Heesta Ciida l Iskalaaji l Nimco Yaasiin l Ogoow l 2016

  Рет қаралды 2,811,776

Jigjiga Tube

Jigjiga Tube

8 жыл бұрын

Пікірлер: 301
@farihaahmed4536
@farihaahmed4536 3 ай бұрын
Heeztan waxan dawanaya cawa oo uu jcyl I hayo ❤🎉28/4/2024😢😢😢habeen habeenada kale iga duwan ayuu noqday😢😢😢
@madaasanull2145
@madaasanull2145 Ай бұрын
Caawa aniga iyo my quen ayaa wada dhageysanayna ❤ heestan aadka u macaan ❤
@user-deeqa
@user-deeqa Ай бұрын
ogow ayaamaha wanagsan ogow astaan weeyan haboone ogow markan kalgacayl abuurno ayaan gelaynaa aroos hees way dhaaftey tan waxan dhegaysanaya malmihii igu farxada badna an lajoogo qofkan dadkba igu jecla alhamdulilh isna ijecel wxanu si wada jira uso booqan dona mrka nolosha isla qaybsano izha allah alle hanagu simo maalinka❤ ina aaminta asxaabey waanu idin jecelahy 100%❤
@anushkamohamed2165
@anushkamohamed2165 2 жыл бұрын
Heesta waxan ku xasusta habeen dhar meedhayey Jimce 2017 ahayd Maantana dhara meedhaya 2022 jimce 😂🤟😂
@suppermoha28
@suppermoha28 Жыл бұрын
Taleefan nuuce ayaa ka dhageysaneysay😂
@hanuushaxmadeey8158
@hanuushaxmadeey8158 5 жыл бұрын
Ogow waa la dhimanayaye ogow aduunaydu waa ayaame ogow 😥😥
@filsanali3946
@filsanali3946 3 жыл бұрын
0p
@haniqalo5532
@haniqalo5532 3 жыл бұрын
Hanuush wlhi waa runta Waka dhimanayaa
@haldoortahliilyare1167
@haldoortahliilyare1167 4 жыл бұрын
2020 Inta Ila Daawaneyso Like ha Ila dhaafin Somali weyn
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
Aduunyada ruux kudoorty ayaa lagu oon baxaaye Naftaan ku,ilaashanaysa unoqo ehel caashaqeeda🥰 Habeen ciid ah oo EST Ay toos uga baxaysay2016 hadaad dawaneysay ismuuji Hada waa 13,012,2020
@Tanka-lt1sl
@Tanka-lt1sl Жыл бұрын
Waa ereya culus walah
@cilmishekhcabdinuur6845
@cilmishekhcabdinuur6845 5 жыл бұрын
Ogoooow qabriga kuleelkiisa naga horeeya ogow ogoooow Aakhiro xisaabteeda naga horeysa ogooo oooòoooow
@hamdisiciid29
@hamdisiciid29 3 жыл бұрын
ilahy naguma kululeeeyo😍
@user-fv1rz4zq9v
@user-fv1rz4zq9v 7 ай бұрын
Markani hani kalgaceyl aburno ayan aqal galeyna ogow 25 december 2023 malintii igu horeysay hestan miraha macn❤❤❤❤
@bikeyrassey7590
@bikeyrassey7590 4 жыл бұрын
Adunyada ruux ku dortay Aya lagu oon baxa naftani ku ilashineyso yawa ila dawanyo 2020 like iasara fadlan
@boqoradatogdher9141
@boqoradatogdher9141 Жыл бұрын
ruunti heestani xasuus gaar ah ayaa igu leeday waxaay soo baxday anigo ku jiraa jawi jecayl oo haysta qof aan aad isku jecelya waxa xusiid mudan gar ah wiilka cabdi ayaa la dhaha anigan nimco cajib waxaanu sii wada jir ah isulaa qaadi jirnay heestan markast ismaanan calfaan lakiin jacaylkiisi weeli waa igu dheexnolyay dhiga ugu saree ayaan leeyay wll ❤😢 waxaan soo bookhday heestan 11/6/2023
@suleimanharet570
@suleimanharet570 Жыл бұрын
Sido kale 🥰
@qurayshaaxmed2512
@qurayshaaxmed2512 4 ай бұрын
2024 aduunyada ruux ku doortay ayaa lagu oonbaxaye naftan ku ilashanaysa u noqo wahel cashaqeda❤
@user-jn6wy9lk4o
@user-jn6wy9lk4o Жыл бұрын
Inta iga dambeeso e hestaan dhageysan donaan blz iso duceeya qofka an jecalhy in an xaskiisa xalsha noqodo nolashana ku midowno
@abdirahmanmohamed4688
@abdirahmanmohamed4688 11 ай бұрын
Ilahow haku calfo abayo
@abdelkarimyaasiin2794
@abdelkarimyaasiin2794 5 жыл бұрын
😍adunyada ruux ku dortay ayaa lagu on baxaa naftaan ku ilaashanesa unoqo ehal caashaq👍 inanaba cadi mahaa
@indhouroonindho2457
@indhouroonindho2457 5 жыл бұрын
ABDELKARIM YAASIIN adiga jeceelka wax kula jiro miyaaa mise ma jiro
@gantaal88geesbicidmoeccawa67
@gantaal88geesbicidmoeccawa67 5 жыл бұрын
Ahlan waslan
@guduudoarwo3890
@guduudoarwo3890 3 жыл бұрын
Ogow araktida qurxoon February 8 2021❤
@ibtisaanbeutychannel2657
@ibtisaanbeutychannel2657 3 жыл бұрын
Heestan wxy so bxdey anoo ku jira jawi jacaeyl hees kasto so bxda wxn modi jirey iney iga turjumeyso ila iminka sidi ban u dhageysta ilhow gafkeena iyo geridena ha kulmin
@Zakariajama202
@Zakariajama202 4 ай бұрын
Ogow maalin aya dhacaysa aan so boqon dono heestan aniga iyo caruurtayda ❤😅
@Sabra9682
@Sabra9682 4 ай бұрын
Insha Allah dheh
@Hassan-qk8kl
@Hassan-qk8kl 5 жыл бұрын
Ogoow inay ADUUNYADDA lagga tagayyo ogoow
@saacdiiyoo90ahamed75
@saacdiiyoo90ahamed75 5 жыл бұрын
Bbhy
@Hassan-qk8kl
@Hassan-qk8kl 5 жыл бұрын
Xaqiiiq wayee iin lagga teegayyo wll
@user-eg4kn1oe6o
@user-eg4kn1oe6o Жыл бұрын
Still ilisten at the song 🎵 😢2023 walipa aniga oo jclkeyga ana nolol iyo geeri midna ku shegin Ilahow ii ilali adigaa boqra ee ii ilaali😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@husseinhared
@husseinhared 5 ай бұрын
Lajen qali ustaad cod dadnimo damero jogo sida damer donfar waxna anan bararan donfar duli damer Malaysia nafac dadka deqa iskada da dacifnimada da fankenkena fanankena qali ah guul codkaga qaliga ah ayan rabna damer lito damer waxba qadi karo fanankenkena qali somali o dhan matan hore usoco damer litito mamaqalno ogow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munaabdi7360
@munaabdi7360 4 жыл бұрын
Adun yada rux ku door tay ayaa lagu oon baxaa markaad hesho ay nigada ayaad ista re xeysaa ❤💯
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 жыл бұрын
Wxn dawanaya Maanta Oo Uu Bilaw Yahay Sanadka Cusub ee 1/1/021 hadad iga danbayiso Like ii saaar
@Culimocumar101
@Culimocumar101 6 жыл бұрын
Heestii qaaday koobka heesaha sanadkii 2016😘
@AbdirazakSaaid
@AbdirazakSaaid 3 ай бұрын
Listen to 2024❤😂
@duranhassan6456
@duranhassan6456 3 жыл бұрын
Heesta comment-geeda loogu adeegsi badanyahay halqabsigeeda. Ogoow ogoow! Sweet song❤
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 11 ай бұрын
Aduunyada ruux kudoortay Ayaa lagu oon baxaaye Naftaan ku ilaashaneysa Unoqo ehel caashaqeeda My lovely wife ❤ halima isse mohamed
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 5 жыл бұрын
Ogow nimco yaasin laba reer ayaa isku hayste
@bintuali632
@bintuali632 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 5 жыл бұрын
raqia ali subscribe wll isaar
@xauulebooy7645
@xauulebooy7645 4 жыл бұрын
😂😂😂
@saynabcadey7068
@saynabcadey7068 4 жыл бұрын
😂😂😂😂Midhzu katgy
@rahmaibrahim3610
@rahmaibrahim3610 5 жыл бұрын
Inta dawanyza 2019 like igu qabta pro
@AnfacD
@AnfacD 3 жыл бұрын
Masha Allah Nimca Yasin & Iskalaji heestan kama daalo dhagaysigeeda aad ayaan u jeclahay. Jigjigaawi Mahadsanid walal
@XalwoMaxamedhassan
@XalwoMaxamedhassan 10 ай бұрын
2:21
@ayaancarab7007
@ayaancarab7007 4 жыл бұрын
10/1/2020. Adun yada ruux ku dirtay ayaa Lagu oonbaxaye😍😍😍
@abdifitahismailali4042
@abdifitahismailali4042 2 жыл бұрын
Wow axzan two legend legend abdinuur alaale u jedaa io furinle
@Abdikani0225
@Abdikani0225 3 ай бұрын
23/04/2024 11:32 pm Arbaca Waa habeen aad iigu qaali ah aniga noloshayda sababtoo ah waxa aanu heestan wada dhagaysanaynaa qofkan aduunka ugu jeclaa noloshaydana aan u hibeeyay . Heestan waa heestan ugu jeclahay heesaha waxa kaloo nasiib inaan la dhagaysanayo qofkan aduunka ugu jeclaa Dajiya My ❤❤❤❤❤ Xasuus ....
@AfnaanMohamoud-nw2mc
@AfnaanMohamoud-nw2mc Жыл бұрын
Heestan waxan soo xasuustay 2018 07 /14 maalin jimca on dhar maydhayey maanta oo ay taHay 2023 /05 /23 maalin jimca oon dhar maydhyo dhagey zanyey
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 8 ай бұрын
SUHAIB ogow adaa dagay uurka hooseeeee❤😢
@zaidfarah4697
@zaidfarah4697 5 жыл бұрын
Cidii heestan dhagaystaa Sumer 2019 like igu qabta
@barnihassanroble2122
@barnihassanroble2122 5 жыл бұрын
24.june 2019 manta kula dhageystey❤
@LMI-cs5qw
@LMI-cs5qw 7 ай бұрын
heestaas intaa ay jirataba igama maqaanto waa one of my favorite songs
@ilwaadqurux4758
@ilwaadqurux4758 8 жыл бұрын
OGOOW ayaad u sidaa hanaankee ogoow inaan noqdo OORIDAADA ayuunbaan doonayaa ogoow
@omardayiibali3774
@omardayiibali3774 2 жыл бұрын
Wll ilwad
@Abdikader2024
@Abdikader2024 3 жыл бұрын
2021 inta daawanyza like ha ila dhaafin
@ismailhashiaden9973
@ismailhashiaden9973 3 жыл бұрын
Ogow ixtiramka fcn ogow Adaa barayoo nafteeda ogow Inaa noqotid orideeda Ayun baan doonayaa
@habonmuseali822
@habonmuseali822 5 жыл бұрын
👏👏👏💕💞💞🌹🥀🥀💐ogoow quruxda waa diin ogoow🐈😂😂😂
@sheekoyare9016
@sheekoyare9016 5 жыл бұрын
Qudbada isku diyaari
@suhuurmaxamed7481
@suhuurmaxamed7481 4 жыл бұрын
Ogow inan ku heli dono ogow pbe
@barkhadomar2960
@barkhadomar2960 4 жыл бұрын
Ogoow ogoow reerkiinii ogoow Ogoow ogoow reer Yasiin caraale Ogoow ogoow walaashaa Ogoow ogoow tuladii sheekh Ogoow ogoow asalkaadii Ogoow walidkagii nimcooy Ogoow ogoow aakhiro ogoow
@abdulahihassan3760
@abdulahihassan3760 7 жыл бұрын
ogow ogow inay akhiro niga dmbyzo ogow
@zakigantaal6916
@zakigantaal6916 5 жыл бұрын
Kakakakkakakaka Sax Wll
@iskufilaanmuse8955
@iskufilaanmuse8955 5 жыл бұрын
Hhhhhh waad naga qosliysey
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 5 жыл бұрын
Lol
@saeedasaeed7345
@saeedasaeed7345 5 жыл бұрын
Kkkķkkkkkkk
@qamaribrahim4015
@qamaribrahim4015 5 жыл бұрын
😀😅😆
@sundussiciid5887
@sundussiciid5887 5 жыл бұрын
adunya roox kudontay Ayaa lagu onbaxaye naftan ku ilashanaysa inoqo helcashaqeeda❤
@arfahnoor2112
@arfahnoor2112 4 жыл бұрын
Sundus saciid, halkan miyu ila jogta, tagera kal iyo lab kuahay beh. .. .. Maqal wacan .
@dekadagan8548
@dekadagan8548 8 жыл бұрын
mash alla heesdan wee ii cajabiye wlhi waxa taahay ina aniga ba ii ku soocodo ba
@mohamuddiyaara3628
@mohamuddiyaara3628 5 жыл бұрын
Yyy
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
macalin aabihii iskalaji codka action ka iyo bilicda maasha allah fanaan jira iskalaji
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 4 жыл бұрын
Ogoow ina 2020 August dawanayo ogoow ogoow
@ahmetapdikadir7273
@ahmetapdikadir7273 4 жыл бұрын
2020 like inta ila dawanysam
@user-ec3mm8zm4n
@user-ec3mm8zm4n Жыл бұрын
2015ki dawady wilkyga curad idhashy mrka❤❤❤❤cawana dib udawaday❤❤❤
@monaabdilahi4681
@monaabdilahi4681 5 жыл бұрын
Heestan waxaan iisoo diray odaygayga markaan shukaansiga Ku jirnay alx mar hadaan Ku guulayzanayay habeenkasta dhafarkii hhhhhh
@khalitapdilahi3002
@khalitapdilahi3002 5 жыл бұрын
Mona Abdilahi hhhhhh
@ramadancabdilaahicali8691
@ramadancabdilaahicali8691 4 жыл бұрын
Maaashaa Allah iskaabuladana uzoo ducee
@sarajimale5953
@sarajimale5953 4 жыл бұрын
Ogoow jecelka in udhamanayo. Hadi an an laxafadin. Ogoow jecelka waakid an dhaman.
@fadxacilmi5055
@fadxacilmi5055 5 жыл бұрын
inaan noqdo ooridaadah ayuun baan doonayaah my king Aamiin
@kingcatania6439
@kingcatania6439 8 жыл бұрын
heesuhu waa shar ha la iska daayo haloo bedelo cibaado
@Waxtar
@Waxtar 8 жыл бұрын
maxaa ku keenay heestan pagkeda
@safahussien33
@safahussien33 5 жыл бұрын
Hesmacwaku
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Kkkkkk yaab wlhi maxaa ku keenay adi🤣🤣🤣
@sacdiyoladan7102
@sacdiyoladan7102 5 жыл бұрын
See yu
@zahraashhajji6252
@zahraashhajji6252 4 жыл бұрын
@@duriyadiisayidnuur9735 hhh security ayu kayahy sii uu ula socda dadka faqsiga wado uuna uwaaniyo hhhh lolz maaaha🤣🤣
@ak7vibes691
@ak7vibes691 5 жыл бұрын
Ogow musrsal faladagan ba idinla tartaamaye ogow hhh
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Masha allllah nimco iyo iskaaalaaji noooolaaada hees ad umaaacan❤
@bashirhassan744
@bashirhassan744 Жыл бұрын
Ogow geridu ogow geridu 😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdifatahdyabala7121
@abdifatahdyabala7121 4 жыл бұрын
Ogoow heestan ogoow anaa tiriyaa ogoow somaaliyey ogoow yaaa igu hayzta ogoow
@nimoamuhipo4767
@nimoamuhipo4767 4 жыл бұрын
Still I listen at the song 2020
@maryanshaiye8249
@maryanshaiye8249 4 жыл бұрын
So
@XaliimoCrixamaan
@XaliimoCrixamaan Жыл бұрын
0
@fatoumeddjama3141
@fatoumeddjama3141 11 ай бұрын
Adduunyada ruux kudoortay ayaa lagu oon baxaaye waa run xaqiiqdii
@asadjamal2301
@asadjamal2301 Жыл бұрын
LABADAN WEY KUSOO BAXAYA MARA KEYE WAD QADAYAN HEESAHA WAXAD DAREEMEYSA JACEL🥰🥰🥰
@asmasheikhwi7553
@asmasheikhwi7553 5 жыл бұрын
lasoco erayada macan qalbigu uu aminaye ogaw ❤💋❤
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 4 жыл бұрын
2020/3/29 Iskalaaji👉🏽❤😘
@deeqaosman3678
@deeqaosman3678 10 ай бұрын
Waxan maqalayba 08/90/2023😮😮😮
@nuurfaysal2423
@nuurfaysal2423 Жыл бұрын
Siday ogoow ogoow iilahayd, maantana meel ay jogto walee igatahay. 2023/6/24
@mumtazmohamed8068
@mumtazmohamed8068 9 ай бұрын
😂😂😂😂alle ha soo dhaweeyo wall waad iga qoslisay walhi
@nuurfaysal2423
@nuurfaysal2423 9 ай бұрын
@@mumtazmohamed8068 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nuurfaysal2423
@nuurfaysal2423 9 ай бұрын
@@mumtazmohamed8068 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 4 жыл бұрын
23/9/2019 subax ay tahay yaa ila dhagaysanaa
@dajiyadeeka8523
@dajiyadeeka8523 4 жыл бұрын
Ana dhageysanaya 5/10/2019
@ramadanfaarax1154
@ramadanfaarax1154 4 жыл бұрын
Habiba ana kula dhageysanaya
@omermdshakir4110
@omermdshakir4110 4 жыл бұрын
Habeenka tolow hargaysa mxa ka jiray i see faniin badan iskalji nimco yasin abdi nuur alaale nimco dareen ... Wa hees shidannn
@caweyskaxarago3778
@caweyskaxarago3778 4 жыл бұрын
Meshu waa Jigjiga Wll
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 3 жыл бұрын
How can you not see or mention GEENYO! The show was held in Jigjiga
@fathiabarut947
@fathiabarut947 11 ай бұрын
2023 still am listening
@AbdiFatah-wc8dg
@AbdiFatah-wc8dg 7 ай бұрын
Zxb aad Ayan uga heelay heestan
@umumuwahibsuldaan100
@umumuwahibsuldaan100 5 ай бұрын
❤​@@AbdiFatah-wc8dg
@NimcoCadey123
@NimcoCadey123 3 ай бұрын
lasoco erayada macan qalpigu wuu aminaye ogow tasan been ahayn😢
@zayidomar
@zayidomar 3 жыл бұрын
sanadka waa 2021 ogow
@ismailyussufdigale8998
@ismailyussufdigale8998 3 жыл бұрын
Ogoow hestan inan dageysanayo 06/09/2020
@kingcabdallechannel1813
@kingcabdallechannel1813 3 жыл бұрын
😂🤣
@ismailyussufdigale8998
@ismailyussufdigale8998 3 жыл бұрын
@@kingcabdallechannel1813 ✌️✅✅
@simansiman4012
@simansiman4012 5 жыл бұрын
Heestan mar ka eey bilaabaneyso waxaa jira nin kataal fadhiyi ma ii la arakteen siduu u taagayo gacmaha
@dajiyadeeka8523
@dajiyadeeka8523 4 жыл бұрын
Wa fananki Weyna ee reer jabuuti ee cabdi nuur alaleh
@qolaabahmed1916
@qolaabahmed1916 4 жыл бұрын
nimco yaasiin reerkoodi way heshee ogoow
@khadarmuuseguuleed
@khadarmuuseguuleed 6 ай бұрын
Still listening ❤❤❤❤❤❤
@salahmohamed1475
@salahmohamed1475 5 жыл бұрын
Ogoow toobadaa furan
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 2 жыл бұрын
Heestan waxay ahayd inu la qado Yurub geenyo anigu nimco yassin codkeda kama helin
@muhimmoali7217
@muhimmoali7217 4 жыл бұрын
Walee Waa hees 😙😣☺
@apdulrizackmk6275
@apdulrizackmk6275 Жыл бұрын
Tan hees lama odhan karo 😊
@shamaiawes9988
@shamaiawes9988 2 жыл бұрын
Beautiful song and duo love the voices and song
@Tanka-lt1sl
@Tanka-lt1sl Жыл бұрын
Cool song. Simply beautiful
@salmabila6099
@salmabila6099 4 жыл бұрын
Ogow ogow qabribaa danbeeye ogoow 👈👈👈👈👈👈👈
@Raaye_Rijaal
@Raaye_Rijaal 10 ай бұрын
Marnaba wixii kugu weyn baa farxad kuu sameeya.
@nafizaabdi1809
@nafizaabdi1809 Жыл бұрын
12/06/2023 ayan dawanaya😍
@samsamjama144
@samsamjama144 Жыл бұрын
Wow what song❤️💚🌹
@zanaamzanaam2735
@zanaamzanaam2735 2 жыл бұрын
Best song 🥰
@fardosaabdullahi5040
@fardosaabdullahi5040 5 жыл бұрын
Markan kalgacayl abuurno ayaan galaynaa aroos
@Kayf_Ali
@Kayf_Ali 9 ай бұрын
Ogow quruxdiyo aslubta❤
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 9 күн бұрын
Odayga Hassan shiikh kkkkk ban ku qoslaaya
@mutazmuhumed1526
@mutazmuhumed1526 6 ай бұрын
18/1/24 …. Thursday 2:26pm❤❤
@aminamahamoud7632
@aminamahamoud7632 5 жыл бұрын
Ogow inay aakhiro iniga dampeyso
@anisaiman9626
@anisaiman9626 5 жыл бұрын
Ogow akhiro ineey ikadambeso
@saciidoaxmed-7490
@saciidoaxmed-7490 10 ай бұрын
Best song ever
@simansiman4012
@simansiman4012 5 жыл бұрын
Adaa dagay uun ka hoosee ogoow
@yaqiinxasan1811
@yaqiinxasan1811 3 жыл бұрын
Waa hees lamaane oo shidan
@hothanahmed3151
@hothanahmed3151 5 жыл бұрын
Walee heestani runweeyi
@najmaabdullahi3925
@najmaabdullahi3925 6 ай бұрын
Still am listening 🎶 2024❤😊
@hudashafici8847
@hudashafici8847 Жыл бұрын
Still listen 2022 / Dec / 27 / Tuesday
@zakariabaashe3526
@zakariabaashe3526 4 жыл бұрын
What a voice iskalaji 2020 fans 👍😍🥰✋
@samirasharif5137
@samirasharif5137 4 жыл бұрын
Wow amazing super star 2legends
@saedhassan82
@saedhassan82 5 жыл бұрын
cabdi nuur allaale maxaa helay asxaabey
@cabdiqanisulubsaleeban8060
@cabdiqanisulubsaleeban8060 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk moooji Malaa saarkaaa kukacay
@abshirmohamed5899
@abshirmohamed5899 5 жыл бұрын
😂😂😂😄
@hamdaabdifatah566
@hamdaabdifatah566 8 жыл бұрын
wwww wan ka helay heestan
@daarali
@daarali 6 жыл бұрын
87uu
@rudwaannuurmuuse9528
@rudwaannuurmuuse9528 5 жыл бұрын
+.abdifatah Ahmed
@rudwaannuurmuuse9528
@rudwaannuurmuuse9528 5 жыл бұрын
+.abdifatah Ahmed b
@KhadijoOsmanolat-wo1rc
@KhadijoOsmanolat-wo1rc Жыл бұрын
Best song ❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817
@dhiiboodhalaalbeautysalon8817 5 жыл бұрын
Wooow heestan kama daalo dhagaysigeeda❤💋❤
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 5 жыл бұрын
Woow naima jama c.aziiz cali axsan caleek noolada ehel caashaq
@amranmohamed1174
@amranmohamed1174 4 жыл бұрын
waaaaw
@mohamedabdilahi3917
@mohamedabdilahi3917 4 жыл бұрын
Ogoow dekeeya walaasha ogow yaa yibitahay ogow
@abdirahmanhussen3868
@abdirahmanhussen3868 4 жыл бұрын
Nice song
Dardaaran BK iyo Nimco Yaasiin 2015
6:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 4,9 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 136 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 4,7 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Xasan Sheekh oo Xalay kacararay Villa Soomaaliya kuna hoyday meel kale.
10:19
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
Amina Xasan & Maxamed Xasan Lafoole | Amar Alle
4:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,3 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 136 МЛН