Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad

  Рет қаралды 152,989

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

7 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 160
@MohamedAhmed-vx8ku
@MohamedAhmed-vx8ku 4 жыл бұрын
waa Geed labka isaaq,Viva Arab
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Mujahid cbdillahi dirawal iyo halyeyadii snm illaahaw u nxriiso amiin
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
runtii odeyga weyn mudane cabdilaahi darawal murtidiisa iyo firfircoonidiisa waan u bogey.
@abdirahmansharifwarsama2834
@abdirahmansharifwarsama2834 Жыл бұрын
C/llahi Darawal:waa nin qalbi-xaadhan !
@abdikarimmahammed1731
@abdikarimmahammed1731 7 жыл бұрын
Mahadsanid Mujaahid Cabdilaaho Xuseen Iman Darawal
@khalidrage1170
@khalidrage1170 4 жыл бұрын
Muj. Abdilahi Hussein Iiman ( Darawal) geesi geesi dhalay, Halyeeyada SNM & Somaliland ba, Alle cimriga ha kuu dheereeyo.
@moproductionsstudio402
@moproductionsstudio402 6 жыл бұрын
Mujaahid ilaahay Janada firdawsa ayaan Kaaga baryayaa Adeer
@mohamedmuse7573
@mohamedmuse7573 6 жыл бұрын
Halkeed ah ayuu ku qaldamay halkaasi waxa weeye wuxu yidhi SNM ayaa Baligubadle soo weerartay sidaa maaha ee waxay ahayd 19/12/1989 ayay Faqashtii weerar ku soo qaaday Baligubadle sidaa ayay sax ku tahay
@khalidmouztapha8738
@khalidmouztapha8738 3 жыл бұрын
Abdilahi darawal nin jira long time💪💪💪💪💪
@ayaanleshaam2903
@ayaanleshaam2903 4 жыл бұрын
Somaliland national movement (snm) ha noolaadaan dhamaantood waa geesiyaasha geeska africa
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Жыл бұрын
Correctly is Somalia national movement you started history 1988 maybe learn before you talk study history Correctly
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Cabdilahi xuseen imaan,alle hadaayo waa halyey umadeed .💯❤️✅🙏
@siciidcige629
@siciidcige629 7 жыл бұрын
abdilahi xusen iman darawel rageedi geesi
@khalidibraahim4740
@khalidibraahim4740 7 жыл бұрын
maasha allah abtigay abdilaahi Xusen imaan alaa maxaa geesi Naga dhashy waalhi wan jidh dhicooday taarikhda adag ee ay soo Mareen balse dayarta manta joogta waxbdan baa ka qaldan iyagoo rafaadka nolosha adag bay hdana dib ugu xiisoonayaa xamar
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 7 жыл бұрын
Khalid Ibraahim sxp waa qoloma abtigaa darawal ma reer balugubadle baa
@abdihakinabdirahmanadan9663
@abdihakinabdirahmanadan9663 7 жыл бұрын
guled maxamed haaa camuu waa reer baligubadle
@noloshacusub614
@noloshacusub614 7 жыл бұрын
SU,AAL. Abdilaahi waa geesi somalilanders ah. Waanuna u ducaynaynaa in ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba u siyaadsho. Ee Waxaan Idin weydiinayaa dirawal siyaasada ayaa uu cabqarina uu ku ahaaye maxaa uu uga muuqan waayey siyaasada.
@xuseenmaxamuud3740
@xuseenmaxamuud3740 3 жыл бұрын
waa taariikh ama ha xumaato ama ha wanaagsanaato, waxa lays biyo dhiijiyey, waana la kala hagaagay. si wanaagsan ayay yeeleen maadaama oo aanay dad shiciba Layn.
@mrabdirahman9641
@mrabdirahman9641 6 жыл бұрын
somaliland one love
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 7 жыл бұрын
Manshlah muj darawal adero alle ha ku xafido
@ahmed12ismacil56
@ahmed12ismacil56 7 жыл бұрын
mnsha allah alle cimriga ha ú dheereyo.amiiin
@mukhtaaribraahim9290
@mukhtaaribraahim9290 4 жыл бұрын
mujahid nolada adiga iyo ducale
@mubarikcali9938
@mubarikcali9938 7 жыл бұрын
cabdilahi xuseen imaan waxuu ka mid ahaa oo lagu xasuusanay taliyihii kalikii gacanta ku dhigay meesh ugu mihiimsanad magaalada hargeysa
@tacabbirxaaji
@tacabbirxaaji 5 жыл бұрын
Geesiyada dhabta ah ee xoreeyey soomaliland isma sheegaan ee taariikhda sheegta nimanka isu camira kuma jiro waxaa jira boqolaal kale oo intay xoreeyeen xataa aan sheegan magaca mujaahid
@CawaaleCabdi-wg9wn
@CawaaleCabdi-wg9wn Жыл бұрын
Wlle way jiran, nin shiine la yidha o awowgay ah kaare aya cag ka maray oo gooyay, hadana wuu socday intu qorigiisi lugta ku xidhay
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
a btigay cabdilaahi dawarawal mujahiid abaalkaa waaaanu idiin haynaa SNM
@deeqsakibotan720
@deeqsakibotan720 6 жыл бұрын
Masha allh awoowo geesibaadtahay
@afhayeenkawasaaraddawaxbar841
@afhayeenkawasaaraddawaxbar841 5 жыл бұрын
mudane claahi xuseen iimaan wuxuu safka hore kaga jiraa horseedada guulaha soomaali land waxaan leeyahay rabigay ku gargaar hadiyo goor
@aliabdurahman2204
@aliabdurahman2204 3 жыл бұрын
Good man Thanx
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
waa runtaa inta aan soo fadhiisan media ayaa iyana badan oo mujaaahidiinta ku jirta
@aminaayousef7462
@aminaayousef7462 4 жыл бұрын
Ninkii lughaya haystey Sharif baa la odhan jirey waxa laga dhiibey Switzerland, wuu ka baxsaday kadib markii la ogaaday inuu askari daacad u ah, ahaa siyaad bare,sharcigii uu beenta ku helayna laga qaaday oo imika wuxu ku noolyahay Holland, isagoo bilaa sharci ku ah,,
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Tarikhbad haysa walee
@abdirahmansharifwarsama2834
@abdirahmansharifwarsama2834 Жыл бұрын
C/laahi-Darawal waa nin qalbi-xaadhan.
@rootsman911
@rootsman911 7 жыл бұрын
Noloow Mujaahid Cabdillaahi Darawal Halyeey Qaran!
@redwanhassen1962
@redwanhassen1962 29 күн бұрын
waa ehlu naariin fulay ah dawladii kacanka muqdisho lagasaray ayay gaadmo kusogaleen gobolka awdal gaar ahan dila kulayeen caruur maati hoyoyin iyago hubkii ethiopia siisay wata
@mustafeibrahim7158
@mustafeibrahim7158 2 жыл бұрын
Alle haku ilaaliyo legend baad tahay adeer
@namiin3034
@namiin3034 7 жыл бұрын
MashAllah ❤🗨💚👏👏👏
@mujaahidlibaax7185
@mujaahidlibaax7185 7 жыл бұрын
ABDILAAHI DAREEWAL HORTA IN BADAN AYAAN MAQLAAYEE ''''MA REER BALIGUBADLA??
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
mujaahid libaax Haa waa reeer baligubadale
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 4 жыл бұрын
Geesiyaasha SNM waa isku mid, markaa mujaahidiinta hallaga daayo kala qaadka iyo qabyaaladda.
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 Жыл бұрын
Haa
@xisbigawadani9184
@xisbigawadani9184 7 жыл бұрын
very well
@mohamudabdi5567
@mohamudabdi5567 7 жыл бұрын
Mahad Abdi mashlh Muj Abdilahi xuseen iman alla haku daayo waxa UU KA mid yahay raga waxa badan og Ama u soo joogay
@jacfarjacfar5075
@jacfarjacfar5075 7 жыл бұрын
abdilahi xuseen imaan. darwaal nooolow abti
@mohamedfarah6830
@mohamedfarah6830 6 жыл бұрын
abdulahi darawal maxaa taariikh ku duugan ilaahay cimriga hakuu dheerreeyo ameen
@yasinabdirahman9394
@yasinabdirahman9394 Жыл бұрын
😂
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 7 жыл бұрын
ninyow ninkaa dhaga Wayne layidhaa xiniiya cadduu ahaaa wllhi nin la qiray weeyi ninkaasi
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 7 жыл бұрын
GB CB haa walahi wuxuu ahaa mas
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Meel walba arab iyo garxajis uunba fuutooyinkii isaaq bad badiyey
@akramhaji1930
@akramhaji1930 4 жыл бұрын
snm waa isku mid sxb weli.miyaa aragty nin habar jeclo ah oo snm ka tirsan oo faanaya. wixii snm ka tirsanaa we love ayaan lee yahay
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@ciyaalgooladahorex3632 hhhh ader.isaaq waaa isku wada mid Garxajis iyo arab cidna kamay halgan.badnayn
@Guled945
@Guled945 3 жыл бұрын
Lixle iyo ina koosaar yagana la sheeg
@fidhinmawel1083
@fidhinmawel1083 6 жыл бұрын
Maashll aader geesi batahaye
@amenmacruf9011
@amenmacruf9011 7 жыл бұрын
C/laahi dirawal Waa nin geesi ah Jir oo joog
@ajcaamirali7977
@ajcaamirali7977 7 жыл бұрын
Abdilah waa geesi
@cumarmaxamed3561
@cumarmaxamed3561 4 жыл бұрын
Wws
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 3 ай бұрын
Dadka aad waraysanayso dhamaan waaa ama into oogu badan waa dadkii wadanka burburiyey ooo jamhada iyo shisheeyaha uu alaab qaadayey oo wadanka .waxaan aad waraysanaysid waa in lasooxirxiraaa
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 5 жыл бұрын
Waa libaaxdii snm aloow daaa
@fadxiabdilahi1170
@fadxiabdilahi1170 Жыл бұрын
Halyey xaqbadan kuleh Somaliland 💚🤍❤️
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 3 жыл бұрын
Darawal waa nin adayg
@qasincolaad2907
@qasincolaad2907 5 жыл бұрын
Waageesi calool adag c/laahi darawal
@abdirahmansharifwarsama2834
@abdirahmansharifwarsama2834 Жыл бұрын
C/lahi Darawal waa qalbi-xaadhan yahay
@hodanciise6965
@hodanciise6965 6 жыл бұрын
Faqash no comment
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
Mujaahidintii snm horta kalikii taliyihii siyaad bare way rideen lkn dhalinyaradii somaliland waxqorshe ah umaydhigin waayo yaguu ruush maraykan ingiriis iyo meelo kale ayay dawladii ay rideen udiri jirtay waxbarasho maanta lkn xaalka somaliland dhalinyaradeda waa allaw sahal
@ktfrx4306
@ktfrx4306 5 жыл бұрын
Kkkkkk Ducaale Qosolka eeg markuu Darawal yidhaahdo Faqashtii baanu qaqabanay
@daynabo4381
@daynabo4381 4 жыл бұрын
Geesi gob ka dhashay
@dariiqali3486
@dariiqali3486 3 жыл бұрын
Geesi cabdillahi Darawal horto arab miya mise isaaq kale inkasto snm mid kaliya ahyd ?
@mustafeasad9377
@mustafeasad9377 3 жыл бұрын
Haa arab buu ahaa
@yusufsaidjama2099
@yusufsaidjama2099 6 жыл бұрын
Asc niman yahow qolada galbeedku iyagaa isa sheega ninkaa jid gooyada fadhiyey sheegi maayo ragii berbera galay ciidanka watay wariyuu wuxu weydiiyey ciidanka galbeed aaday iyo kaa berbera yaa watay wuxu yiri aniga iyo haybe saraakiisha bariga Hy ama Hj sida dagaalku yahay bay uga sheekeeyaan taliyaha. Mid urur. Bal isu eega farax ifiso xitaa birjeex ragaan ku jirin baa qoladaasi sheegaan
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 ай бұрын
Ninka uu sheegayo ee miinada dhigey wuu qariyey wuxuu ahaa isbatoore gadabuursi ah habeenkaa lugyaha ayaan joogey oo kanbanigii batroolka baadhayey ayaan u shaqeynayey isagu waa qariyey ninkaa xumaa
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 жыл бұрын
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
ducaalow horta maxaad u wareysan weyday bartey snm u dhimatey iyo labeentoodii sida mujaahid ciise curaagte iyo mujaahid cabdi ibraahin jaale-diid
@haasanabdi8900
@haasanabdi8900 3 жыл бұрын
Dhagawaynana Ku dar
@maxamuudxasan261
@maxamuudxasan261 5 жыл бұрын
Waxa fadhataystey afraad iyo shanaad.
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
cbdi raxmaan shine walahay umul ayaad yahay waar dadkaa cawawgaa kadhiciyay dhaaf nacasyoow buuka
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Жыл бұрын
SAQAJAANBAAD AHAYD AAN WAXBA HUBSAN
@kayseduale1771
@kayseduale1771 4 жыл бұрын
Ninkani ilaa 88kii ma faqash buu u shaqaynsyey hadana snm buu sheeganayaa
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
Farsamo dagaal ayay ahayd, film aynaan fahmayn buu ku shaqaynayay. Markaad cadaw is haysaan waa in insider job aad guda ka heshaa. Markii danbena wuxu ka mid ahaa, saraakiishii sida adag u dagaalamay. Ninkani waa waaweynka SNM ee waxaad ka waraysataan raggii SNMta ku jiray!
@footballorsoccer2903
@footballorsoccer2903 2 жыл бұрын
*Somalidu qofka beenta badan ayey darawal i bixiyaan*
@claahisaalax3775
@claahisaalax3775 6 жыл бұрын
waa nin kii lagu qaban gaadhay hargeysa
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Muuse sac sac muuse ayuu ahaaa 😍😍😍😍 dadkii dila galey
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Xumanta tolka jeclida indr
@mahamedabdiqadir7596
@mahamedabdiqadir7596 5 жыл бұрын
Snm Waa isku mid guuleystayaal
@AhmedIsmail-ly6dx
@AhmedIsmail-ly6dx 4 жыл бұрын
Noocii doorashada ku waashay iyo olokihii ayad tahay malaha. Dadka walalaha ah xumaan iyo cay hala dhex socone adi ha kugu kobnaato sxb.
@salaxudiinabdi7240
@salaxudiinabdi7240 3 жыл бұрын
Hooyadaa usheeg dila in la wada laayee ahay
@mustafemahamoud7492
@mustafemahamoud7492 3 жыл бұрын
Dadbilaa taariikha oo dhiigbaan daadiyay taariikhkadhiganaya waakayaabay
@muniir795
@muniir795 2 жыл бұрын
Oo kii yaga dadkoda laga dadinayey ma wuxuu ahaa biyo nacas foqol nacas
@mohamoudhassan3955
@mohamoudhassan3955 2 жыл бұрын
Cabdilu L
@abdihassan4780
@abdihassan4780 7 жыл бұрын
aawey 770 borame lagu diley
@Dabayl
@Dabayl 5 жыл бұрын
Habartaa was ! anagaa joognay Booramaa, yaa dilay 770?
@abdikadirali4295
@abdikadirali4295 Жыл бұрын
BILADBAA LAGUSIIYEY MAANTAY MAXAAD HAYSAA KKKKK
@abdullahali1797
@abdullahali1797 3 жыл бұрын
Qabyalad Iyo qudhin Faan lamooodayo
@abdisameduk2278
@abdisameduk2278 4 жыл бұрын
Aabahaa iyo cidba lamadilinta ba wase dadka ma danab ayaa ku dhacay soodigan marna leh waa la fadhatystay msrna maxaad u leedahy cidba lamadilin😥😥😥😥😥
@duceysane1
@duceysane1 4 жыл бұрын
qaain wadan dalkisa wax baray maanta 30sano kadib ma aragtay ama maqashay sargaal loo diro dibada alaha unaxariisto maxamed siyaad iyo dowladiisa maxuu qaran ubaray qabiilse noqdeen bal qabiil usheekee
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Afwayne bare ,wadanka sidu ku yimi ya doortay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
👁️‍🗨️
@mahamedkhashare5283
@mahamedkhashare5283 2 жыл бұрын
Adeerkay ninkii badbaadin waayay gacantii ku dhiigle nacalaa wajigaa ku yaale
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 Жыл бұрын
Aderka yu ahaa
@xaseybasha3686
@xaseybasha3686 4 жыл бұрын
Waar waa taariikhe ka faa'iideysta intaad dilaa wax lagu dilay ku meeraysanaysaan ama cadeynteeda keena
@mahamedkhashare5283
@mahamedkhashare5283 2 жыл бұрын
Xasuuqa uu dilla u geystay wlhi ma ilaaaeawayno mana ilaawayno Markaasuu weliba taariikh ka dhigayaaa calool fayoobi ha iga filan
@araweelocali5421
@araweelocali5421 5 жыл бұрын
Iidoor bal cuqdad qabayaal ey ey dhashay baad thn
@AhmedIsmail-ly6dx
@AhmedIsmail-ly6dx 4 жыл бұрын
Noocii xaranta ay cuni jireen laga gooyay ayad u egtahay oo cuqdad qabta inader.
@ugbaadeisa7870
@ugbaadeisa7870 5 ай бұрын
😂😂😂😂 naa eyadyahay eeyadu dhaashay hana dambaajin.
@baligubadle1110
@baligubadle1110 Жыл бұрын
Guutadii 11 aad abokor ciise cise muuse adhi cadeys ragii u badheedhey 11 aad
@cabdimuse9856
@cabdimuse9856 5 жыл бұрын
Inta beesha Isaaq niman kii xasuuqa noogaysty ay buunbuuninayaan dawladnimo Ma helayno waa lagusii kala fogaanayaa uun
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
Saw idinkuba markii hore hargeisa, gebilay iyo wajale kamaydaan fadhataysan yaa idinka celinayay
@siciidcige629
@siciidcige629 7 жыл бұрын
xilimuu garacay muuse biixi naagyahay iska hadashay
@abdirahmanismailhussein1903
@abdirahmanismailhussein1903 7 жыл бұрын
Nin kii muuse biixi garaaci jirey cabdillahi iimaan darawal
@HassanMohamed-ep9qk
@HassanMohamed-ep9qk 7 жыл бұрын
cabdiraxmaan shiine e333
@bosszaki9861
@bosszaki9861 7 жыл бұрын
cabdiraxmaan shiine goorma?
@abwansiciidcrahman5304
@abwansiciidcrahman5304 6 жыл бұрын
Sxp labaduba wa anage maxd ka hadli lax ila lax
@abdij4602
@abdij4602 6 жыл бұрын
Abdirahmaan Ismail Hussein snm ismagaraci jirine doqmaha ay dalka Usoo dhiciyeen ee adookale ah aya badhciya
@cabdimuse9856
@cabdimuse9856 5 жыл бұрын
Dila 450 qof ba lagu dilay Oo rayid ah oo aargudasho loolaayey Lkn wuu is dhaafinyaa
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Sheekha magac halacayarin duliyow
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
SH.ABDILAAHI SH.ALIJAWHAR 450 ayaad sheegasaye dhamaantood inlawada buufiyo ayay ahayd
@Inakulmiye
@Inakulmiye 2 жыл бұрын
Waar beenta dadka ka daaya. Cid aan ciidan ahayn lama dilin e. Xabaalihii dadka la dilay sheega hala soo faqo e.
@cabdimuse9856
@cabdimuse9856 5 жыл бұрын
" Cidna lama dilin" Hadaa maxa dadka laayey????
@footballorsoccer2903
@footballorsoccer2903 2 жыл бұрын
*REER AWDALOW RAALI AHAADA, INA LA FADHATAYSTO QALAD BAY AHAYD DILA IYO BORAME*
@mohamedgalbeyte6704
@mohamedgalbeyte6704 6 жыл бұрын
Kkkkk Waxman qoslaay maad liyseen ileen waay idin leeysaaay kkkkk cadifada kaa yabaay
@Dabayl
@Dabayl 5 жыл бұрын
Af soomaligaaga walaahi baan la fahmeen . Alla jaahilsanaa dadka meeshan wax ku qoraa.
@bosszaki9861
@bosszaki9861 7 жыл бұрын
Waa geesi qaran markii danbe wuu maryaloolobe 😂
@nimcocali3501
@nimcocali3501 4 жыл бұрын
Ducaale ma arabaa
@baligubadle1110
@baligubadle1110 Жыл бұрын
Haybe laanbad wlhi nin dadka wax badan u galey laandhere abokor ciisa
@mohamedabdirahman4433
@mohamedabdirahman4433 7 жыл бұрын
Nin dad muslim ah uu laayey maanta ku faanaya xisaab alle way kuu taal beesha aad u dagaalameysey xisaab kula wadaagi meyso
@hodanciise6965
@hodanciise6965 6 жыл бұрын
Mohamed Abdirahman adigo midhan ayu abyayshod layey wan ku farxsanay
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Odaygan ducaale marmRbaad is odhanaysaa wariye nimadisu wali waa poor wuxuu kuleeyay qaxoontigaa waad laysay sawmaha wuu sii hor cararayAa mujahidka
@haldoormedia6355
@haldoormedia6355 3 жыл бұрын
Darawal dad badan oo masakin ah ayu layay Waa tariqda saxda ah 1980 wixi ka horeyayna siyad bare ayu uu shaqeynayay rag badan oo isaq ah bu dilay hadana snm bu shegaya isaq wuu og yahay darawaal wuxu yahay Ader
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
@@haldoormedia6355 sxb wararkaasi cadayn cad ayay ubaahantay ee huuhaa looma baahma iyo shaqsi nacayb darawalna waa mujaahid xalaala jeclaw ma necbaw
@abdihassan4780
@abdihassan4780 7 жыл бұрын
ducaale waa u nacamleenayaa beenaalahan isagaana ka horeeya
@kayhass2510
@kayhass2510 5 жыл бұрын
Hhhhh kani waa fataabakhle walahay bilado uusan lahayn buu sheeganaya hadalkisa laga fahmayaa
@nahrii4775
@nahrii4775 5 жыл бұрын
uraye Adaaa fatabakhle ah garacyow
@xubikaahin2370
@xubikaahin2370 5 жыл бұрын
Futadada jilicday sidii loo saarnaa ka sheekee
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Kay Hass Adigu faqashtii laga adkaaday ayaad ahayd dadka somaliland yar iyo weyn wixii dalka losomaray cida firasaa majirtee
@ugaasabdi6729
@ugaasabdi6729 7 жыл бұрын
iidoor oo dhan ma mujaahid baa kkkkk iidoor wagaash yaahuu
@ahmedsharif8257
@ahmedsharif8257 7 жыл бұрын
muhanad mohamed and
@Dabayl
@Dabayl 5 жыл бұрын
Yes, Mujaahid bay kurtigood bay wada ahaayeen. Iidoor waa dad ilbax ah oo kali taliska neceb .
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Ugaas Abdi Haa isaaq oo dhan waa mujahidiin waayo barigaa ardaydii iyo kuwi geela racayey iyo miyiga iyo magalabada dhamantood dagalka weygaleen
@cabdimuse9856
@cabdimuse9856 5 жыл бұрын
Ninkan waa ragii xasuuqa magalada dila iyo boorame ku luga lahaa. Kaantaroolka boorama dad 80 qof gaadhaya Ayuu amray in la laayo. ilaahy baad la hortagi doontaa dhe Waligaaba bismilada hay
@hassanalidaher3753
@hassanalidaher3753 6 жыл бұрын
Odaygani waa qabyaaladaystee abdilaahi askar uun la soo boodayaa kkk cabaad waynihii tolaydu ku soo baxday kk
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
Qof dhintaybad cayaysa kkkkkkkkk cajib iyo cajaib
@haasanabdi8900
@haasanabdi8900 3 жыл бұрын
Saaxiib ninkani cidaad moodayso maahee waa nin arab ah
@ugaasabdi6729
@ugaasabdi6729 7 жыл бұрын
war iidoor waxaasi taariikh maaha ee cuqdada dhaafa soomaali wax la qabsada
@hodanciise6965
@hodanciise6965 6 жыл бұрын
Haday caloshu ku xanuntay kabaax nacdalyey
@samsamosman9887
@samsamosman9887 6 жыл бұрын
somaliland oo xorowday dalkoo xeer iyo tastuur leh xilkayga intaan wareejo xalane udoonan maayo anagu xamar dooni mayno xumana ugaysan.mayno xadkii.laba dawladood iyo xuduud baa naga dhaxaysa viva somaliland allow unaxariisto mujaahidiinti dhimatay
@mahmuudmahamed5925
@mahmuudmahamed5925 5 жыл бұрын
Waa geesi geesi dhalay wuxu ka so jeeda geed labaka isaaq cabdilahi darawal waa mujaahid
@nimcandahir1612
@nimcandahir1612 5 жыл бұрын
C/laahi xuseen imaan waanin aqoon askarinimo ku dhanthy hal yey waayaan
@cadi.jaamac997
@cadi.jaamac997 5 жыл бұрын
Derewal geesi ayuu ahaa guuleyso
@kaafaayali6293
@kaafaayali6293 7 жыл бұрын
mujaahid marfesh alla been badanaa jeneraal Cabdiaziiz wuxuu hargeysa ka baxay bishii may siyaad barre afar bilood buu ka danbeeyey
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 7 жыл бұрын
kaafaay ali oo yaa intaas oo dhan ku wasayay hargaysa waaba yaabe Ina siil qadhmuun
@Dabayl
@Dabayl 5 жыл бұрын
Beenaale ! Hooyadaa xaasidnamada ka cun. Cadulcasiis markuu ka orday Hargaysaa ma dhawayn.
@saidmo5990
@saidmo5990 7 жыл бұрын
Qaran dumis
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 2aad
26:36
Horn Cable Tv
Рет қаралды 63 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
WARAYSI AAD U XIISO BADAN OO SAYID LA YEESHAY SICIID CALI MUUSE
57:37
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q1aad - Ducaale - S4E03
46:13
WaayoJoog Q 5aad: Halgamaa Faysal Dheere
26:18
CBA TV
Рет қаралды 37 М.
Daawo Muj: C/llaahi Askar Barkhad iyo Dhacdadii BIRJEEX
24:23
Googoos Media Production
Рет қаралды 363 М.
1/2 S/Gaas Indhaqarshe | Dagaalladii Soomaaliya iyo Itoobiya 1964 & 1977
28:46
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 17 М.
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 135 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Hctv Kornayl Xasan Cabdi Khayre 31 10 2016
32:31
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 2,6 МЛН
Duman - Баяғыдай
3:24
Duman Marat
Рет қаралды 169 М.
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,8 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 138 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН