Sideed Qoraa Ku Noqon Kartaa? || Farah Biniin Boos || Waxbarasho Podcast

  Рет қаралды 13,908

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
Linkiga Sheerxirfad: sheerxirfad.com/
tiktok: / cabdiwalikhalif
Qeybaha Muuqaalka:
0:00 GoosGoos
0:55 hordhac
2:48 Abaalmarinta Xamad
8:45 Qoraalka iyo Turjumada
22:35 Jacbur Carabi iyo Somali
28: Su’aalihiini
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 42
@user-jg9px1ij2s
@user-jg9px1ij2s 6 ай бұрын
Asc ustaad waxaan doonayaa haduu alla idmo inaa mar labaad nooga soodiyaariso barnaamij bangiga hormarin islaamka insha alaah mahadsanid
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 6 ай бұрын
M.a iqyaar sharaf badan ustaad #Abdiwali_khaliif iyo Qoraa sare farah Biniin Boos runtii #Daah igu hor gud.banaa ayaad iga deydeen #Hadalkiina_Qimaha_badan wax weyn ayaa iga baxay mahad sanidiin ❤❤❤
@daddymusti7218
@daddymusti7218 4 ай бұрын
Asc dhamaan bahdada chanalka iyo sida aad inoogu soogudbinaysaan xogagta kala duwan iyo isbogaadintiinaba waan idin kafaa iidnay masha Allah aad ayaad umahadsantihiin
@atiquephone2657
@atiquephone2657 6 ай бұрын
Waxaan hada rajeyneynaa boosaaso ila walalaweyn bS ku gooshno guul aan rabno in loo istazgo
@AroundUs-2024
@AroundUs-2024 6 ай бұрын
masha Allah aqoonyahan weeye ,afsomaligu la weyn yahay weeye ,soomalida hadaladooda hada joogto english baa ka buuxda .
@dekomohamedahmed1407
@dekomohamedahmed1407 6 ай бұрын
Maasha allah ustaad faarax alla yubaarik fiika
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 5 ай бұрын
Manshallah waa cajiib gabaygan Manshallah
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 6 ай бұрын
Masha Allah wax badan ayaan ka faaiiday mahadsanid wall
@abdimajiid5351
@abdimajiid5351 6 ай бұрын
Mahadsanid sida aad noosoo gaadhsiisay xogtaa
@Cawil2004
@Cawil2004 6 ай бұрын
Masha allaah hambalyo Farax biniin waxn ku haynaa sharaf iyo karaamo guulayso
@EngArkad
@EngArkad 6 ай бұрын
Thanks ustaad garowe inshaa allah bandhiga buugta noogu keen
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 6 ай бұрын
Mansha allh halyey aan ku faani karno ❤
@marwojannah6820
@marwojannah6820 6 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 6 ай бұрын
Maasha Allah horu mar wanaagsan
@rahmaali9257
@rahmaali9257 6 ай бұрын
masha alah
@abdullahiomar7952
@abdullahiomar7952 6 ай бұрын
Masha Allah Hanbalyo qora Farah binin
@asiliborle6342
@asiliborle6342 6 ай бұрын
Maash allaah
@ahmeda1599
@ahmeda1599 6 ай бұрын
Masha Allah. Aqoon yahay. Faraax Shaqo fican ayad qabtay. Mahadsanid in ad xogtaas nala wadaagtay
@Wadani924
@Wadani924 6 ай бұрын
Waa mahadsan tihiin saaxiibbayaal. I like your discussion.
@kaysemaxamed1675
@kaysemaxamed1675 5 ай бұрын
Mansha Allah ustaad mahadsaniid
@AbdirisaqDahir-dk7tu
@AbdirisaqDahir-dk7tu 6 ай бұрын
Masha allah
@abdiwalimohamed6747
@abdiwalimohamed6747 6 ай бұрын
Waanu ka soo qayb galeyna insha allh abwaan
@user-vl6kp6ck5x
@user-vl6kp6ck5x 6 ай бұрын
Masha allah qoraa qimo bdn.
@roodakhadar5169
@roodakhadar5169 6 ай бұрын
Bogaadinbaad mudantay . Inshaallaah hore
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 6 ай бұрын
Waad mahadsantihiin wll abdiwali iyo qoraaga Hal arin ah wll abdiwali waxaan kuu sheegi lahaa in aaad camera 📷 ha fahanta oo fiirada badan aad ka deyso dhanka 📷 ninka kula fadhiya fiiri siduu ufahansanyahay camera 📷 mida kale ninka kuushekeynaa dhankiisa fiiri inta badan sxb Mahadsanid ❤
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 6 ай бұрын
Maashaa allaah sheeko funy
@asilafarah
@asilafarah 6 ай бұрын
Masha allah وألله بطل👍
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 6 ай бұрын
walalayaal videoga waa qaali ee aan aad utaageerno
@hawoadow2324
@hawoadow2324 5 ай бұрын
ASC walaala mahelikaraa qoraaygaa waxan rabaa book laiqoro please isojawab
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 6 ай бұрын
wll aad iyo aad Ayaad umahadsantihiin waa barnaamij qaali ah
@dhuuxyuusuf856
@dhuuxyuusuf856 6 ай бұрын
Mashallah❤❤❤🎉🎉🎉
@mohamedawes6370
@mohamedawes6370 6 ай бұрын
Waad mahadsantihiin ustaad waxbadan ayan idin ka fa'iday runti. Halkan waa mesha anku bartay Somalibooks chanel ee Telegram mar ad tiri nalawadaga meel buugta lagahikaro.
@mukhtar9855
@mukhtar9855 6 ай бұрын
Sxbkey Farax Biniin Boos Waa kusalaamay
@AbdiazizAhmed-mx5ln
@AbdiazizAhmed-mx5ln 6 ай бұрын
Ustaad podcast mad leedahy🤔
@maxamuudmaxamed8198
@maxamuudmaxamed8198 5 ай бұрын
Abtigay faarah biniin boos Abtigy noolow
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 6 ай бұрын
Hadyada uu ku guulaystay intee bay dhantahay saan anaguna ugu dhiirano yaa ila qaba arintaas
@user-eq7ze3pc1d
@user-eq7ze3pc1d 6 ай бұрын
M.a ❤❤❤❤
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 6 ай бұрын
Li Anna ardanaa iska weyn anoo yaraa dhageysa jiray 2012 Ninkaan gabaygiisa cajburka ah ayaa ka caansan
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 6 ай бұрын
Wiilka dawaladu ma ogeyn miyaa maxa logu badiliweyey wiil hawiya ah daroodku wa balayo wa dad waxa baratey waa hore marka dad ba raba iney isbaaro u dhigatan
@maryamjaamac5395
@maryamjaamac5395 6 ай бұрын
Waxaan awoodi la ahay inaan wax aqriyo
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 6 ай бұрын
Hhhh Gabayga faarax😅😅
@MustafaNuur-wn7mg
@MustafaNuur-wn7mg 6 ай бұрын
Faarax waa haldoor Soomaaliyeed iyo dadka aan rajada ka qabno
Xaalka Gaza Maku Ciilay? Mid iska ilaali Midna Fahan!
11:42
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 16 М.
Wiilkii Garaash-Laha ee Gawaarida Sameeyey! -- QISADA HONDA!
13:32
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 13 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 134 МЛН
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 5 М.
047 | 07 | Sida dadka loogu danaysto | saykoolojiga madow.
15:06
Sahan Podcast
Рет қаралды 40 М.
Wax ka ogow sababta ay Afrika horumar la'aan u tahay
15:54
Abdirisaq Daaus
Рет қаралды 3,3 М.
Sidee Naftaada U Horumarin Kartaa @MubarakHadi
36:35
Warsame Bade
Рет қаралды 20 М.
sidee dib ugu dhisay maskaxdayda  ?
12:39
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 113 М.
Fallanqaynta buugga Psychology of money || Morgan Housel
12:32
Halbeeg Podcast
Рет қаралды 13 М.
ustaad muxyadiin | horumarinta nafta|
18:19
Sahanka Xikmadaha
Рет қаралды 975
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН