Soo Dhaweeyntii Ugu Qaalisanayd aan helo abid | DJIBOUTI 🇩🇯 | Ep 71

  Рет қаралды 33,296

Faysal Shaik

Faysal Shaik

2 ай бұрын

Muuqaalka share gareey, like saar, channel kana subscribe saaro si aad u noqoto mid mar walbo nagu xiran oo hela muuqaalo xiiso leh. my socials; INSTAGRAM; / iam_faysals. . FACEBOOK page; profile.php?... TIKTOK account; www.tiktok.com/@faysalshaik1?...
• Song: Epicness By (Anwar Amr) • Video Link: cutt.ly/ftqFyGA ► Buy me A Coffee: www.patreon.com/user?u=45605781 • Follow us: Soundcloud goo.gl/naDGVE All MP3 Files goo.gl/UqfUqM Facebook goo.gl/cQhZp4 Twitter goo.gl/2NuCtM Google+ goo.gl/uy3A53 Instagram goo.gl/KWPDxz Dailymotion www.dailymotion.com/musictoday80 Contact us musictoday80@gmail.com

Пікірлер: 164
@HaboonNoor
@HaboonNoor 2 ай бұрын
Walahi reer Djibouti waa gobtii la sheegi jiray. Kaaga darane wadanka aad buu u quruux badan yahay. ManshaAllah. Guuleysta❤❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Aad iyo aad
@AyanAbdi-mr5wu
@AyanAbdi-mr5wu 2 ай бұрын
wooow, muuqaalkani waa ka ugu quruxda badan inta aad jabuuti maraysay, hadday noqoto jewiga iyo hadday noqoto Djiboutiba. dawladda iyo shacabka jabuuti halkaa hore uga socdaan leeyahay.
@abdillahihollandis7481
@abdillahihollandis7481 2 ай бұрын
Jabuuti , waa dalkaykii waana Dal nabdoon . Jabuuti waa dalka ugu quruxda badan ee. AFRICA .❤❤❤
@amxaar
@amxaar 2 ай бұрын
Wiilkaan. Walaahi changel kiisa. Milyanis lagaaro buu xaq uleeyahay. Quruxdii wadanka buu dadka tusay. 🙏🏼🙏🏼💕
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
🙏🙏♥️
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Ай бұрын
Mar 4 bilood laga joogo baan soo qoray hala gaadhsiiyo bal ugu yaraan 100k
@abdiaswad7710
@abdiaswad7710 2 ай бұрын
Maasha alah reer jabuuti ilaahow idiin dhowr dad ka wanaagsa soomaali ah maba jiraan ayaan aniga leeyahay sharaf iyo karaamo ayaad leedihiin ilaahay ha idiin xafido aamiin. Wlhi waan qiirooday sida niyada fcn aad Faysal u soo dhaweyseen .
@mxmdbdl
@mxmdbdl 2 ай бұрын
Jabuuti sidan dhan miyey u qurux badneed cajiib masha allaah❤
@najiiptube1939
@najiiptube1939 2 ай бұрын
Mnsha allah is best beauty countery in africa DjiBouti🎉❤
@adalmedia4291
@adalmedia4291 2 ай бұрын
Anigoo jabuuti joogay intee ayaa weli tagin dhulkani sanadkani waa inaan tagaa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
♥️🙏
@khalidosman8037
@khalidosman8037 2 ай бұрын
Djibouti was one of the beautiful country in africa ! Look at this beauty so amazing ! ❤🇩🇯🤍
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
♥️
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k 2 ай бұрын
DJIBOUTI WALEE WAY HORMAREEN INTAAN SOMALIDU QABYAALAD ISKU HAYSTEEN MANZHA ALLAH GUULAYSTA
@Miicaadyare
@Miicaadyare 2 ай бұрын
Gobanimada Reerka Ciise bal eeg Xitaa Canfartiibuu ku baray, Halka isaaq Hargeysa Kaaga dhuuntay, Ina cagjar iyo magaaladiisii Dhagax buur ay kaa dhuunteen.
@abdirahman-tq4tn
@abdirahman-tq4tn 2 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 what a country Beutiful country On of the best country's in east africa and all african
@mahadciro8778
@mahadciro8778 2 ай бұрын
Waxaan arkaayy 🇩🇯🇰🇪🇪🇹🇲🇫 clamadaan oo meel kababanaya, where is cawaale🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 cawaaloow cidna cisayn ogama baahnid💪
@adalmedia4291
@adalmedia4291 2 ай бұрын
Welcome huno jabouti wadanka xadaarada iyo reer magaalnimada.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
🙏
@user-ww1vz4ig1p
@user-ww1vz4ig1p 2 ай бұрын
Thanks walalaha re jibuti soda qaaliga ah ee aad u soo dhaweysen feysal runtii waa the only jabuuti soda sharafta leh ee soo dhawrynta ugu fcan tihiin shacabviuo dowlada sxb feysal oo re garissa isla nahey waa la socdey ilaa day one hada oon ku suganhey. Minnesota USA insha allah wax badan ayan ka faidney feysal dhulka somaliyey re jabuuti waan soo booqan dona inshallah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
InshaAllah sxb. Go see Djibouti
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Maanshaa Allaah walaal congratulations reer jabuutina waa dad aad uqiimo badan wadankoodan way qurxisteen❤❤❤❤❤❤
@icc.concepts
@icc.concepts 2 ай бұрын
ma sha Allah reer djibouti way naga gobsanyiin. siday kuusoo dhaweeyeen, salaam from HGA
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 2 ай бұрын
Jibuuti maxaa qurux ah ❤Faysalow wallaahi inaan africa ka go'no way noo fiicnaan lahayd malaha sida madacaskar inkastoo la yiri waxay qaaradda ku biiraysaa india iyo meelahaas👍
@cadodoualeh9170
@cadodoualeh9170 2 ай бұрын
Jabuuti jano jahiil bihiya
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal we love you ❤
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 2 ай бұрын
MASHALLAH❤😢😮 YA ALLAH,Somali midee ,Kanna yeel kuwo isjecel si qalbiya,hambalyo djabuti dhaqan wanagina❤
@Shakta69
@Shakta69 2 ай бұрын
Djibouti waa dad gob ah oo soo dhaweynta ku ficn 🎉❤
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 ай бұрын
HAMPALYO HAMPALYO. FAYSAL SHEIKH. .KU SOO DAHWOOW. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. KOLEEY DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️ ❤️. WAA DJIBOUTI 🇩🇯
@munahaybe6749
@munahaybe6749 Ай бұрын
Walaahi isma lahayn Djibouti 🇩🇯 ba San u qurux badantahay Masha Allah amazing love you from Somaliland
@user-bn7yl7ce3m
@user-bn7yl7ce3m Ай бұрын
masha Allha Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤ Beautiful country from somaliland ❤❤❤
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 2 ай бұрын
WAXAAN KU HAMBALYAYNAYAA DJIBOUTI SIDAY U SOO DHAWEEYEEEN FAYSAL CONGRATULATION GOBANIMO
@Youfav_riyan
@Youfav_riyan 2 ай бұрын
Faysal, thanks a lot. I never knew jabuuti was this beautiful and big wow amazing magnificent fabulous scenery 🎉🎉🎉thanks keep exploring faysal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
It's really a beautiful country
@Abokorhazzan100
@Abokorhazzan100 2 ай бұрын
Wll faysal waxaan aad uga xumahy in sidaa wlladeen ree jabuuti kuso dhaweyen in somaliland lagugu so dhawayn nagarali noqo inshallah markale ayaan sifiican kuso dhawayn doona wll
@abdisalamaboubaker6045
@abdisalamaboubaker6045 2 ай бұрын
Marwalba kuso dhawaw Djibouti🇩🇯
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 Ай бұрын
Masho alha jabuti waa dada wacan wana dala gurxa badan masho alha ali haydin xiftiyo amiin
@Hassannour14
@Hassannour14 2 ай бұрын
Cajiib saaxiib. Djibouti waa another level.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Yeah. Beautiful country
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r 2 ай бұрын
Soomaalinimadaa sharaftaa leh, dhallinyarooy halla ilaaliyo.
@adalmedia4291
@adalmedia4291 2 ай бұрын
Qofkle sidaa looma soo dhaweeyeen maanta waa nin somaliya ka yimid kenya lkn marti kuma dareeemayo waa nin wadankiisa jooga ,jabuuti waan ku soo koray xitaa dadka sxbka ah isma yaqaanan qabiilada xitaa somali iyo canfarku isma yaqaan wiil sxb aan ahaan jirnay somali ayaan moodi jiray lkn canfar ayuu ahaa,dadka wanaagsan ma jiraan iyaga iyo reer awdal waa dad wada dhashay.
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 2 ай бұрын
Woow! Muuqaal qurux badan sxb
@abdifatahismael4073
@abdifatahismael4073 2 ай бұрын
Manshallah si quruxbadan BA lagu so dhaweyi Djabuti WA goob wadankuna aadbu uqurux badanyahi manshallah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
♥️
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q 2 ай бұрын
Waaw that was an amazing Maasha Allaah. Very nice person with a warm heart.
@amxaar
@amxaar 2 ай бұрын
Somali. Ale nimco wuu siiyay waxaanan laheyn madax caqli leh wadanka quruxdiisa aduunka tuso. Masha alah
@ZahraBon-yh4hj
@ZahraBon-yh4hj 2 ай бұрын
Aduunkee ba naga dhiman wll bal isheeg calamari madaxweyne Djibouti aan imaan
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 2 ай бұрын
Woow djibuti sida fcn ee aad usoo dhawyseen wllky tnx 🎉❤
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 ай бұрын
Hortaa biyaha iyo buraha marka aragto iney dhowyuhin lomaleya hada adanada daqso matageysid saad u ordeyse wad dashey faisal masha Allah tabarkallah 😍😍😍💞💪
@awalehabdiali678
@awalehabdiali678 2 ай бұрын
Jabuuti jano ! ❤ Baie de requin 🦈
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 2 ай бұрын
Gobta labo ma'axa Jabuuti ❤
@abdellahyacin5648
@abdellahyacin5648 2 ай бұрын
Waa gobalkaa tadjorah...MachaAllah
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 ай бұрын
wooooooow Gobsanaaa Reer Jabouti wlaalo wangsan baad tihiin ❤❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
♥️
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 2 ай бұрын
Walle Djibouti waa lagugu soo dhaweeyay maashaa Allah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
🙏
@Burco.
@Burco. 2 ай бұрын
Masha allqh brother how long are staying in Rep- of Djabouti
@user-qn6qp3kc7m
@user-qn6qp3kc7m 2 ай бұрын
maanshallah❤❤❤❤❤
@hmhayatio9877
@hmhayatio9877 2 ай бұрын
I wanna go to Djibouti 🇩🇯 now walahi rer Djibouti are amazing ❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Go there and see new things huuno. 🙏
@xashirbaxhir
@xashirbaxhir 2 ай бұрын
So dhaweynta wacan aad kala kulantey rer Djibouti waa hadiyadhaha ugu qaalisan aad safarkaaga kala kulantey Keep going Feyii the legend
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Thanks 👍
@a.fataaxxasan8444
@a.fataaxxasan8444 2 ай бұрын
Masha allah wllhay reer d jabuti si fican bay kugu hagar baxeen Oo si milgo iyo maamuus leh bay ku soo dhaweeyeen waligaa aanad ilaaawi donin Mar uun waan iminan jabuuti
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
InshaAllah. Thanks
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Msha allah ❤❤❤
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 2 ай бұрын
Masha Allaah Tabarakalaah ❤❤🎉🙌
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 2 ай бұрын
masha allah Djibouti 🇩🇯 ❤
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 ай бұрын
Reer Djibouti ga waaba dad nasab ah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
♥️
@NasrudiinCiise
@NasrudiinCiise 2 ай бұрын
Niyow ana jabuuti waan usoo socdaaye ma baskiil ban soo kaxayta mise gaadhi😮
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Gaadhi 🤣
@user-ig3hk6sk6g
@user-ig3hk6sk6g 2 ай бұрын
Asc wllo suaalban ku weydinlahaa xagen kalaso hadla
@AhmedSaalax2
@AhmedSaalax2 2 ай бұрын
Soyez le bienvenu 🇩🇯 congratulations 👏👍
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
🙏
@FahmoAbdi-cp4tf
@FahmoAbdi-cp4tf 2 ай бұрын
Asc Faysal Djibouti xageed ka jogta waxan raba inan kula kulmo
@KhadarToosane
@KhadarToosane 2 ай бұрын
Look at this infrastructure 😮
@mahamedmuuse3464
@mahamedmuuse3464 2 ай бұрын
Máha allaah jabuuuti guuuuuuuul
@icc.concepts
@icc.concepts 2 ай бұрын
OBOCK MIYAAD TAGTAY SXB? WAA MEESHAY SOMALIDA/ETHIOPIANKU UGA TAHRIIBI JIRTAY YEMEN/SAUDI
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 2 ай бұрын
Wa carta
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 2 ай бұрын
RTD xuquuqday kula qayb sate🙉 jabbuuti warbaahintu waa xaqiir
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@knownking9094
@knownking9094 2 ай бұрын
Feysal sheikh kan hotel waa dhaafay wlhi magac kale haloo bixiyo
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r 2 ай бұрын
cajiib! Masha Allah. Complete success.
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 2 ай бұрын
Sharaf iyo karaamo🙏👌
@ibrahimjama3579
@ibrahimjama3579 2 ай бұрын
اهل حبوني اهل المجد والكرم❤
@SmilingGazingIguana-nb7dy
@SmilingGazingIguana-nb7dy 2 ай бұрын
Masha Allah Djibouti
@engawalecsc6996
@engawalecsc6996 2 ай бұрын
Maansha Allah, hope u more success and happiness bro😊
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh 2 ай бұрын
Mansha allaah soodhawayn qiimo badan
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Ай бұрын
Wow absolutely amazing clip i think it is the best beautiful clip so far of your adventure
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Yeah. Thanks
@anabahmed7993
@anabahmed7993 2 ай бұрын
ManshAllah, great people 😊
@AbdulkadirMaxamed
@AbdulkadirMaxamed 2 ай бұрын
Mansha allah
@Abdull528
@Abdull528 Ай бұрын
War wuxu qurux badanaa m.a
@Zusan15
@Zusan15 2 ай бұрын
Dhulka somaliyed ilahay dhuul wuu siyay ciiid ka fa iidaysta ma jiirto
@hellahella1153
@hellahella1153 Ай бұрын
Meshu wa dhul afared
@Zusan15
@Zusan15 Ай бұрын
@@hellahella1153 canfarna maxa no keenay waa wabe jaabti miyay canfar ledahay waad iga qoslise
@ArtanRays
@ArtanRays 2 ай бұрын
Faysalow. Waad u qalantaa soo dhoweyntaa iyo ka badan.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Hoteladii ugu Qaalisana Ayaa Lagu Dajiyay 😂
@alimahamoudali
@alimahamoudali 2 ай бұрын
Welcome to jabuuti jano
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 2 ай бұрын
Faysal soo laabashada reer Mogadishu nasoomar
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
InshaAllah sxb
@SaidAli-bl8du
@SaidAli-bl8du Ай бұрын
I❤Djibouti we have more information ❤❤❤
@Zulthan-uo6bg5xm9u
@Zulthan-uo6bg5xm9u 2 ай бұрын
Zxb waxan ka codsanaynaa like caseel soo duub
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
Masha allah
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 2 ай бұрын
Mashallah lahjadani baad leedehay wll 🥰sidi reer djibouti ka o kale u hadalaysa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
🤣 Really?
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 Ай бұрын
@@FaysalShaik1 vraiment Rintii Reer somali lagu moodayo😂
@zizuzizu768
@zizuzizu768 2 ай бұрын
Hata usirudi bro 😎 umepata watu wazuri
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
🤣🤣
@mahamudjama8620
@mahamudjama8620 2 ай бұрын
Qurux badanaa waa inaan imaada jabuti Hallyday gayga❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
✌️
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 ай бұрын
MASHALLAH ❤🎉❤
@Zaahidsulmi
@Zaahidsulmi 2 ай бұрын
What was the gig?
@yasiinkahinmukhtaar9065
@yasiinkahinmukhtaar9065 2 ай бұрын
Mashalaah
@Boqoldile1
@Boqoldile1 2 ай бұрын
Wow wa meel shidan carta
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 2 ай бұрын
CONGRATULATION DJIBOUTI
@asli1087
@asli1087 3 күн бұрын
Maasha Allaah
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi 2 ай бұрын
Masha allah congratulations 🙏🏼😘🎊 brother keep going 💪 ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Thank you, I will
@mohamedabdi1023
@mohamedabdi1023 2 ай бұрын
Socodkii nabad 2 ki hadraawi ka dib weeye kani
@ashamuse7410
@ashamuse7410 2 ай бұрын
Masha allaah qurux badanaa
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 Ай бұрын
Gooba wiye rir jabuti masho alha
@drsnajma2756
@drsnajma2756 2 ай бұрын
Mnshallah hore usoco 🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
🙏
@user-nb5ry6tl5t
@user-nb5ry6tl5t 2 ай бұрын
Horee u soco faycal.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
🙏
@Saidmedia25
@Saidmedia25 2 ай бұрын
Mansha allah bro keep going
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@a.i.abdirizak5612
@a.i.abdirizak5612 Ай бұрын
lakiin dhulka somalia waa qurux badan tahay ayey leyahiin usheeg toujarsh waa dhul cafar lakiin waa djibouti
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 2 ай бұрын
heestaa canfarigaa magaceed sxb faysal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 Ай бұрын
Salamati Fouti
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 2 ай бұрын
Salamiya bro mahadnaqa madax waynaha dalka ku dar IOG.
@sahraosman4298
@sahraosman4298 2 ай бұрын
Waaaaw that's a messing
24 Saacadood Kempinski  | Hotelka Oogu Qaalisan Geeska Africa |
21:52
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
9 Chatoo Se Bazi Lag Lagi 💪🏼
23:37
Khokhar Pigeons Club
Рет қаралды 1,3 М.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 104 М.
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika
8:20
Xaaji Dirir
Рет қаралды 21 М.
МАМА И УРОКИ 😂 #юмор #мама #а4
0:32
SAASHA
Рет қаралды 1,5 МЛН
В НЕЕ ЧТО, МОЛНИЯ ПОПАЛА? 😂😂😂😂
0:56
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 9 МЛН
Друзья Сына Считают Её Толстой 😂
0:21
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 3,6 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
0:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН