BARNAAMIJKA HAN & HIIGSI MAXAMED CALI WAJI BY SAYNAB MAXAMED CABDI

  Рет қаралды 96,105

SAAB TV

SAAB TV

7 жыл бұрын

Пікірлер: 61
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 3 жыл бұрын
Maasha allah MOhammed Ali weji waxuu ahaa rectorki Banaadir secondry school waxuu ahaa principlkii ugu fiicnaa iyo xilligii ugu qurruxda badnaa ee ku astan taariikhda Somalidu leedahy.Allah ha ku xifdiyo waxaa tahay nin qaali ku ah ummadda Somaliyeed.
@dr.kabila
@dr.kabila 3 жыл бұрын
Cali waji ano yar ban radio hargysa 2012 ka dhagysan jiray wan ku caqliyaystay wali alaana waan jeclehay ilahay cafimadka ha u siyaadyo aabo. . ❤️❤️❤️❤️
@nasirjama8686
@nasirjama8686 4 жыл бұрын
Masha allah Legend Mohamed Hassan Ali Waji salaan sare
@dr.abdikadiribrahimsuleima9525
@dr.abdikadiribrahimsuleima9525 4 жыл бұрын
Cimri barakaysan iyo cibaado suubban allah hakugu mannaysto, Maxamed Waji waa ruugcadaa, aqoonyahan, xikmadle iyo xurmadle hayeeshee soomaali ayuu ka dhashay, abaalkaaga Janno allah hakugu siiyo. 50 sheeko iyo sheeko waan sugaynaa ...
@jannoaj3272
@jannoaj3272 4 жыл бұрын
Dr. Abdikadir Ibrahim Suleiman amiin walaal
@No-lh1rk
@No-lh1rk 4 жыл бұрын
Maxamed cali waji alle ha ku sharfo taageero buuxo ayaan kuu ahay🙏🙏🙏🙏✊
@jamactori3650
@jamactori3650 6 жыл бұрын
Walhi wan la dhacay shekdada iyo nolshdaa aad ka shekaysaay alle cimriga haku dhereyo
@farrahismael2143
@farrahismael2143 4 жыл бұрын
Masha Allah he is hero walaahi waa nin waxbadan u qabtay umada uu kaso jeedo EE soomaliyeed❤️ wuxu mudanyahay in bild dahaba la gudoonsiyo❤️❤️
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Saynab Mohammed cabdi hassan.iyo Mohammed cali xassan weji.salaam sharaf
@munajaamac3057
@munajaamac3057 4 жыл бұрын
Manshalh haalyay gabooye dadka siidas u ficanba ku jiira waa dad shraf lah
@mookieibra6376
@mookieibra6376 4 жыл бұрын
Radio ga ayan ka dhagaysan sheekoyinkisii berigan tv iyo social media jirin hargeisa. Waa qof runtii wayo arag ah.
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 6 жыл бұрын
Masha Allah dadka inta waxgasha ama cilmmiga wanaagsan leh ee gobolada waqooyi waa intii Somalia wax ku soo baratay inta kale waa qabiil u ooyayaal illaa inyar oo Allah u naxariistay moyee .
@abdihakinsuldan9513
@abdihakinsuldan9513 4 жыл бұрын
aqoonyahan khibrad leh mohamed xasan cali waji salaan sharaf ayaan ku salaamay
@rahmaaadan7295
@rahmaaadan7295 4 жыл бұрын
Maxamde Xasan Cali waji jiroo joog
@haldoorhanadhalac3284
@haldoorhanadhalac3284 4 жыл бұрын
MazhAalh role model baad tahy 🌹
@apdihakiinkhader433
@apdihakiinkhader433 4 жыл бұрын
Wan JeclaHay inan la kulmo mar uun mahamed cali hasan waji
@jannoaj3272
@jannoaj3272 4 жыл бұрын
Mo Panks aniguba walaal
@abdilahimahamed7801
@abdilahimahamed7801 3 жыл бұрын
@@jannoaj3272 1w
@burcawiyare5205
@burcawiyare5205 3 жыл бұрын
Wlhy haduu alle halmar nakulansiiyo buugaag badanbaan ka qori laa Ninkan wlhy madax baa ku dhan From burco Keep going
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 4 жыл бұрын
Weriyayaasha cusub iyo kuwii hore af Soomaaliga mooyee isma fahmaan!
@Ahmad17056
@Ahmad17056 4 жыл бұрын
Saynab waxa iigu horeysay Barnaamijkii Somaliland got talent kkkkk Mnsha allah
@TheSamale
@TheSamale 6 жыл бұрын
Kkkkk its so funny I hear him a lot thank you so much anyway peaceful.
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 Жыл бұрын
Maxamed xasan anigu jecelahay wa atore
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 4 жыл бұрын
Adeero Alle hakuxifdiyo waxatahay dadka ay ubahanyihin dhalin yaradu
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk macalin suxufi maxamed cali waji waad iga qoslisay sheekada ninka khuuradiisii noqotay digagada!! Also i want to thank wariye saynaab indeertay guulayso !!
@cismaankhayre2634
@cismaankhayre2634 4 жыл бұрын
ragna waa ragi hore hadalna waa intuu yiri
@boqorkagermany4455
@boqorkagermany4455 4 жыл бұрын
Masha allah Maxamed cali xasan waji qof qalbi fican oo dacad ah ilahay haku xiftiiyo adeer iyo gabadha wariyaha ah laftarkeedu waa gabadh runtii qalbi fican garanaysana qofka abalka uu galay bal eeg inta jeer ee uu mahad celinayso gulaysta ayan idin leyahay
@shukrishukri648
@shukrishukri648 Жыл бұрын
😱😱❤️❤️❤️❤️❤️
@nassiimotechnical8011
@nassiimotechnical8011 2 жыл бұрын
hhhhhhh Jamac waala qaatay
@cabdiwalisaciidaxmed6256
@cabdiwalisaciidaxmed6256 7 жыл бұрын
sheekada '' jaamac waa la qaatay'' ,waxaan anigu ka dhex fahmay in howshii saaxiib wanaagsan oo hagar la'aan ah ku hinjiyaan/kor kuula qaadan in ay meel mar iyo guul inta badan noqoto,marka qof wlboow iska eeg oo iska hubso saaxiibkaa ,oo xaasid iyo qaa'in ha dhow ku hargardaameynaya hala saaxiib,
@caytohiss6091
@caytohiss6091 6 жыл бұрын
cabdiwali saciid axmed
@user-lh5xj9st7z
@user-lh5xj9st7z 6 жыл бұрын
hhhhhbhh fargal shaydaan bn Ku qoslay walhi wariye waji aadba u taagera walhi
@maxamedbulucgodyarbuluc3429
@maxamedbulucgodyarbuluc3429 5 жыл бұрын
saynab maxamed abdi xasan shire sharmake yusuf maxamed,,, ? walashay qali hore u soco wana barmamuj fican
@mohamedalimuse2971
@mohamedalimuse2971 5 жыл бұрын
MAXAMED BULUC GODYAR BULUC hadaanan khaldanayn anoo abtirintaada eegaya waa gabadh isaxaaq ah oo cabdalle isaxaaq ah oo reer yuusuf ah🤪
@maxamedbulucgodyarbuluc3429
@maxamedbulucgodyarbuluc3429 5 жыл бұрын
@@mohamedalimuse2971 haaa walal wa sida
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 4 жыл бұрын
50 shkeo sheko Well done
@amhmed2430
@amhmed2430 4 жыл бұрын
Tastaahil yaa rayiis waaba noo tahey
@mohamedhiis1903
@mohamedhiis1903 3 жыл бұрын
Rayslaha Iyo hoyadaaba was
@ahmedmusa4856
@ahmedmusa4856 4 жыл бұрын
Simply !!!!! Iska ilaali AFKA QALAAD
@abdirahmancaydiid623
@abdirahmancaydiid623 7 жыл бұрын
maasha alaah
@beksiartsanddecorationpain174
@beksiartsanddecorationpain174 3 жыл бұрын
Camuud waxa kasoobaxay dadbadan oo da ahaana wajikaweynaa waqooyi kumataalo miyaa
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
K k Kkkkl qosol Ambalaas
@husseinsharaf368
@husseinsharaf368 4 жыл бұрын
ninkaan hala dhaqaaleyo si u waro shacabka jecel
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 Жыл бұрын
Wanaqan
@invisible6808
@invisible6808 4 жыл бұрын
Markay shirkada biyahu diido inay bixiso lacagta xayaysiiska, waraaqda ayaa laga jaraa caagada😂😂
@mugadishowhamar9099
@mugadishowhamar9099 5 жыл бұрын
Ader inantadu haday islantahay iyo haday ayaytahayba wa inantadiiyared.
@abdikarinosman7324
@abdikarinosman7324 2 жыл бұрын
Cunsuri plus kulahaa Radio Muqdishona Ma Fahminjirin Carabna Waan Dhegaysanjiray
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
Biyaha maxa warqada looga jaray
@invisible6808
@invisible6808 4 жыл бұрын
Řaćhiiđ Sulub shirkada samaysay ayaa diiday inay bixiso lacagtii xayaysiiska ayaan filayaa😂 marka danbe ku daaya hayidhaahdaan lacagtaanu bixinaynaaye😂
@abokorwarsame6986
@abokorwarsame6986 6 жыл бұрын
Rag waa ragii hore
@ismacilcabdihaybe4750
@ismacilcabdihaybe4750 4 жыл бұрын
Dumara waa kuway qabeen
@ilyaas3017
@ilyaas3017 4 жыл бұрын
Waxaan heclaan lahas in uu qoro taariikhdiisa ustaadku
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 4 жыл бұрын
qoftan qaldamda waa jiroos walaahi
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Abdikani Mohamed yaa qaldamada ??mooryaan baad teh watch your disgusting language okey!
@abdikanimohamed3768
@abdikanimohamed3768 4 жыл бұрын
big ass kugu tala gus ja gilina eyti ku xaartey wase Iwas tada badana do I know u asshole maba ku aqaane maxa iga rabta wax Kuma so qorin habartaan miya masuul katahy ilkaha huurada leh naasha waaweyn daxaska leh
@getinformation1928
@getinformation1928 7 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh
@guleedxasan2504
@guleedxasan2504 6 жыл бұрын
Maashaa allaah waji
@mohamudopil7607
@mohamudopil7607 6 жыл бұрын
waar saynab waraysiyada lamayqabsan ee tababar haloodiro
@ahmedmusa4856
@ahmedmusa4856 4 жыл бұрын
LUUQADDA Kulahaa English, MAADDOOYINKEE. dheh
@diiryeweyd455
@diiryeweyd455 6 жыл бұрын
wariya weydii in uu fasiro erayada carabiga ah fadlan
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
DIIWAANKA QOSOLKA....HADII AADAN QOSLIN WAQTIG WAA CELIS .
19:02
BULSHO HAGE
Рет қаралды 170 М.
BARNAAMIJKA HAN & HIIGSI BY MAXAMED HALDOOR QAYBTII 2AAD
24:16
Somali Week Festival - Maxamed Cali Waji - 100 Sheeko & Sheeko
47:53
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 135 М.
20-kii Sheeko Ee Ugu Qosolka Badnaa ||Sheekh Cabdixayi 2020
21:44
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 623 М.
BARNAAMIJKA FALANQAYNTA TODDOBAADKA OO KA HADLAAYA DILKII AXMAD DAWLO
59:58
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 361 М.
BARNAAMIJKA FALANQAYNTA TODDOBAADKA OO KA HADLAAYA GUURKA WADA JIRKA AH
1:02:18
" Waxaan Soo Wadaa Buuga 200 Iyo Sheeko " Maxamed Xasan Cali Waji
42:18
Вилка для консервов 🥒
0:51
Сан Тан
Рет қаралды 3 МЛН
It worked for me)
0:19
F&T Team
Рет қаралды 21 МЛН
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 13 МЛН
БУКЕТ МЕЧТЫ НАСТОЯЩЕЙ СЛАДКОЕЖКИ😂😂😂
0:19
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 3,1 МЛН