THE GREEN CITY OF SOMALILAND | BORAMA | Ep 63

  Рет қаралды 17,226

Faysal Shaik

Faysal Shaik

2 ай бұрын

#somaliacity #africa #somali #somalifolklore #somalilandvisit #somalilanguage #somalia #somalilifestyle #somaliland #somalinomads

Пікірлер: 99
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 ай бұрын
Boorama caasimada labaad ee somaliland from burco
@rodahassan929
@rodahassan929 2 ай бұрын
Masha Allah reer boorama somaliland xalaal ah dadkii magalooyinkoodi dabka ku shiday ee matadoodi qaxiyey baa raba in ay idin qaxiyaan oo nabadaa iyo barwaqadaa duulaan ku ah nabadu qof kasta waa udan .iska ilaaliya ciil qabayaasha kuraaxaysta nabada iyo barwaaqda boorame gobta somaliland idinkaa sameeyey somaliland idinkaana ilaalinaya.
@burjilibax
@burjilibax 2 ай бұрын
Gblka aqoonta somaliland Viva borama idin leenahay Cadow yanu idin heerin Keep going
@HassanMohammed-wy7fw
@HassanMohammed-wy7fw 2 ай бұрын
Dawlada khaatumo ayaa iskaleh
@Raysar_578
@Raysar_578 2 ай бұрын
Qaxitaanka rag baa loogu aaray maantana warshado iyo beero iyo hirmar Bay laascaanood leedahay halka adiga gaajo iyo sixir barar aad la daalaa dhacasaan
@burjilibax
@burjilibax 2 ай бұрын
Hablihi hablaha Dumarka RerBorame Wa Asal
@hindagabas9855
@hindagabas9855 2 ай бұрын
Dad wanaagsan baa ku nool Borama ❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Aad iyo aad
@nimcaanyuusuf3254
@nimcaanyuusuf3254 2 ай бұрын
Boorama dad gobaa ku nool wllhi hargeisa idinka so salama❤
@Ahmed_somalilander
@Ahmed_somalilander 2 ай бұрын
Masha Allah #gobalkiiAqonta & faysal sheikh❤
@shaakirsaid5981
@shaakirsaid5981 2 ай бұрын
This is not enough. We need more than this from Borama
@icc.concepts
@icc.concepts 2 ай бұрын
ma sha Allah. aniga iyo xaajiyadaa tagnay, weli meel la cimilo ah ma arkin. 2 cisho joogaan islahayn lkn waxaan joognay 8 cisho. the best weather city in the horn Somali, salaam from Hargeisa
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 2 ай бұрын
Boorame magaalo soomalida ku wayn lama illaawi karo lamana xaqiri karo aqoonta iyo dadnimada iyo aqlaaqda taalla koley xagayga ❤❤❤
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 2 ай бұрын
Wow my Reer SOMALILAND Boorama sooo dhawayanta iyo heesta Iidishay Mashaa Allah ❤ ❤❤❤❤❤❤❤dhiigaa I kacay Watching from Toronto Canada❤❤❤ waaaw Nin Dhaumon dhamiyay kuma fourteen sheet dibadeede I love Reer SOMALILAND ❤❤❤❤
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 2 ай бұрын
Borame magaalada aan uugu jecelahay Somaliland Meesha aan habadh ka doonto
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 ай бұрын
Maa shaa allah boorame alloow dhoowr
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 2 ай бұрын
Masha allaaah tabaarakalaah
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 2 ай бұрын
Mshlh sxb Hotels kii, seerayaashii iyo buurihii sida buurta Saw oo kale baa kuu dhiman hhhhh. 3 muuqaal waad ka samayn kartaa Boorama sxb
@user-nh1vj8bd5b
@user-nh1vj8bd5b 2 ай бұрын
Masha allah wadan qurux badan
@ahmadhoran1015
@ahmadhoran1015 2 ай бұрын
I love borama I was live in borama 5 years ago
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 2 ай бұрын
Mashaallah Borame
@Nom_c857
@Nom_c857 2 ай бұрын
M.a boromaa dulki aaqontaaa ❤❤❤❤
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 2 ай бұрын
Soo dhaweynta iyo bilicda iyo muuqaallada taariikhiga ah dhaammaan innaba caadi ma aha. Maashallah. Waa marki iigu horraysay aan Borama indhaha ka qaado. Mahadsanid Faisal walaal.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
✌️
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 2 ай бұрын
Welcome ❤ Republic of Somaliland ❤
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mancha alh boorama wadooyin casri ah woow hoyga aqoonta iyo xadarada geeska
@msa_1439
@msa_1439 2 ай бұрын
Maashaa Alaaah Caasimada Labaad ee Dalkeena We are proud of you Reer Boorama
@justforidea1282
@justforidea1282 2 ай бұрын
Reer borama nasab iyo gob ❤💚
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 2 ай бұрын
Mnsha allah Borama magaalo shidan❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Wellcome To Borama faysal
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 ай бұрын
Nice view Borama
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
So nice
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 ай бұрын
100K coming soon inzha Alla Odeyga Hala gaadhsiyo Ree Somaliland special odeyga Ku yaaca pls
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
InshaAllah sxb
@abdirahmansalaan5564
@abdirahmansalaan5564 2 ай бұрын
Borama ❤
@LegendaryMaestero
@LegendaryMaestero 2 ай бұрын
𝗟𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱𝗮𝗿𝘆 𝗙𝗮𝗶𝘀𝗮𝗹 𝘀𝗵𝗮𝗶𝗸𝗵 ❤❤❤
@deeqsiman
@deeqsiman 2 ай бұрын
Wow Borama 🔥🔥
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Borama Janno. @Deeqsiman.
@kadejoy
@kadejoy 2 ай бұрын
masha allah waaw
@ismailmahamed
@ismailmahamed 2 ай бұрын
Mansha allah Wlhi is a great place Allah
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 ай бұрын
Guleyso sxp
@maxdar11
@maxdar11 2 ай бұрын
Jaamacadu waa magaalo dhan illayn
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Haa
@Saidmedia25
@Saidmedia25 2 ай бұрын
Mansha allah ❤
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 2 ай бұрын
Nice view
@badraawilyrics7741
@badraawilyrics7741 2 ай бұрын
Faysalow Heesti ila Hada kama Hayo
@MoBade123
@MoBade123 2 ай бұрын
Keep going brother ❤❤❤
@shaaciyeFilms614
@shaaciyeFilms614 2 ай бұрын
Sxp share out raba inad iisameyso kwrn
@user-ry5ib6uw2z
@user-ry5ib6uw2z 2 ай бұрын
Waw keep it up man
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 2 ай бұрын
Mansha allah
@maxdar11
@maxdar11 2 ай бұрын
Hadda anoo casariye karsaday ayuu iiso dhacay❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Midka xigana eeh sxb 😂
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 2 ай бұрын
hablahaga dahabiga ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedmuuse6709
@mohamedmuuse6709 2 ай бұрын
ADbaan u jeclahay boorama iyo dadkeeda
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 ай бұрын
My university 😊😊😊
@MustafeMuuse-ds4jj
@MustafeMuuse-ds4jj Ай бұрын
Safar dheer gashay kenya ilaa Jabuuti
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
Maasha Allah Reer Boorame sidaas ayay uga Hormareen GOBALKA Raga ee JEEGAANTU IYO HEEGO DUMIYEEN waa 40Sanadood Boorame ay kaga Hormartay Burco 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Yaasiin1
@Yaasiin1 2 ай бұрын
Reer somaliland ma tihid walgu fahmayaa niida kala tag meesha
@ahashi7828
@ahashi7828 2 ай бұрын
@@Yaasiin1waan ahay laakiin waxaan ka xumahay sababta reer Burco dadka wada degaa u midoobiwaayeen oo u Hormarinwaayeen magaaladooda?Sidaa Boorame oo kale?
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 2 ай бұрын
Ciipqaba thee naga dhex bax haysku kaayo dhex qarin qdaad weyney😂
@user-su2gh4qy8n
@user-su2gh4qy8n 2 ай бұрын
Welcome Borama jano brother 🥰🥰🥰🥰
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Thanks brother
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Masha allah casimda sedexad somaliland ❤❤❤
@user-ry5ib6uw2z
@user-ry5ib6uw2z 2 ай бұрын
Labaad tee waaye walaal?
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
@@user-ry5ib6uw2z burco casimda labad ceerigabo casimda afarad Barbara casimda shanad lascnod casimda lixaad
@hodanmohamed5734
@hodanmohamed5734 2 ай бұрын
burco weyaan casimada labaad
@user-mg9lk9vg5r
@user-mg9lk9vg5r 2 ай бұрын
Caasimada labaad weyan😂
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 2 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 2 ай бұрын
I can't wait to see you in djibouti like that
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
We will be going there. InshaAllah soon. Thanks
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 ай бұрын
Good bless republiken of somaliland .inshall Allah it is time to recozning republiken republiken of somaliland 2024
@moeawale4891
@moeawale4891 2 ай бұрын
"republiken somaliland" is that french or english language bro?
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 2 ай бұрын
Video qurxoon noso duubtay bro waxan rajenaya inaad noso kordhisa videoyadada borama intad joogta
@abdishakurmumin2482
@abdishakurmumin2482 2 ай бұрын
🤗🤗🤗🙌🏽🤗🤗🤗
@UsameIbrahim-vx3nt
@UsameIbrahim-vx3nt 2 ай бұрын
Asc wlala Faisal sheikh waankulajogna sxp hadan nahane reer Garissa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Wcs. Shukran sxb
@mohamedmuuse6709
@mohamedmuuse6709 2 ай бұрын
Nasal nasal dhalay reer boorama
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 2 ай бұрын
Dhul baladhan o wanagsan,bado wawayn khyradna kabuuxo o meshi adunka ugu istaratiigisanyd kutala wax walba nocii ugu fiicna ayu ilahy inagu manaysty lkn dadkii kunola aya dadnimadodu liitada waxana sababy dhankeena o reero ah reerahas o reer waliba reerka kale codowgoda kowaad yahy qomiyadaha aynu jaarkanahy e somalida an ahyna cadow lasii ah o reer waliba wuxu aminsan yahy inu yahy ka u fiican u caqli badan u karaamada u laandheraysan iyaga moye inta kale laangab tahay o any u talin karin
@arbamedia5151
@arbamedia5151 2 ай бұрын
Faysal waxan kala socda Scandinavian tagero hore u soco ader
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Mahadsanid
@SuperDaraman
@SuperDaraman 2 ай бұрын
Wax buuqaya iyo jaam iyo laba is haysta arki maysid waa magaalo dagan.
@user-sw1yv7os8i
@user-sw1yv7os8i 2 ай бұрын
intaanu jabuti gadhin 100000 followers ah ha la gaadhsiyo
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Share gareey wll. Mahadsanid
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 2 ай бұрын
faysal maxay yahay sababta kugu kaliftay inaad intaas oo meelood baskiil ku marto ?🤔
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 2 ай бұрын
Sababo badan wll.
@Cisesow
@Cisesow 2 ай бұрын
Why they don’t have the Somaliland flag in the university😡
@moeawale4891
@moeawale4891 2 ай бұрын
That is african stupid mentality and fake nationalism of trubalism, who always cries such nonsense when they crawl out from the underock and jungle they live in.. I have never seen any American, Canadian or university whether public orcprivate hosting their national flag in the campus. Where you got this sick idea?
@mohamedadan5120
@mohamedadan5120 2 ай бұрын
4 gabdhood waxaa dhalay SNM Borame canshuurta ka qaado
@user-oy8jb7kd9s
@user-oy8jb7kd9s 2 ай бұрын
Hhhhh sNm adeeraday weeyi alllow hownaristo intii dhimatay
@BlueSkyedCountry
@BlueSkyedCountry 2 ай бұрын
Calanka qashinka kudara
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 2 ай бұрын
Cuqdad baa ku googayse , dadkan masidiinad moodysa😂
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 2 ай бұрын
Dhiladii ku dhashay uu sheeg faqasheey 😂😂😂😂
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 2 ай бұрын
Adiga yana qashinka lagugu darin qashinyahow
@user-ds8xu3rn4l
@user-ds8xu3rn4l 2 ай бұрын
Borama❤
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 122 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
DEEGANKA HULQABOOBE (Somaliland)🙌🪐🐎❤️
11:17
ASHRaF CaDDaaNi 🪐🐎
Рет қаралды 5 М.
Ubaale iyo Marti soor.
17:23
Turbashaash Family
Рет қаралды 99 М.
Top 10 Largest Cities in Somalia 2024 (Beautiful Cities)
8:29
African Informant
Рет қаралды 13 М.
24-kii saacadood ee aan ku jiray hotelka ugu cusub Hargeysa ee Beder.
52:37
10 dollar Maxad ku cuni karta Street food suuqa boorama
12:34
Mukhtar journey
Рет қаралды 19 М.
ЛУЧШИЙ ПЕРСОНАЛ ОТЕЛЯ 😂😂 #фильм
0:44
Снимать продолжение ?😄
0:46
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,6 МЛН
Ну как вам ответ, а?
0:50
QorabogTV
Рет қаралды 2,4 МЛН
Вот это комплимент😏 #сериал #рек #кино
0:26