Taariikhdii SNM 1981 kii ilaa 1991kii

  Рет қаралды 51,971

BAADIGOOB

BAADIGOOB

5 жыл бұрын

Пікірлер: 72
@fahankanolosha6347
@fahankanolosha6347 Жыл бұрын
Waxa jira dhawan dhalad aan waxba kala socon dhibka loso maray jamhuuriyada barakeysan ❤
@Saetsane10
@Saetsane10 3 күн бұрын
ilayska kuwi shidoow abaal baan ku haaa🎉❤🤴🏻
@caydaruussheekh7451
@caydaruussheekh7451 2 жыл бұрын
Barsmaad waa badnaa Alah maxaa Taariikh nagu Doogan alahayw inti dhimatay u Naxriisu Aamiin
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 жыл бұрын
Waxay Somartay SNM Oo si Kooban Telmaan Saxa ayuu Mohamed Kahin u Tilmaamay. LONG live
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Morgan waxay ahayd in dalka ladufaaco halkay kudanbeeyen iqariyaay ayaa miciin labaday ilaa googorado ay xidheen way eeden wayna kaqoomamaynayaan mahadaad xiriyad haysato aqoon sigu wuu iman insha ala
@isaaqempire4761
@isaaqempire4761 3 жыл бұрын
Mrkasay dadka qaar halyeey ka dhigaan 😀 wxii helay waa wx laga sheekeyo wxbaa lagu so hirtaye maxa ka soo horeyey ba odhan karaa! GuusHii sNM wataa mnta muuqTA ! ALLOW NOO SIYADI BN LEENHY
@xamseqawdhan6064
@xamseqawdhan6064 4 жыл бұрын
intii noola Alle hadaayo intii dhimatayna ALLE ha u naxariisto
@SudaMamula
@SudaMamula 4 ай бұрын
Masha allaah.snm ciid kasta oo somaliland degtaba waa kujiirtay.hobadnadene.garxejis inti dhimatay alle hownaxaristo inta noolna cimri dheri iyo cafimad sarecana alle hasiyo.waa raagi.manta dhaliyay nabada iyo dowladeda jamhuriyadda somaliland ino horseday.masha allaah
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 4 жыл бұрын
Waa markay BBC du qiimaha lahayd ee aan dhagaysan jiray imikana radio local ah ayay noqotay
@asdssa2714
@asdssa2714 2 жыл бұрын
wllhi run baad sheegty bro....ku dhawaad 10sanno ee u danbeeyay warar koodu waxay u jan jeedhen dhinaca koonfurta ...iyagoo u muuqda idaacad laga leeyahay villa somalia
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 2 жыл бұрын
@@asdssa2714 xaqiiqdii waa sidaa aad u sheegtay wll
@Suadsadik-
@Suadsadik- Жыл бұрын
Manta oo tarikhdu tahay may 12 keda 2024 wxn Dib u milic Sanya geesiyashadi xoriyada iyo nabada aan manta haysano naftooda u hurey alle ha u naxariisto dhamantood qulubtadaya kabixi Mayan gesiyashayada❤
@drhasansheikhyousuf4790
@drhasansheikhyousuf4790 Жыл бұрын
alla hayna gaadhsiyo 2024 ka
@asdssa2714
@asdssa2714 3 жыл бұрын
eng.maxamed xaashi cilmi Illaahay ha xifdiyo
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
WAA QARACAN. WAA MARUGO XARSHIN ILAA AWAARA IN GUMEYSIGA LOO OGALAADO.. SIYASADA SOMALI WAA RAQIIS.. WAA GOD KA GUUR OO QANJO U GUUR.. AMA REER XAMAR JUG JUG NEESHADA JOOGA .. XARSHIN QURAC RAAMALA ILLAA AWAARA AXMAARKA KUGU XUKUMO 2022 WAR IS DOOXA CARA LALA DILAACA
@Shihapshacir
@Shihapshacir 4 жыл бұрын
Masha alaaha ale haunaxariisto xoogagii dulmidiidka ahaa
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 4 ай бұрын
taariikhda snm waa mid madaw isaaq waxay baday ceeb iyo saxariir aan dhamaanayn
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 жыл бұрын
Waxaan La yaabay ilowsha SNM Cidkastoo La waraytaa Ay u ilooban Gudomiyihii Ugu Horeyay Illahay ha u Naxariiste MD Ahmed Jumcaale!
@almorxmn2614
@almorxmn2614 Жыл бұрын
4aad oo ahaa jibril abokor, Wxy ahayen sarakisham baxayba cidankay utageen hdana cid Ka shekeynasa arki mysid
@saadiqmoh9918
@saadiqmoh9918 4 жыл бұрын
Hell jano snm ragii ka dulqaday Bushada afxidhni car quudh3 Khayr anlashee
@abdullahisarcade1450
@abdullahisarcade1450 2 жыл бұрын
Baadigoob inaadeer adoo mahadsan halkeen kahelaa barnaamijyadaan taariikhda soomaalida oo dhammaystiran
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 2 жыл бұрын
LEGENDS
@mohameddaud7253
@mohameddaud7253 3 жыл бұрын
Big history
@isaaqempire4761
@isaaqempire4761 3 жыл бұрын
Waa lagu faa'iidey snm oo wxa cadeyn u ah nolosha la galay alle ha u naxaristo mujahidinti awowyashyo io intii kibirka lagu laayey ba!.. midhii sNm waTa mnts Somaliland korkeda ka muuqata e aNu ku hadhsaNyno alle ha noo siyadiyo!
@amanita229
@amanita229 4 жыл бұрын
SNM
@godfaysaladen1803
@godfaysaladen1803 10 ай бұрын
Mahadsaniid ❤
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 жыл бұрын
Waxa lagu dhiirigalin jirey dhaqaajiya dhiiga dhalinyaradaay dhulkeena dhurwaaga ka soo dhiciya
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Ururadii uugu horeyay ee snm waxa laga aas aasay xarshin laanqayrta durya aware iyo gaashaamo
@almorxmn2614
@almorxmn2614 Жыл бұрын
4aad bay ahayeen JB mxmed cali baa ugu tagay degankoda, markii danbabana XARSHIN iyo gashamo bay ku bahdey
@mahdiali2695
@mahdiali2695 Жыл бұрын
2022 somaliland ma JIRTO. Waxbarasho BILAA LACAG AH ...CANSHUURTA UMMADDA SIYAASIGA CUNO... KULI SNM WAXBARASHO BILAASH BRY HELEYN.. LAAKIIN XUKUNKA SIYAAD AYAAGA KA FOOL XUN
@shooladyare9765
@shooladyare9765 5 жыл бұрын
Waxan u baaahanahay zxb wariyaha so jeedinaya maqaalkan
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 4 жыл бұрын
Shoolada sxb waa sadex wariye 1.Aadan nuux dhuule 2.cawke AHN 3.cabdirisaq sh maxamud sirad
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Caydarusaw waa aadan nuux dhule cawke hereri 3da nin weeye
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 8 ай бұрын
Durya meshan ku dhashey😢
@suldaansaleebaan1896
@suldaansaleebaan1896 3 жыл бұрын
MUJ. Maxamed xaashi Diiriye Lixle Alle Qabriga Ha ku wasiciyo mujahid tarkhdu kuma ilwdo
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 2 жыл бұрын
Migiste iyo siyaad barre Waxay 2-kaligis taliyayaal Balse migiste Dadka somaligalbeed si uu uguumaysto dhulkaasna ay Ethiopia uhaysan lahayd bay General Qabyaalad sokeeye kaliya yaqaan jamhado ay wataan aytaageertay Dadkii iyo dalkiina way gumeeyeen Cadow bayna uloogeen M Siyaad Barre wuxu ahaa kaligiis macan gaga on waxba xeerin Aqoon iyo siyasadna anlagayn Waxana ugu siidarsamay qabiil baas oo moday in yagu ay dowlada leeyihiin talooyin foolxuna siiyay M siyaad barre Dadkii iyo dadkiina Qaribay Kuwa kudoodaya waxan Kadagalanay bulshada somaliyeed ee lagu hayo cadaadis daran Ukuhayo M siyaad barre Waxa u badnaa SNM iyo SSDF 2-reer Isaaq iyo MJ ayaa kalawatay Waxayna kawaxdagan Somaligalbeed maxay ugu muuqan wayday dhibaatada iyo xasuuqa uu Mingiste xaylamaryan kuhayay Dadka Somaligalbeed Waxay ahaayeen kuwii dadkooda iyo dalkooda gumeeyay Ethiopia udaneeyay Dalkooda iyo dadkooda cadow guumatstaa usooraacay
@Suldankamusiga
@Suldankamusiga 2 жыл бұрын
snm ❤lions 🦁 💚🤍❤
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 жыл бұрын
Adoo dhimanaaya dhaqaalena haysan maxaad uuga dhuuman ku dhiiro dagaalja
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r 11 ай бұрын
Ssdf was spy of said bare military ruler of somalia SSDF was not opposition they were spying
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 2 жыл бұрын
Waaryaa hanti dhawrte hashan aad dhaqanayso hadaad u hanwayntay rag baa kugu haysta
@IbrahimYusuf-oe8xj
@IbrahimYusuf-oe8xj 4 жыл бұрын
Garanmayno waxaa laga faa,iiday ururadii hubaysnaa ee dawladda kahoryimid
@abdiabdi9318
@abdiabdi9318 4 жыл бұрын
Waxaan ka faaidnay xoriyad iyo faqash oo qaxooti ah
@saadiqmoh9918
@saadiqmoh9918 4 жыл бұрын
Hooyada siilkeedii Balaga faiday
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Nin ciilqaba loo joojin mayo cidii qabataa ayuunbanu taageeraynaa wixii cararaya havararo hatariibo ama haugalo dawladan faysbuug ee beenta kunoo
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Dulmi qabyaalad xambaarsan Dil ,dhac,kufsi ,xadhig aan maxkamad la,aan , ah burbur , boob,waxbarashada ,oo dad gaara ,lagu naas nuujiyo,
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Faa,iido wayn bay dhaleen waayo Hadaad aragto qof difaacaya waa qof dhilaysigii qaranka iyo xumaantii siyaad bare aad u taageersan iyo octobartii madoobayd Ku faraxsan Oo aad u damiir xun oo akhasu naas ah
QIYAANADII SNM KU SAMAYSAY MENGISTU IYO HESHIISKII SIYAD BARRE
34:10
Raandhiis Media
Рет қаралды 52 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 14 МЛН
Dharaarihii Tilmaanaa 19aad Gudagalkii Dalka Q1aad
1:13:35
BAHDA MAREEGAHA FARSHAXAN
Рет қаралды 10 М.
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 4,9 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 154 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 308 М.
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Ma1x1
Рет қаралды 7 МЛН
Oi Oi Oi & E E Ei Meme Looking For a Girlfriend
0:26
Mischief time
Рет қаралды 33 МЛН
Дымок спас город! 🦸‍♂️ #симбочка #симба #мурсдей
0:59
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 1,6 МЛН
INSIDE OUT 2: Joy Thug Life Memes
0:24
Zzz AMONG
Рет қаралды 12 МЛН