SUAALO & JAWAABO KU SABSAN VIDEO EDITING |Q&A VIDEO EDITING

  Рет қаралды 1,294

Abdo

Abdo

Күн бұрын

Muqaleknan manta waxa kaga jawaabyna sualihi ay asxabtu nagu waydiyeen comment sectionka muqalki hore ee ahaa SIDEE AYAA AD LACAG 500$ -1000$ GADHAYSA UGA SAMEYN LAHAYD xirfada video editing , waxa ino Martiya Abdirahman Mahdi oo Leh Xirfdo Badan sida video editing, photograph ,Web developer ah ,Lehna website-ka Fariid Academy oo ah Bar wax lagu barto , Dawasho wacan :
___________________________:
Halkan iska diwaan geli👇🏻👇🏻👇🏻
Fariid Academy: fariidacademy.com
0:00 -intro
1:05 -suasha 1
2:30 -suasha 2
3:39 -suasha 3
5:11 -suasha 4
6:19 -suasha 5

Пікірлер: 23
@user-bd2tj9hh4i
@user-bd2tj9hh4i Ай бұрын
Guul markasta
@libanmohammad3998
@libanmohammad3998 Ай бұрын
Thanks
@Dasiboy-tw6xy
@Dasiboy-tw6xy Ай бұрын
Wll video editing expert aan ahay laakiin shaqo maheli
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
weli mma isku dayday br oo ma radisay hadi ay social media noqoto iyo hadi kleba
@libanmohammad3998
@libanmohammad3998 Ай бұрын
Allah hadinka abaalmariyo
@Maahirmohomed
@Maahirmohomed Ай бұрын
Perfect prooo🎉❤
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Mhdsnid br
@HiigsiEditor
@HiigsiEditor Ай бұрын
Waxan Ku Rajay Naya Hormar Baladhan Coming Soon 3k❤
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Mhdsnid wl
@sheeko-media
@sheeko-media Ай бұрын
Sxpiyaal aniga waxaan ubaahnaa MICROPHONE-KAAN RODE aad idinka isticmaaleysaan waa meeqo ma pair Baa MICROPHONE-kan ??
@user-xh5iu7hs1l
@user-xh5iu7hs1l Ай бұрын
👏👏👏
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
🙌
@WiilkaSoomalida
@WiilkaSoomalida Ай бұрын
Wllka qof graphic design yaqano noo keen plz❤
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
hye wl IA
@SabriyeGallad
@SabriyeGallad Ай бұрын
Shp prime pro maa isticmashaa mise capcute adigu
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
my bro 2 waa istcmala clour grading iyo voice waxas prime pro istcmala capcut qoralada iyo waxas aya u istcamal
@yaasir5920
@yaasir5920 Ай бұрын
Nio hadan iibsado course-ka miyaa dhacay, oo waa wakhtii ku xidhanba, mise sida waberi waa waxan iska haysanayo, intaas kasoo jawaab dheh ustadad Abdirahmaan.
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Wl waad haysanysa cashirda mar hadi ad ibstay wx ka dhacya ama lagala noqnya midna ma jirto mahdsnid
@zakiboy-3592
@zakiboy-3592 Ай бұрын
Sxp halkii Course meeqo waye pricekeda
@adammohamet9817
@adammohamet9817 Ай бұрын
10 $waaaye
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
10$ WL
@AminMouse
@AminMouse Ай бұрын
Śēṣa haẏē gēchē sōmāli bhā'i 😅
@ramimohamed4872
@ramimohamed4872 Ай бұрын
Anga ba walaysan comment isku so galaysan icamir camal 😂😂kftana
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 30 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 30 МЛН
SIDEE AYAY WAX  U BARTAN JIILKA (FACA) 2024 |PART 2|
16:34
Time Boxing | Qaabka Ugu Carisan ee Waqtiga Lagu Maareeyo.
11:27
Labadan Wadan Kee Iman Lahayd
6:42
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 4 М.
3 dan xirfadood hadii aad bartid shaqo mawey doontid
11:21
DHIIRIYE
Рет қаралды 1,7 М.
Iska Ilaali 10 Fikir Oo Maskaxdaada Ku Soo Dhaca
17:52
Macalin
Рет қаралды 117 М.
HAYB SOOC || SOMALI SHORT FILM 2024
21:46
Adnan mohamuud
Рет қаралды 195 М.
XIRFADAHA  IYO JIILKA 2024 |PART3
20:30
Abdo
Рет қаралды 532
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 30 МЛН