahabshiil 🙏 walal
@Ahmed47.34
@Ahmed47.34 Жыл бұрын
My brother, can I open an account while I am residing in Somalia and transfer the money to myself through the visa?
@hawashait3260
@hawashait3260 Жыл бұрын
Jeg er fra Norge (Gjøvik) det er bare tull.
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 Жыл бұрын
zakariyow Zxp Waxan rabay inan ku wadiiyo Side appkan lacag logu diri kara Eth. qasatan Deeganka Somalida adigo isticmalayo appka Dahabshiil Waxad kasoo samaysa Muuqal bro?
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 5 ай бұрын
wllo iso shega ani kenya joga side somali lacak ugu dir kara iso jawaba 😢
@mohamudibrahim2425
@mohamudibrahim2425 3 ай бұрын
Asx saxip
@thelionking6550
@thelionking6550 Жыл бұрын
Mudane mahadsanid lkn dhibka jiro wuxu yahay xarumaha yurub ee kuledahay ma badno dahabshiil lacala hadii saxib lacag iso diro dalki jogo ama yurub xarun lacagtoda laga qato wey yartahay waxa fican inee sameyan card bank 🏦 thanks mudane si aan ugu marano bank 🏦 reer yurub wax walbo anaga is kugu filnano somali ahan
@kulan2833
@kulan2833 Жыл бұрын
WadmahadsantahaY Gudomiye. Lkn Minnesota. Residential state kuma jirto. Say wax ujiran. Data. Madhamaystirno miyaa. ?
@OhthatJask-tz1vb
@OhthatJask-tz1vb Жыл бұрын
Whare are you I'm in jordan I can't find sander???? Please help.
@kadiyekadiye9531
@kadiyekadiye9531 6 ай бұрын
Account-gayga Bangiga sidee ugu ogalaadaa miyaanay halis ahayn?? Qofka wax aan u diray waa inuu somtel leedahay soo maaha??
@timeforbinaryoption7715
@timeforbinaryoption7715 Жыл бұрын
Thanks bro
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal
@mohaan468
@mohaan468 Жыл бұрын
Asc wll qof dubai jooga lacag ma iigu soo diri karaa applicationkan
@saaraabdi4842
@saaraabdi4842 Жыл бұрын
Abowe wax bdn ba ka faaidnay Waan isticmaala appkan
@seynabmaxamed172
@seynabmaxamed172 Жыл бұрын
Wad ifududesay
@sumiish-fw8mx
@sumiish-fw8mx Жыл бұрын
in aad laf dahabshiil haysato b wajib ah somha🥺
@abdibashir192
@abdibashir192 Жыл бұрын
Waa tabcaan waanba ku wareeray paysii baan si dhib yar uga dirsataa mahad eebe
@abdullahimoktarali365
@abdullahimoktarali365 Жыл бұрын
Wll qof somali jooga ma isticmaali karaa.
@mohamedhassan9896
@mohamedhassan9896 Жыл бұрын
Haddii loo diraha oo aan rabo in uu lacagta toos u qaato uu joogo magaalo aan liiskan ku jirin maxaa la yeelayaa?
@alimohamud2845
@alimohamud2845 Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay walaal mar walbo sida aad arimaha noola socodsiiso
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan walal
@abdijabarabdillahi3223
@abdijabarabdillahi3223 Жыл бұрын
wlal Ausweis malobahanyhy Marka lcg latirayo
@abdiesmail275
@abdiesmail275 Жыл бұрын
Amazing video brother but I wanna ask u a if I can go online shopping using this app , I will like you to respond as soon as you can thanks
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
No brother you cannot do shopping but can transfer funds to 80 locations around the world. Is Remittance App.
@Somali-Network-Marketer
@Somali-Network-Marketer 4 ай бұрын
Waad ku mahadsantahey Walal Sida waafiga ah eed xogtan usoo gudbisay. Walal waxad ii yar xaqiijisa-Qofka Yurub lacag kasoo diraya ee Dahabshiil Money Transfer isticmaalaya Bank Account-ka uu ku xidhanayaa maka Dahabshiil uunba Mise Xita Bank Account-yada kale wuu ku xidhan karaa oo lacag waa kasoo diri karaa? Jawaabtada aad baan ugu baahanahey Walal. Mahadsanid Bro
@kadiyekadiye9531
@kadiyekadiye9531 3 ай бұрын
Laakiin loo diraha waa inuu somtel dahabshiil leedahay soomaaha?? Kawaran Puntland, Zaad Xamar, q 1xpit Kenya , m pessa??
@somalifun9317
@somalifun9317 Жыл бұрын
Inta aan arkeyn shirkada Taag marabno dahabshiir
@user-ut2nv1ws5b
@user-ut2nv1ws5b 7 ай бұрын
Walaal account details ismaa soo baxayo , information sax ayan geliyay lkn account details ma arko
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp 5 ай бұрын
Lacagtaydii wallet ma ku dirsan karaa
@aminaabdullahimohamed2943
@aminaabdullahimohamed2943 Жыл бұрын
Inaan bank dahabshiil furto uma baahni miyaa
@kadaribra2068
@kadaribra2068 6 ай бұрын
Asc lacag ma ku urursan kara ??
@afrahap4406
@afrahap4406 Жыл бұрын
Asc
@Quran-onlie
@Quran-onlie 3 ай бұрын
Wll qof faracis jooga mu iso diri kara
@balqiis3164
@balqiis3164 Ай бұрын
Walal anaba kubwarer iska diwan galinta dahabshiil malamahan odhan marna waso dajiya marna wa iska tura😂😂 majiran dad naga cawinaya hadi lobbahdo?
@alimohamud2845
@alimohamud2845 Жыл бұрын
I tried to download the app but not available for my device. Please any advice on how to do it
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
You have to be in Europe or USA Canada etc to download and use this app.
@abdiazizmohamed4035
@abdiazizmohamed4035 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye what about somalia it’s not available
@ArtanDesin
@ArtanDesin 9 ай бұрын
Narration mxaa lagu buuxinaa marka lacag Aan dhiganayo
@munamohamed470
@munamohamed470 Жыл бұрын
Asc zakeriye wllo wzxaad ka soo hadashaa sida website xayeysiin ah lagac looga sameeyo fadlan muuqaal nooga soo samee
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Wcs walal website noocaas waa dhib badan yihiin waxaana ku badan Scam ama xogtaada walagu xadi karaa badina been bay ka sheegaan lacagta laga sameeyo. Kugulama taliyeen ma jirto aduunoa wax iska fudud oo daawashpo lacag looga sameeyo. Kuwa xataa xaqiiqada maalintii oo dhan hadaad daawato waxaam 5 dollar gaadhayn ayaa laga sameeyaa ee wax wakhtiga uga fiican hala geliyo.
@munamohamed470
@munamohamed470 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye wllo aan kuu sheego sababta aan u doonayo waxaan abuuray website waxaana qoray 27 maqaal kuwaasoo ka hadlaya kubbada cagta weli wax domain name ah ma iibsan bal wllo arinkan maxaad ka leedahay ama maxaad igu soo kordhinlahay wllo adigoo mahdsan
@Kampala05
@Kampala05 Жыл бұрын
Lacagta qofka sida logu diro Nama tusin
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
Asc wlo sakariye waxaad ii sheegtaan numberka aad whats appka ku isticmaashaan alaab ayaan u turkey uga baahnaayee
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
Iisoo sheeg number what’s app aan alaabta idiinku soo diro
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Жыл бұрын
Kkkk
@zackhussein6910
@zackhussein6910 Жыл бұрын
Ustaad sidee loogu shubi kartaa lacagta marka hore
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Walal daqiiqada 07:56 ka fiiri sida lacag ta loogu shubo top up.
@zackhussein6910
@zackhussein6910 Жыл бұрын
Haye
@munasarmmn8740
@munasarmmn8740 Жыл бұрын
Charge meeqa waaye ustaad
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
The first three transaction waa Free isticmaal code 3FREE si bilaash u dirso walal
@OhthatJask-tz1vb
@OhthatJask-tz1vb Жыл бұрын
Can you please spoke in English
@awaleaden6206
@awaleaden6206 Жыл бұрын
Usa 🇺🇸 maku shaqayna??
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Haa waaku shaqaynaya sifiican weliba
@fadumohassan5715
@fadumohassan5715 Жыл бұрын
Very sad, state keyga lagama helo.
@osmanilmi137
@osmanilmi137 Жыл бұрын
Waan arkey lkn xamar ama muqdisho? Malahan soo mahan? Waa ........
@osmanilmi137
@osmanilmi137 Жыл бұрын
Markii xamar lagu soo daro noo soosheg? Ama muqdisho
@baromacdangoldandgemstons4044
@baromacdangoldandgemstons4044 Жыл бұрын
sidee loo bartaa macdanta dhulkaaga hooyo ( minerals gold and gemstones) kzfaq.info/get/bejne/orZop62gnNu1hmQ.html
@xikmadhaldle6019
@xikmadhaldle6019 Жыл бұрын
Dahabshiil waa seexatay customer kiina waa laagaga fiicnaaday sorry mar horaa loobaahna applicationka
@ahmedyasin6796
@ahmedyasin6796 Жыл бұрын
Wllo ma Taaj baa suuqa ugu Badan oo la isticmaalaa?
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp 5 ай бұрын
Soomali ma ogola
@ugaasali8554
@ugaasali8554 Жыл бұрын
Waxani Identität bu kugu dawakhinaya waa fuck
@cali4484
@cali4484 Жыл бұрын
Its scam. They are fraud 👎👎👎
@ikraandaahir342
@ikraandaahir342 Жыл бұрын
Sanadka soosocda2023noosasheeg
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 89 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 349 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 19 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН
Habka Lacag Dirsashada Appka Transfer Galaxy.
3:38
Transfer Galaxy AB
Рет қаралды 16 М.
ADEEGA PAYSII
1:02
ANZAl TV
Рет қаралды 11 М.
TELEPHONKAGA KA DHEX DIRO SI FUDUD PAYSII 2022
21:24
somali media of minnesota
Рет қаралды 8 М.
BACDA BIYAHA DHAAMKA BALIYADA LAGU QABTO WARBIXIN
8:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 23 М.
WIFI EVC PLUS KU ISTICMAIL MOBIL DUNIDA MESHA KA JOOGTO?
9:48
CabdiNaasir Technology
Рет қаралды 4,4 М.
Sida lacag loo diro lacag| Transfer Galaxy
2:01
Transfer Galaxy AB
Рет қаралды 6 М.
DAAWO QIIMAHA XOOLAHA CIIDA CARAFO SACUUDIGA LA SIINAYO 😱
9:15
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 19 М.
5 QALAB OO WERSHAD SAAMBUUS KU BILAABI KARTID - Samosa Business
10:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 13 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН