Sidee ayey ku bilaabmatay fadeexadii Golaha Wakiilada Somaliland ee gacanta la iskula tagey

  Рет қаралды 313,340

2Qumac

2Qumac

8 жыл бұрын

Waa muuqaal ku tusaya sida wax u dhaceen gacanka hadalkii gudoomiye Cirro iyo ku-xigeenkiisa Baashe

Пікірлер: 297
@khalif_mj
@khalif_mj 3 жыл бұрын
Qofkan bilaa cilmiga ah ee sida ciyaalka iyo dumarka ficil tamaya bagaa feedhka looga jaray
@user-or6cj4cb5e
@user-or6cj4cb5e 7 күн бұрын
CIRO WALAAHAY GACANTA UFADHIDA ISAGOO KUFEEDHAYU KUDHOLLA CADAYNAYA SIYAASI❤
@MohamedMohamed-in9oz
@MohamedMohamed-in9oz 8 жыл бұрын
War odeygii baashe waa lagu baashaalay. .. feel ka madaxa looga dhuftay Ayaan ka helay
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 11 сағат бұрын
Madaxweyne Ciro
@carlista2010
@carlista2010 5 жыл бұрын
They say "When 2 elephants fight........the grass suffers the most."
@cabdookaasim9592
@cabdookaasim9592 3 жыл бұрын
Walahy ciro waa nin rageed dalku laba madaxwayne ayuu yeelanayaa xaqiiq 😂😂😂😂🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy 3 күн бұрын
Xibiga kulmiye weeligi ayu khalad iyo dulmi waday. Xaran cun, dhiig daadiis, qabyalad....
@xuusseencali8779
@xuusseencali8779 6 жыл бұрын
We are all somali waligen isma badaleno xita hadan magaca badalano that's a fact
@khadijahali252
@khadijahali252 6 жыл бұрын
Waa isugu tageen meel xun alahaa ku dhigo iiman laa we dhulbahan te booga madow bay ku gashayin maalin lagu feeray adoo lagaa cabsan jiray dhulkaaga diyaarad lagu garaacay doqon Ku soo orod majeerteen
@nawaljamac3761
@nawaljamac3761 6 жыл бұрын
Khadijah Ali suuferayey marku ritay ayey kaqabteen kawrn
@mac-macaanka7479
@mac-macaanka7479 4 жыл бұрын
Wllow adigu qabyalad ayad ku cabbirty isaaq iyo dhulbahante ismay layn e cirro iyo baashaa islaayay
@asmamohamud5708
@asmamohamud5708 2 жыл бұрын
أحلى شيء عم يتقاتلوا مشان مستقبل ها البلد..
@greatsomalia8138
@greatsomalia8138 8 жыл бұрын
caqli xumadaas waxa u ka keenaya ayaga oo sharciga islamka ku dhaqmeynin, hdii ay diintena suban ku dhaqmi lahayen sidan ma dhaceyn
@ubahabdi453
@ubahabdi453 8 жыл бұрын
So true Walahay
@maryamadam6932
@maryamadam6932 6 жыл бұрын
A. kafi uzde nigga waa xaqiiq taas lkn yaa ku dhaqmaayo hee .
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 6 жыл бұрын
A. kafi uzde nigga ma meel sharciga islaamka lagaga dhaqmaad joogtaa
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Gudd cirro caadi maaha waa feedhyahan, asigoo dhoolla cadeynaya ayuu ku dilayaa👏👏👏👏hayaay khatar cadhiim
@googaaklo153
@googaaklo153 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Hhhh
@crashiidsaleeban6983
@crashiidsaleeban6983 6 жыл бұрын
cirro never wait tobe a president
@laylashii
@laylashii 2 күн бұрын
Ciro waligiba Qaranka luguhu hayey meel daran ka dhac waxa tahay cadoga Qaranka. Subxy
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 8 жыл бұрын
gudomiye cirro wuuku saxsanyahay inuu diloh nin kle waayo iga amus buu diday
@nuuramaxamed1380
@nuuramaxamed1380 2 жыл бұрын
War cirro dulqaad badanaa subxanallah
@ajabnino9577
@ajabnino9577 6 жыл бұрын
Gudoomiye fcn dulqaad badan nolow
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq Күн бұрын
Cirroo waa cilmi miidhan, wuu gartay inay meeshu u baahantahay feedh iyo laad si loogu kala kaco, odaygu waa siyaasi heer sare ah.
@gigachad9879
@gigachad9879 6 ай бұрын
Xildhibaan meeshaan majoogaane waa Aalkuliistayaal
@mukhtarali7638
@mukhtarali7638 6 жыл бұрын
War ciro dagaal bdanaa Ma jabankuu daawadaaa😀😀😀
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Daa waxa ha garaacee, qofka lasoo dirsado cid kastaa waa necebtahay.
@amentajir3971
@amentajir3971 5 жыл бұрын
Hadii baarlamaanku yeesho laba gudoomiye wadankuna wuxu yeelan laba madaxweyne garbuu u leeyahay c.cirro in uu la feedhtamo
@gotelliep9694
@gotelliep9694 6 жыл бұрын
Kkk I like African parliament they are like their kids in the house who says always and do whatever they may dream regardless law and oder.kkkkk
@cabdisomalilandcabdibashii8202
@cabdisomalilandcabdibashii8202 7 жыл бұрын
"""Ciro quuqda daynmaayo Qolo Qolada daynmaayo Qabyaaladi waxtari mayso ooqiimo helimaayo""" Alle madax Wayne noogama dhigo m eeshan kow subxanalaah .
@rahmahussein1828
@rahmahussein1828 5 жыл бұрын
cabdi somaliland cabdi ba
@maxamedmuzamil7866
@maxamedmuzamil7866 5 жыл бұрын
cabdi somaliland cabdi bashiir
@TiaMoh-t3i
@TiaMoh-t3i Күн бұрын
Nin gabay yaqaan baad iska dhigaysaa dhedig iyo nin liitiyo doqon ciyaya baad tahay dalan baabi baad tahay dayuus ciilan baad tahay
@xamdaanmaxamed9709
@xamdaanmaxamed9709 7 жыл бұрын
hmmmm walaahi wallaalaheena Allaha isjevlaysiiyo shaydaan ayaaa ka faaiidaysanayaaa
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Ай бұрын
Ma ninka 82 Xildhibaan maamulka kari waayey aya dal dhan maamuli kara,ma ninkaisagoo Gudoomiye Barlaman ah Gurigii magalda igu weyna xaaran ku qaatay ayaa Isago Madaxweyne laga dhigo Xiolaha uMada amaan gelinaya. War iga tag (Cabdi-Bilis).
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 15 күн бұрын
Cirro wanaagii iyo in si waanagsan oo xishood iyo karaamo leh lagu macaamilo. Kulmiye waa ciyaala suuq, dhaqan xumo iyo jaah wareer dalkii iyo dadkii galiyey. Dhaqan xumo oo dhan isagaa dalka keenay. Qof sidaa kuugu xad gudbaya oo dhaqan iyo sharci mudna aan lahayn dee feedhka wuu istaahilaa.
@umalkhayrahmed4319
@umalkhayrahmed4319 8 жыл бұрын
amba wan necebay qofka markaan hadlo iga daba hadlo wan xanaaqaa kkkk same
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
dee dictator baad tahay markaa yaa wax kula qeybsan karaya ka ku guursadaana haduu jilicsanyahay midaad isticmaashaa buu noqon lahaa oo kaa baqda ee iska badal dabeecada
@ibtiloawoowe3385
@ibtiloawoowe3385 6 жыл бұрын
Waa ninkee ninka ku guursada oo nolol aad wadaagi doon taan
@muusebulshaawi2631
@muusebulshaawi2631 7 жыл бұрын
dagaalku waa qacda hore ciro hal feedh oonu filayn ayuu ka gadhsiyay dhib maleh lkn intaa iyo innka badaniba waa dhacdaa waa wax laga soo gudbay
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 4 ай бұрын
War manooshahay😂😅
@maxclipproductionhd1637
@maxclipproductionhd1637 5 жыл бұрын
Africa for Africans 🌐😅😅
@maryamadam6932
@maryamadam6932 6 жыл бұрын
Ictiraafkinii eey aa cunay from now on.
@cabdilahiyuusuf3261
@cabdilahiyuusuf3261 Ай бұрын
All Newspapers predict that Cirro will be president of somaliland
@abdihakimahmed4741
@abdihakimahmed4741 5 жыл бұрын
Waxani waa wax tagay ragna waa is qabtaa Baashe ayaana hada xilkaa dalka iyo umada uhaya uu Ciro uu hore u haystay.
@gemstar416
@gemstar416 2 күн бұрын
Our political system was really mature compare to now😂 Q
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Күн бұрын
Ninka ciro waa fowdo soconaya maantana xilbuu doonayaa subxanallaah
@user-vc1xp7jw1c
@user-vc1xp7jw1c Күн бұрын
Nio anaad ila mid tahy hadaa dawonaysaa😂😊
@TiaMoh-t3i
@TiaMoh-t3i Күн бұрын
Muuse oo diinta caayacka waran oo tuuga
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
DAALKA UU HORUMAARKISA KAA DAAGALMYE BUU RAAABA INUU MADAX KAA NOOQDO MADNESS😮😮😮😮😮😮
@marshaal9099
@marshaal9099 5 жыл бұрын
Maskiinka tabaryaraha feeraa lagu boobsiiya ar kan basadiirka kii madaxweyne isku soo sharaxaaye ma'ohoo
@cumarcabdi8114
@cumarcabdi8114 6 жыл бұрын
7:41 Ila fiiriya
@mohamedhassanjeilani1154
@mohamedhassanjeilani1154 6 жыл бұрын
Cumar Cabdi 7:52 aa kamacaan
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Alla soomaalidu dagaal iyo qalalaaso jeclaa
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
@@mohamedhassanjeilani1154 maxaa macaana, rag dagaalamaya miyaa macaana
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 5 ай бұрын
Waa waagii dhulbahante iidoor muslimka mooday daacad ayay ahaayeen kulkaas ayay uqdad afka uga galeen
@safiyasaid6170
@safiyasaid6170 7 жыл бұрын
waryada xishooda oo sida iskudhaama oodadniyadjab haku ridina meeshaasu dawlad ma kama jirtee waxan idin oranlaha shacabka lugooyada ka daaya
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 6 жыл бұрын
Ciro waa nin raga oo matalaya dadkiisa iyo dalkiisa gudanayey na xilkiisa waayo isaga gudoomiye ah amarkuna ka go'aa lkn waa ayan daro inu baajo ka hooseyey inu qaadan waayo amarka gudomiyihiisa waayo baashe uma fadhiyo kursiga #kulmiye oo qudha!!! ,,,,,, waar somaliland Mida lo bahanyay
@zuhailiaqueen850
@zuhailiaqueen850 2 жыл бұрын
Ciro wa qayro masuul wuuna qaldanaaa
@abdiraxmaan6319
@abdiraxmaan6319 5 жыл бұрын
Al basheeshe way dardareene cirro ciyaalkii hore
@ugbaadaragsan5683
@ugbaadaragsan5683 2 жыл бұрын
Ciro waligiba fadexad kabiximayo
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
allahayow dad lama caasiyee deris Abgaal baa leh ayuu yiri seydkii wlhi waa runtiis farmaaja xamar feer iska daaye hadal xun lama Oran karo waayo Marti ma ahan waa caasimadiisii waa caasimadii umada somaliyed xamar waa lama huraan
@yusufali2900
@yusufali2900 6 жыл бұрын
ilwaad ceeldheer xasuuqii nus qiyaame maad ilawday
@asherq5831
@asherq5831 2 жыл бұрын
Kkkkk man the skinny dude got in trouble, they hit him in the head. War heedhw ciro waa nin dulqaad miiran, the other guy wouldn’t shut up.
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 4 ай бұрын
Subxanallah somali ilahey aa u maqan, they don’t listen to each/no respect/ self haat Allah dejio umada somaliyeed.
@nimcomahamed4807
@nimcomahamed4807 6 жыл бұрын
Alla ciro xoogwaynaa
@marshaal9099
@marshaal9099 5 жыл бұрын
Maskiinka tabaryaraha feeraa lagu boobsiiya ar kan basadiirka kii madaxweyne isku soo sharaxaaye ma'ohoo
@mohamedfiin8837
@mohamedfiin8837 5 жыл бұрын
cirro wuu saxsanyahay waayo meeshu laba gudoomiye yeelan mayso sidu ciro shegayba Dalkuna laba madaxwayne ha yeesho
@AOH4963
@AOH4963 15 сағат бұрын
Badhnaagan Ciro odayga muu feedhine tantoobo habreed bu la dhacay😂😭
@rahmanoura8064
@rahmanoura8064 7 жыл бұрын
araqtii uguu foosha xuumeed
@AbdulAllaH7
@AbdulAllaH7 6 жыл бұрын
passive aggressive vs aggressive
@cabdiraxiim3577
@cabdiraxiim3577 6 жыл бұрын
Mzha alh
@ahmedosman2549
@ahmedosman2549 6 жыл бұрын
cirro markuu madax weyne noqdo wlh wasiirka qaldama waa garaacayaa macalin ma so ahaan jiry duqa
@mohamedhassanjeilani1154
@mohamedhassanjeilani1154 6 жыл бұрын
Ahmed Osman hhhhhhh that is true
@aminaboon1290
@aminaboon1290 2 жыл бұрын
ciiyal suqiin quranka karimka ah ayaa lagufura
@OmarAhmed-nw6lr
@OmarAhmed-nw6lr 5 күн бұрын
Gudoonku Haduu labo gudoomiye yeesho wadankuna labo madaxeyne ayuu yeelanayaa Hadal xaqiiqo ah aniga baashe maxamed Cade wa adeerkey lakiin wuu khaldamay
@CabdisalaanCali-vv6iy
@CabdisalaanCali-vv6iy 4 ай бұрын
Marka horeba jabhad ayey ahaayeen
@siciiddalmar9233
@siciiddalmar9233 7 жыл бұрын
qoodh qoodh dhalay waleee waaa nin ninkaasi
@jaamacjamaal3946
@jaamacjamaal3946 4 жыл бұрын
odaygii dhulbahante Feedh baa lagu waalay yeeees yeees muxuu ka doonay dad wllo Ah oo wax wada qaybsanaya dhulbahante waa faqash taga
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 8 жыл бұрын
kkkkk doolarkana qaatay kulahaa
@cabdilahiyuusuf3261
@cabdilahiyuusuf3261 Ай бұрын
Waajib saaran buu gutay cirro
@Sheekhxuseen-qu8zk
@Sheekhxuseen-qu8zk 3 ай бұрын
Maninka intaa maamuliwaayaybaa maamuli dalka dhan
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Baashaw maxaad isaaq ugu kala hiilin
@user-hz1gr4kb8b
@user-hz1gr4kb8b 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk cirro geesi bad tahay Wallee dhulkad ugu tuurtay
@abdulwaduudahmed2768
@abdulwaduudahmed2768 6 жыл бұрын
police should be involved when this kind of destruction happens in the country, to show everyone is under the law regardless what position they helding.
@isaaqhabaryonis7009
@isaaqhabaryonis7009 6 жыл бұрын
Ciro geesi
@faha9585
@faha9585 6 жыл бұрын
Muuse guul
@ismahangeljire8686
@ismahangeljire8686 7 жыл бұрын
waa isha hawiyuhu wlh il ma wanagsano Somaliland side u lahayeen tallow miyey na sixreen
@bashiirbashka2831
@bashiirbashka2831 3 жыл бұрын
kuwaan oo kale ayaa madax inoo ah.
@muniirgas2922
@muniirgas2922 8 жыл бұрын
wax dhimatay weyaan sln waxaa qasaya madaxtooyada
@hodonbaligubdle7858
@hodonbaligubdle7858 8 жыл бұрын
muneer caqli xumida kala kac meesh
@xamdifikri7331
@xamdifikri7331 Ай бұрын
Xildhibaanimooy xaalqaado
@xamdixasan1284
@xamdixasan1284 Жыл бұрын
Asc
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 18 күн бұрын
Cirro geesi geesi dhalay
@issaabdi9129
@issaabdi9129 6 жыл бұрын
its comedians in the house where the is two house speaker fighting each other .
@gooranguux3929
@gooranguux3929 3 ай бұрын
War odayga fedhka kadib ayaa la tumay way qariyeen cunsuriyiintuye
@user-zi4tr8fq9k
@user-zi4tr8fq9k 4 ай бұрын
ciro wa fedhyahan hadu afku qaldamo wa hoo 😂😂😂😂😂😂😂😂
@hiboshx
@hiboshx 6 жыл бұрын
Alx Somaliland nabad, amaan, intaba heesata, khilaafna wuu dhacaa (كل ابن آدم خضا) imkana xiligii madaxweyne cusub iman laha gadhay, wxan lenahay Ilahow nogu dhiib madaxweyne sabar leh oo kitaabka diinta ku dhaqma.
@hibaaqmaxamed119
@hibaaqmaxamed119 7 күн бұрын
Wuu iska qoslayaaa balo ku qaaday
@ilyeesaxmedmuxumad2929
@ilyeesaxmedmuxumad2929 3 жыл бұрын
Soomaaliland duli waaye
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 7 жыл бұрын
viva habaryonis
@Sprtspd
@Sprtspd 5 жыл бұрын
viva
@annemarieevamarie2010
@annemarieevamarie2010 3 жыл бұрын
Geesi 😊😍😍
@zuhaiphazzan4877
@zuhaiphazzan4877 6 жыл бұрын
Mkaasaan udhiipana wadan
@xamseboykingxamseboyking6780
@xamseboykingxamseboyking6780 6 жыл бұрын
uugaaday ciro waa naag
@armaniboy5787
@armaniboy5787 6 жыл бұрын
mujaaahid
@alixaashimaxamed7474
@alixaashimaxamed7474 8 жыл бұрын
meesha muqaayad miyaa
@nawaljamac3761
@nawaljamac3761 6 жыл бұрын
Marku jilciya lagaqabanayaaa ilen tolkiis mesha majoge wainan gumeede
@hubiqalanjoqalanjo7829
@hubiqalanjoqalanjo7829 7 жыл бұрын
18 MAY MAA LOO DABAALDAGOOYAA CIDIHII XAASOOGALAY SIDII DIIQ IYO DOORAABA LAYSKU GUDEE YAA YA ADAAAALE ADAALIHIIS
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Dooro meeshaan wax kale ayaa looga yaqaanaa!!!!!!!!!!!!! 😀😀😀😅😅
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 3 күн бұрын
Ba aa oo baashe waalagaracay
@Dabayl
@Dabayl 8 жыл бұрын
Walaahi waxaan ka kaaabanay jaahilnimada dadka meesha wax ku soo qoraya. Qof kaliyaa oo sadar hagaagsan qori karaa kuma jiro..
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 жыл бұрын
TAARIIKHDU WEY QORANTAHAY CIRROOOY waxaas baa leh dulqaad baan leeyay oo dal baan maamuli karaa hadhowna hadii laga guulaysto soo muuse io faysal fedhi maayo lagana fadhiyi maaayo
@suessharif4989
@suessharif4989 8 жыл бұрын
kkkkkk xoolo meel la isigu Keeney
@cabdiraxiim3577
@cabdiraxiim3577 6 жыл бұрын
Madaxdayada
@bananateam5194
@bananateam5194 6 жыл бұрын
ar cabdiraxman ciro odayga sida udhaan wad ka xoog badisee
@maryamasheekhosman2542
@maryamasheekhosman2542 5 жыл бұрын
Faragalintii madax tooyada ee Golaha wakiiladu Waxay Dhalisay In baashe Dhulka La Jiido Cirro na Muujiyo Awoodiisa Gudoomiye Waan jeclay Cirro.
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 5 жыл бұрын
KU SOCOTA WAKIILADA SOOMALILAND : OG DADAWEYNAHA JAMHUURIYADDA SOOMALILAND, OG MADAXWEYNAHA J.SOMALILAND. BACDA SALAAN DEGDEG U BANEEYA KURAASTA AAD XAARAANTA KU FADHIDAAN MUDDADA SIDEEDA SANADOOD AH (2011-2018) SOO CELIYA SIDDEED SANADOOD OO AAD MUSHAHAR XAARAANA AAD UMADDAN KA QAADANAYSEEN MEESHANA BENEEYA, 2011-2018, GOLE WAKIILO MA TIHIDIN OO WAA MODDO DHAAF WAA XAARAAN SII JOOGITAANKIINU , MUDADDII WAKIILNIMADU WAA AY KA EXPIRE GARAWDAY SIDAA DARTEED NOOMA TIHIDIN WAKIILO. MADAXWEYNE KALA DIR GOLAHAN XAARAANTA KU FADHIYA SIDDEEDA SANADOOD OO KA SOO CELI MUSHAHARKII AY QAADANAYEEN SIDDEEDAAS SANADOOD HA SOO MAGDHABAAN, WAX DAMBENA YAAN LA SIIN KA JOOJI LACAG DAMBENA HA SIIN . WASAARADDA MAALIYADU HA HAKISO KHARASHA WAKIILADA DEG-DEG. WAA BOOGTA UGU WEYN EE AY LEEDAHAY SOOMALILAND
@user-mk4eh3yy6h
@user-mk4eh3yy6h 13 күн бұрын
Somalidu ayaka isku maqan mel weliba sidan isu heysana allow nabadbadi odayashu mahishayan dhalintu kabasi daran hooyoyinka kama marna 😮
@suhaybcirisaaq1607
@suhaybcirisaaq1607 14 сағат бұрын
Ciro walaahay jileec lagu sheego wu dhaboobi lahaa hadaanu maalintaas feedhin ninkaa waayo wade kale oo ubaanaanyd majirin ixtiraam sharciga labadaba wuu jabiyay markaa gudoomiya baashe 😂
@merondebsay5061
@merondebsay5061 4 жыл бұрын
OH MY GOD sersaley
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 7 жыл бұрын
waar ma kanaa doonaya in uu xukun qabto somaliland xaal qaado kkkkķkkk ciro iyo madaxweeynimo kaaf iyo kala dheeri
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 4 ай бұрын
Reply Dan marka uu madaxwayne noqdo ayaad soo xasuusan
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Күн бұрын
Y.m.j.aburatrt
@mohamedhirsi6901
@mohamedhirsi6901 7 жыл бұрын
ciraa feerki ku gulestay
@somalistars1320
@somalistars1320 6 жыл бұрын
basa yulka dulka lala galat tlhi😁😂
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 3,4 МЛН
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 153 М.
DAY BREAK | Defiant youth lead quest for a new Kenya
31:08
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 20 М.
Daawo Dagaalkii Shirgudonka Golaha Wakiilada Somaliland
21:00
Dhamays Media Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Cậu bé tốt bụng khi có người anh tốt | 111
1:01
Ông Lùn Vlog
Рет қаралды 5 МЛН
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 24 МЛН
Don’t Bully a Vampire Girl 👿
0:38
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 17 МЛН