Wiilkii Garaash-Laha ee Gawaarida Sameeyey! -- QISADA HONDA!

  Рет қаралды 13,082

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

7 ай бұрын

Linkiga sheerxirfad:
sheerxirfad.com/
Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 38
@Kingsbezaani
@Kingsbezaani 7 ай бұрын
Asc pro come soon somali development view years really😊
@hoodomaxamed5451
@hoodomaxamed5451 7 ай бұрын
Ustaad casharadi waad gadaysay ilaahay haku xafido aad ayaan ujeclahay dhiirigalita iyo casharada qiimaha badan
@mohamedalfaatixahmed4709
@mohamedalfaatixahmed4709 7 ай бұрын
Video waxtar leh ayaad inoo soo gudbisay 😍Mahadsanid
@nastehabdi3563
@nastehabdi3563 7 ай бұрын
Ustaade muqladada soo badi, insha'Allaah
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 7 ай бұрын
Waa qiso aad cajiib u ah😮
@husienaadan401
@husienaadan401 7 ай бұрын
Allah ha ku xifdiyo
@yuniscabdirihman1211
@yuniscabdirihman1211 7 ай бұрын
Ustaad waa ku salaamay arinka ah in dhalinyarada somaliyeed aysan lahayn hal abuur runti waxaa dhihi karaa waa kugu racsanahay lkn hal baa jidhah ma jiro qof ay sida waxyiga ku soo dagaan inuu wax abuur ee wuxu ku gaara qofka oo dadaal sameyah halku rabanah ay u cadahay , iyado oo uu raad raac helayo marka in mawduucyada badana aa ka hadlayso no so raci habab la raaci karo oo miro dhal ah say ay nogu noqota tixraac , waxaa jidha qiso dhab ah oo dhex madhay imaam bukhari iyo macalibkisi xikmada qisadaas waxa ay ahayd macalinki bukhaari ayaa yiri《hadi la heli lah qof axdiista nabiga kulmiyah》arinkaas wa isaga sababay in bukhari ururiyo axdista nabiga marka tixraac iyo bogaadinto waa muhiim.
@updirahmanahmad
@updirahmanahmad 7 ай бұрын
Aad baad umahad san tahy ustad❤🎉
@Aaziz5
@Aaziz5 7 ай бұрын
Mahadsanid walaal Kuwa badan oo faa'iido leh baan kaa sugaynaa
@jamacomar4351
@jamacomar4351 7 ай бұрын
Wad ku mahadsantahay dhirigalinta ad nala so wadadtay ustad
@Ibrahim-ty2ji
@Ibrahim-ty2ji 7 ай бұрын
qiso cajiib ah thanks bro Abdiwali khalif
@Hassan_Omar
@Hassan_Omar 7 ай бұрын
Wan sugayney ustad aad ayad u mahadsantahy🙏
@salmaabdala9331
@salmaabdala9331 7 ай бұрын
Allaha ku xafido ustaadii
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 7 ай бұрын
Ustaad cabdi wali Codsi waaye KZfaq wàad kamashqushe Nosobadi Muqalada adigo mahadsan
@abdullahidaudomar4182
@abdullahidaudomar4182 7 ай бұрын
جزاك الله خيرا قصه مهم للغايه
@Nadia124-er8lt
@Nadia124-er8lt 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@dalmarbandofficialxidigahadhaa
@dalmarbandofficialxidigahadhaa 7 ай бұрын
USTAAD SOO BADI QISOYINKA NOCAN AH WAA CODSI
@feysalbashir9937
@feysalbashir9937 7 ай бұрын
Mahadsanid
@AhmedAli-bv7kw
@AhmedAli-bv7kw 2 ай бұрын
Good job bro jazakalaah
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 6 ай бұрын
M a shukran
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 7 ай бұрын
Mahadsanid ustad abdiwali
@atiquephone2657
@atiquephone2657 7 ай бұрын
Waa talo fiican laakiin dàd aan lacaģ laheyn doolar isticmaàla kawarama sidee uga baxeynaa
@user-lv1yb8jv1d
@user-lv1yb8jv1d 7 ай бұрын
Thanks
@siciidosaalax257
@siciidosaalax257 7 ай бұрын
Masha Allah Ustd Mowduuc Aad Muhiim U Ah Mhdsnid
@Liwewe-a466
@Liwewe-a466 7 ай бұрын
Jazakallahu kheir barakallahufiik ❤
@mahatthassan
@mahatthassan 7 ай бұрын
Macalin wad mahadsanthay si gaar ah so qadashada mapka saxda ah 👍
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka 7 ай бұрын
Hadaan anaga wax ka bedelin wadankeena yaa inoo maqan oo wax ka qabanayo, war waa danteena ee aan iska qabano inta yaree na waaleeysa ee hormarka inoo diidan aana garano danaheena
@Hiigsasho
@Hiigsasho 7 ай бұрын
M.a
@user-nd1dj2wb6p
@user-nd1dj2wb6p 7 ай бұрын
Walalky abdweli khaliif dhiirigeliye calami ah guulayso walal❤ Ilaah dartiis Baan kujeclahy
@Mohmed-kw4iz
@Mohmed-kw4iz 7 ай бұрын
Wllo dad uun baad kasheekayzaa Adigu Who are you 🎉
@jamacomar4351
@jamacomar4351 7 ай бұрын
@abokordaoud183
@abokordaoud183 7 ай бұрын
Masha allah waxaan ku farxaay qaridaada aad so dhigtaay
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 7 ай бұрын
Inta lyqn bd noso gln secml
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 7 ай бұрын
M.a wll #Abdiwali_khaliif waxaan ahay darawal ahna makaanig runtii waad I baraarujisay waa in aan fadhiga ka kacnaa Allana Talasaranaa #mahad_sanid_Ustaadii
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 7 ай бұрын
Shamiitada maxa la dhahaan reer burco ahay iga Dab geeya😅
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 7 ай бұрын
Sibidh
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 7 ай бұрын
@@diiriyeoomaar816 legal tahay la ah jadii ayaa kala duwan adigu ma reer xamar ayaad tahay legal janoow
The Controversial Case Against the 'Banker to the Poor'
12:25
Bloomberg Originals
Рет қаралды 217 М.
Dhexdaan Mid Kaste ooga Tagaa! Maxaan Sameeyaa?
10:53
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 22 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 10 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 45 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 396 М.
80 Year Olds Share Advice for Younger Self
12:22
Sprouht
Рет қаралды 1,4 МЛН
Xeerarka Waxqabadka & Waxsoosaarka Qofka || 6da oogu Muhiimsan!
12:47
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 30 М.
How Gen Z Muslims DEFEATED Australia's BIGGEST University
12:44
OnePath Network
Рет қаралды 21 М.
"We Ask Allah" Tafsir of Last Two Verses of Surah al-Baqarah - Nouman Ali Khan - Gulf Tour 2015
2:07:32
Nouman Ali Khan - Official - Bayyinah
Рет қаралды 2,3 МЛН
America's 80 Year Olds Share Their BIGGEST Mistakes
11:44
Sprouht
Рет қаралды 825 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 10 МЛН