Sidee Kuheli Karaa Visaha Dalka Qubrus/Cyprus? | Gamadid

  Рет қаралды 8,343

Gamadid

Gamadid

2 жыл бұрын

Hadad kucusubtahy channel-kayga kusodhawow, SUBSCRIBE ii saar sidaa aad ulasocoto muqalada anso gudbiyo. Thanks
muqaalkan waxan ugahadlaya qaabka aad kuheli kartit visaha dalka qubrus/cyprus. daawo muqalka ila dhamadka
Nolosha Dalka qubrus/cyprus: • Nolosha Cyprus (Qubrus...
jamacada ugu fican qubrus: • Best Universities in N...
Visaha waxbarashada india sidee kuheli karaa?: • Sidee kuheli karaa VIS...
Nolosha, waxbarashada iyo macishada India: • Waa sidee Nolosha Indi...
entry form: app.adapass.gov.ct.tr/login
Connect |
instagram: gamadid_
#cyprus #visahaQubrus #gamadid

Пікірлер: 55
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
Qofkii Admission ubahan instagram-kan haigalaso xariro ( gamadid_ )
@wardichannelforeducational228
@wardichannelforeducational228 2 жыл бұрын
Number meesha mayaal wllo kan igala soo hadal xog baan kaa rabaa wll
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150 2 жыл бұрын
Zxb whats up soo gali lagaala soo xidhiidho Instagram ma isticmaalo misana waan jeclaa inaad iga caawiso sidaan ku heli lahaa admission ka jaamacada iyo websiteka saxdaa markaa email kan igala soo xidhiidh wll
@xamduushcabdisalaan2905
@xamduushcabdisalaan2905 Жыл бұрын
@@sharmaarkeaxmedkhaliif8150 mabaxday wllow🤔
@exdada3289
@exdada3289 Жыл бұрын
asc
@abdisamadjoe
@abdisamadjoe 2 жыл бұрын
Mahadsanid Mudane
@xaydarmohamed
@xaydarmohamed 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane alle hakugu amaansado meeshaad joogtid
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Жыл бұрын
Eedo guuleyso❤❤
@mohamedibrahimabukar1044
@mohamedibrahimabukar1044 2 жыл бұрын
Tnx wll👋
@baasidadam3299
@baasidadam3299 2 жыл бұрын
Thankyou
@mohacker_7
@mohacker_7 2 жыл бұрын
zxb qaali mohamed farhaan video kasoo samee day your life ka malinta noloshaada hdaa awoodo 💯
@aymanmustaphamohammeth718
@aymanmustaphamohammeth718 2 жыл бұрын
Mnsha allah keep going Brother Alleh haga abal mariyo wll wll wxn raba inad sida ugu fudud ee dalaka India an wx barasho ugu adi laha video kale kaso same wll pls
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/oclpZbug29PLXX0.html (Visaha waxbarashada india)
@aymanmustaphamohammeth718
@aymanmustaphamohammeth718 2 жыл бұрын
@@Gamadid thanks pro
@aymanmustaphamohammeth718
@aymanmustaphamohammeth718 2 жыл бұрын
Wllky si ad iga caawiso what's app kada ma isin reply iso qaal wllo🙏
@AminoAxmed-xi1ij
@AminoAxmed-xi1ij Ай бұрын
Wll waii mu hiim❤❤❤❤❤❤
@Abdifitah451
@Abdifitah451 2 жыл бұрын
Mahad sanid zxp aad baan u raadineyey xogtaas
@mohamedelmi2863
@mohamedelmi2863 2 жыл бұрын
Gama diiiid sxb qali ado mahadsan halkr hala so xirira xogba karabay sxb iso jawab
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
Instagram ( gamadid_ )
@bushraapdullah7297
@bushraapdullah7297 11 ай бұрын
Goormaaa buuxiyaaa entry form
@apdiazizmohamed4900
@apdiazizmohamed4900 2 жыл бұрын
Aad bad u mahadsnthy sxp chennel-kga wax badan ayaan ka faidnay🙏 mar kle waxan jeclan lahaa video inad kaso sameysd nolosha camp-ka / xarda qaxotga. mida 2-ad anigoo talaal covid qadnin hadii aan warqdii soo samysta qalab la igu oganyo maa jiro wll mase laga yabaa dhibato inan kala kulmo warqda aan soo samysty
@mohamedxaashifarax8936
@mohamedxaashifarax8936 2 жыл бұрын
Pro what aapka inta noogu soo qor
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
Instagram: ( gamadid_ ) halkan igalaso xarir wll
@crizaqbashiir6506
@crizaqbashiir6506 Жыл бұрын
Sxip waxan kuweydiyay halkas ma ka si tagi karaayo magali qaybta giriiga
@AminoAxmed-xi1ij
@AminoAxmed-xi1ij Ай бұрын
Iskul wacan maku ya la😮😢😅❤
@Ciize34
@Ciize34 2 жыл бұрын
Wll hda Turkey 🇹🇷jogaa waxaana rabaa inaa imaado waxana ka rabaa inaad iga cawisid ama qof iga cawiyo igu xirtid iso jaw mhdsanid
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
Instagram: ( gamadid_ ) halkaas ilaso xarir wll
@Abdibr876
@Abdibr876 2 жыл бұрын
Qofka Istanbul joga kwrn wll
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Visa ma u baaahanaya inan ku imaado waxaan haystaa sharciga yar ee italia
@alteezo6703
@alteezo6703 2 жыл бұрын
Zxb waxan ubaahna ina imado qof icaawiyana maheesto waxana ahy arday
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
Halkan igalaso xariri wll Instagram: gamadid_
@munacabdi3599
@munacabdi3599 Жыл бұрын
Macquul ma tahe hada inad aragto fariin teyda wll numbwr lagala xiriiro inan imada raba si aad ika cawiso wll
@Gamadid
@Gamadid Жыл бұрын
+252612996489 whatsapp kan igalaso xarir wll
@nimcohalaq8100
@nimcohalaq8100 22 күн бұрын
qaybtee quxuuntiya
@AminoAxmed-xi1ij
@AminoAxmed-xi1ij Ай бұрын
Wll mcan iskul makuya la😢😢
@empireshow1
@empireshow1 2 жыл бұрын
Shahaadada ka waran hadanay orginal ahayn
@xaqiiqooyinkacaalamka2570
@xaqiiqooyinkacaalamka2570 2 жыл бұрын
Waa caadi
@ilhaanzulup6177
@ilhaanzulup6177 10 ай бұрын
Asc wl waxaan rab inaan imado kawaran han heysan shahaado
@Gamadid
@Gamadid 10 ай бұрын
wll Laxarir +252612996489
@Abdifitah451
@Abdifitah451 2 жыл бұрын
Walaal Suaal baan kuweydiin hdda ma xafeysan karaa cyprus jamacadeeda thankz 🙏
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
Haa wll wa xaresan karta
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
Instagram: gamadid_ igalaso xarir hadad ubahantahy admission ka in laga cawiyo
@qadanahmed5880
@qadanahmed5880 Жыл бұрын
Dhoof ma u imankara wl visuhuna wa imisa
@bakarcade5606
@bakarcade5606 2 жыл бұрын
Walal nambarkaaga noo soo qor
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
+918374970269
@fadahmahamuudmahamed2754
@fadahmahamuudmahamed2754 2 жыл бұрын
Wall bishan 6ad baan imanyaa lanbarkaa igalsooxiriir wall aad icaawiside
@mahadyre
@mahadyre 2 жыл бұрын
Anaa u socdo bro ee intee joogtaa
@somalimusic5198
@somalimusic5198 2 жыл бұрын
@@mahadyre mlaga bxaa mesha wll
@apdihakimofficial2931
@apdihakimofficial2931 2 жыл бұрын
Anigaba waan xaraystay waan sugaya inshalah
@mohamedibrahimabukar1044
@mohamedibrahimabukar1044 2 жыл бұрын
pro intee ka Xareesaty
@xaqiiqooyinkacaalamka2570
@xaqiiqooyinkacaalamka2570 2 жыл бұрын
Flights kuun ban sugayaa
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150 2 жыл бұрын
Mahadsanid laakiin whats ama email lagaaala soo xidhiidho inaad soo raaciso ayaa wanaaagsan inistigram dadku mawada isticmaalaan zxb
@Gamadid
@Gamadid 2 жыл бұрын
WhatsApp: +918374970269 halkas waigalaso xariri karta hada admission ubahantahy wll
QUBRUS / CYPRUS iyo Soomaali istaag - Qaybta 1aad
7:00
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 48 М.
QUBRUS/CYPRUS MALAGA TAHRIIBI KARAA?
7:37
Gamadid
Рет қаралды 7 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 101 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 24 МЛН
Jasiirada Somalida u noqotey Xabsi
4:13
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 38 М.
Hal magaalo oo labo wadan ah - One city in two countries
6:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 29 М.
Waxaan utahriibi gaaray Europe | Qubrus/Cyprus Vlog
7:55
Gamadid
Рет қаралды 3,1 М.
XAALADA YURUB IYO SIDA UGU FUDUD EE LAGU IMAAN KARO 2024
7:44
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 21 М.
Waa Maxay Web 3.0 iyo Blockchain? | Internet ka Mustaqbalka
7:09
All about Life in Northern Cyprus
9:23
Investo Global
Рет қаралды 51 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН