TARTAN FANEEDKA CIIDDA EE KNN 31 07 2020.

  Рет қаралды 21,494

KNN

KNN

4 жыл бұрын

Barnaamijka tartan faneedka ciidda ee KNN

Пікірлер: 58
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 4 жыл бұрын
Thanks weriyasha KNN Codkiinaan Maqli Jirey Wow Masha Allah Dad Badan Ayaan Wejigooda Arkayaa Iam happy Inaan All Inaan Clipcan Wada Fiirsado Thanks Dhamantiina
@myaremaraweyne5660
@myaremaraweyne5660 3 жыл бұрын
Walaahi heestaan waa ku heestaa iqro maasha allaah
@galbeedtv
@galbeedtv 4 жыл бұрын
Shamis maasha Allaah no 1 sheeka baraleey thanks
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 4 жыл бұрын
Marka hore masha Allah knn tan xigta sidaan cadaalad ma ahan sababto ah gabdhaha heesaha la keenay o codka alle siiyay sida iqra & shamis inaa wajiyadooda aadna na tusina waxee iniku thy ceeb waana cambaareynayaaaaaa
@maryamocadey7026
@maryamocadey7026 Жыл бұрын
Dadka anigookle 2023 dawanayo wa idinsalamay
@AliAli-cm4nh
@AliAli-cm4nh 4 жыл бұрын
Xafsa 👏👏👏👏👏👏👏
@yunishassan420
@yunishassan420 4 жыл бұрын
Xamda masha alaha wadkabaxasatay💝
@abshirmjomba4409
@abshirmjomba4409 4 жыл бұрын
Madhaalah
@abdiraxmaanofficiel7910
@abdiraxmaanofficiel7910 4 жыл бұрын
Waan idin salaamay dhamaan shaqaalaha kulmiye , gaar ahan cali zuxeyfa ,shamis harun,cumar maxamed somane,iyo yuunis Duran Ali,iyo saxpkey burhaan ciid wanagsan dhamaantiin
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 4 жыл бұрын
So nice
@nafisacadey9706
@nafisacadey9706 4 жыл бұрын
Masha Allah iqra halo codeyo
@salaadmaxamuud5965
@salaadmaxamuud5965 4 жыл бұрын
Waan soo fadhinaa iska jir
@galbeedtv
@galbeedtv 4 жыл бұрын
Iqro thanks
@hanadxasan9789
@hanadxasan9789 3 жыл бұрын
Ilma adeerayaalow hala ila raadiyo gabadhan iqra ah
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 4 жыл бұрын
Gabdha Qosolkeeda Masha allah
@saciidsadiiq5732
@saciidsadiiq5732 3 жыл бұрын
shamis thanks
@xasansiidi1169
@xasansiidi1169 4 жыл бұрын
Cabdi sitar heesta warqad my ku soo qoray hoos loo fiirinoya
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 4 жыл бұрын
Burhan Iyo Amaal Caadi Ma Tihiin Good Job
@HassanMaalin1
@HassanMaalin1 4 жыл бұрын
Mashallah knn . shamis is her choice to hide her image. Nice voice she is no 1
@mohamedabdullahi895
@mohamedabdullahi895 3 жыл бұрын
Cabdullahi nur Very special
@shaybefarah1910
@shaybefarah1910 3 жыл бұрын
Labadan may is qabaan? Waamaxay akhlaaqdan noocana ee TV lala hor imaanayo
@maxamedibraahin2731
@maxamedibraahin2731 4 жыл бұрын
ciidii labaad oo aan la arkeynin shamis
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 4 жыл бұрын
Iqraa ucod mac waxa haysaayey oo dhan
@safiyoaxmed3937
@safiyoaxmed3937 2 жыл бұрын
Iqro m.a codkeeda ilaah haubarakeeyo🔥🔥🩸💪
@danyalshah9920
@danyalshah9920 4 жыл бұрын
Inaba caadi maha
@cabdikariimcabdulaahiahmed1239
@cabdikariimcabdulaahiahmed1239 4 жыл бұрын
Abdi shataar xir miyuu ahaan jiray waa yaa bee
@Ahmedmohamed-xy7qb
@Ahmedmohamed-xy7qb 4 жыл бұрын
Burahaanow waa iga qoslisay
@hassansh.abdullahihashi6106
@hassansh.abdullahihashi6106 4 жыл бұрын
Knn maxaa looqaryay gabadhaan shamis ah mise fanaanadii hestedii ayaad no shideen
@xariirye
@xariirye 4 жыл бұрын
shamis social mediaha mey danbi kagashy cod bilaaa muqaal ah w w w codka lkn iny ayada ledahy mahubo lkn halkiisa ayay dhigty mashegin hady playback tahy heesta
@amorewadani2584
@amorewadani2584 4 жыл бұрын
Editing ka iska hgajiya meshasaaad ka dhimteeeed
@umarhasan1931
@umarhasan1931 4 жыл бұрын
barnamijka oo dhan wan daawaday mesha ragu waxba kuma hayaan gabdhaha dhaman wa diyaarsan yihiin
@AliAli-cm4nh
@AliAli-cm4nh 4 жыл бұрын
Shamis codko Waa macane!! Lakin !!!
@xamdimahadalle9554
@xamdimahadalle9554 4 жыл бұрын
Maryan muxudin away eyada ugu cod mac dhaman saxafada
@Duceysan361
@Duceysan361 3 жыл бұрын
Burhaan xasan farax🤣🤣
@naciimohussein2960
@naciimohussein2960 4 жыл бұрын
Ciid w5
@mohamedmohamud1020
@mohamedmohamud1020 4 жыл бұрын
Shamis lama arkaaye ee maxaa qaldan
@burhanhassanmohamed8793
@burhanhassanmohamed8793 4 жыл бұрын
Burhaan Xassan Inta Ii Taqaan Barasho Wanaagsan Like igu Dhaha
@maxamedibraahin2731
@maxamedibraahin2731 4 жыл бұрын
xafso aadaan u taageeraa
@techplanet2007
@techplanet2007 3 жыл бұрын
Xafso markaan alfajri wada dhigan jirnay inay hibooyin ALLE siiyay leedahay waan ogaa masha ALLAH Inad heesta wan wan ku faraxsanahay Balse xijaabka ha dhigan plz plz Adigoo sidaasi ah hees plz
@ibtisaamxusen9282
@ibtisaamxusen9282 4 жыл бұрын
Cadaladi away shamis maxaa lo qariyay?
@sabasaleh2978
@sabasaleh2978 4 жыл бұрын
Radio kulmiye aaway shekadii manafaay wn sugeynye
@salaadmaxamuud5965
@salaadmaxamuud5965 4 жыл бұрын
Firdhi bidaarta
@salaadmaxamuud5965
@salaadmaxamuud5965 4 жыл бұрын
Hhhhhh burhaan ninka sakay qurac ma cunin miyaaaa
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 4 жыл бұрын
Alla gabadha xamdi la dhahayo waxeey u egtahay abwaanad qoraa farxiyo lama filaan yaa ila yaaq oo ila mida
@maxamedsheekcabdixafiid4504
@maxamedsheekcabdixafiid4504 4 жыл бұрын
Kaalinta 1aad waxaa iska leh shamis dadka shalay lasocday kama mid ma ihi
@maxamedibraahin2731
@maxamedibraahin2731 4 жыл бұрын
ku talagal ayaa jira
@mohaaalii2631
@mohaaalii2631 4 жыл бұрын
Maxaa waye ninkaan iyo naagtaan isku dhagdhagayaa dadka hortoda ceeb udhinta
@saciidbarre4549
@saciidbarre4549 4 жыл бұрын
Hilmaamo hadal maleh
@maxamedbaaskiil8910
@maxamedbaaskiil8910 4 жыл бұрын
Gabadha sheeko baraley qaaday no 1 lkn maxa lo qariyay ma fool xuntahay? Xiriiriya yaasha GACMA SOCOD ka yareeya siiba LEYLI!!!!
@Ahmedmohamed-xy7qb
@Ahmedmohamed-xy7qb 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhh
@bishaarimisa5883
@bishaarimisa5883 4 жыл бұрын
Shamis dadka ma arkaan maxaa dhacay markasta waan raadiyaa ayida miyaa codsatay in la qariya maxaa dhacay waaba wariya caan ah Na tusa gabadhaas
@mariyobuskud264
@mariyobuskud264 4 жыл бұрын
In laga qariyo aya fican foolxumo aya ku dhamatay😂😂😂😂
@injineermxmdlucky1367
@injineermxmdlucky1367 4 жыл бұрын
Hafara gashan Abuurista illaahey wallaalo Alla haku soohadeyo
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Xafsa Xafsa Xafsa
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 3 жыл бұрын
Heesta durdur kan qaaday waxba majiraan
@rashkamohaan1043
@rashkamohaan1043 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/j9abp5mYnN7Iaac.html MID LAMID AH WAX YAAPOBCUSUP....🌟💕
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 3 жыл бұрын
Noqo halabuurre guuleysta Sh. Axmed Nur Jimcale kzfaq.info/get/bejne/ncqbd8qFrtvVYmQ.html
QALADAADKA WARIYAYAASHA EE RADIO KULMIYE
50:01
HIRQAD CHANNEL
Рет қаралды 9 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 53 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 34 МЛН
DAAWO: BARNAAMIJKA KULANKA FANAANIINTA & WERIYAASHA KNN.
1:01:11
Jeekey Dadkoo dhan kala carar kuriday Cabsi Cabsi
7:00
Sheeko Yar Official
Рет қаралды 14 М.
Qiso: Cajiib ah 120 jir
4:50
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 2,6 М.
Burhaan Diini Faarax “Waxaan Xasuusanay Gabadhii horteena fadhisay iyadoo kala go’an.
10:08
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 346 М.
WAR DEG DEG AH: DONALD TRUMP OO TOOS LOO TOOGTAY XAALAD CULUS
19:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
XASAASI MOOSHIN (3969)
55:18
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 14 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН