Somalida maxaa ka qaldan?

  Рет қаралды 12,152

Sola Portal

Sola Portal

Ай бұрын

Пікірлер: 141
@qawsome
@qawsome Ай бұрын
I watch the video from the beginning to the end, I'm not shocked because everything he says is 100% the truth, what's happening in the country, everything he said is the problems in Somalia and other regions where there are 30+ years, nothing is happening, no work, no health, no development of cities...etc. Tell me if I'm wrong because I finished the video twice, for me it's the reality in Somalia politics, cities, regions, famines, politicians who understand nothing about the people and develop the country.
@yomaiiraa
@yomaiiraa Ай бұрын
can opportunities be found on other smart chains like ETC or poly, or is the software only for binance smart chain
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 Ай бұрын
Masha Allah, RUN sheeg
@bibizanon
@bibizanon Ай бұрын
Thanks for sharing the site bro, really helpful
@AhmedMohamed-zz9lg
@AhmedMohamed-zz9lg Ай бұрын
Shukran Abdinasir, laandheer ma aaminsani aniga NAFTEYDA ayaa laandheere u ahay.
@user-dy5rj2lp8l
@user-dy5rj2lp8l 22 күн бұрын
Karbaashki ugu xalaal sanaa abid aan maqlo
@saudiduck
@saudiduck Ай бұрын
I've been doing this since last year.. also waiting thanks for pointing it out
@Somtales
@Somtales Ай бұрын
Good point of view 👌
@JAWADHASSAN-xy3pm
@JAWADHASSAN-xy3pm Ай бұрын
I've been doing this for almost a year nw, can't thank u enough man
@CASKA1212
@CASKA1212 Ай бұрын
Good advice
@magoolomar1424
@magoolomar1424 Ай бұрын
Allahu akbar
@Ogaalmaaltv
@Ogaalmaaltv Ай бұрын
Abdi Nasir Runta waad noosheegtay illahay hanagu anfoco Somalidana waxaan leeyahay joojiya qabiilka si,aan meel ugaadhno
@abdijabaribrahim8558
@abdijabaribrahim8558 Ай бұрын
Absolutely 💯 ustaad sola
@halimaibrahim8583
@halimaibrahim8583 Ай бұрын
Masha Allah, well said bro.
@jiresamatar1116
@jiresamatar1116 Ай бұрын
Shacab Soomaali ah markaad lahadleyso af Soomaali buuxan kulahadal si ey dadka oodhan kuu fahmaan: erayada ajanabiga ah (oo inta aad halkaan ku isticmaashay qaarkood si saxsan aadnan ugu dhawaaqin si khaldana aad u isticmaashay) oo aad hadaladaada galiso kasaar af Soomaali. 😊
@XaldoonTv
@XaldoonTv Ай бұрын
Abdinasir Sola Macalimuu wan ku salamay🙏🙏🙏
@Ahmadissak
@Ahmadissak Ай бұрын
Very true bro
@abdinur6152
@abdinur6152 Ай бұрын
Mr Zola. Ethiopia waa qadax salka nooga taagan ee waa in loogu horaysiiyaa, kuwa kalena lagu xijiyaa. UN ka loogu dambaysiyaa
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Ай бұрын
Solo, waxa tahay qofka kaliya aan dawada KZfaq hadi laga reebo culumada❤ qaar . Mahadsanid sida wanagsan aqlaqda leh aan nogu faiidaysid 🙏🏿
@mjepid
@mjepid Ай бұрын
I think the Somali problem is the vacuum that took place right after the civil war all nomads came to the cities and brought their new tribal religion culture
@anisaabdulahi607
@anisaabdulahi607 Ай бұрын
Asc adeer qaliga iyo cemeriiga Allah ku barakeyo❤❤❤
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Hashi9910
@Hashi9910 Ай бұрын
Somali hadaanahay maxaa nagaqaldan ayaa ila fiicanahayd Lakin xaga hadalka waa OK
@adannur4755
@adannur4755 Ай бұрын
U right sola portal
@abdallasalaad1630
@abdallasalaad1630 Ай бұрын
Xasan shiikh waa mzdaxweynaha ugu run madaxda caalamka
@moro836
@moro836 Ай бұрын
Author, I need your advice. I ve put practically all of my assets to blocktopia, with the expectation that its value would skyrocket in the coming years. Do you think they should be converted to cake to make passive income?
@D-izzy00
@D-izzy00 29 күн бұрын
No one can give you guaranteed. It's gambling. Don't put all of your eggs in one basket.
@mpscallcenter7995
@mpscallcenter7995 Ай бұрын
mr sola portal masha allah
@Hashi9910
@Hashi9910 Ай бұрын
Hadal mug weyn mahadsanid
@abdirahmanbashirhassan6302
@abdirahmanbashirhassan6302 Ай бұрын
Ustad Sola plz kasoo hadal PI Network??????
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Adigah iyo xasan moryan iyo villa family bah u bahan inay jelkah lagu xiroh hortah mah ogtahay in unukah leh xamar bah kah danbaysah Qaraxyadah somalia 🇸🇴 waxaa lah ogaday markah u yimadoh nin darod viladah waxaa lah Qarxiyah casumadah Adeer waxan oganay in aad tahay kuwah lacagtah lagu siyoh in aad dacayad u sameysoh xasan moryan
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Ай бұрын
Most educated person in somalia maxaad ku qiyastay fadlan halbegas nala wanaag si aan u qiyaso cida ku xigta Fiqi
@xamralive
@xamralive Ай бұрын
Burtinle waa Nugaal maaha Mudug
@DaadirSaafi-dp3sc
@DaadirSaafi-dp3sc Ай бұрын
Aad baad u mhdsantahy cabdinasir sola. Nacfi bdn baaad soo gudbisaa allaha ku dhaafo
@abdelnasser4118
@abdelnasser4118 15 күн бұрын
Haa solo wa ku sax santahay KZfaq kaaga Ilaasho sis lagaaga xerin koley Somali illahaa u maqan😢
@gabeyreofficail7616
@gabeyreofficail7616 Ай бұрын
Adiga cml somalia wu ku yar yahay o aqliga saliimka leh
@adangudhane336
@adangudhane336 Ай бұрын
Asc walaalo Madaxda Somalida ayaa ogol ciidanka Ethopianka .dad xun baynu nahay oo wadanimo aqoon wax uun cuna .
@yussufmagallefarah768
@yussufmagallefarah768 Ай бұрын
dhibaatada jirta abdinassirow rajimkii hore xiligaas basra ay maxkamada ooga furnayd shabaab, casimadana dadka lagu xasuuqaayay sidaan aad maanta noogu amaanayso madexweyne hassan ayaad noogu amaanaysay ,sida aad dad badan oola yaabantahay ayaan anagu kuula yaabanahay.zabin aakhir.
@Lovesnaturechannel-bc9rz
@Lovesnaturechannel-bc9rz Ай бұрын
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
KKKKKKKK ADEER ADIGA MA AHA WAA XOOGAHA LAGU BILAABAY
@nadiifo2234
@nadiifo2234 Ай бұрын
❤❤❤
@CharlieAhern-zc4mf
@CharlieAhern-zc4mf Ай бұрын
Do you know how i can stake polygon token ?
@fa_ti_maa9610
@fa_ti_maa9610 Ай бұрын
If you’re Muslim staking is haram . It has interest
@siradtosane6680
@siradtosane6680 Ай бұрын
Cidamada Ethopoi iyo Kenya waa in labadalaa hadii larabo Soomaliya iney meel gaadho hadii kale wax bey qasaayan nabadna marabaan dawlada Hassan shiikh waxbadan eey qabteen waxna wa kaqaldanyihiin ha isa saxaan waaa saas
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Ай бұрын
Maxaad kubadali eed haaysaa 😂😂😂. Qadaadweyn maangaab waxay isu gaysatay dadka kale dusha kasaartaa 😂😂😂.
@LexlutherVII
@LexlutherVII Ай бұрын
maxaad ku baddali? 😂😂
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
SOLO MAXAA LAGA SIIYA GALKACYO? MAADEY BAYDHABO,JOWHAR,MARKA JALALAQSI,HARGEYSA IYO DEYNILE
@Yuusuf-Adam143
@Yuusuf-Adam143 Ай бұрын
Anigu waxaan odhan lahaa, nin aan luuqadiisa fekerkiisa ku cabari karin waa in uu iska aamusa, sola ama kuwa kale ee ingiriisida ku soo qoraya ha iska aamuseen. Waxaan isku dayayey in aan fahmo muuqalkaaga laakiin waxaa ku qasan ingiriisi
@CAWIL494
@CAWIL494 Ай бұрын
Dadka DFS u shaqeeya khibrad iyo aqoon midna maleh. Ceebtoodana magaca Somalia ku dhiiqaystaan.
@ahmedalin
@ahmedalin Ай бұрын
SOLO WAA KU SALAMAY GUDDOMIYE SARE. WAXAA KU TALIN LAHAA IN CINWANKA U BADASHO, SOMALIA MAXAA "NAGA" QALDAN, OO KA BADASHO "KA QALDAN" HADDII AAD ISTICMASHO "KA QALDAN" MACANAHEDU WAA SOLO KAMA MID AHA SOMALIA.
@off473
@off473 Ай бұрын
Somalida waxaa iskaga qaldan National Interest iyo personal interest
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd Ай бұрын
WAR MAQLATAQANA SOMALIYA IYO XAMAR ALSHABAABTA XAMAR SARAKISHA YALAYNAYA HADI ABNIJIRO NOSHEG OO ISOQOR TAKALE DAWLADU INAY NOYAROBI SHACA INAY UDONATAY MABENBA XUKUMAD OO AH IYO INCIDANKI LALAYEY XITA TACSIDA AY UQUDHIWAYDO SOW MAYLAYN KAJAWAB INGILISHKA UMAD UTAQANA WAXAGARAD INATAHAY
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
ma aaminsani ciidamo sheesheeya yaa la dglaamaya alshabaab iygaaba caawiya oo is tageera
@jeremydurie-nu6wr
@jeremydurie-nu6wr Ай бұрын
Let's keep printing bois!!
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq Ай бұрын
Sola barnaamijkaada maanta waa dheeraa laakiin xiisa gooni ah ayuu lahaa xaqiiqda jirtaa ka hadashay
@abkaom6081
@abkaom6081 Ай бұрын
Salaan diirab kabdib macalimuu ka waran Revolut ka
@daahirelmi9919
@daahirelmi9919 Ай бұрын
Bidaar loofow itoobiya anagaa doonayna xaad kaqaadi kartaa
@abdifatahm5958
@abdifatahm5958 Ай бұрын
soomaalidoo dhan baa qabiil qabiil isku qabsaday. coyaal weero, tiuugada iyo boobka hantida bilaabatay baad horumar u taqaan. emerat oo wadanka gacanta loo galiyey baad horumar u taqaan. dawlad ka xun soomaaliya ma soo marin tan hada jirta.
@shairabdi
@shairabdi Ай бұрын
War assalaamu caleykum iska sax waa اسلام عليكم اصلام عليكم
@siradtosane6680
@siradtosane6680 Ай бұрын
waa qalad waxkasta la caawo walidka iyo culimada madaxda waa ceeb in lacaayo maha aqlaaq fiican
@ahmedabdulle3624
@ahmedabdulle3624 Ай бұрын
xoolo
@shaarcade2143
@shaarcade2143 Ай бұрын
War un iyo qaramada midowe iney wadankada dumiyan ma ahane kuma gar garayan wadanka waxa sidan u galay dadka daaha gadashisa ka mamulayo wa galbed nigir 50sano kabadan Aya galbedka jogay Wana lo merinayey siyasada wadan Koda malintey imaden dhibato Aya ku bilaway hadana nigir wxy tiri wadanka noga baxa Wana loga baxay siyasiyintena wala mamula fikirkoda kama hadli kara marka zola runta man isku shegno mdkle burundi iyo Uganda markad ledahay wx lagu badalo Mala hela war ayaga miya dhinta wxa baaba ayo wa dhilinta somaliyed
@AldoBianchi-sx6lj
@AldoBianchi-sx6lj Ай бұрын
Can’t still believe real professional still exists, thanks for pointing this out
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 Ай бұрын
Somaliya somalibaaleh somali nima aad isgu qadirino wll waa iga talo wll
@salmaanifaaris1464
@salmaanifaaris1464 Ай бұрын
Adiguba maxaa kaa qaldan Isxisaabi intaadan dad kale xisaabin Hollywood boy
@faafintadiintaislaamka2942
@faafintadiintaislaamka2942 Ай бұрын
WALAAHI QABIIL MA AAMINSANI ALX HADA WIIL DAAROOD AH AHAY AQOON AHAAN UUN BES WELIGAYNA QABIIL WAX IMA TARIN MAXAAN KU FALI MARKAAS
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 Ай бұрын
Shalom
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
dufow heedhe aduunkaan walidkaa wayay kguu khasareen yahuudyahow gaalka ah
@abdiqaniahmedjama4326
@abdiqaniahmedjama4326 10 күн бұрын
Ma yuhuud ayaad tahay maxaa kalifaya adeegsiga salaanta yuhuuda mise maba tihid islaam , cajiib tani waa khasaaraha haysta dadkan
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 Ай бұрын
👋👋👋👋👋👋👍👍👍
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
Sababta bar tilmaamedka uyihiin ciidamada ethoopia waa inay dalkii qeyb ka mida qaadanayso oo boobayso SOLO
@qajafweyn
@qajafweyn Ай бұрын
Asc Cabdinasir waa iga qoslisay waxad tahay ciyaalka xaafada. Waa hore ayaa igu kaa dambeysay
@adannur4755
@adannur4755 Ай бұрын
We don't need Ethiopia troops and as well kenya troop
@faisalhusseinibrahim495
@faisalhusseinibrahim495 15 күн бұрын
Prof dagaalka shabaab lala dagaalamayo ma ah mid dhab ah ee waa wax mashruuc ah
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
Kkkkkkk
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 Ай бұрын
😂😂😂 it’s true 👍
@Ahmadissak
@Ahmadissak Ай бұрын
Waa true story 😊
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 Ай бұрын
Ilyos
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 Ай бұрын
Sola sa fiican baad uga hadashay keep gainge
@anasabd9602
@anasabd9602 Ай бұрын
Dowladaaan amniga aad bey uga shaqeysay xamar save waye been alla cadaabaye ustaad🙌
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Ай бұрын
Soomaalida waxa Ka qaldan waa Qof Qaldan oo Qof kale Qalad Ku taageerayo,asalkeedu yahay Qabyaalad.
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Ай бұрын
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan
@adannur4755
@adannur4755 Ай бұрын
Sola runta kahadasay had iyo jiir
@user-xx6wu3wm8n
@user-xx6wu3wm8n Ай бұрын
Maçhallaah sola
@yaasiina3651
@yaasiina3651 Ай бұрын
Dadka English ka sooqoraya yey la hadlayaan, American mase Englishmen?
@GolfaGolfayare
@GolfaGolfayare Ай бұрын
Waa qaldantahay qof bila dhaqan ah atahay tarbiyada aan waxba ka aqoon
@Youngmali09
@Youngmali09 Ай бұрын
Qabil miyaa kuso reexoyo
@maslax1119
@maslax1119 Ай бұрын
Shali waxad leheed foosa qaanay asga iyo jabuti madxwena waxu jeebayaay qaanuunka u dhigan xarka dadkesa ka dhegtay saasad oo garaneeniin maantana weje kale
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l Ай бұрын
Eng zollo madaxwaynaha Somalia: Aqoonta ha taliso:
@Abdidhakaa
@Abdidhakaa Ай бұрын
Sola ciidamada itoobiyanka hadey ka baxaan kuwa mogdisha jooga wa in ay ka baxaan halmar Isla baxaan
@shairabdi
@shairabdi Ай бұрын
Ilaahaw caqligeena minja ha u rogin War maxeey noo taraan ciidan ajanabi? 😢
@csalaancali2987
@csalaancali2987 Ай бұрын
Waa runta dad aan wax garad ahayn ayaa social media ku jira
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 Ай бұрын
Kkkkkk qabiil jecelaa iyo lacag holof holof
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd Ай бұрын
ADIGU MABILA QABIL BATAHAY XAMSE MARXUN AYA KUQORAY XOGAY KUQORAY WAYO INTAD SHEGILAHAY TAKALE ADIGA IYO MARXUNKU BA O AYATIHIN ADNA INGIRISI AYAD SOQADATA ISNA AYAD
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z Ай бұрын
Adiga yaa la daaqdaa aqoonyahanka calooshow
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 Ай бұрын
SOLAR CODKAAGA AYA KA FIICAN ARAGAAGA. FADLAN KAMERADA ISKA XIDH SI LOGU MASHQULIN WAJIGA IYO BODY LANGUAGE KAAGA. BY THE WAY SOME TIMES YOU TALK YOUR MIND/SENSE.
@ahmedjokar2067
@ahmedjokar2067 Ай бұрын
Codkii meee
@saharachannel1600
@saharachannel1600 Ай бұрын
Ethiopian ilaaha joogo oo noo badalaayo walalakeen oo waalan ayaa noo dhaamo ciidan Ethiopian
@abdallasalaad1630
@abdallasalaad1630 Ай бұрын
Dufow
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
aduu waad bahdilantahy sbbtoo ah maxada dadka u caydaa niyow qofka kaa fikir duwan ixtiraam oo cayda ka daa
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Ай бұрын
Xoolo ada ah maciidamo shisheeeye baakudifacaya.
@hassannur7269
@hassannur7269 Ай бұрын
Laguma maqlo codka hagaaji.
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Ай бұрын
Zoomalidu waa qoom nacdalan.
@Zakiika
@Zakiika Ай бұрын
Walhi runta sheegtay
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
SOLO MOOSKA KENYA CUNEYSA CHICKEN BRAZIL AYA CUNEYSS SO MA AAD ORAD DOWLADA WEY FIICANTAHAY CUNTADEEDANA WAA FIICANTAHAY 😂😂😂 MADAX XOOLAHA ARIGA MASAR AYA LAGA KEENA OGOW WEYNA DHACDEY QASAB BAAD KU CUNEYSA JOOJI NAC NACDA
@dahirduale5650
@dahirduale5650 Ай бұрын
Dad leh cadowgayagii baa na ilaaliyana Ethopia iyo Kenya uma joogaa meesha Dan somali waxay u joogaa Burburinta Somaliya. Maamul goboled baaf la sheeganayaa Hada amaan kayga ma sugi karo waa Kismanyo Baydhabo Jawhar 🤣🤣🤣🤣
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
MIDGAANKII SOOLA BIDAAR MUNAAFAQ MUNAAFAQ DHALAY OO QABYAALADU FUTADA KA GASHAY
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Ай бұрын
Ma caydad ku takhasustay
@user-rj3fw9fp3d
@user-rj3fw9fp3d Ай бұрын
Sax maahan in aad dadka ra'yigooda sidaas u cayso dowlad awood leh oo wadaka meel kasata ciidan gaynkarta majito fiqi inuu dadkiisa abaabulo oo ay iska xireeyaan arsenal weeye shaqdiisa inaad cidkale usaartid maaha ethiopia dhukeena ayey duulaan ku tahay atmis dulaan naguma aha fiqi in uu yiraahdo way noo joogayaan xaq maaha IQ ga qof walba kiisa ayaa la fiican
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Farax iyo Filsan "Barnaamij xiiso leh iyo la yaabka Maraykanka"
32:04
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,5 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 83 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 28 МЛН
Kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho iyo Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 17 М.
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 71 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 857 М.
Stocks iyo Crypto kuwee laga maal gashan karaa 2024
14:40
Sola Portal
Рет қаралды 22 М.
1❤️ #shorts
0:24
Saito
Рет қаралды 61 МЛН
Sigma Kid Hair  #funny #viral #comedy
0:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 5 МЛН
1❤️ #shorts
0:24
Saito
Рет қаралды 61 МЛН
当小孩上学后,路飞太开心了#海贼王#路飞
0:25
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 4,4 МЛН
БЕЛКА ПЕРЕПУТАЛА ТАРЕЛКИ #юмор #cat #топ #cats
0:13