Talooyinka Nolosha || Jackson Brown .

  Рет қаралды 67,214

MARWAN MEDIA

MARWAN MEDIA

6 ай бұрын

Xogta buuga si kooban )
Waa Dhigane uu qoray Qoraa Maraykan ah oo Lagu Magacaabo Jackson Brown .
Qoraagani waxaa uu u qalin Qaatay Buugan Marka uu ku baraarugay in wiilkiisa aadam uu waynaaday Nin xoog Leh uu Noqday....
Todobaadya Gudahoodna uu usocdaali Doono Jaamacad Ka baxsan wadankiisa Kana Fog Dadkiisa .
Dhiganahan waxay iskugu jiraan waxa ku Qoran Talo iyo Tusaale iyo Dardaaran .
Maadama Qoraaga buugan iyo Cida uu Talooyinka siinayaba ay yihiin Gaalo aan Rumaysnayn ilaahay Hadana inta ugu badan Talooyinkani diinteen ayay ku jiraan .
Kuwa badanna Kaniisad iyo Wax aanan waafaqsanayn diinteena weeyan .
Sidaa darteed Talooyinkani Tira ahaan Waxay gaadhayaan 1530 Talo .
Laakin Waxaan Kasoo Xulay inta ugu Muhiimsan uguna Faa'idada badan .
Waxaase xusid mudan in Turjumaha buugani uu saxay dhamaan wixii Talooyin Ahaa ee Qalloocsanaa uuna inoogu badalay kuwa Waafaqsan diinteena .
Allaha ka abaalmariyo walaalkeen Jacfar.
Waxaa Kle oo xusid mudan Talooyinkani Aniga ayaa idiin Faah-Faahinaya,
oo Si Sharrax ah ama Fidsan Dhiganahan uguma Yaalaan.
Dhiganahan waxaa loo Turjumay 28 luuqadood .
Luuqada soomaaliga ayaa Noqonaysa luuqada 29aad ee loo Turjumo .
SUBSCRIBE FOR MY CHANNEL : youtube.com/@marwanmedia?si=L...
FOLLOW ME FOR MY Instagram : pCxqCLdqsD...
Fadlan Hadaad Nagu cusubtahay Nagu soo biir , Linkiga Kanaalka waa youtube.com/@marwanmedia?si=B...
"Mahadsanid"

Пікірлер: 257
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
kzfaq.info/get/bejne/q9qPltOjzsmoaZc.htmlsi=PFTkQPoSI5C5SgCg
@user-io1yi5br5q
@user-io1yi5br5q 6 ай бұрын
Wllo waxbadan ayaa kaafidey runtii mahadsanid qeynta 2baad wan sugaya i.a madam buuga muhiim yahay mesha laga helaya kuso darta wanagsananlahed
@xasanfarax-be6pg
@xasanfarax-be6pg Ай бұрын
A
@nimcomohamoud4028
@nimcomohamoud4028 6 ай бұрын
Talooyinka nolosha 1. Mahadsanid 2. Buuga akhri 3. Agabka amaanada iska celi 4.noloshaada macalin uu noqo 5.siraha ilaali 6.cuntada ka dib ilaahay uu mhdnaq 7.ha noqon cadho dhow 8. Kaydsao dakhliga 9.god aad mar gashy marlabaad ha gelin 10.bixi dharka aanad saddex sanno xidhanin
@user-eg8kv4tv2y
@user-eg8kv4tv2y 6 ай бұрын
Isagoo pdf ah oo english ah Mala helyaa wll ??
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Googleka ka raadi ​@@user-eg8kv4tv2y
@user-zf4yh6sp9m
@user-zf4yh6sp9m 6 ай бұрын
Maansha allah aad baan uga helay qoraal kan shukran wlll❤💯👑
@jamalabdulle4737
@jamalabdulle4737 5 ай бұрын
Mnsh Allah waxa ku jira talooyin bdan oo khibrd ahan an dhaxlay inksto qaar badan imnka igu horeyso
@user-lw5oq6kg1t
@user-lw5oq6kg1t 25 күн бұрын
Wallaahi yaab ayaad leedahay qaabka aad u cabirta siyaasiyiinta waa xaqiiq yaa marwaan guul sxb ❤❤❤❤❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 25 күн бұрын
@@user-lw5oq6kg1t 🙏❤️
@amalyamani3384
@amalyamani3384 5 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@nimcoabdi2996
@nimcoabdi2996 5 ай бұрын
Masha Allah
@dhuuxyuusuf856
@dhuuxyuusuf856 6 ай бұрын
Mashallah❤❤❤❤❤❤ rabi haku sharfo
@user-kj7wu6pm8s
@user-kj7wu6pm8s 6 ай бұрын
aad iyo aad❤
@sharmaakeyuusuf2683
@sharmaakeyuusuf2683 6 ай бұрын
جزاك الله خيرا يا استاذ
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
ولك بالمثل
@user-kj7wu6pm8s
@user-kj7wu6pm8s 6 ай бұрын
aad iyo aad
@user-jc9ti1gn7p
@user-jc9ti1gn7p 6 ай бұрын
Masha allh aad baad u mahadsantahay walal wax badan aya ka faiday waxan rajeyna inad noo soo badisid buugagta laso kookoobay mahadsanadiin 🎉
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak wll , Waan soo badi doona insha allah .
@xamaraawiboy3144
@xamaraawiboy3144 6 ай бұрын
جزاك الله خير اخي الكريم
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
ولك بالمثل
@MaxamedShariif-bx1kp
@MaxamedShariif-bx1kp 6 ай бұрын
Masha allaah❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️💯
@Djhappy15
@Djhappy15 5 ай бұрын
Macha allaah wll mahadsanid
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
Allah Yacizak
@CaashoMohamed-yj6cq
@CaashoMohamed-yj6cq 6 ай бұрын
Woow❤❤❤❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
👌❤️
@raaqiyoaden
@raaqiyoaden 6 ай бұрын
Mahadsanid walal 🙏
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️✨️
@Xulcourses
@Xulcourses 6 ай бұрын
شكرا أستاد
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
عفوا❤️
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 ай бұрын
Aad iyo aad muhiim jiddan
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Nacm❤️
@naciimocusmaan8597
@naciimocusmaan8597 6 ай бұрын
Mahadsanid wll
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
💯❤️
@bilanmedmoussa476
@bilanmedmoussa476 5 ай бұрын
ماشاء الله
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
شكرا
@aminaahmeday
@aminaahmeday 6 ай бұрын
Amiin
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️✨️
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 6 ай бұрын
Mnsha Allah Siwanaagsan ayaad Usoo bandhigtay wll❤❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Shukran bro 💯❤️
@Simaneeeey12
@Simaneeeey12 6 ай бұрын
mahadsanid wll ❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Shukrn
@user-ws6bp7bi3d
@user-ws6bp7bi3d 5 ай бұрын
Mahadsanid allaha kuu ziyaadsho cilmiga
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
🤲🤲🤲
@Sabnaxasan
@Sabnaxasan 6 ай бұрын
Mashaa alaah
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️
@rahmaruun8272
@rahmaruun8272 6 ай бұрын
M.a❤ shukran
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️✨️
@Khudaaro12
@Khudaaro12 6 ай бұрын
ManshalH ❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
💯❤️
@Ruwaida.Abdullahi
@Ruwaida.Abdullahi 6 ай бұрын
Mahadsanid wll jazakallahu khayr ❤😊taloyinka wan jeclahy wll no so badi i.a
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak WayahY wll wan soo wadaa
@fartuuncabdiaxmad7413
@fartuuncabdiaxmad7413 5 ай бұрын
Mashalah🥰🥰🥰
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
❤️🫡
@XAAFIDMEDIA-zv8sg
@XAAFIDMEDIA-zv8sg 6 ай бұрын
Best channel👌
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak💯
@the_player78
@the_player78 6 ай бұрын
i love you man
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
🫡❤️
@aminaahmeday
@aminaahmeday 6 ай бұрын
Mansha Allah wll.ilahay ha ku dhawro ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Aamin dhammanten ✨️
@saalaxmuuse2780
@saalaxmuuse2780 6 ай бұрын
Mahadsanid walalo
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak ❤️
@Kuniciil
@Kuniciil 6 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️❤️
@yusufxassan4799
@yusufxassan4799 6 ай бұрын
Mahadsanid
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
🥰❤️
@abdillahiarafat1338
@abdillahiarafat1338 5 ай бұрын
Halkee kasoo ibsanaya buugan quruxdaa badan wll
@Khayo.DhuhKhayodhuh
@Khayo.DhuhKhayodhuh 6 ай бұрын
Thanks pro👍👍👍👌
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️🫡
@Ayaa-naaa89
@Ayaa-naaa89 6 ай бұрын
Thanks! 🥰
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
🫶🥰❤️
@user-fo4fr9rh9k
@user-fo4fr9rh9k 6 ай бұрын
M.a❤🎉
@CabdiwahabIbrahim-qb1ft
@CabdiwahabIbrahim-qb1ft 6 ай бұрын
M.a❤
@user-jl4oh3wy9q
@user-jl4oh3wy9q 6 ай бұрын
mahadsanid
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
💯❤️
@user-it8bn3if7b
@user-it8bn3if7b 6 ай бұрын
M,a Allah haku xafido wll
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Amin dhamaantenaba
@DarwishAksha
@DarwishAksha 6 ай бұрын
انشالله نفعل في نصيحتك😍
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
الله يوفقك 🤲
@aysegulmohamed9668
@aysegulmohamed9668 6 ай бұрын
Mhdsnd wll alle ha ku sharfoo🤲🥰
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak❤️
@xasankaarta9895
@xasankaarta9895 6 ай бұрын
Wlhi macalin vediowyadaada maku caajiso Kaftan+cilmi+aqoon Keep going never look gadaal macalin
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Wll Xassan Allaha ku Sharfo Mahadsanid❤️💯
@xasankaarta9895
@xasankaarta9895 6 ай бұрын
@@marwanmedia maclin siyaabaha macalin wanaagsan lagu noqonkaro 8 qodob ama 10 qodob noo soo doyaari halmar macalin
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
​@@xasankaarta9895 Insha Allah .
@RamlaCabdixamiid-lr4tn
@RamlaCabdixamiid-lr4tn 6 ай бұрын
Zxp waakahaynaa
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️💯
@sagalgeedh9014
@sagalgeedh9014 6 ай бұрын
Thnki yuo so much ❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️💯
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 6 ай бұрын
Keep going bro
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
✨️❤️
@user-bo7mt1yq4o
@user-bo7mt1yq4o 6 ай бұрын
Aamin Alle ha kugu deeqo
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
🤲💯
@hassanrama8
@hassanrama8 26 күн бұрын
Thanks 😊❤
@marwanmedia
@marwanmedia 26 күн бұрын
🙏❤️
@Sumayaise
@Sumayaise 5 ай бұрын
Amiin Allah kugu deeqo🤲
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
🥰
@MashuushAbdi-jc7yj
@MashuushAbdi-jc7yj 6 ай бұрын
Nosobadi sxb waan kahelay🎉❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
WayahY sxb Allah Yacizak ❤️
@user-ee9mn3dd9l
@user-ee9mn3dd9l 6 ай бұрын
Mahadsanid walalkay ❤❤❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️✨️
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 6 ай бұрын
Mahad sanid sxp sare dhanka shaqada qodob aniguu itaabtay guleyso 👏👏👏🤝👍
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Sido Kle Bro mahadsanid Dhiirigalintaada waa ii shidaal 💯❤️
@user-ub4lo4kz4w
@user-ub4lo4kz4w 6 ай бұрын
Masha.llah wll mahad sanid.
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
🫶❤️
@queennasra3630
@queennasra3630 6 ай бұрын
Shukraan ❤❤❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️❤️
@deqalula9707
@deqalula9707 6 ай бұрын
Thnks alot 😅
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
🫶❤️🫡
@FaadumoSheekh-td6jf
@FaadumoSheekh-td6jf 6 ай бұрын
M.a wll horey usoco
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak
@nimcoibrahim1438
@nimcoibrahim1438 6 ай бұрын
Adaa mudan walak anigu maanta igu horysa alle haku sharfo❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak . Soo dhawoow waad Naga soo daahde 😅😇❤️
@nimcoibrahim1438
@nimcoibrahim1438 6 ай бұрын
@@marwanmedia hadba wn jogaa mahdsanid waan dhowahy😍
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 ай бұрын
M.A SXB GUULEYSO
@safiaalihassan1589
@safiaalihassan1589 6 ай бұрын
Mhdsnd wllo Allah kaa abaal mariyo
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
aamin wllo 🤲❤️ Allah Yacizak ❤️
@cumarlaki884
@cumarlaki884 5 ай бұрын
inyaroo funny ah 😂adigu ADIGU un ahaaweee
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
Nacm😃😂
@munackariin6618
@munackariin6618 6 ай бұрын
Alla booga xgee ka hela igu cawiya❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Wll Pdf kiisa english iyo Carabi Waxa ka heli Kartaa google Ka Isago somali pdf Ah Ma arkin Isago Caadi ahna Shop books somali aa ka heli Kartaa Sida Iqra Books Hargeysa
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h 5 ай бұрын
Noso badi zxb
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
I....a
@user-dr3kv6bw3t
@user-dr3kv6bw3t 6 ай бұрын
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
💯❤️
@90films69
@90films69 6 ай бұрын
M.a hore usoco wll
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak❤️
@MaxamedAli-ls9ce
@MaxamedAli-ls9ce 6 ай бұрын
Horay uwad goolkaaga bro
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Mahadsanid ❤️
@user-rt6mn4mu7z
@user-rt6mn4mu7z 6 ай бұрын
Isooo raca
@user-sx2lv8ij5p
@user-sx2lv8ij5p 6 ай бұрын
Anaa kuu qalma😢😢
@user-jd5zn8hf4e
@user-jd5zn8hf4e 6 ай бұрын
❤😊
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
😍✨️
@muzamilaxmed9038
@muzamilaxmed9038 6 ай бұрын
🎉
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
💯
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 6 ай бұрын
Wll Bugaan qeyb 2 labaad Noga Soo samee Aad iyo ad umahad santahay #Ustaadii ❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Waan Kasoo samayn insha Allah ❤️💯
@user-rx9pn4wv1i
@user-rx9pn4wv1i 6 ай бұрын
M.a zhukran nosoobadi barnamijyada noocan ah pro
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Insha Allah wll
@Bashiir-Ibraahim
@Bashiir-Ibraahim 5 ай бұрын
ADIGU ADI GOON AHAW XAQIIQ
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
🫡🤜🤛
@hooygatechnology2782
@hooygatechnology2782 6 ай бұрын
Mahsanid
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Also💯
@ASMAAABUKAR-qu9th
@ASMAAABUKAR-qu9th 6 ай бұрын
😂❤
@user-zf4yh6sp9m
@user-zf4yh6sp9m 6 ай бұрын
Youtubkan waa midaan jeclhy inan soo booqdo markasta oo aan daawado videowyada lasoo soogaliyo❤❤👍👍
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Sidaad u jeceshahay Allaha kuu Jeclaado Soo dhawoow Kun Jeer 💯❤️
@user-zf4yh6sp9m
@user-zf4yh6sp9m 6 ай бұрын
@@marwanmedia wlll qlh keep goin wllll qlh❤👑👍
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
​@@user-zf4yh6sp9msharaf iyo Karamo❤
@user-zf4yh6sp9m
@user-zf4yh6sp9m 6 ай бұрын
@@marwanmedia wlll qlh yuotubarad inaan noqdaan rabaa ee maxaad talo isiin lahayd hddan ku dhaho talo isii wlll qlh❤👑
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
@@user-zf4yh6sp9m Instagramka igala soo Xariir Tala iyo Tusidba wan ku siin'E
@sacdiyoali3686
@sacdiyoali3686 5 ай бұрын
Thanks pro wa barnamij xiiso leh oo qosolkiisa wats😂
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
aad iyo aad
@hanacabdi711
@hanacabdi711 5 ай бұрын
Wll buga inte kahela
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
Muuqalki u danbeyay wada daawo waad Arki Halka Laga Helee
@nawaafnawaafyare2109
@nawaafnawaafyare2109 6 ай бұрын
Xagee laga helaa buugan
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Iqra books
@canabcraxmaan2925
@canabcraxmaan2925 6 ай бұрын
M.a cod wngsn 🥰
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
❤️💯
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 6 ай бұрын
Wan save gareyste sxb halmar maigu filne Shukran inbadan
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak❤️
@liyooalisheqdoon1686
@liyooalisheqdoon1686 6 ай бұрын
Sxb buuga taloonyinka intee kahelaa❤❤❤
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Iqra books Online Hargeysa
@xasanfarax-be6pg
@xasanfarax-be6pg Ай бұрын
Asc
@MuxiyadiinXuseen
@MuxiyadiinXuseen 6 ай бұрын
Book aad ayaanugubahnhy somalia ayananjoigaa ..
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Maktabadaha Ka Fiiri books shopska somalida
@suhaymodeeq1605
@suhaymodeeq1605 6 ай бұрын
Mahad sanis zxn🥺
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak bro ❤️💯
@dhamme0
@dhamme0 6 ай бұрын
Mahadsanjd sida wacan ee muqalka nogu so diyarisay
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak ❤️
@user-izabella225
@user-izabella225 6 ай бұрын
Buugan sidee ku helaa wllo
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Iqra books kaheli Kartaa Pdfkiisana googleka ka heli Karta
@sakariajamac7407
@sakariajamac7407 6 ай бұрын
Magaci buuga
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Hadaan Turjunno waa Talooyinka Nolosha Carabi ahaan waa ارشادات الحياة او النصائح الحياة English waa life's little instraction book
@barmaniye
@barmaniye 6 ай бұрын
15:52 Bal halkaa inooga jawaab
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Qoraal kuso qor
@tarabi2020
@tarabi2020 5 ай бұрын
Isagoo English maxaa ladhaha buugan
@abdibbasid55
@abdibbasid55 6 ай бұрын
Waad kumahadsantahey talooyinka
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Allah Yacizak❤️
@muniishainaabdla7542
@muniishainaabdla7542 6 ай бұрын
MARWAN WAN KU SALAMAY WLLO MARKII UGU HORAYSAY AAN ARKO CHANNEL KAGA WAX BADNA WAN KA FAIIDAY MAHAD SANID WLL ALLAHA HAKU XAFIDO ❤😊
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Aamin wllo dhaamanten 🤲
@zamin_nasri
@zamin_nasri 5 ай бұрын
Saxiib halkii kala so xidhidhi Kara
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
Instagramkayga instagram.com/p/CxqCLdqsDtc/?igshid=ZWI2YzEzYmMxYg==
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 6 ай бұрын
3.66
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan 6 ай бұрын
Asigo pdf ah ma heli kara ustad buugan ❤ mahadsanid
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Pdfkiisa isagoo English iyo Carabi ah ayaan arkay somali pdf kuma arkin buug caadi ah maahane
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan 6 ай бұрын
@@marwanmedia inte lga heli kra marka
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 6 ай бұрын
​@@marwanmediaAsagoo English ah wll intee kahelaa
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
​@@Abdishakur_Hassangoogleka wll
@iftinmusic3958
@iftinmusic3958 6 ай бұрын
Wad ku mahad san tahay wll lkn Isagoo pdf ma heli karaa
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Isagoo pdf somali ah Ma arkin lkin Isagoo buug ahan ah iqra books Hargeysa ayuu Yaala sido Kke muqdisho waa Laga Heli Kara
@user-uv1oh7fm5e
@user-uv1oh7fm5e 5 ай бұрын
Sxb waxaan ka codsanayaa boogan isga oo pdf ah adaa heyso isoodir
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
Ma hyo
@faatimafakad5924
@faatimafakad5924 6 ай бұрын
Wll xage kahelikaraa please
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Iqra books Online
@user-wk5vx9so8e
@user-wk5vx9so8e 6 ай бұрын
Mhdsanid Ustad part two kaso Same
@marwanmedia
@marwanmedia 6 ай бұрын
Waan soo wadaa
@abdillahiarafat1338
@abdillahiarafat1338 5 ай бұрын
Halkee baa lakaa helaa buugan sii aan usoo ibsanoo wll
@marwanmedia
@marwanmedia 5 ай бұрын
Iqra books online
@abdillahiarafat1338
@abdillahiarafat1338 5 ай бұрын
@@marwanmedia iqra Books online sidee logaa ibsada Ani ahaan waxaan jogaa jabuti kawaran
Ku socoto  20 - 25 jirka | 10 naseexo oo muhiim ah | Noloshaada
12:43
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 60 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 8 МЛН
Sidee wax loo baadhaa ? || Tijaabadaydaa kugu Filan👌
14:11
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 22 М.
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
Waxaad Gubaysaa Noloshaada iyo Mustaqbalkaaga .
12:48
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 2,4 М.
Buug beddeli doona noloshaada | Who M🧀ved my Cheese?
9:45
5 Dabeecado Khatar ku ah Nolosha Qofka!
5:58
HOYLAMP
Рет қаралды 22 М.
4 Caado Kaliya | Hormarka Nolosha .
6:44
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 37 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН