Sideed ku imaan Kartaa Cyprus | Maka tahriibi kartaa? | Sideena Loga galaa Yurub.

  Рет қаралды 10,502

Mo Biin

Mo Biin

Жыл бұрын

fadlan channel-ka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga channel-ka oo ah / mobiinn
Connect
-----------------
TikTok: / mo_biin
Facebook: / abdihakiin.biin
Twitter: / abdihakin_elmi
Instagram: / mo_biin_
LinkedIn: / abdihakin-elmi-5ab293205
#cyprus #susbcribe #tahriibka_cyprus #vlog #qubrus

Пікірлер: 82
@shabkamediaproduction9104
@shabkamediaproduction9104 Жыл бұрын
Mhdsanid brother keep it up the good work✌️
@ifraahabdilaahi335
@ifraahabdilaahi335 Жыл бұрын
Maasha Allah mahadsanid sxb aan wax badan Ka fa,iiday shukran
@hilowlesheekh2827
@hilowlesheekh2827 Жыл бұрын
seen kuula xiriira
@hilowlesheekh2827
@hilowlesheekh2827 Жыл бұрын
waxa fcn baad sheegtay
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Жыл бұрын
Thnks bro
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
Brother anaa jooga South Cyprus cid doon ka raacda ma jirto dacwad uunba lagaga baxa mooye si kale loogama baxo Dadka qaybta north Cyprus jooga dadka way dhacan waanay so khaldan meeshan waxba ma yaalane somaliyeyy hakuso lu go'ina
@wehlieofficialqaboowe
@wehlieofficialqaboowe Жыл бұрын
Meesha adiga miyaa ku nool wll tan kale qebta aad jogto sharci iyo shaqo mala heli karaa muhiimadu waa sharci iyo shaqo
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
@@wehlieofficialqaboowe waa Qof iyo nasiibkii lkn walal way adagtahay sharci iyo shaqo
@dulmipoi9853
@dulmipoi9853 Жыл бұрын
Pro hadii aan Da a Yar Isku Dhiibo Sdee Wye Famimy Na ee Yurub ii jgan
@ahmeddaahir7512
@ahmeddaahir7512 Жыл бұрын
Hadi lagu dacwonyo qaxotiga wajib miya ina ku nolato
@dulmipoi9853
@dulmipoi9853 Жыл бұрын
@@ahmeddaahir7512 most wye Lkn hadaa Da a Yar shegato Wye sdaa mqly Ma Tagin ani
@qadradalmar9805
@qadradalmar9805 Жыл бұрын
Cyprus viso laguma tago ticket lee lagu galaa visahana markey kuwa garoonka ku qaabilaan lee laguugu dhufanaa cyprus hada wey dhib badan thy dadka inta badan waa lagu dhagaa qaar waala soo celiyaa qaarna nasiib ey ku gudbaan mida kale meesha qaxootiga qofkii da yar isku dhiibo oo reerkiisa maqan yhn waa looga dacwoodaa qofkii da weyn isku dhiibo wey ku adag thy inuu meeshaa ka baxo mida kale cyprus dalxiis laguma tago dad dalxiis u socdo oo lasoo celiyey anaa arkay markey ku diidaan xabsi ku galinayaan kadibna meeshaa ka timidaa laguu celinaa qofkii meeshaa u socdo waa iney ardaynimo ka muuqataa waa in wal wal lagaa dareemin ama inaa cabsaneyso markaa garoonka soo gashid meelaha lama fiiriyo askarta wey kaa shakinaayaan mida kale safka markaa galeyso dadka ajnabiga ah waa inaa dhexdooda gashaan somaliyey qaarna hakaa horeeyo qaarna hakaa dambeeyo gadaal yaan la marin englishna hala barto wax saas ah lkn leesma weydiiyo
@suheylaqurux6046
@suheylaqurux6046 Жыл бұрын
Abyo ina kulahadlo raba
@qadradalmar9805
@qadradalmar9805 Жыл бұрын
@@suheylaqurux6046 abyo instagram ma leedahay hadaa leedahay ii soo qor
@qadradalmar9805
@qadradalmar9805 Жыл бұрын
@@mymoon8691 abyo snap chat ma isticmaashaa
@dulmipoi9853
@dulmipoi9853 Жыл бұрын
Sidee Lafu Tagaa Walshey Cyprus qeebta turki first Ma Admition Inaa heestaa Diyaarad Qasab Maahan La dhahay Doon waa raaci Kartaa Maxaa Ka Jra!
@AFIFHD77
@AFIFHD77 Жыл бұрын
Snapchatkaaga iisheeg
@anissahoussein1775
@anissahoussein1775 Жыл бұрын
HALKEE LAGA
@warhayemedia3430
@warhayemedia3430 Жыл бұрын
Saaxiib adiga ma waxbarashaa ku joogtaa? In aan soo baxo ayaan rabaahee, xagee tahriibka loo soo maraa?
@malyunsayruuq310
@malyunsayruuq310 Жыл бұрын
Wll number aan kala so xiriiro ma iso diri karta❤
@ilhaanzulup6177
@ilhaanzulup6177 11 ай бұрын
Wl xage laga soo xidhiidhaya
@nimcohalaq8100
@nimcohalaq8100 19 күн бұрын
halkeen kala soo hadla wll
@hassanabdi4272
@hassanabdi4272 Жыл бұрын
Sxiip la. sxiip xidhiidh de
@MoBiinn
@MoBiinn Жыл бұрын
Instagram: instagram.com/mo_biin_/
@cademaxamed7146
@cademaxamed7146 Жыл бұрын
Shaqooyinka kawaran zhp
@musesaid6673
@musesaid6673 Жыл бұрын
Mo asc
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 Жыл бұрын
Bro wan rabaaaa ee pls iga caaawi wll
@bukharjabdikafi2045
@bukharjabdikafi2045 Жыл бұрын
Wllo anika waxa Raba inan whts apka aan kawada hadlno
@MoBiinn
@MoBiinn Жыл бұрын
@@bukharjabdikafi2045 instagramka hi iga so dheh
@araweelojaamac7070
@araweelojaamac7070 7 ай бұрын
Burco xafiis maku ledihin
@neymarjr8516
@neymarjr8516 Жыл бұрын
Zxb MCN ado raali Abdihakin sow laguma dhaho Nin waxan ahaay dugsiga Nurul huda aad kaso wada baxdeen
@rashkakeeyow9887
@rashkakeeyow9887 Жыл бұрын
Sxb mid iiga jawab plz markaa ardaynimo ku socotid miyaa lagaaa rabaaa luqada Englishka inaa ku hadasho markaa ariborka joogtid
@MoBiinn
@MoBiinn Жыл бұрын
Ku hadalka English Way kucawinaysa lkn qasab ma ahan.
@hilowlesheekh2827
@hilowlesheekh2827 Жыл бұрын
wll wax fcn baa sheegee xagee lagaama xiriiraa
@MoBiinn
@MoBiinn Жыл бұрын
Instagram iga laso xiriir @mo_biin_
@HH-iq2ze
@HH-iq2ze Жыл бұрын
Dadka beenta ka da wll adiga o mahdsan misna sida saxda adoo u sheegi kro qabka mesha lagu imado in aa dantada firsto dadkana ben u shegto wa lga ficnyahay visna loma bahno hada passport somali wadto just warqadaha jmcda o klya aya lo bahnyahy iyo documents kga o dhmstrn🙏dadka adiga o runta u shegi kro in aa tada o klya firsto o ana ku dhmenyo iyo anas ku smenyo adan dhihn o adn tada firsan in aa runta dadka u shegto si ficna ugu faideso kugula talin laha ado mahdsn🙏
@Wehlie025
@Wehlie025 Жыл бұрын
Nio waa saxntahy hda anaa waxbarsho usoo socda ilaa gormee ayey Admissionka uu xirmaa
@fuaadhaykal465
@fuaadhaykal465 Жыл бұрын
@@Wehlie025 pro ma baxdey cyprus 😍
@nihalabdi4434
@nihalabdi4434 Жыл бұрын
Wllo hadaan nuunu wato dacwad ubaahanhy siden kutagi kraa
@jeeeb1e3
@jeeeb1e3 11 ай бұрын
​@@nihalabdi4434wll hadii aad shaahdo dugsi saro hesto jamacad ahn waa,adi kartaa kaligaa tahrib hadi aad rabto neh da,yar la,isku dhibaa quf yurub kujoga kudamenanyo sas ugu bxi kartaa
@dhumaaye
@dhumaaye 11 ай бұрын
Sxp intee kla so xrraa justy
@hassanabdi9660
@hassanabdi9660 Жыл бұрын
Meesha Cyprus ma lagasi tahriiba bro ina iga jawabii doontid rajaynaya
@ahmedcaqli5775
@ahmedcaqli5775 3 ай бұрын
My zhp lkn waa lagaaga dacwoon karaa
@ayaanpashiiir3458
@ayaanpashiiir3458 11 ай бұрын
Dacwada meeqo ayey qadameysaa
@Abdillahinabiha
@Abdillahinabiha Ай бұрын
Wll hada ma iman kara
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 Жыл бұрын
Bro ila soo xiriiiir bro
@MoBiinn
@MoBiinn Жыл бұрын
Instagramka iga la so xiriir @mo_biin_
@xaqiiqooyinkacaalamka2570
@xaqiiqooyinkacaalamka2570 Жыл бұрын
Cyprus anaa ka baxay waa laga baxaa hada waxan joogaa jermalka
@cashaqchannel1515
@cashaqchannel1515 Жыл бұрын
Wll xge ka heli kra
@hoodoraage648
@hoodoraage648 Жыл бұрын
Ma ii cawin kartaa
@cashaqchannel1515
@cashaqchannel1515 Жыл бұрын
Dpcn
@hoodoraage648
@hoodoraage648 Жыл бұрын
@@cashaqchannel1515 xoog ma heshay
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 Жыл бұрын
Yaa iga caawin karo wxn doonaya in an imaaado bro
@ayaanpashiiir3458
@ayaanpashiiir3458 11 ай бұрын
Sxp dacwada UN maa dacwada gugudbineyso
@mustafadan613
@mustafadan613 Жыл бұрын
War aniga jogo meyshaas dada yarka ayaa ka baxo beeynta dhaaf safcn u shyg
@dulmipoi9853
@dulmipoi9853 Жыл бұрын
PRO sdee Lagu Imaada Hadaan turkey Jgo
@elmiaden1718
@elmiaden1718 Жыл бұрын
Wara sxb maa Jokda qubrus dadka yaryar maa uu ficandahaye hadan daa yara iisku dhibo
@ikhyaralimuse9549
@ikhyaralimuse9549 Жыл бұрын
Waxaan ku fekerayay shalay inaan soo tago ayaan rabaa balse hadan furtay taladaadan balse wan dhmysanayaa hada
@fuaadhaykal465
@fuaadhaykal465 Жыл бұрын
Pro ma tagtay cyprus
@user-qt9gq5hx3p
@user-qt9gq5hx3p Жыл бұрын
Zxp visaha rapey
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 9 ай бұрын
Walalylow igu caawiye dadka dacwda usameynyo lacg maa lagu dacwooda mise line cml waye ifahansya qofki idhaama😢😢😢😢
@apdishakurmoha7881
@apdishakurmoha7881 Ай бұрын
Qof maku jira europe markas waa cadi
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 Ай бұрын
@@apdishakurmoha7881 mye🥺
@Abdillahinabiha
@Abdillahinabiha Ай бұрын
Wll hda ma heli kara
Hal magaalo oo labo wadan ah - One city in two countries
6:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 29 М.
QUBRUS / CYPRUS iyo Soomaali istaag - Qaybta 1aad
7:00
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 48 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 69 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 57 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 10 МЛН
QUBRUS/CYPRUS MALAGA TAHRIIBI KARAA?
7:37
Gamadid
Рет қаралды 7 М.
Sidee Kuheli Karaa Visaha Dalka Qubrus/Cyprus? | Gamadid
7:56
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
Sababaha Dhalinyarada loga Celiyo Cyprus | Qubrus
9:22
Mo Biin
Рет қаралды 3,1 М.
Adigoona Muuqaalkaan Daawan khaliijka Ha imaan |
24:27
Omar Inshar
Рет қаралды 122 М.
TUULADAN | Biyaha iyo Laydhkuba Waa Bilaash...
11:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 228 М.
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 162 М.
the end 😂🤣 #funny #funnyshorts #funnyfails #failsvideo
0:52
Purr Laughs
Рет қаралды 16 МЛН
Live🔴 girls funny😂Chinese
0:31
Girl's funny
Рет қаралды 12 МЛН