SIDEE AYAA AAD LACAG GAADHAYSA 500$-1000$ UGA SAMEYAN KARTA VIDEO EDITTING-KA

  Рет қаралды 9,046

Abdo

Abdo

Күн бұрын

Muqaleknan manta waxa ka hadlyana SIDEE AYAA AD LACAG 500$ -1000$ GADHAYSA UGA SAMEYN LAHAYD xirfada video editing , waxa ino Martiya Abdirahman Mahdi oo Leh Xirfdo Badan sida video editing, photograph ,Web developer ah ,Lehna website-ka Fariid Academy oo ah Bar wax lagu barto , Dawasho wacan :
_________________________:
Fariid Academy : fariidacademy.com/
0:00 -INTRO
0:26 -waa kuma Abdirahman ?
1:37 -Sidee ayaa uu ku bilaabay barshada xirfada video editing-ka?
- waqti intee leg ayaana uu galiyay?
2:56 -Qofka u baahan xirfadan video editing-ka Waqti intee leg ayay
qadanysa barshadeda?
3:46 -Dhaqaale intee leg aya uu qofku ka sameyn kara xirfadan?
7:02 -sidee ayaa aad u aasasty website-ka fariid academy?
9:15 -Xirfadan video editing-ka suuqa saameyen intee leg ayay ku ledahay?
10:19 -xirfadan video editing-ka xagee laga baran karaa?
-Talo maxaa ad siin lahyd qofka ku jira barshada video editing ama
Bilow ah ?
11:50 -Dhamaad

Пікірлер: 57
@user-zo7vy4jg6e
@user-zo7vy4jg6e 17 күн бұрын
Wll ma igu caawin kartaan macalin abdi rahman ayan rabaa lambarkeesa yaa igu cawinkaro nin dhalanyaro ayaan ahay waqtigeegana inaan ka faaidaysto ayaan diyaar u ah labtop waan haystaa inaan barto video editing inaan barto ayaan rbaa marka blse macalin lambarkeesa isoo sheega 👏🙏
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Laba masuul 👏🏽👏🏽
@abdirahmanmahdi7008
@abdirahmanmahdi7008 Ай бұрын
Big legend
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
ad ayan ku salamay bro
@walaalgk606
@walaalgk606 Ай бұрын
Wllo website magici ado raliya linkigisa no so dhig❤
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Hye wll hada so dhigi dona
@abdulahishacraawi7994
@abdulahishacraawi7994 Ай бұрын
Macalika xgee kala xiriiiraa
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Wll kala xiri number kan 0634522633
@gooxfamilyofficial5991
@gooxfamilyofficial5991 Ай бұрын
Mnsha allh ustaad
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Thanks wll
@Hana_moha490
@Hana_moha490 Ай бұрын
Mahadsanidin 👏💯
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
ada mudan wll so dhawaw
@fahadjikoota751
@fahadjikoota751 Ай бұрын
masha allah hormar wacan
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
mahdsnid wl
@DrsFarhiyaMuse-1
@DrsFarhiyaMuse-1 Ай бұрын
wllo hormar wacan ❤
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Thanks wl
@user-xh5iu7hs1l
@user-xh5iu7hs1l Ай бұрын
Mahadsanidiiin in badan 🎉
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Ada mudan wl so dhawaw
@MACLUUMAADCHANNEL
@MACLUUMAADCHANNEL Ай бұрын
❤💛 abdo
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
bro🙌🙌🙌
@GARISSA..production_
@GARISSA..production_ Ай бұрын
M.a hore usocda dadala talyo mela kala xariro iso dir
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Thanks wl kla so xidhidh 0634522633
@SomaliEditor1
@SomaliEditor1 28 күн бұрын
Guulayso pro abdo 🎉
@abdoworld7111
@abdoworld7111 28 күн бұрын
Thanks br
@Jon_larry
@Jon_larry Ай бұрын
Masuul waxan aqaana premiere pro 3 bil ban isticmalaya master kuma ihi palse ilaaxad waan aqanaa transition iyo animation ba, waxan rabay inan ku weydiiyo intaa maku barisayn karaa mise wa inaa inkabadan barto?
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Wl muqal aya an ka sameynya sualhas iyo kuwa kaleba e no yar samir
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t Ай бұрын
Freed acamedemy
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Haa wl
@Ikraamaxmadshire
@Ikraamaxmadshire Ай бұрын
Wll beel music noga dhig Insha allaah
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Hye wl mhdsnid
@HadonMaxamed-gc9qk
@HadonMaxamed-gc9qk Ай бұрын
Habluhu mabaran garaan. Xirfadan. Sifican
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
haa wlo wad baran karta
@HadonMaxamed-gc9qk
@HadonMaxamed-gc9qk Ай бұрын
Mahadsnid wllo sidad igsoojabtay
@walaalgk606
@walaalgk606 Ай бұрын
Asc wllo abdo xgge aad ban ugu baahna xirfada wllo xgge laga so xiriiri kara si online ah❤
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Wll number kan kala xidhidh 063-4522633
@MahadcabdiqadirSalad
@MahadcabdiqadirSalad Ай бұрын
Wll mobel ma ubaran Kara laptop maheste
@MOHAN_FX
@MOHAN_FX Ай бұрын
Ha zhpow wad kubilawi karta
@samatarabdi7298
@samatarabdi7298 Ай бұрын
meel sare pr0
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
thanks wl
@AhmedYoung-dq6fk
@AhmedYoung-dq6fk Ай бұрын
Ma iga caawin kartaa midas wll
@user-se4yk7on8o
@user-se4yk7on8o Ай бұрын
KZfaq THUMBNAIL hadii aad ubaantahay Fadlan nasooxidhiidh walaal
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
IA wl mahdsanid
@abdikarinmohamed2777
@abdikarinmohamed2777 Ай бұрын
suaal ayaan qabaa waxaan kuweydiinaa video editor hadaan ahay qasab miyaa inaan muuqaal duubis kudaro
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
my wll Qasab maha , muhimdu wa in ad edit garnysid
@AzuumBashir
@AzuumBashir Ай бұрын
Walal sideen uga barta online
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
wll waxa ad ka baran karta si fudud fariidacademy.com/
@AzuumBashir
@AzuumBashir Ай бұрын
@@abdoworld7111 mahadsanid wll inan barto wax aqoonkle ah miyay igu xidhysaa mise wan bilabayaa un
@HiigsiEditor
@HiigsiEditor Ай бұрын
Ustaad Waxan Kaa Lahaa Dan Gaara Halken Kaala Soo (Xiriiraa 😢😢😢
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Wl nagala so xirir 0634522633
@somalifunny3709
@somalifunny3709 Ай бұрын
Anigu been ahan ayan u arka wayo anigu aad u aqaan edit balse mab arkin waxan
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
weli ma raadisay cid u bahan wll horta marka kowaad ?
@somalifunny3709
@somalifunny3709 Ай бұрын
@@abdoworld7111 captain edit afka uun ban la leedihiine malah weli caadi umaneyd baran haddii u imka kasi aad ka qadeys wareysig soo gaadhi lah vfx ama 3D Animations sida Nuke ,may,blender,arnaldo,vray, houdini ama tyflow daacad bu hadli balse dee nasiib xumo dadkeenu ka garanay premier pro iyo photoshop davinci resolve wax yar yar ee esaygah bay u yaqanin editor waxasi anigo indhah isku hayan ku tilmaami karaa be Marka ma raadisay ha i odhan sxß 100 meel ka raadiyay
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
@@somalifunny3709 ok masha allah waba si wangsan hadi adoo indhaha isku haya tilmami kartid , lkin nasiib xumo waxa weli kaa maqan xirfadi suuqa ad uga ibin lahyd taasna waa u ka cawin kara ninkas waxylaha yar e ad shegysid lacgta ka sameyay la soo xidhiidh
@somalifunny3709
@somalifunny3709 Ай бұрын
@@abdoworld7111 wyyy wll insh allh
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 39 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 16 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 68 МЛН
Time Boxing | Qaabka Ugu Carisan ee Waqtiga Lagu Maareeyo.
11:27
Qaabka wax looga barto youtube ||  qodobadan  raac
10:32
Mubarak Hugur
Рет қаралды 31 М.
Ghost- Justin Bieber FRONT ROW
0:27
alana grady
Рет қаралды 1,3 МЛН
SIDEE AYAY WAX  U BARTAN JIILKA (FACA) 2024 |PART 2|
16:34