Yurub geenyo + kabankii Nuradiin Ali Amaan qalbigaagu yuu jabin 2021 xasuus (Hanuuniye)

  Рет қаралды 1,331,625

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

3 жыл бұрын

magool ,sahra axmed ,khadra daahir ,maandeeq, shankaroon, kinsi, saynab ,saafi ,shamsa, milaano, sahra siyaad,siraad cabdule, aamina feyr, marwo, aamina cabdulaahi, hibo, qamar, binti cumar farxiya cali , maryan mursal ,saado ,sahra mire iyo qaar kaloo badan

Пікірлер: 226
@shaamabdirizak8493
@shaamabdirizak8493 11 ай бұрын
Heestan xasuus gooni igu ledhahy😢qofkii aan 6yrs isla soconay i qiyaaamay😭alhamdulillah 2022 sanad aad igu xun buu ahaaa lkn wax walibo aan aan soo dhibtooday manta waka soo gudbay😍 mid ka wanagan ilahay isiiye oo ii jeceyl
@MAXAMED447
@MAXAMED447 7 ай бұрын
😢😢
@DheemanCaadey-xe9kt
@DheemanCaadey-xe9kt 7 ай бұрын
😢😢😢😢
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Woww xasuutii Hanooniye laxanka iyo codkaba waa isaga Yurub Abdi geenyo allaha dhawro heesta, kabanka iyo codkaba waanku raaxeysaney Waari mayside wanaag 2023 hadaad soo booqato like isii 😊😊
@__Biid__
@__Biid__ Жыл бұрын
THIS SONG HAS THE BEST MOTIVATIONAL AND MEANINGFUL LYRICS! I love this song, which is a wonderful tribute to the legendary Hanuuniye. What I really admire about this rendition is the melody's serenity and Yurub's gentle voice. However, in addition to enjoying the music, I also find the lyrics to be inspirational. "Qayrkaa kamaad hadhin, Nasiibkaana kumaad qadin, Waad qiimo wayntehee, Qalbigaagu yuu jabin." The chorus convey messages of immediate uplifting and perseverance. This is the special sauce for getting listeners into the mindset for success.
@AhmadDiini
@AhmadDiini 7 ай бұрын
Masha Allah yuurub geenyo cood kurxoona gabadhu Sowtu raxma🎉🎉🎉
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 4 ай бұрын
Waan la tacajabey.
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
Qaraami is the soul and foundation of Somali music it will never fade away and yurub geenyo sings them beautifully
@xaqsoorxaqsoor-kl5uq
@xaqsoorxaqsoor-kl5uq Жыл бұрын
&&&&&
@xaqsoorxaqsoor-kl5uq
@xaqsoorxaqsoor-kl5uq Жыл бұрын
&&&&&
@xaqsoorxaqsoor-kl5uq
@xaqsoorxaqsoor-kl5uq Жыл бұрын
&&&&& GR
@khalidxaaji
@khalidxaaji 28 күн бұрын
Kuma rabO qalBiga adigaa Jabiyay 😢 jun.14.2024 cidii carafa wxaa ka dhinaa bari oo sabTi aH waaa axada ❤😢
@MaGuuraanChannel
@MaGuuraanChannel 2 жыл бұрын
Sawtul Raxma Yurub Maxamed Cabdi halkeeda ayay dhigtay, Xusuustii CABDALLE YUSUF HANUUNIYE Sharafi korkiisa ha ahaato Fanaan aan qiimeeyo weeye
@bakarmohamedadam4804
@bakarmohamedadam4804 11 ай бұрын
Taladaii aan qorsheynana😢 Qabyo yaaney kulaanoqon😮 Waa qaali wacadkuye🎉
@Yunis114
@Yunis114 2 жыл бұрын
Cabdalla Yuusuf Hanuuniye, Old is Gold 💯
@maxameddeeq77
@maxameddeeq77 11 ай бұрын
]??M . 🎉
@cabdifataxisxaaq2841
@cabdifataxisxaaq2841 Жыл бұрын
Qiiradiyoo joogiyo, Qiimigaagu inanyoow Anigaba i qaadyoo, Waa qalade ma ogtahay, Qowlka aan iraahdaba, Haduu kula qaloocdee🥹
@HassanHassan-hx6bc
@HassanHassan-hx6bc 2 жыл бұрын
Laxanka iyo miraha waa waaaw, laakiin Yurub waxa ay gaarsiisay meel uuna Hanuuniye gaarsiin. Amazing Yurub 👏
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg Жыл бұрын
Waw matcha allaah cod macaan
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 2 жыл бұрын
Acuudibilaahi wlhi kabankaan xaadaa i istaagtay iyo codka gabadha ugu codka macaan dookhayga sowru raxma yurub maxamed geenyo ilaahaw cimriga kuu dheereee
@haweeyamahamed7560
@haweeyamahamed7560 Жыл бұрын
2022/01/15 mrksti isu dhiiri galin jiray qayrka kamad hadhin nasiinkana kumad qadin waad qiimayntee qalpigagu yuu jabin alle lagama quusteee😢
@dino3825
@dino3825 2 жыл бұрын
Heeskan waxan ku xasuusta nin sxbkay ahaa oo jacayl dhab ah kudhacay, baa naftu markey iskugu timaado iyo culayska jacaylka ee ka awooda batey, buu heeskan isku daweenjirey oo aan umaleenayo inuu xataa kaga codmacaanaa fanaan hanuuniye ama mooge dile, oo heeska iska leh. asigunu kow buu kaahaa ninkii heeskan ijeclaysiiyey.
@kadarahmedabdillahimohamed3475
@kadarahmedabdillahimohamed3475 2 жыл бұрын
Très bonne conseil à réaliser !💖 💯pour 💯 positive . Faut jamais perdre l'espoir.
@xajicraxmancali7629
@xajicraxmancali7629 Жыл бұрын
Qayrka kamad hadhin nasiibkana kumad qadin 😢 inta danbe wa aayad qurana o illahay qawlkisa ka mida wana ayaada ugu naxarista badan e dadka dunubta galla aad u daneyan alle laguma quuste la taqnadu bi raxmati laah
@abdikanimahad9443
@abdikanimahad9443 Жыл бұрын
لا تقنطوا من رحمة الله
@maxamedcabdirisaqxasan8316
@maxamedcabdirisaqxasan8316 Жыл бұрын
Kalgacaylka qaladkiyo Qasaaraha udiid Qosol beena hawjabin Taladi aan qorshaynana Qabyo yaanay kula noqon Wa qaali wacadkuye Qayrkaa kamaad hadhin Nasiibkaana kuma qadin Waad qiimo wayntee Qalbigaagu yuu jabin 3 time Allah lagama quustee Qiiradiyo agjoogiyo Qiimigaagu inan yahay Anigaba iqaadyee Waa qalade ma ogtahay Qawlki aan idhaahdaba Hadu kula qaloocdee Qayrkaa kamaad hadhin Nasiibkaana kuma qadin Waad qiimo wayntee Qalbigaagu yuuu jabin Allah lagama quustee
@sundusmohamed3078
@sundusmohamed3078 10 күн бұрын
this song 😢 but makes me stroung wonen she sey Qayrka kamad hadhin wd qimo waynte qalbigagu yu jabin and i fell ok❤
@zakiahmed4557
@zakiahmed4557 3 жыл бұрын
Qiiradiyo joogiyo Qiimigagu inaanyahay anigaba I Qaadye Waa qalade Ma Ogtahay Qowlkan idhahda Hadu kula Qalocdee Qayrka Kamad hadhin nasibkan kumad qadani waad Qiimo wayn tahay qalbigaagu Yuu qabin alle Lagama Quuste ❤️🥺
@hamsehamsa3878
@hamsehamsa3878 2 жыл бұрын
Thanks bro
@regularwarya
@regularwarya 2 жыл бұрын
Eraygu qiiro maahane waa qiro.
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
@@regularwarya labadiinab wad qaladen eraygu waa ( Qaro) Fanaanada xataa qiro ayey ugu dhawaaqeysaa lkn maaha Original keeda soo daawo Qaroda iyo joogiyo qiimigaagu iney yahay Qaro= waa jidhka amma xajmiga qofka hadba inta uu leeg yahay
@regularwarya
@regularwarya Жыл бұрын
@@badrigass4135 May waan u garanayaa sidaas laakiin codka Hanuuniye iyo kan gabadhaba waan dhegeystay waa qiro/dhumuc iyo joog waxaan kasoo jeedaa halka Abwaanka erayada leh ka yimid waxaan dhahnaa: “ruuxaas qiro iyo joog ayaa rabbi ku mannaystay) is-raaca erayada (سياق الكلمات) ayaadba ka garan kartaa.
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 Жыл бұрын
Qiiro iyo joog sax ma ahan ee waa Qotanka iyo jopgiyo
@maceygeenyo1051
@maceygeenyo1051 2 жыл бұрын
my favorite songs sowtu raxma hestan waxey ii sameysa dareen gooniya qalbigada wuu jabin allah lagama quustee cajiib
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 5 ай бұрын
Legend Xasuustii Hanuuniye 😊 Yurup Geenyo ku raaxaysanay 🎉
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 2 жыл бұрын
*Nuuradiin cali amaan* Sxpky wllkay gacan macaane Adaa qaraamka nagu dhagaha nagu xukuma *yurub geenyo meel sare baad heesta gaysey AllahYacizak*
@hassandoualeh7290
@hassandoualeh7290 2 жыл бұрын
Cod dahabi ah ayay leedahay Yurub Geenyo. Aaad ayaan uga helay codkaaga iyo heesta qiimaha leh
@user-dk2jb8xj7b
@user-dk2jb8xj7b 6 ай бұрын
Yurub Mahamed cabdi geenyo sowta rahma❤
@2pac_somaali957
@2pac_somaali957 2 жыл бұрын
Jawi mirqaaan wlhi 1/5/22k habeeen ciidul fidriga xusuuuus like 👍 ❤
@heersaregroup6015
@heersaregroup6015 Жыл бұрын
Jawi ciidul fidriga 2023jimce
@cawaalecaydaruus3455
@cawaalecaydaruus3455 8 ай бұрын
Hala Yaa Nuuradiin. Yurub Yaa Yurub ❤
@muktarosman9706
@muktarosman9706 3 жыл бұрын
Kama xiiso dhaco inaan kusoo celceshado heesaha kabanka ah ee ustaad nuuradiin cali amaan waxay iisameeyaan dareen gaar ah Illaahay haku xafido 🙏🙏🙏
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Walalkey iga yar sxbkey iyo waliba ardeygaygii qaaliga ahaa oo aanu kala fogaaney aad baan kuu salaamyaa
@muktarosman9706
@muktarosman9706 3 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 sharafi kor kaaga ha ahaato macalinkaygiiyow
@hadiphone8151
@hadiphone8151 3 жыл бұрын
Eesh calaa kaban iyo hees🎯
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 2 жыл бұрын
Ha la yaabin hadii hanuuniye lagu sheegi waayey hanuuniye isagaa sheegan ba
@haawaarun2132
@haawaarun2132 3 жыл бұрын
Ixtiraamka fanka waxaa ka mid ah in la xushmeeyo oo la sheego qofkii lahaa miraha iyo laxanka macanka badan ee aan ku nefisney, ugu yaraan la yiraahdo waa xusuustii Hanuuniye miraha iyo laxankuba
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Aad oo wayn adaaba sheegay laxanka iyo codkaba waa Hanooniye. Miraha coda leh garanmaayo 🥰
@user-ne7kq8hu7n
@user-ne7kq8hu7n 19 күн бұрын
Waaa habayn talaado soo galayso waxaanu joognaa garowe aniyo saxiibkey layrshe waa xili danbe waxaan ku raaxaysanynaa codkiii boqorad yurub maxamed cabdulaahi geeyo sowtu raxmo iyo laxamaystihii waynaa Abdi hanuuniyo. Labadaba allaha dhaworo oo qiimo u yeelo.
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 2 жыл бұрын
Heestii Hannooniye bikh. Waxaa halkiisi dhaafiyay Yurub Alla yacisak.
@user-gk7nq4qj2n
@user-gk7nq4qj2n 6 ай бұрын
Waaw fanaanada ugu codka mcn🎉❤❤❤
@Newheesocusub
@Newheesocusub 3 жыл бұрын
Wooow axlaa Cod Xasuustiii Cabdalla yuusuf Hanuuniye
@haawaarun2132
@haawaarun2132 3 жыл бұрын
Erayadii iyo laxankii ustaad Cabdalle Yuusuf Hanuuniye
@indhocitizen539
@indhocitizen539 3 жыл бұрын
Qalbigagu yuu jabin alle lagama quustee 🥺🥺
@samiirakays1257
@samiirakays1257 2 жыл бұрын
Heeskan waa hees igu qaliya runtii Markasta oo aan dhagayso Waxan Xasuusta wakhtigii hore Qayrka kamad hadhin nasiibkana kumad qadin wad qiimo wayntee Qalbigagu yuu jabin alle lagama quustee
@abdirahmanjama2656
@abdirahmanjama2656 3 жыл бұрын
Yaa iga hor dhagaystey asxaabta Halkan ku xidhan
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Sxbkey qaali ahna ardeydaydii qaaliga aheyd aad baankuu salaamayaa sxb
@maxamedfaysalaxmed
@maxamedfaysalaxmed 2 жыл бұрын
Maasha allah yurub maxamed cabdi geeyno cod mcn
@NaimaMohamud-xd3nb
@NaimaMohamud-xd3nb 11 ай бұрын
Qiiradi ag jogiyo qiimigagu inanyahow anigaba i qadyee🥺 Waa qaali ma ogtahay qowlki an irahdaba hadu kula qalocde😑 05/08/2023 I like this song😩🫶
@nkeyaa7868
@nkeyaa7868 3 жыл бұрын
Mar hore ayu qalbigygu jabaay lkn heestan waa heesaha aan sidaa gaaraa u dhagystoh 💔😭 7/7/2021 ❤️🥺
@cabdicasiisnaasir2025
@cabdicasiisnaasir2025 3 жыл бұрын
Wll uma qalantid qalbigaaga inlajabiyo nolosha qurux hakuu lahaato
@mohametbeeldeeq8174
@mohametbeeldeeq8174 3 жыл бұрын
Qalbigaagu yu jabin allah lagama quustee
@hibosaid7472
@hibosaid7472 3 жыл бұрын
qalibagag yuu jabin adun waa maalmo wax walbo waa laga gudbaaa
@fitahkassim
@fitahkassim 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@PSA4
@PSA4 2 жыл бұрын
haraja dhigin abyo
@abdishakurosman1853
@abdishakurosman1853 2 жыл бұрын
Wow, another heartbeating sound from Yurub geenyo❤🙏
@kashaanimohammed8686
@kashaanimohammed8686 Жыл бұрын
Cabdu 'llaahi Yuusuf Hanuuniye, Old is Gold 🎺🎻🥁🎸
@yonisabdullahi9068
@yonisabdullahi9068 3 жыл бұрын
Old is Gold Hanuuniye❤
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
Hanuuniye miyaa qaaday heestaan
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Haa waa xasuustii Cabdala Yuusuf Hanuuniye
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697 haa
@cabdirisaaqfuje8543
@cabdirisaaqfuje8543 2 жыл бұрын
Op
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 3 жыл бұрын
Xasus abdilahi yusuf hanuuniye sir big respect you and the only yurub 😍
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
Cabdulle weye cabdilahi ma aha
@alisacuudi983
@alisacuudi983 11 ай бұрын
Amazing song ❤️ Qalbigaagu yuu jabin 8/8/23 Berbera
@cabdiraxmaan4016
@cabdiraxmaan4016 2 жыл бұрын
Mar hore ayaa u qalbigaygu jabay lkn si gara ayaan u dhagaystaaa 😭😭😭😭 qosol bena ha u jabin
@DVA252
@DVA252 2 жыл бұрын
@qaraami media thank you for sharing such a great song. Am really appreciated.
@abdirashidyusuf2199
@abdirashidyusuf2199 2 жыл бұрын
Woow sawtu raxma Yurub Geenyo Astanta Somaliland very good song I like it🥰
@jamilanuux465
@jamilanuux465 2 жыл бұрын
Waaaw yurub geenyo codka dagan ee aadka u maacan nolow
@mohamedderia8912
@mohamedderia8912 2 ай бұрын
Hees macaan iyo kaman iyo laxan sare.
@alihersi5974
@alihersi5974 3 жыл бұрын
cabdalla yuusuf hanuuniye baa lahaa heestaan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Hala yaa ustaad nuuradiin ali amaan❤️
@safiyaqueen-bi2dm
@safiyaqueen-bi2dm 9 ай бұрын
Qalbigaagu yuu jabin alla lagama quustee ❤🌹😍
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 3 жыл бұрын
Waaw Yurub Geenyo
@mafrica101
@mafrica101 2 жыл бұрын
Xasustii ustad cabdalla yuusuf hanuuniye. Waa muhim in aad xustan orginalka.
@yahyaabdirahinadam5806
@yahyaabdirahinadam5806 6 ай бұрын
Xasusti Legend Hanuniye❤
@fadumomohamed2857
@fadumomohamed2857 2 жыл бұрын
Yurub geeyo hesihi hore way ku so baxee👌👌👌
@maxamedfaysalaxmed
@maxamedfaysalaxmed 2 жыл бұрын
Yurub geenyo yaa salam cod mucjisa weeye
@hafsaosman7715
@hafsaosman7715 8 ай бұрын
Sawtu raxma eesh calaa❤😊❤
@qumanhooyojecel3621
@qumanhooyojecel3621 2 жыл бұрын
Qalbigaagu yuu jabin alla lagama quusteee 💔😢
@user-rx2fm7po2b
@user-rx2fm7po2b 4 ай бұрын
2024🎉❤❤😮ayaan dib udawanaya
@user-rx2fm7po2b
@user-rx2fm7po2b 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@shaakirosmaan1276
@shaakirosmaan1276 2 жыл бұрын
Woow sowtu raxma cod macanaa waa lagu raaxaysanayaa codkaaga wllo
@haawaarun2132
@haawaarun2132 3 жыл бұрын
Qotanka iyo joogiyo qiimahaagu inan yahay Anigaaba I qaadee
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
Qaraami songs should be sung more often because whether they are history or not the next generation.should be able to sing to otherwise Somali songs won't know their pioneers thank you
@munamohamed9512
@munamohamed9512 3 жыл бұрын
Alle lagama quste qalbigagu yu jabin💔😥
@nimcocabdi2941
@nimcocabdi2941 Жыл бұрын
Waad qimo wayn tahay qayrka kama hadhin ilahy ba qaniya xaqidih wlhi 2023/7/11/haben salsa ah
@zakariyeqaasimjuusto6039
@zakariyeqaasimjuusto6039 7 ай бұрын
Sowtul raxmah❤😢
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
Waa xusuustii Cabdalla Yuusuf Hanuuniye. Waaya waayo
@aminamahamed8517
@aminamahamed8517 2 жыл бұрын
Qaryka kamad hadhin nasibkana Kuma qadin wad qimo wentahaye qalbigagu Yu jabin alle lagama quste woow yurub genyo 29/08/21
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
Qaraami songs by yurub geenyo is an orchestra of its own it doesn't need any music to back it up the voice is more than enough
@Askar1969
@Askar1969 2 жыл бұрын
Waar yurub markay hees qof kale qaadeyaso way ku xuusta oo waxay tiraahda xasuusti hebel ama heblaayo heestan qalbigaagu wuu jabin waxaa qaaday fanaanka wayn Hanuuniye
@hidan268
@hidan268 8 ай бұрын
Qofka uqaadi jiray oo ifahmi wayay mantana goaan adag ayaan kaqatay waliba mid aan kufarxsanahay ina kaqato waayo qof hado kufahmi waayo mid ayaa kufahmayo adunyo wakaas waxba hais dhibina adunyo qof qofki qalqaloc daayi waayo mid ayaa kuleh aniga kula toosayo ❤
@CraxmaanMahamed-xj7zj
@CraxmaanMahamed-xj7zj 3 ай бұрын
Sowta Raxma heestan waxaa si u dhagaystay 13/4/2024 heesyo mahee waa afar heesoo
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Caleek Caleek Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤️❤️❤️❤️
@abdimoh
@abdimoh 2 жыл бұрын
Ustaad nuuradiin allah yacisak🥰
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 2 жыл бұрын
I love this song, 💯
@hilaalhasan9458
@hilaalhasan9458 2 жыл бұрын
Mashallh sowtu Raxma ❤️❤️
@abdullahidayib8995
@abdullahidayib8995 2 жыл бұрын
Hestan waa hesta kaliya een markan arko xasus galo qalbigeyga marhore ayu jaway lkn waanku kawaa ala lagama qusto
@fuaadkhadar6071
@fuaadkhadar6071 2 жыл бұрын
Heestan wax aan ku qiimeeyo ma tilmaami karo wayo badana dhaysanayo Hubka dhiga hanuuniye
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Waxaa qurux badnaan lahayd in marka uu qof amaba fanaan qaadayo hees uu Leeyahay fanaan kale inuu sheego fanaankii heesta lahaa, hadii aan wax kale loo tarayn, ogow oo heestan waxaa curinteeda, Laxankeeda iyo codkeedaba lahaa fanaan Qaran abdullahi Yusuf hanuuniye ku darsoo geenyooy ereyada heestana qaarbaad khaladaye
@maalinlaha
@maalinlaha 10 ай бұрын
Sheeko qadaadweynta meesha kala bax nio
@NAJEEEBB
@NAJEEEBB 9 ай бұрын
Wax khalad ah meesha ouma jiro niyaw malaha mel kale bad kahadlysa😂😂😂 yurub qarami haday noqoti barteda bay dhigta waba qofta kaliya fananinta hore boskodi nogu jirta
@abdullahiguled
@abdullahiguled 9 ай бұрын
Fanku dhinaca qabyaaladuu kaa galay cuduroowyohow xanuunsanayaa ee futada Ka hadlayaa
@abdullahiguled
@abdullahiguled 9 ай бұрын
@@maalinlaha Sheekada qadhmuunweynta meesha Kala Bax qadhmuunyohow qadhmuunku dhalay daboolaha ahi
@maalinlaha
@maalinlaha 9 ай бұрын
@@abdullahiguled qabyaalad ma ahee adigaa sheeko soomaali weyn cudur ah meesha la imanaya, argagixiso yahay bilaa akhlaaqda ah.
@osmanmahamed4665
@osmanmahamed4665 9 ай бұрын
Mylove asc jabimayoo
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Old hanuuniye Song wow
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
Ustaad Nuuradiin cali amaan wuxu kamid yahay markaan kabanka baranayey ragaan fiirsan jiray gacantooda mahadsanid ustaad.
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 2 жыл бұрын
Salaan sharaf hada ma baratey
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 2 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 Gacantaadu way fadhidaa ILaHy kaama gooyo ustaad 💜🤍
@ayanmoallin4848
@ayanmoallin4848 9 ай бұрын
Wa qalad ma ogtahy Qolka aan idhaahdaba Hadu kula qaloocdee😔
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 3 ай бұрын
Weli ma arkin hees aan tan ahayn oo uu copygu ka fiican yahay originalkii heesta alla yacizak sawtu raxma
@amoora507
@amoora507 Жыл бұрын
Manta waa malin Eid eh dhaman asxabta Eid Mubarak mel walbo aad jogtan
@maxamedahmed1259
@maxamedahmed1259 Жыл бұрын
Alle ha naxiirsto abdalle Yusuf hanuuniye
@somalitoday4962
@somalitoday4962 Жыл бұрын
Wuu nool yhy walal muqdisho joogaa
@abdimohamed8851
@abdimohamed8851 3 жыл бұрын
Waa mid ka mida heesihii hanoooniye. Loogu Bixiyey mooge dile. Woof caleek
@khadarfiyooreofficial6563
@khadarfiyooreofficial6563 2 жыл бұрын
Waaaaaaaw
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Siduu ugu raaxeystay Cabdalla Yuusuf Hanuuniye baan layaabay 🔥
@aminaabdullahishire8378
@aminaabdullahishire8378 2 жыл бұрын
Midkii an jeclaa calaf ba inaka geyay mid kalon jeclayn ayu calaf igu daray qosol been ah ayan ujabay eray kaston irahdana wala qalocan yahay calafku cajibsana wllyal fataxada iguso kaba muraad ban leyahaye
@raadgerrard6556
@raadgerrard6556 2 жыл бұрын
Wax dhiba Alle Kuma Tuzo wlzhy
@maxamedcabdirisaqxasan8316
@maxamedcabdirisaqxasan8316 Жыл бұрын
Kusamir
@aliyaaahmadali4474
@aliyaaahmadali4474 Жыл бұрын
Irdaha alle Haku furo abayo 🤲🤲🤲
@abdijama5387
@abdijama5387 Ай бұрын
Ma laga yaabaa in ay ciladu xagaaga tahay oo wali ex kii qalbiga ku sii hayso,isagaa kugu dulman adoo kii hore jecel inaad isaga guursato
@Alisacudi
@Alisacudi 7 күн бұрын
Xasuustiii hanuuniye
@nasirsulub8266
@nasirsulub8266 2 жыл бұрын
Wa fananad
@zackztephan4740
@zackztephan4740 4 ай бұрын
1/3/2024 habeen aanan anigu qorin balse isagu is qorayy😢
@anasxasan9950
@anasxasan9950 2 жыл бұрын
Kalgacalka qaladkiyo qasaaraha udiis (i c j )💔💔 qalbigagu yuu jabin alle lagama quuste 🔐 2022/6/19 🤧🤴
@xidigafilms3483
@xidigafilms3483 2 жыл бұрын
Hbn arbaca 15feb 2. 2022 hbn xasuus mudan
@abdiazizodowaa662
@abdiazizodowaa662 Жыл бұрын
Kalgacaylka qaladkiyo Qasaaraha u diid Qosol beena ha u jabin Taladii aan qorshaynana Qabyo yaanay kula noqon Waa qaali wacadkuye Qayrkaa kamaad hadhin Nasiibkaana kumaad qadin Waad qiimo wayn tahee Qalbiga yuu jabin alle lagama quustee Waad qiimo wayn tahee.
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 4 ай бұрын
Cod gabdheed oo kaga wanaagsan ama Cuddoon Codka Yurub maxamed Cabdi (Geenyo) Ma jiro. Bartii Cadradi dhigi lahayd ayey dhigtey.
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 2 жыл бұрын
Cajiib halkeedi ayay dhigtay horay waxaa uqaday cabdulaahi yusuf hanuuniye axsan yaa cod yurub geenyo
@abdirizakaden2505
@abdirizakaden2505 2 жыл бұрын
Somalia language is so Rich I swear 🌹
YURUB GEENYO || JEEGAN JALEECADA NEW QAACI 2022 || KABAN USTAAD C/NAASIR MACALIN CAYDID
6:45
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Qalbigaagu yuu jabin lyrics
7:04
Rageedii™
Рет қаралды 335 М.
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,3 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 159 М.
Rooda Kayf - Heesta - Haka Dhicin Sallaamada - Astaan Music 2022
6:23
Astaan Music
Рет қаралды 2,8 МЛН
Yurub Geenyo | Wayrax | Xusuustii Sahra Axmed AHU
8:10
Hoyga Fanka
Рет қаралды 951 М.
YURUB GEENYO | ANA LAANTA UBAXA ADAA KUU LULAYAA
5:40
MOHAMED ABDI SHIRE
Рет қаралды 860 М.