SIDEE KU'IMAAN KARAA CANADA, HAY'ADA ANZAL FOUNDATION OO SI FUDUD KAAGA CAAWINEYSA IMAANSHAHA CANADA

  Рет қаралды 5,377

SHALPHA GAËL

SHALPHA GAËL

Ай бұрын

SIDEE KU'IMAAN KARAA CANADA, HAY'ADA ANZAL FOUNDATION OO SI FUDUD KAAGA CAAWINEYSA IMAANSHAHA CANADA
CONTACT
/ shal_alpha
WALAL NAGU SOO BIIR, KUSOO DHAWOO CHANNALKEENA

Пікірлер: 92
@HusseinAbdulaahimohamed
@HusseinAbdulaahimohamed 21 күн бұрын
Wiilka ugu Daacadsan Intaan Araky kashekeya Arimahan Thank you sxb
@faafidiintaislaamka1579
@faafidiintaislaamka1579 Ай бұрын
4 cisho ka bacdi ayaan imaneynaa Insha Allah khayr ban alle ka rajeynayaa
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm Ай бұрын
Qayrka yaalo ALLAH ha ku waafajiyo
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
Insha alaah
@habibamohamed-zh8kd
@habibamohamed-zh8kd Ай бұрын
Welcome to Canada
@faafidiintaislaamka1579
@faafidiintaislaamka1579 Ай бұрын
Amiin dhamaantiin alle inta sugeysana riyooyinkooda ha u rumeyo Insha Allah
@user-jw9gk1qh5s
@user-jw9gk1qh5s Ай бұрын
Side ku tagi rabtaa
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Ай бұрын
Waayadii horeto dadka africa dagan xoog ayaa maraakiib lawgugurijirey Si,ey reergalbeedku ugu shaqqeyaan lkn qarniga 21aad dadku iyaga oo xor ah waliba qarash badan iyo nafhurnimana sameynaaya ayey kuququlqulayaan rabiyow dalka amaan noosii noon barakee
@Liwewe-a466
@Liwewe-a466 24 күн бұрын
Jazakallahu kheir Thank you so much ❤Merci beaucoup mais Svp donne nous leurs vrai nimero svp
@CilmiCabdi-be9yv
@CilmiCabdi-be9yv Ай бұрын
Good job 👍
@farxaan647
@farxaan647 Ай бұрын
inteee lagala xiriira wlll❤
@Abdallamohavlogs97
@Abdallamohavlogs97 Ай бұрын
Thnks brother insha allah we will contact them if they are available
@MODDER908
@MODDER908 Ай бұрын
thank you bro for help and support that you always give to your somalis fellas love from london uk
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
Thank you brother
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r Ай бұрын
Sharci talyaani ayaan haystaa qaxootiga zideen ku imaan karaa
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 Ай бұрын
Mahadsanid saaxiib
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
Adaa mudan
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b Ай бұрын
Wll lanbarka sifiican usoo qor
@Carafat76
@Carafat76 Ай бұрын
Mahadsanid sxb
@shalpha-gael34
@shalpha-gael34 Ай бұрын
@mellyYNW
@mellyYNW Ай бұрын
Ka so hadal family ga sida qof ka looo dacwodo ooo xero qaxoti ku jirin plz zxp ka soo hadal❤🎉
@muhanadsave
@muhanadsave Ай бұрын
Thanks wll sare waa mahadsanthy
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
Adaa mudan
@user-th7zj8yk1q
@user-th7zj8yk1q Ай бұрын
Keep going sxb
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
Thnks
@MohamedAwaale-ps7tm
@MohamedAwaale-ps7tm Ай бұрын
Well done
@shalpha-gael34
@shalpha-gael34 Ай бұрын
@abdulkanidahir8365
@abdulkanidahir8365 Ай бұрын
Website kooda soo qor
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Ай бұрын
Group 5 dadka mow xaraynayaaan haduu qofku sharcigii qaxootiga iyo lacg tii helayo ❓ thanks
@obahmoalim9369
@obahmoalim9369 Ай бұрын
m. a lagend hormar wacan
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
❤️
@akshaale
@akshaale Ай бұрын
Webka ay sheegeen ma jiro
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 22 күн бұрын
Aniga school masoo dhigan primary iyo secondary ba sideen ku iman karaa plz ii sheega imisa wye lcgtu
@Updywahab
@Updywahab Ай бұрын
Horumar wacan sxp sare 🎉🎉🎉
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
Mahadsanid brother
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b Ай бұрын
Wll lanbarka
@ismaik562
@ismaik562 Ай бұрын
I'm student may i get there
@abdulrasakharuse82
@abdulrasakharuse82 Ай бұрын
Adigaa aad yaan ba wax ba ku hayn meesha
@AniAdi-jm8hu
@AniAdi-jm8hu Ай бұрын
Passport somali ma kaygu xarayn karaa visaha
@Daacad1999.
@Daacad1999. Ай бұрын
Family ahaan wax ma ugu suuragalinayaan dadka?
@user-pr1wf8dx2b
@user-pr1wf8dx2b Ай бұрын
Bro numberka cadi USO qor🙏
@sadikabdihussein
@sadikabdihussein Ай бұрын
Canada ma aqoonsana documents somalia 😢😢mxa lagu xareysanayaa marka
@CilmiCabdi-be9yv
@CilmiCabdi-be9yv Ай бұрын
Passport Ethiopian ma lagu xaraysan karaa
@deeqsiad8880
@deeqsiad8880 Ай бұрын
Passpkrt kenyan heestaa lkn shahaadooyin waxbarasho oo kenyan ah maheesto See waxbarashada ku xareesan karaa Anoo luuqad baranaayo oo kale
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 Ай бұрын
Dalxiis ku xireeso
@deeqsiad8880
@deeqsiad8880 Ай бұрын
@@Hibajamaa1122 wsy joojiyeen ayaan maqlay dalxiiska
@raashkakulmiye213
@raashkakulmiye213 Ай бұрын
Sxb maxaa i maansho canada shaqo la aan baahsan ayaa ka jirto
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
Haa, Lakin dad baa raba
@MedwarsamaOmar
@MedwarsamaOmar Ай бұрын
Passeport jibutian maa kuu imaan karna
@Shalpha-gael
@Shalpha-gael Ай бұрын
Haaa
@CristianoRonaldo-li3oh
@CristianoRonaldo-li3oh Ай бұрын
Asxabay Number Canada side lo xareeya what’sap i so qora qofki yaqano furaha iyo qabka hadu jiro qof ì fahansin karo
@aarboy2305
@aarboy2305 Ай бұрын
+1 ka hormari ugaas
@shiikhapdisamed2022
@shiikhapdisamed2022 Ай бұрын
Qofka qaxoontiga macawinayan ustaad
@MahadCadee
@MahadCadee Ай бұрын
Haa
@aarboy2305
@aarboy2305 Ай бұрын
​@@MahadCadeesidee?
@MahadCadee
@MahadCadee Ай бұрын
@@aarboy2305 kaliya Acounkooda farim marka lakusojawabo magaca halgad kusoshahey Qadeymaha Qaxotinimo bad siin kadib Gmail sax yeelo jawab iyo waxwalbo walagulasocsin i.n wna freee
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b Ай бұрын
Bassaboorka somaliga kawaran
@user-cl3fn6xz3i
@user-cl3fn6xz3i Ай бұрын
qaab noceya ayaa loola soo xiriiri karaa?
@MahadCadee
@MahadCadee Ай бұрын
Dhaga maladahey webstte walgu shekey halka kaqabo
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 Ай бұрын
Ado passport french wata ma qadan kartaa passport canadian ah❤
@abdulkadirali1260
@abdulkadirali1260 Ай бұрын
haa waad badalani kartaa
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 Ай бұрын
Marka kaa french ma iska dhigeesaa
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Arday ahaan waad ku iman kartaa laakiin waa qaali walaalo Dadka runta u sheeg Qofkii haysta $20,000 sanadkii iyo kharashkii aad ku noolaan laheef lahayd baad u baahan tahay.Ardayga Canadain ah dayn buu qaadan karaa laakiin International Student hadaa tahay adigaa lagaa rabaa inaad sii qadimtid
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Ай бұрын
Adiga Canada maa joogtaa line beec ah ma haysaa wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AdamTaatiko
@AdamTaatiko Ай бұрын
Lanbarkaan wadankee waaye
@ninjira2832
@ninjira2832 Ай бұрын
Canada
@Updywahab
@Updywahab Ай бұрын
​@@ninjira2832lkin austria iso saray marka galiyey 😢
@khaalidmahdimmmmaxamuud
@khaalidmahdimmmmaxamuud Ай бұрын
Horta furuha Canada muxuu ahaa
@ZuperStar41
@ZuperStar41 Ай бұрын
+1 wll
@khaalidmahdimmmmaxamuud
@khaalidmahdimmmmaxamuud Ай бұрын
Waar dee nubmberka iska saxa wax Kira mahee
@aarboy2305
@aarboy2305 Ай бұрын
+1 ka hormari wuu saxanyahay wn tijaabiyay hadeer
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 Ай бұрын
Labarka meesha ku qoran maba ahaa Canada 😂😂
@aarboy2305
@aarboy2305 Ай бұрын
+1 kahormari wuu shaqeynaa sis hadeeraan tijaabiyay
@MohamedZugulle
@MohamedZugulle Ай бұрын
Sxb waan ku salaamay Waxaan joogaa. Wadanka SPAIN 🇪🇸 OO WAXAAN HAYSTAA SHARCIGA YAR EE 5 SANO AH TRAVEL DUCMENT SXB SIDEE KU IMAN KARAA CANADA MARKAA
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 Ай бұрын
Sharcigaa aad haysato ma lagu shaqaystaa ?
@MohamedZugulle
@MohamedZugulle Ай бұрын
@@abdikadersaladali7219 Haa waan ku shaqaystaa Waa permanent residence 5 sano iyo travel ducment
@AdamTaatiko
@AdamTaatiko Ай бұрын
War lanbar jira maba ahn
@Kaphia199
@Kaphia199 Ай бұрын
Waye wll ee +1 dheh kadib number mesha ku qoran ku xiji 🙏
@Liwewe-a466
@Liwewe-a466 24 күн бұрын
Jazakallahu kheir barakallahufiik Merci beaucoup ❤​@@Kaphia199
@akshaale
@akshaale Ай бұрын
Number rada waa Austria iyo Nederlands web ka waa been nio umada ka xishoo
@user-zu3sh7xz1o
@user-zu3sh7xz1o Ай бұрын
Wll maalin horana wxaan arkey isagoo leh looyar somalia nila xidhiidhsiin number Sweden buu nowdeyba secml miyuu nawaalayaa
@anshaxtv
@anshaxtv Ай бұрын
​@@user-zu3sh7xz1oadna +47 ka horaysii
@SINCERE-STORIES.
@SINCERE-STORIES. Ай бұрын
Canada waaye
@SINCERE-STORIES.
@SINCERE-STORIES. Ай бұрын
Number sax ah waaye sxb
@aarboy2305
@aarboy2305 Ай бұрын
​@@user-zu3sh7xz1o+1 kahormari bro
@user-mv6pj7jl6k
@user-mv6pj7jl6k Ай бұрын
Wll numberka whatsapp udiday pleaz So hagaji fadlan
@user-tl5to5oy4v
@user-tl5to5oy4v Ай бұрын
Whatsa number ma leha
@Kaphia199
@Kaphia199 Ай бұрын
+1 dheh kadib number ku xiji 🙏
HAY'ADA ANZAL FOUNDATION OO SIFUDUD UKEENTA DADKA CANADA
9:50
kawnayn Media
Рет қаралды 3,9 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 35 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 10 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 54 МЛН
WARBIXIN | NOLOSHA & SHAQOOYINKA CANADA 2024
14:26
Maali Abdalla
Рет қаралды 3,8 М.
waxaan tagay xaafada Helsinki ugu qurxon iyo jaziirada xayawaanada lugu haayo
7:03
somalidhulmar withSalmanpro
Рет қаралды 865
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 35 МЛН