Sidee ugu qasbi kartaa dadka inay ku ixtiraamaan? | 6 Talaabo

  Рет қаралды 96,625

Ayan Dhalad Show

Ayan Dhalad Show

3 жыл бұрын

Пікірлер: 207
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 3 жыл бұрын
*Inanta Codkeeda Ka Helay Wlhida😇🥰💫*
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
1.baro Naftaada 2.ixtiram naftada si ad uga hesho ixtiram ddka .Maya Dheh Arimaha Adan awoodeyn 3.horumari naftaada 4.Sameyso Shaqsiyda Adrabti iny kugu ixtiraman 5.dhanka wanagsan wx ka Eeg Marka Kudedaal ina muujiso Dhinacaaga wngsan 6.Qurxi nadaafadaaada Lapiskaaga
@maxameddawlad742
@maxameddawlad742 Жыл бұрын
Mahadsanid wllshy sharafey
@sucaadmaxamed2465
@sucaadmaxamed2465 11 ай бұрын
M.a
@maryanabdullahimaryam4650
@maryanabdullahimaryam4650 11 ай бұрын
Thankz wlshy❤
@user-ew3me8tk5o
@user-ew3me8tk5o 2 ай бұрын
wau ideqay wanadada
@hamzemabdi9
@hamzemabdi9 3 жыл бұрын
Ixtiraamka ugu bdn aduunka waxan u hayaa Waa Hooyaday 👸🏻❤️💯
@Upthiwahap
@Upthiwahap 11 ай бұрын
same❤😊
@user-vs2ku8mi1f
@user-vs2ku8mi1f 11 ай бұрын
Same
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
1:30 dadka oo dhan qofka aan ixtiraamka ugu badan u haayo waa aabahay mcn alle ha ii ilaaliyee Hooyadey ❣❤mcn qiimo badana alle swt ha iigu naxariisto aaamiin yaa rabi
@haniabdillahi7874
@haniabdillahi7874 3 жыл бұрын
Geesnimo, dumarnimo iyo dedaalbaad astaan utahay gacalo. Guulayso labada daaroodba😍
@safwaanhalac9644
@safwaanhalac9644 3 жыл бұрын
Masha allah wlashay qali
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/bNh8fKiqrJaXaac.html Ma isoo booqan krta wll.
@FaadumoFaarax-dv1jt
@FaadumoFaarax-dv1jt 2 ай бұрын
Adunka faraxd igu nolow wlshy akhirana ilhy janada haku geeyo my queneyyy🫅❤️✌️
@hamzefaizal2618
@hamzefaizal2618 3 жыл бұрын
Shaley aya iigu ka horeysey wlhi waxyaabahad la hadleyso waa wax dadka anfacaya wax badana wan ka ogaadey wlshey alla haku sharfo dadaalkaga si laba laab insha allah from hargeysa city
@sabirinabubakar8617
@sabirinabubakar8617 5 ай бұрын
M.a mahadsanid wll ilahay aqontada haku barakeyo iyo cilmigaga runtii ilahay ba cid waji iyo wanag laga kasbada ama laga doonto o laga rajeeyo umudan o ugu fiican runtii balseh ilahay umadiisa inta wanagsan hana tuso Aamiin intii xuna o haso hadeyo o dhanka wanagsan hatuso qofkii afkiisa iyo adinkiisa o aan akhlaq xumayn ixtiram wu qalma sa saana ahay sidokale naftayda walahi anigu uma rooni durufo jira awgood bal iskada wax kale diiqad ba iqabata wax kasto khaladana ana isi saara markay wax igu yimadan ilahay diiqada adun iyo cadab Aakhiraba hanaga koriyo Aamiin yarabi kuwa nafsaday isku daryelan helana ilahay hanaga dhigo 2/7(2024)🥰😓🤲🤲
@munamohamed470
@munamohamed470 2 жыл бұрын
Aadamaha waxaan ixtiraamaan oo dhan waxaan ixtiraamaa 4qof labadayda waalid iyo sheekh mustafe iyo sheekh dirir
@alimohamudshire4638
@alimohamudshire4638 3 жыл бұрын
Nice voice 💖
@alidawlad9052
@alidawlad9052 3 жыл бұрын
From sahanka, respect wlal✌️❤️
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Waa rux xaqiiqatan Mahadsanid 😊
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056
@cabdishakuurcalidaahiryuus5056 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا
@falastiincabdirahman386
@falastiincabdirahman386 3 жыл бұрын
Cajiib ilahay yankabaryayaa in uukuxifdiyo Cairo iyo aduba adi iyo ehelkaadaba amiin
@iptisam3125
@iptisam3125 2 жыл бұрын
Muhiim mhn inad labis qurxan uxerato halgu ixtiramo ahn ee naftada wxey ku qancsnthy ama ad isledahy faida wye uun ku dhaqaq waad mhdsnthy abyo adna sida qurxdban ad nala wdgty🙏
@ayaanilwaadofficiall2555
@ayaanilwaadofficiall2555 3 жыл бұрын
Anuu markaan eegay ee laga reebo hooyo iyo aabo oo xaq igu leh adaan ku hayaa ixtiraamka ugu badan waanad kas batay sis🥰😘🤩
@AyanDhaladShow
@AyanDhaladShow 3 жыл бұрын
Ilahay hayka dhawro queen👑
@abdiqadarmukhtaar8230
@abdiqadarmukhtaar8230 3 жыл бұрын
M.a abyo gabar adiga oo kalaa majirto wllhi alle aqliga hakuu siyaasho
@mubarakabdirashid4722
@mubarakabdirashid4722 3 жыл бұрын
Wallahi muuqaalkaan aadbaan ugafaaiday ardaageena wallaashay keep going
@mussowfantastic7956
@mussowfantastic7956 2 жыл бұрын
Mansha Allah walal qali wakujclay sharafey..may Allah bless you...thnks 🥰 from waleer kenya
@user-dn3qg4wp4n
@user-dn3qg4wp4n 4 ай бұрын
3:50
@mubashirmahamud
@mubashirmahamud 3 жыл бұрын
Ilaahay haku barakeeyo
@abdirizaknor5197
@abdirizaknor5197 3 жыл бұрын
Mahadsanid wallshy
@mrkhaire8694
@mrkhaire8694 2 жыл бұрын
M.a mahadsanid wlshy👏
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 3 жыл бұрын
Waxaan aad uga helay codkaaga, waxaad leedahay cod fasiixsanaan iyo Cod macaani La isku daray [ M.A ] Mawduucyada Sida Taariikhda, Qiyamka nolosha imw noo soo badi. Maantaaba iigu horrayso waan Rukuntay Jannalka. Horay usoco Guul iyo Horumar wngsn❤ From #Puntland Galkacyo
@macaanlagudaraymacaan9248
@macaanlagudaraymacaan9248 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@user-to2nw6jk3w
@user-to2nw6jk3w 3 жыл бұрын
WLhy Runtii Ayaan DhaLadeey wll isLa Hada oon Comentigan soo Qorayo Ayaan Kugusoo Biiray Balse Waxan Ka ShaLaayayaa wakhtiga Aan Ku Bartay Kuwo Badan oo maaLaayacni soo Gudbiya Waxayna Ahayd inaan Hore Ku Barto BaLse Qadarka Ayaa Ka Qornaa GuuLayso MarwaLpa WLL Mcn❤💯✋
@hasanadan342
@hasanadan342 3 жыл бұрын
Thanks my sister
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE Жыл бұрын
Mahadsanid wllo qali
@cookcleanwithamina
@cookcleanwithamina Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@salmanrashiid6201
@salmanrashiid6201 3 жыл бұрын
Haaa mahadsanid wllshy
@abdifitahaadan3224
@abdifitahaadan3224 3 жыл бұрын
Waa mahadsanthy 💯🙏
@idilastaansan8478
@idilastaansan8478 3 жыл бұрын
Mashallah wlshay qali
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
MaashaAllaah ✅ Walaashay ✅ Qaali ✅
@zuperpahdoon1687
@zuperpahdoon1687 3 жыл бұрын
M.allah hore u soco
@keiyzain9094
@keiyzain9094 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@abdishakuur1498
@abdishakuur1498 10 ай бұрын
Tnks walashay
@nasroahmedciraale7405
@nasroahmedciraale7405 Жыл бұрын
Masha Allah wll qaali okay
@shiinecaliwaqooyi
@shiinecaliwaqooyi Жыл бұрын
Masha alaah walaashay caqlibada alha ku sharfo
@calicabduleaxmed4961
@calicabduleaxmed4961 3 жыл бұрын
Haa abyo hore u soco
@Faallomedia2377
@Faallomedia2377 Жыл бұрын
Aadbaad umahadsantahay walaal Ayaan Dhalad 👑👑🥰🥰
@cfataaharabin772
@cfataaharabin772 Жыл бұрын
Addigaan ku jeclahay ixtiraam wayn kuu haya wllo Ayaan 🥰🥰
@MuzharaxYare-zo7tq
@MuzharaxYare-zo7tq Жыл бұрын
Tnx ziz
@kingamke
@kingamke Ай бұрын
Haaa tas waaa sax❤
@tiivabaana7484
@tiivabaana7484 3 жыл бұрын
haDaan iGu ka HoreYza wLl DuRBaDiiBa wan ka HeLay wxy Zo GuDBinaYzo mncha allH
@dhudicali4422
@dhudicali4422 3 жыл бұрын
Walo qaali codka aleh haku barakeyo
@tatababa6493
@tatababa6493 3 жыл бұрын
Ma Sha alh
@abshirabdinormohammed9129
@abshirabdinormohammed9129 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@cabdirisaaqcambe6467
@cabdirisaaqcambe6467 3 жыл бұрын
Thanks sister
@fardowsoxasan6482
@fardowsoxasan6482 3 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamedfaxalka8622
@maxamedfaxalka8622 3 жыл бұрын
Waad mahad Santahay walashey qali muuqalkan wax yaabo badan ayaan kafaa idey
@fatimanajah8086
@fatimanajah8086 9 ай бұрын
Walashey manshaalaah allahakudhowro
@Yahyebashir2012
@Yahyebashir2012 3 жыл бұрын
Huno m.a wan ka helay m.a hormar wacan wllo guuleyso 👏
@sabawanaag9224
@sabawanaag9224 3 жыл бұрын
Mnsha alla wllo alle caqliga wngsn haku barakeeyo
@saabiriinmohamed36
@saabiriinmohamed36 Жыл бұрын
Mhdsanid huno ❤
@qadardheereoffecial8303
@qadardheereoffecial8303 3 жыл бұрын
Masha allah keep going
@XusnoQurux-gm1il
@XusnoQurux-gm1il 10 ай бұрын
Masha Allah wallasey
@elmz6533
@elmz6533 3 жыл бұрын
Wlhi gabdhaha hormarkoodu waan jeclahay
@user-dn3qg4wp4n
@user-dn3qg4wp4n 4 ай бұрын
01:30
@user-dn3qg4wp4n
@user-dn3qg4wp4n 4 ай бұрын
😊
@mohammedjamaal8725
@mohammedjamaal8725 3 жыл бұрын
Waa macquulo soobadi muqaalka wallsheY
@yasinmohamed1795
@yasinmohamed1795 3 жыл бұрын
Masha alah abyo mcn 👏👏👏
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 3 жыл бұрын
Thanks wlshay
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Жыл бұрын
Waxan ixtiraam buuxa uhaya haberyertay hooyadey ladhalatay seynab sh cumatr❣️💔❣️💔💔
@boqolyare6013
@boqolyare6013 3 жыл бұрын
m.a byo ad ayan ugu faiday durbadiba wacyigada thanks
@goldenfamkb5165
@goldenfamkb5165 3 жыл бұрын
Maansha alah wlo hore usoco
@alphachanel4120
@alphachanel4120 3 жыл бұрын
M.a ukhtii
@kingmuniir.
@kingmuniir. 3 жыл бұрын
Nice video🔥
@abdulkadirone
@abdulkadirone 3 жыл бұрын
Waa mawduuc cajiiba. Horay u soco walaal qaali.
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/bNh8fKiqrJaXaac.html Ma isoo booqan krta wll.
@naimahussein4576
@naimahussein4576 3 жыл бұрын
Masha allah hore usoco wllo
@haldoormedia7126
@haldoormedia7126 3 жыл бұрын
Maansha alah wlo
@zuzuyoji3103
@zuzuyoji3103 7 ай бұрын
Hooyo mcn ixtiraan badan❤😢
@barwaaqomaxamuud7210
@barwaaqomaxamuud7210 3 жыл бұрын
Manzhllh hore usoco wll😘
@umumaxamed9418
@umumaxamed9418 Жыл бұрын
Wad mahadsanty wllo
@hibadaqalbiga2629
@hibadaqalbiga2629 3 жыл бұрын
Guulayso wll
@mohammadaidiid7424
@mohammadaidiid7424 2 жыл бұрын
Anigo ah masuul xiil haya ah haddana qofkasta wan ixtiraama wana sababta keentay in qofkasta u ad ii ixtiraamo wa xaqiiqo weye
@Aqr1233
@Aqr1233 3 жыл бұрын
Wĺlo ilaahay hakugu guuleeyo.🥰
@fatumabindakane4169
@fatumabindakane4169 3 жыл бұрын
Mashaalah
@HAMSEMUSTAFE
@HAMSEMUSTAFE 3 жыл бұрын
Masha alah hore usoco ayaan ku leeyahay wll
@mohamedsomali7125
@mohamedsomali7125 3 жыл бұрын
Masha alllh apti wd mhds thy🤗🤗🤗🙏🙏
@khadroabdikariin1419
@khadroabdikariin1419 2 жыл бұрын
Hooyo mcnto
@somalinative8326
@somalinative8326 3 жыл бұрын
Wa ii kow gabadh sidan u cod kar ah welcome wll❤❤❤
@cabdinaasirmaxamuud697
@cabdinaasirmaxamuud697 3 жыл бұрын
Hore usoco wllshy
@DeksanDeksan-xv7cm
@DeksanDeksan-xv7cm 10 ай бұрын
Machaallah
@csamedaden4987
@csamedaden4987 3 жыл бұрын
Qofka ugu wayn ixtiraamka ugu wayna uhaaya waa aabahy
@akhlaaqsan2201
@akhlaaqsan2201 3 жыл бұрын
Huuno qaali hore usoco
@qalbigasaaxiibkiitheemossi4119
@qalbigasaaxiibkiitheemossi4119 2 жыл бұрын
😍😍😍mahadsanid
@zakiskyofficial7872
@zakiskyofficial7872 3 жыл бұрын
M, a wll
@user-rb6jq2hm9m
@user-rb6jq2hm9m 3 жыл бұрын
Wcs wrx wbrk my sister keep going waxa badan baan kaaafaaiday
@salmaaxmed7420
@salmaaxmed7420 3 жыл бұрын
Keep going
@adaadagaymaanka8449
@adaadagaymaanka8449 3 жыл бұрын
Gulayso inabti qaali
@caqlidahab7781
@caqlidahab7781 3 жыл бұрын
Queen sisi keep going
@fino5724
@fino5724 3 жыл бұрын
Keeb Going mY sister😍
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Zakariyyaa ✅ deeq Sii soco ✅ Walaasheey ✅ abaayadeey ✅ baayadeey ✅
@supersia7702
@supersia7702 3 жыл бұрын
Asc Ayan wllo wxd tahay qof aad uga fikira danaha walaaladed ee horay usoco waliba siina kordhi barnaamij yadaada
@CabdixakiinCaliaw.Jaamac
@CabdixakiinCaliaw.Jaamac Жыл бұрын
M.a wlshey alx
@calicabdiqadircali4992
@calicabdiqadircali4992 3 жыл бұрын
M.shalh walashy horay usoco
@caqiiboahmed358
@caqiiboahmed358 3 жыл бұрын
Boqorada💟
@xogside502
@xogside502 3 жыл бұрын
Masha allah horay u soco wll❤
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/bNh8fKiqrJaXaac.html Ma isoo booqan krta wll.
@KhadarSugule9
@KhadarSugule9 5 ай бұрын
Respeect people full❤
@zuzuyoji3103
@zuzuyoji3103 7 ай бұрын
Zhpteyyyyy faadima bashiir❤😢
@osmanm6672
@osmanm6672 2 жыл бұрын
Axsanta
@maahirmedia4551
@maahirmedia4551 3 жыл бұрын
Huuno qaali always garabkaaga
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 71 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 13 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 51 МЛН
7 Dadka dhex gal
10:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 61 М.
Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.
10:42
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 25 М.
Khiyaamooyin yaryar oo aad kor ugu qaadi karto qiimahaaga!
8:04
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 53 М.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 323 М.
Sideed Uga GUULAYSAN Kartaa Cabsida? - Xeerarka Awoodda
11:10
7 Maskaxdu Ku Xoogaysato | #Maangal
16:41
Maangal
Рет қаралды 10 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 71 МЛН