1/2 Saad waxaad bilowday u dhameyn laheyd! || ILA AKHRI

  Рет қаралды 19,164

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Barnaamijkeeni ILA AKHRI markale waxaan kusoo koobayaa Qeyb ka buug la yiraahdo: (( Finsih What You Start. Fanka howl fulinta, dabagalka iyo edbinta nafta )). Oo uu qoray qoraa ku takhasusay cilmi nafsiga lana yiraahdo; Peter Hollins.
Waxan kusoo bandhigeynaa qeybtan:
waxa aad u baahantahay inaad sameyso si'aad u dhameyso howsha.
Sey nafta kaaga hor istaagto inaad dhameyso.
iyo xalki aad ooga hortagi laheyd xeeladaha nafta.
daawasho wacan.

Пікірлер: 67
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@abdifitah.adoonkialle8275
@abdifitah.adoonkialle8275 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم🥰🥰
@AhmedHersi-jh8gx
@AhmedHersi-jh8gx 3 ай бұрын
Mansha alah saxiib howl fiican bad bulshada uheysah guuleyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-th1el6pf5i
@user-th1el6pf5i 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid in badano aan kugu xidhnaa waxbadan baan ka faa'iiday , Ilaahay miisaan ka xasanaadka hakugu daro. Guulbaan ku rajayn Korinta iyo jihaynta Bulshadda siiba dhalin yaradda aadbaad ugaqaybqaadatay.
@cartedadaalow9089
@cartedadaalow9089 2 жыл бұрын
Shukran ustaad Wxaan kudari lahaa kaliya : kafakirka Shayga aad qabanayso waxtarkiisa hadii aad dhameyso
@user-sj8pk8zr9p
@user-sj8pk8zr9p 5 ай бұрын
Allaah haku xifdiyo ustaad waxbadan ayaa ka faaiday mudo 9 bilood ayaa kugu xidhnaa hadii aan ka caajiso hawla hayga ama waxkale igu cusub igu yimadan Chanel kaga ayaan vedio aan ka calamadaystay jadwalka ku qortay ayaa dib udawadaa si markaa aan waxan bila bay uga tagin jasaaka allaaah ustad
@ahmednoor1387
@ahmednoor1387 2 жыл бұрын
Asc Ustaad Masha'Allah waxan aad kaga mahad Cilnaya Muqalada Wanaagsan Ee aad Nala wadaagtid Sida quruxda badan Ee aad Har iyo Haween BA Inoogu Qanciso Muqaalo Quruxbadan Ustaad Waan Ka helay Sida Aad Wax Waliba Aad moola wadagesid Masha'Allah Marwaliba Waxad Noogu Hadasha Waaqica Jira Ee aan u bahannahy Haddanahay Bulshada Somaliyerd Waadmaha Santahay Ustaad 💯💯✅🙏👌
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Ilaahay haku karaameeyo hana ku kor yeelo walaale. Adigaa mahad mudan.
@abdillahiismail4713
@abdillahiismail4713 2 жыл бұрын
Jazakalahu khayran
@mascuudsaciid5575
@mascuudsaciid5575 2 жыл бұрын
*Masha Allah Shukran ustaad*
@user-wq9nj2be3g
@user-wq9nj2be3g 2 жыл бұрын
جزاك اللهُ‎ خیرا
@caishamuuze2167
@caishamuuze2167 2 жыл бұрын
Masha allaah ustaad thankz
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Jasakallah kheir ustaad mahdsnid
@hanagurey7670
@hanagurey7670 2 жыл бұрын
God blessed you brother
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@khadarismail5156
@khadarismail5156 2 жыл бұрын
Waxan aaminsanahay in aad kumanan qof nolashooda aad saameyn ku lahaado videos kagah qiimaha badan leh Waad mahadsan tahay uun ban ku oran laha ustaad ,professor abdiwali khalif
@abdirizakmohomed1535
@abdirizakmohomed1535 2 жыл бұрын
Mashaa allah ustaadi wax badan kaa faa idnay mahadsanid
@yaasiraxmed1145
@yaasiraxmed1145 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaat
@MrMoha23
@MrMoha23 Ай бұрын
Thanks wll Abdiwali
@jacfaryare7388
@jacfaryare7388 2 жыл бұрын
Shukran ustaad.. Waa video muhim ah
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 2 жыл бұрын
Thank you for your advice. I Always interest for your videos.
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
Maa Shaa Allaah Ustaad Alle haku barakeeeyo wax badan oo aqoon korodhsi iyo xogo ahba waan kaa helnaaye ku mahadsanid Ustaad.
@ummuayan8227
@ummuayan8227 2 жыл бұрын
jzk qayeer walaal ❤
@muntaasbashiir9039
@muntaasbashiir9039 2 жыл бұрын
Khayr alle hasiiyo.
@qarnimedia3110
@qarnimedia3110 2 жыл бұрын
Mhadsanid ustaad barnaamijyadan oo kale soo badi
@bilemama6331
@bilemama6331 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll mcn
@khadarfaarax8915
@khadarfaarax8915 2 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad Abdiwali Khaliif Mhsanid
@heersare2373
@heersare2373 2 жыл бұрын
Barnaamijkan aad baanu ugu xiisnay Masha Allah
@martinaernest696
@martinaernest696 2 жыл бұрын
Kheyr Allaha kusiiyo, you are an asset for our Communities no matter where they reside.
@carabofficial3789
@carabofficial3789 2 жыл бұрын
m.a inta KZfaq ku jiro qof kliya wax badan kafido thy Allah haku xafido❤
@mohmedamin9440
@mohmedamin9440 2 жыл бұрын
Mudane mahadsanid
@mubaarakarmanmalik7766
@mubaarakarmanmalik7766 Жыл бұрын
ilaah khayr haku siiiy walal
@dahirahmed572
@dahirahmed572 2 жыл бұрын
من لا يشكر الناس لا يشكر الله. Waad mahadsantahay macalimo qaabka aad usoo gudbisay waa cajiib, waxaan ka codsaneenaa time ka inaadan intaas kasii badan maxaa yeelay dad wada sal fudud ayaa noqoney muulada dhaadheer maba ladaawan karo oo persistence ةالمثابر ayaa aad noogu yar😁😅
@mustefaosman2893
@mustefaosman2893 2 жыл бұрын
Ku mahadsanid ustaad
@user-er5vw7cb9v
@user-er5vw7cb9v 2 ай бұрын
Mr Abdiwali
@M.Suriyan
@M.Suriyan 2 жыл бұрын
Mahadsanid.
@yahyegood5458
@yahyegood5458 2 жыл бұрын
Keep up the good work my pro
@somalilander_girl9474
@somalilander_girl9474 2 жыл бұрын
Thanks 👍🙏
@abdiali6334
@abdiali6334 2 жыл бұрын
Jasaka lah khayr Ustaad wad ku mahadsantahy wakhtigaga iyo barnamij kan waxqabadka leh
@Abdikani87
@Abdikani87 2 жыл бұрын
Mahad badan Abdiwali walaal.
@istahila.mohamed3275
@istahila.mohamed3275 2 жыл бұрын
Jazaakalallaahu khyran jazaa wll. Mahadsanid. Malaha anaaba iga hadlaysa wlhi
@farhan_taffo
@farhan_taffo Жыл бұрын
Mahadsnid ustaad
@ahmedmahamed5297
@ahmedmahamed5297 2 жыл бұрын
Tnkz ustad ale haka abal mariyo horey usoco
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 2 жыл бұрын
So noqosho wanagsan ustaad
@libanmumin3173
@libanmumin3173 2 жыл бұрын
mashaAllah ustadhi
@masoudhassan9907
@masoudhassan9907 2 жыл бұрын
Masha allah kanalkaan waa markii iigu horesay aan comment kasobixiyo dhab ahaantii markaan kugu xirmayay 10k+ subscribers hadana waa kanaa masha allah
@amazingtranslator8234
@amazingtranslator8234 2 жыл бұрын
Thanks pro
@saabiriinyuusuf8658
@saabiriinyuusuf8658 2 жыл бұрын
Tanks
@AhmedHersi-jh8gx
@AhmedHersi-jh8gx 3 ай бұрын
Ale haku barakeeyo
@mahamedahmed5449
@mahamedahmed5449 2 жыл бұрын
mashallah ustaad waan ku salamayaa ugu horeyn waxaan kamid ahay bulshada ku xiran channelkagan baraarujinta... runtii aad ayaan uga helaa sida degan ee kooban eed usoo diyaariso muqaaladan muhiim ka ah....gaar ahaan ila akhri bugaagta iyo muuqalada dhiirigalinta ah....fadlan noo soo diyaari muqaalo laxiriira 20/80 pareto principle... xooga saar time management iyo cilmi nafsiga oo runtii muhiim u ah bulshada.. sidoo kale waxaan salaamayaa ustaad kale ee baryahan danbe kula soo duuba muuqalada ...waxaa aad isoo jiitay qisooyinka muhiimka ah cajiib ah....jazaakallahh labadiinaba.... wcs eng mahamed ahmed from soomali galbeed jijiga
@ilabaro8177
@ilabaro8177 2 жыл бұрын
Waa dhibka i haysta
@Ahmedabukar2
@Ahmedabukar2 2 жыл бұрын
Persistence waa joogtayn iyo daa’imid الإصرار والمواظبة
@sahraudug1434
@sahraudug1434 2 жыл бұрын
Wllo wali imaad soo jawabin lakin waxan doonay in aan ku waydiyo sidaan iskugu wadi karo ganacsi iyo waxbarasho hooyana waan ahay taladadu waa ii muhiim
@Garaad-
@Garaad- 2 жыл бұрын
🥰
@hassanamin5900
@hassanamin5900 2 жыл бұрын
Asc ustaad xaage kaahela buugag taan thanks
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
casharo muhiim ah ayaad wadaa horey u soco ha ka daalin
@atommedia2030
@atommedia2030 2 жыл бұрын
Mhdsnt bro
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 2 жыл бұрын
Ascww uteed cabdiwali waxaa jiro darnaamish ah cobciye cooperative bal nagala soo qeyb qaato insha alaahu ascww
@Faisal_hussein
@Faisal_hussein 2 жыл бұрын
Buuga asagoo pdf noosoodhig ustaad hadii aad haysid
@sakariyekeyse
@sakariyekeyse 2 жыл бұрын
Mahad sanid. Ustaad.
@hassanomar8696
@hassanomar8696 4 ай бұрын
Fariid baad tahee noo sii wad casharka adeero.
@sahraudug1434
@sahraudug1434 2 жыл бұрын
Asc wllo waxaan jeclan lahaa in aad isii so WhatsApp wax mihiim ah baan ku way diin laha waxaan ahay hooyo haysata caruur iyo xaajiba labo wax baan donaya in aan go, aan mid ka qato please isoo sheeg
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 2 жыл бұрын
Nafta sidee ku abaal marinaysaa?
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 жыл бұрын
Mhdsnd wll
@husienaadan401
@husienaadan401 2 жыл бұрын
Ustaadow sidee waxtiga waxbarashada gucaan dhab ah ugu sameynkaraa
@youtubelovers5056
@youtubelovers5056 2 жыл бұрын
Soomali hadaan nahay wax akhris waba ju keeni mayno hadal baan meesha ku haynaaa
@waxtarkabulshada1
@waxtarkabulshada1 2 жыл бұрын
Caafimaadka ilkahada ma jeceshay fadlan nago soo biir haddi aad doonayso cafimaadka ilkahada. mahdsn
Awoodahaaga Kici oo Mustaqbalkaaga Sameyso!
18:27
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 32 М.
Sababaha Caajiska Keeno Xiliga Waxakhriska/Diyaarinta iyo Xalkooda!
16:40
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 361 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 114 МЛН
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
RICH DAD POOR DAD || Hordhac Cajiib || ILA AKHRI Q-1AAD
28:24
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 43 М.
80 Year Olds Share Advice for Younger Self
12:22
Sprouht
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sidey Meel Sare Ku Gaareen | Qeybta 1aad | ILA AKHRI
17:40
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 46 М.
Isbadallo Yaryar, Hormar Weyn || Atomic Habits || ILA AKHRI
18:35
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 70 М.
6 Things I Wish I'd Learned At 20 | Robin Sharma
23:46
Robin Sharma
Рет қаралды 2,7 МЛН
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 361 М.