Sida Loo Qoro Qorshaha Sanadka Cusub!

  Рет қаралды 26,281

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Muuqaalkan waxaan kusoo bandhigayaa sida aad u qoran laheyd ahdaaf ama yoolal sanadeed islamarkaana mobile-kaada oogu keydin laheyd adigoo waliba waqti u qorsheynayo. Hoos qeybtaad rabto ka daawo.
0:00 Hordhac
1:26 Cilmi Baaris
5:43 Soo Qaado Qalin iyo Warqad
8:53 Mobile-ka Ku Qoro
12:55 Mobile-ka Ku Waqtiyee!
Mahadsanid.
Kala soco Qoraalada:
www.abdiwali.com
Igalan soo xariir:
abdiweliqalif@gmail.com

Пікірлер: 108
@abdallaawil
@abdallaawil 2 жыл бұрын
80% ayaan ku guuleystey checklist gii 2021. 2022 waan qortey Allaha iirumeeyo.
@Buugtel
@Buugtel 2 жыл бұрын
M. A Ustaad Abdiwali Allaha ku barakeeyo. Yoolalkaada hala haadeen sifooyinkaan. (SMART) Straight - Waa inuu qeexanyahay Measurable - Waa in lacabiri karo Achievable-Wa in lagu gulaysan karo Realistic - Waa inuu macquul yahay Time- waa inuu waqti leeyahay Adigana waa in sadexdaan lagahelaa. 1. Go'aan 2. Dulqaad 3. Joogteeyn
@abdullahiabdiazizmohamed7680
@abdullahiabdiazizmohamed7680 2 жыл бұрын
1 hadaf ayaan lee yahay kaasneh waa barashada luqad qalaaad ( chinase ) 4 bil ayaa ka soo wareegaray waqtigaan bilaabay , maalin walbaa percentage ayaan ka partaa hda 4 bil gudohooda 40% wn ka bartay next four months waxaan xaqiijin doonaa ugu yeraan 40% inshaa Allah. Kuxirnaanta rabbi kadib Joogtayn iyoh sabarka ayaa wax walpa ku gaari.
@hayaanacadmey
@hayaanacadmey 2 жыл бұрын
1.SMART GOALS:- ●Simple. ●Measurable. ●Action Orientation. ●Realistic. ●Time limited. 2.SWOT ANALAYSIS:- ●Strength. ●Weakness. ●Opportunity. ●Treats. ◇Muhiimaddu waa inaad Wax un ka fahantaa walaal◇💯❤
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
Ma sida loo so gabiya markaa
@updynoorabdiqadir1283
@updynoorabdiqadir1283 2 жыл бұрын
yasalaam ustaaad mahadsanid
@abdifatahofficial4931
@abdifatahofficial4931 2 жыл бұрын
Wa mahadsanthy wll khayr alle haka siyo
@mubarakadan6461
@mubarakadan6461 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdiwahabhalane3486
@abdiwahabhalane3486 2 жыл бұрын
jazaakalahu Kheyran Ustaad Cabdi wali Allaha ku siiyo Cilmi iyo Caafimaad waalidiinta Dambi dhaaf Allaha ugu dhigo iyo intaad jeceshahay waan ka faa iiday runtii Barnaamij yada aad noo soo gudbisid mar kasta gaar ahaan sida yoolalka loo dajiyo
@mahadsharmake4395
@mahadsharmake4395 2 жыл бұрын
Aaad bd mahdsnthy ustad jazakalah
@mohedrashed8403
@mohedrashed8403 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad ILAHAY haku xifdiyo🤲
@mohmedamin9440
@mohmedamin9440 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@engjamaal426
@engjamaal426 2 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad Abdiwali Khaliif غفره الله للك ولوالداك
@mahrudiinchannel6900
@mahrudiinchannel6900 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@user-th1el6pf5i
@user-th1el6pf5i 2 жыл бұрын
Jazaakallaahu khayr Ustaad
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 2 жыл бұрын
Shukran ustad
@mohamedadow5780
@mohamedadow5780 2 жыл бұрын
شكرا أستاذ وجزاك اللّٰه خيرا
@abdaljoseph7480
@abdaljoseph7480 2 жыл бұрын
Ilaah ha ka abaal mariyo ustaad ilaa 2019 waan kula socda runti abaal marin sharfeed ba mudan tahay ilaah hakula garab galo hamigaaga🥰👍
@amiinriyaad2628
@amiinriyaad2628 2 жыл бұрын
جزاك اللهُ‎
@xmnofficial4700
@xmnofficial4700 2 жыл бұрын
Jazakallah ustaad aad ayaa ugu mahadsantahy.
@Najmadhool
@Najmadhool 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad illaahay hanoo hirgaliyo yoolalkeena
@saidali9598
@saidali9598 2 жыл бұрын
Aad ayaad NOO Dhiirigalisa UstaaD ❤️🙌
@cabdixayi108
@cabdixayi108 2 жыл бұрын
Shukran wll
@hamdiali1156
@hamdiali1156 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalo wax badan ayaan ka faiday
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 2 жыл бұрын
Mash allh ustaad abdiweli khaliif
@faromohamed6588
@faromohamed6588 2 жыл бұрын
Thanks ustaad ⁦❣️⁩⁦❣️⁩⁦❣️⁩
@ahmedzaki1894
@ahmedzaki1894 2 жыл бұрын
Mahadsanid 🙏
@sahalsaafi697
@sahalsaafi697 2 жыл бұрын
Sanad waliba waxa uuleeyhy dhibaatadiisa .imtaxaankiisa taasina waa tan naloo abuuray inshaa llaah waxaan rajaynaynaa in uu illaahay inoogu dhigo sanadkii lagu guuleesto lagunasto hadafyada aynu dhiganaynana illaahay in uu inoo hirgaliyo waadna kumahadsanthy kanaalkayga ustaad allaah haku barkeeyo lataliyaheena mahadsid
@axmedciise1907
@axmedciise1907 2 жыл бұрын
Masha Allah waa mahadsantahay.
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo Wll big respect my brother allaya cisak
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad ilhy ha ku barakeeyo casharadan aad halkan nagu siiso jamacdaha aan lacagta ku bixino xitaa kama helno Guul iyo baraaro ku rajan
@faatimajamaaal6456
@faatimajamaaal6456 2 жыл бұрын
Shukrn mclin Abwali ilhy hakaa ajar siiyo Full respuct❤
@osmaan210
@osmaan210 6 ай бұрын
29/dec/2023 Malintaan dajisty qorshahyga 2024❤ alla ha igu guuleeyo
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
Thanks alot dear teacher
@Abdinoor51
@Abdinoor51 4 ай бұрын
Wallaahy waa talo aad iyo aad u fiican waxaan leeyahay ilaahay hakaa abaal mariyo
@abokorkeise1011
@abokorkeise1011 2 жыл бұрын
Great man 👍
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Maashaa alaah maanta maalin aad ka fiicanahay waligay ma arkin
@saynscom9566
@saynscom9566 2 жыл бұрын
Alxmd inaan sameeyo qorshe sannedeed waa ku guulaystay waad mahdsan tahy ustaad jasaaklaahu khadr alle hakada abaaliyo .anagan hanoogu anafaco talooyinkaaga
@susanabdaleh3053
@susanabdaleh3053 2 жыл бұрын
Mashaallh wxbadan kafaidney mhdnid
@shaficijimcale6120
@shaficijimcale6120 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@faadumomohamedahmed8377
@faadumomohamedahmed8377 2 жыл бұрын
Manazllh allah ha ku barakeeyo
@abdalaali6591
@abdalaali6591 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin qaali Alla haku sharfo 😊. Si' fcn baad udhigtay, waxa u muhiimsan aan ka fa'iday muuqaalka waa application-ka Google calendar.
@hassannurhassan7924
@hassannurhassan7924 2 жыл бұрын
Masha allah teacher don't tire to teach something new and allah save you
@abdullahihassanabshir540
@abdullahihassanabshir540 2 жыл бұрын
Allah ku xifdiyo
@halimaahmed616
@halimaahmed616 2 жыл бұрын
Asc mashaa Allh
@khadarsiciid4761
@khadarsiciid4761 2 жыл бұрын
Thanks our teacher
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 2 жыл бұрын
Masha allha ustaad aad baa doonayeye
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
allah yaxfadka akhii
@artsacademy2896
@artsacademy2896 2 жыл бұрын
Thank u so much you helped mee😊😊🥰
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 2 жыл бұрын
MahadsaniD ustaad Alle haka abaal mariyoh
@sandheeredigitall
@sandheeredigitall 2 жыл бұрын
5 Hadaf oo Muhiim ii ah ayaa ii Qoran ilaahayoow igu Guulee aammiin
@Maxamedamiin4
@Maxamedamiin4 2 жыл бұрын
M.a ustaad alle haku sharfo
@hafsiinasaiid
@hafsiinasaiid 2 жыл бұрын
Jazaakalaah ustaad
@hamzeburcaawi7917
@hamzeburcaawi7917 2 жыл бұрын
Jasaakalaah alle hakubarakeeyo
@aweisyusuf4717
@aweisyusuf4717 2 жыл бұрын
Masha allaah waa ku mahad santahay
@iimaanbare8559
@iimaanbare8559 2 жыл бұрын
Aniga mrkn heerka koobad ee jmcda galay ayaanba bilaabay inaan wax aqriyo waxna xifdiyo school maqaan SI aan ku baasi jirey hdana qish ma aqoon, jmcdana kaliya waxaan hbn iyo Malin aqrin jirey exam bil ka hor alhamdullah A ayaan uga baxay jmcda. Lkn waxay indhaha Ii furmeen mrkn bilaabay keerka labaad jmcda kana Soo tagay wadankii waxan ogaaday iney ahayd environment waxa saamaynka kenayey inaan wax aqrin ardayda classmate hda waxay library Soo galaan 1saac subax nimo waxayna kabaxaan waqtiga la xiraayo library oo ah wakhtiga maqribka waxaan aad ula yaabay inta saacadood ee ay wax aqris ku aadanayaan ayaga waadad aan Muslim ahayn oo sacaalad aadayn kaliya waxay maktabka kabaxaan wakhtiga qadada. Kadib ayaan anigu nafteyda canaantey oon jeclaystey inaan Time table samaysto alhamdullah 2021 wuxu igu dhamaaday SI nidaan ah. Kohor intaan wadanka joogay nolashayda buug intaan bilaabay madhamaysan
@yahyemahamett3619
@yahyemahamett3619 2 жыл бұрын
Macalikayga 💕
@nasraabdrisaq8478
@nasraabdrisaq8478 2 жыл бұрын
The best teach
@abdullahifarah
@abdullahifarah 2 жыл бұрын
Adaa mudan wll qaali wallaahi
@ifrahahmedkaaki8481
@ifrahahmedkaaki8481 2 жыл бұрын
Allah ku bara keeyo wd no fa ideysay
@muhsinnaji1826
@muhsinnaji1826 2 жыл бұрын
Maacalin ilahey hagaa abaal mariyo shukran lkn macalin video inoga saame Sanadga qaabga qabga quranka lobaran kaaro sifcn ama kutubta gale islamka
@mohamedyasinwiilsoomaliyee4412
@mohamedyasinwiilsoomaliyee4412 2 жыл бұрын
M.a macalin
@mohammedbashiirhassan92
@mohammedbashiirhassan92 2 жыл бұрын
Jisakallah qeyr
@maxamaqoslaye8896
@maxamaqoslaye8896 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad wamahad santahy sida fican aanogu sharaxday ahdaafta nolasha sidan melfican ugagari lahayn kolley ilama ahan in hoyshas laqabanayo yar moyane maxayelay wixi markan kudhaqaqno meshoda ban ugataknaa oo sima wadikarno .marka waxy ubahan tahy dadal iyo judi farabadan
@studywithbii
@studywithbii 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay
@mohammedabdi8479
@mohammedabdi8479 2 жыл бұрын
Insh allh
@maanoowcabdi4421
@maanoowcabdi4421 2 жыл бұрын
Waa mawduuc muhim ah wll
@abdallajama4832
@abdallajama4832 2 жыл бұрын
Mashallah ustaad allaha kubara keeyo waan bilaa wayaa I.a🥰
@abdikarimmiremohamed6800
@abdikarimmiremohamed6800 2 жыл бұрын
Aniga waan ku wareeray ustaaad talo ayaan kaga bahnahay hlkeen kala soo xiriiraa
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad ilaahay haku barakeeeyo mahadsanid.
@Hosssam01
@Hosssam01 2 жыл бұрын
Masha allah macalin mahad sanid (jazakalahu khayr) Macalin waxaaan jeclaaan lahaa inaad ka soo hadasho Mixnooyinka waxbarasho ee sanadkan la bilaabi karo ,hadaad awoodi karto insha allah
@ridwaanyuusuf7688
@ridwaanyuusuf7688 2 жыл бұрын
Waa rajeehaa inoo ka soo hadlo
@muunamuuss9386
@muunamuuss9386 2 жыл бұрын
Inshallah waan gaadhi 🙁
@nimoaliaboubakar5341
@nimoaliaboubakar5341 Жыл бұрын
Ya daawanayo bisha 8aad
@hayadali8383
@hayadali8383 2 жыл бұрын
Salamu alaykum walaal please i need your help.
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
Wll abdiwali smart iyo swot maxaa loo so gaabiyay
@user-vi3if4fm3t
@user-vi3if4fm3t 2 жыл бұрын
Wa mahadsan tahy ustaad Waxa kaso hashaa Fahanka iyo xifdiska waxa lagu kordhiyo
@haw_6060
@haw_6060 2 жыл бұрын
Hagaag
@AbdullahAli-xh9gk
@AbdullahAli-xh9gk 2 жыл бұрын
Ustaad waxaan kugula noolahay qatar 🇶🇦 in badan ayaan KULA SOCDAY inuun hadaad wakhti ii heli karto isoo qor gmailka ama emailkaga fadlan
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 2 жыл бұрын
Asc ustaad kutubta diiniga gadaashada kamuuqdo nalasoowadaag
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay wl runtii wax badan baan kaa faaiiday maanta oo Ap ku 1 kayahay
@cabdiraxmanmacalin8031
@cabdiraxmanmacalin8031 2 жыл бұрын
M.a
@somalisaynis6204
@somalisaynis6204 2 жыл бұрын
Hadaan bulshada oo dhan maamuli lahaa 5b subscribe ayaad ku gaarsiin lahaa
@ahmedzaki3695
@ahmedzaki3695 2 жыл бұрын
Ustaad mel lagalasohariri karo majirta?
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 жыл бұрын
Wll abdiwali muqaladada aad udheer dheeryihiin marka wll isku day inaa 10 daqiiqo kabadan please kan hada waa muhiim Co ahana waa udhagaysan kartaa lkn kuwa kale soo gali donto daqiiqadaha yasan dheeran adoo mahadsan
@djamaibrahim8551
@djamaibrahim8551 2 жыл бұрын
Walahi sanad kan waa kii aan dib uu dhalandono 4 hadaf waaway all this year insha allah waano sanadka 2023 gul gul gul dhaman waxwalba hada book ayay kujiran waxbadan ayana isko saxay ee ducado waa dhankoda
@asmadeeq4891
@asmadeeq4891 2 жыл бұрын
Alle haku rumeyo huno
@saadoaadan6191
@saadoaadan6191 2 жыл бұрын
Asc
@saadoaadan6191
@saadoaadan6191 2 жыл бұрын
Ok
@hudeyfeyusuf16
@hudeyfeyusuf16 2 жыл бұрын
akhii waxaan rabi kuliyada cilmi nafsiga ayaan macluumaad ooga baahanahay iyo baaylootnimada mhad sanid
@cqanibiixi7924
@cqanibiixi7924 2 жыл бұрын
Dharaaro ayaanu sugnee masoo dhaqacay qorshaha kii siday
@hamdiali1156
@hamdiali1156 2 жыл бұрын
Day qof wax barshada wayni ku bilabeyso ey diyar u tahay intee ka bilabeysa cado aqris caado qoritan fahnka
@kunneyare9407
@kunneyare9407 2 жыл бұрын
Aniga ahaan waan ku daalay marar badana waa ku celceliyay hadana waxwalbo isma badalaan mana aqaano waxan sameeyo
@nasriina3355
@nasriina3355 2 жыл бұрын
Dhaqamadaada marka hore wax ka badal 1. Hadii habeenkii dhafri jirtey hadda ka bilaaw inaa dhaqankaas iska goyso 2. Subixii waqti hore kac oo qofkii salaada subax ilaaliya waqtigeeda wax walba wey u fududaanayaan 3. Goaan hadaa gaarto alle kaalmeyso oo duc3yso si uu alle kuugu fududeeyo 4. Waqtigaaga uga faaiideyso wax walbo oo ku anfacaaya ha noqdaan mid aduun iyo mid aakhiro. ( waxbarashada diinta inaa xooga saartid, midda maadigana inaa barato) #Hadii waqtigaaga si wanaagsan uga faaiideysatid oo ilaahey na aad kaalmo weydiisato waxaa hubaaal ah inaa guuleysaneyso.
@shuceybabdirahmanabdulle3324
@shuceybabdirahmanabdulle3324 2 жыл бұрын
M.a utatad Allah ku barakeyo, Kaftan: mobile ka malaxadi karoo😁 Book not ma kasii fiicano
@cabdixafid1220
@cabdixafid1220 2 жыл бұрын
Hhhhhhhkkkkkkk
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Жыл бұрын
Waxaa isoo jiitay markaad tiri raaliglinta rabigeen Ileen aduunyo macno malaha Waa mataacyar
@MohamedAhmed-vq5pi
@MohamedAhmed-vq5pi 2 жыл бұрын
Booqo chanalka sida noloshaada qorsho loogu sameeyo
@MohamedAhmed-vq5pi
@MohamedAhmed-vq5pi 2 жыл бұрын
Dr abdishukur aareh
@somalisaynis6204
@somalisaynis6204 2 жыл бұрын
Dhimashada ku darso
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Iyada sanad maleh, maalinkastaan diyaar u nahay. Rabbi khaatumo wanaagsan hanagu oofsado.
@user-vi3if4fm3t
@user-vi3if4fm3t 2 жыл бұрын
@@cabdiwali ustaad Halmar WAXA kaso hadasha fahanka iyo xifdiska waxa lagu kordhiyo
@mohamedabdilahi1030
@mohamedabdilahi1030 2 жыл бұрын
اللهم ارزقنا إجابة الدعاء.. وصلاح الأبناء وحسن الآداء وبركة العطاء. شاهد أيضًا: حالات واتس اب روعه , حالات
@mohamedsuleimanabdi212
@mohamedsuleimanabdi212 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@abdullahihassanabshir540
@abdullahihassanabshir540 2 жыл бұрын
M.a
1/2 Saad waxaad bilowday u dhameyn laheyd!  ||  ILA AKHRI
15:36
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 19 М.
2024 Waa Maxay Qorshahaagu?
36:16
Razeen Training Center
Рет қаралды 35 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 25.07.2024
20:47
VTV Somali
Рет қаралды 2,8 М.
Barnaamij gaar ah | 2022 | 8 qorshe oo mahuraan ah.
9:49
Sahanka
Рет қаралды 47 М.
Naftaada Qari Muddo 3 Bilood ah Kadibna Arag Naatijada !
6:38
Dr. Abdishakur Areh
Рет қаралды 45 М.
Sida Loo Dajiyo Hadaf (Yool) La Gaari Karo.
12:34
Salmaan Maadow
Рет қаралды 81 М.
Sababaha Caajiska Keeno Xiliga Waxakhriska/Diyaarinta iyo Xalkooda!
16:40
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН