ISMAACIIL DANAN QUDH QUDHI OFFICIAL VIDEO 2014

  Рет қаралды 710,544

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

10 жыл бұрын

ISMAACIIL DANAN

Пікірлер: 556
@EhsanAyeeyokoris-eq2ki
@EhsanAyeeyokoris-eq2ki 3 ай бұрын
2024 still watching 😢❤
@abdirahmansaid1565
@abdirahmansaid1565 4 жыл бұрын
inta Daawanaysa Heesta 2020 like isaara lool
@nimcomohammed4620
@nimcomohammed4620 3 жыл бұрын
Waliba 30/12/2020
@kawthercizaman9645
@kawthercizaman9645 3 жыл бұрын
15/6/2021 😂
@sowdasalaadahmed246
@sowdasalaadahmed246 Жыл бұрын
25 Oct/2022😄
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl 6 ай бұрын
2024_jan_27😢 5:20 pm galb sabtiya
@ShugriYusuf-gz2rr
@ShugriYusuf-gz2rr 2 ай бұрын
30/05/2024 😂❤
@ibnuali6818
@ibnuali6818 4 жыл бұрын
Yaa dawanaYa Kadib Heestisa Cusube JamashO 🤔😁
@raxmacadaay7767
@raxmacadaay7767 4 жыл бұрын
😃😃😃
@ibnuali6818
@ibnuali6818 4 жыл бұрын
@@raxmacadaay7767 Ku CelCesho Wll 😂😂
@mohnazirm
@mohnazirm 4 жыл бұрын
Anih lkn naaxey hada la garan maayaba
@guduudocarwo2717
@guduudocarwo2717 4 жыл бұрын
Aniga
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 4 жыл бұрын
Aniga ☝️☝️
@x_youzuv8544
@x_youzuv8544 2 жыл бұрын
2022 ban daawanayah heestan tirana malaha intan dawaday❤🙈😭
@abdirahmanabdimajid1792
@abdirahmanabdimajid1792 2 жыл бұрын
Ha I dhihinee 2022😳. Still 2015 lagu jiraa ✌🏻
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 Жыл бұрын
Nolol aan qayirmaynin Kol haddaan isku quudhnay Qawl dabacsani laabta Qareenbuu u noqdaaye …. Qudha oo qudh la dookha Qaabilsiiyey nasiibku Qosol waa farxadeedee Qumanaan calafkeena Waxan fariintan u dirayaa marwadayda mustaqbalka Daggan, ah oo ahaan doonta qofka ugu muhiimsan noloshayda. ❤️🥺
@hoodoahmed4545
@hoodoahmed4545 Жыл бұрын
Mustaqbalkeyga 😢❤
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 Жыл бұрын
@@hoodoahmed4545 ❤️Xuppy
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
Masha Allah lamanihi ugu horeyay KZfaq ku arko Leah idin barakeyo❤❤❤❤
@liibaanxarago4778
@liibaanxarago4778 9 жыл бұрын
mansha allah ismaaciil danan waxaan ku leeyahay inaba caadi mahan heestani waa nice waxaad istaahishaa like wayo fanaan buuraa ayaad tahay sxb qali guulayso ?
@baliilboy708
@baliilboy708 Жыл бұрын
Fananka kaliya an hesihisa marwalpa an dhageysto Ismail danan legend 8 year agoo still waku raxeysanaya hestan may la dawanyza zxpyal💞❤❤❤❤
@anasck6420
@anasck6420 Жыл бұрын
4 sano isma arag ilaahow isoo dhaweee 💍😩 xaaskeygiii 😭
@mutazmuhumed1526
@mutazmuhumed1526 Жыл бұрын
Ameen😢❤
@mursalmahadadan4203
@mursalmahadadan4203 10 ай бұрын
Amiin🤲
@deeqaidle6938
@deeqaidle6938 4 жыл бұрын
Alla heestn ileyn ismaaciil danan qaadey axyaa fanan 2019 yaa daawanaya
@moohaartube1659
@moohaartube1659 2 жыл бұрын
Emotional song and best al fanan Ismail danan 15/9/ 2021 12:10 AM intii iga danbaysa like ta dhac igu siih
@habibimohammed6398
@habibimohammed6398 9 жыл бұрын
I'm love with this guy n his voice ilaahow cimrigaada kuu dheerey intaaan hees dhigeeysanayey hees an u dhigey manaan arag ilaa Hada music erayada siduuu u ciyaarayo waa leysku dheela tirey well done ismaacil danan
@asmaaxmed377
@asmaaxmed377 3 ай бұрын
Inta dawanysa 2024/4/18keeda Haben jimce ah wan Idin salamy wlkena Allaha xabsiga io galada hakaso furfurto insha allh😢😢
@Hodanhassan222
@Hodanhassan222 2 жыл бұрын
2021 inta dawanaysa ee jeceltay heesta dagananteda isma dhaafno 👍🏻
@maxamedsaed9511
@maxamedsaed9511 7 ай бұрын
Ila hada maad nooshey😂
@muniirshukrigeedi5572
@muniirshukrigeedi5572 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaya 🥰😘💙
@user-sk3kw1mw8o
@user-sk3kw1mw8o 4 жыл бұрын
Abwaan Shakuul😂
@MohamedAhmed-vc1tx
@MohamedAhmed-vc1tx 4 жыл бұрын
Muniir shakul Mohamed kkkk abti
@safwaanphotography9912
@safwaanphotography9912 5 жыл бұрын
yaa dawanya 2019
@zahrasocial6276
@zahrasocial6276 4 жыл бұрын
Ani
@abdisalanosman6884
@abdisalanosman6884 4 жыл бұрын
Aniga dawanayaaa
@zamiamostaphe
@zamiamostaphe 2 жыл бұрын
🥺ilahay haykaa caafiyo my boobe miss uh waxaan dareemaya inan kali ahay intaa iga xanuusanayd🤴😪🥺
@HanadAbdiAbdikariin
@HanadAbdiAbdikariin 8 күн бұрын
Amiiin
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
😂🤣 Ismail danan naf kala ku dhex nolayd OO 2021 so baxday😂❤️🤴
@idilsaid3544
@idilsaid3544 5 жыл бұрын
yaa dawanaya 01/2019💋👏💪🤞
@zuhaibabdi8271
@zuhaibabdi8271 5 жыл бұрын
☝☝
@mankamoha6841
@mankamoha6841 2 жыл бұрын
Ani ☝️☝️😜😂
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 5 ай бұрын
Him voice so sweet and so amazing ismail danan hada waxaan maqlay inuu xidhan yahay aan u ducayno inuu alle ka furfuro gaalada hadad iga Danbayso like 5/3/2024 waan kuu jeedaaye😂
@danielrichherd-hn2hb
@danielrichherd-hn2hb 4 ай бұрын
legend
@Hujaaale
@Hujaaale 3 ай бұрын
ILLAAHAY xoriyadiisa dib ha ugu celiyo ismacil🤲🤲🤲
@JimcaaleExndaro
@JimcaaleExndaro 14 күн бұрын
​@@danielrichherd-hn2hb1p
@pesunitedofficial7877
@pesunitedofficial7877 2 жыл бұрын
2021 hada dawaneso labadena legends baynu nahay🔥🔥
@mutazmuhumed1526
@mutazmuhumed1526 2 жыл бұрын
Ana kasi legend san
@mahamedabdikarim4889
@mahamedabdikarim4889 8 ай бұрын
Adna anaa kaasii legensan
@aliqardhab9655
@aliqardhab9655 4 жыл бұрын
Heestaan qofkee 2020 daawaanyu like ha ila dhaafin🙂
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 жыл бұрын
Jaceyl qaybsi lamaane 🔥 Yaa soo booqdey marlabaad iyadoo maraysa 2400k
@sabriinadirir2834
@sabriinadirir2834 4 жыл бұрын
2k20 Dhamadkiiza Hada dawaneyso Is muuji💫♥️
@suusuufashion1548
@suusuufashion1548 4 жыл бұрын
Inta dawaneso2020like
@hothonbashe1585
@hothonbashe1585 4 жыл бұрын
Danan rijaal walee waa yaqaanay jaaska waligiiba fanaan madax panaan 🌧👍
@mohamedjamaal2841
@mohamedjamaal2841 2 ай бұрын
Ilaaahey xabsiga hakaaaso furto Alfanaan ❤
@shaadiyacishqi7467
@shaadiyacishqi7467 3 жыл бұрын
Qiimo ayay agtayda ka leedahay iyo xasuus gaara wakhti ayay dhibkiisa iga soo saartay🙏😪👑👑❤❤
@ducaqabehassanbiid7689
@ducaqabehassanbiid7689 4 жыл бұрын
Yaa Daawanayaa October 2019 Farta taaga☝️☝️☝️
@hodanhure7847
@hodanhure7847 4 жыл бұрын
WA ikanaaa ano manta usocisay wlh
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 4 жыл бұрын
2020 like dhac ku sii
@hiba_tullah6179
@hiba_tullah6179 4 жыл бұрын
Qeyb jidhkeyga adigoo ah quudi caashaqa abowe quluubteena mideeyay💏
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
War nio hada ma sidan dagan noogu hestid maxa mingiska iskugu rida Anyway Waa kuwata 😍 2020♥️♥️
@KhadraBilan
@KhadraBilan 4 жыл бұрын
My favorite singer Maalinku fanka soo galay ilaa hadda kama caajiso I really love him
@amiira__ahmettt6560
@amiira__ahmettt6560 Жыл бұрын
Omg 😭😭🥺♥️ I liked This Song 🥺❤️❤️❤️❤️❤️
@suhaybcabdi182
@suhaybcabdi182 Жыл бұрын
So kle😂
@cabdalemaxamed3134
@cabdalemaxamed3134 5 жыл бұрын
3/8/2019. Ayaan DaawanaYaH BURCO.😱 Kama Xiizo Jabo Codkiza IZMAIL Yare.
@filsanroble776
@filsanroble776 9 жыл бұрын
woow walee musiga iyo ciyaarata siduu isugu helayo ayaban ka helay Vivi dhalinta Awdal
@hibaadyasin8178
@hibaadyasin8178 Жыл бұрын
2023 still fav song🥺❤
@faaraxabdi8356
@faaraxabdi8356 8 жыл бұрын
fanan jiray sxb allah ku dhowro heesta waa shidantahay Malah malinti toban gora ay dhagaystaa✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌👏 viva ismacil danan
@maxamedsaed9511
@maxamedsaed9511 7 ай бұрын
Ma noosheyy😂
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 3 жыл бұрын
14 oct 2020 malin aan la ilawin qarixii soobe😭😭😭
@jamaqosliye7949
@jamaqosliye7949 4 жыл бұрын
03.10.2019 oo ay tahay maalinti labada jarmal midooben 1991 maanto kale like dheh hadad maanta ila dawanayso fasaxa darti jarmalkana aad joogto
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 4 жыл бұрын
😂😂😂
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 4 жыл бұрын
Aniga super Freue mich
@marianibrahim2625
@marianibrahim2625 3 жыл бұрын
Am here 2020 after him rocking our hearts with his new songs
@zerazmr8542
@zerazmr8542 4 жыл бұрын
2020 weLi Wan dawaYnaYa Mai Cllasmate IsmcaiL danan
@amiinadam2058
@amiinadam2058 10 жыл бұрын
macha allah ismaaciil danan fanaanka sanadka noolow sxb sare fanaan sare wa laysku kaa raacay in aad fanaan jira tahay sxb
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 10 жыл бұрын
masha allah ismacil danan facaan aan cadi ahyn sxb halkaas ka siiwad insha allah erayo waan ku hayaa sxb ila soo xidhiidh insha allah ilahay hodkahaku barakeyo brother
@alikassim....891
@alikassim....891 3 жыл бұрын
Ismail danan fanaan jira kor usoco
@shaafikaahiye9893
@shaafikaahiye9893 2 жыл бұрын
Since 2015 to 2021 still my favorite song 😍🤩
@sidraomar8910
@sidraomar8910 Жыл бұрын
2023😂😂
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
@@sidraomar8910😂😂😂 same😊
@CawoMaxamed-yf8im
@CawoMaxamed-yf8im 10 ай бұрын
😊​@@sidraomar8910
@maxamed7258
@maxamed7258 4 жыл бұрын
Watching this after his new song
@adamabdi5470
@adamabdi5470 4 жыл бұрын
Maraykan same
@twozerosix4767
@twozerosix4767 4 жыл бұрын
me too
@mohamedmohamed-vv6ds
@mohamedmohamed-vv6ds 4 жыл бұрын
Ani ☝️qiimeen baa kuwadaa
@maxamed7258
@maxamed7258 4 жыл бұрын
moet. Kasim Haa sxb ninku waa European now...Hargysaan ku ogaa he was MIA for a while. Ama big fan wlc back dheh.
@mohamedmohamed-vv6ds
@mohamedmohamed-vv6ds 4 жыл бұрын
@@maxamed7258 haa welcm back bro ismail danan
@zeinabyusuf8335
@zeinabyusuf8335 9 жыл бұрын
Kalgacal quruxdiisu wa qardofalaanee jacely qeybsi lamaane midba mid qudh qudhsiyey best song
@maxamedwadiin9142
@maxamedwadiin9142 2 жыл бұрын
Hees weeyi heestani ani ila 2021ka Ayaan Daawanaya
@ishraqali9671
@ishraqali9671 4 жыл бұрын
2019 lile👇 dhac iigu zii
@omariomari8642
@omariomari8642 9 жыл бұрын
Waaa Iga Badisay SXB Halkaas ka sii JIIID NICE Kalgacal Quruxdiisu Wa Qardof laanee Jacely Qeybsi Lamaane Midba Mid Qudh Qudhsiyey Yaasalaam
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Aniga waxaan hestaan u so raadiyay ismaciil wajigiisa hore siduu ahaan jiray inaan arko madaama heestiisa u danbeysay zaaid u madobaaa haduu wiilka nuraa markuu yurub tagay maxaa hellay tallow 🤔🤔🤔🤔😅😅😅😅😅😅😅
@rahmosheikhhassan1109
@rahmosheikhhassan1109 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@siciidmaxamuudcabdigalpeed2571
@siciidmaxamuudcabdigalpeed2571 4 жыл бұрын
Ma araGTaa Lipaaxa MadOw kaLa FUuLe
@somalilandermidnimo3980
@somalilandermidnimo3980 3 жыл бұрын
Walalo woxgaha waa tahriibka ayu wali kaso kaban lkin waaso kaban doona fanaanku waa heer calaami
@updirahmanfahmi2415
@updirahmanfahmi2415 3 жыл бұрын
Hhhh editka weeye
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 3 жыл бұрын
Qof is cadeeyy hadad argty ninkan wa is madoweyey
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi 6 жыл бұрын
Qayb jidhkay adigoo ah Quudi caashaqa boowe Quluubteena mideeyey😍😍😍
@waciyebosaso4253
@waciyebosaso4253 4 жыл бұрын
Munira Abdi aad iyo aaad baaaye
@mohammedfaysal7734
@mohammedfaysal7734 4 жыл бұрын
@@waciyebosaso4253 hh reer waciye miya tahay😂
@abdifatahaden866
@abdifatahaden866 5 күн бұрын
2014 anoo primary so dhameyay ban ninkan heesihisa dhagasan jiray , they are more fire 🔥. Wa xiranyahay ban maqlay Allaha so daayo 😢
@Bellaxaax1
@Bellaxaax1 9 жыл бұрын
Wow my favorite song , can someone write the Lyrics pls.... I can't get enough of this song
@romancor3245
@romancor3245 10 жыл бұрын
Wow Ismail Danan kolba hees macaan ayaad sxb noo soo galinaysaa youtubeka mahadsanid sxb ilaahay codka iyo caafimaadka hakuu daayo well done broth
@maxamedcabdi1917
@maxamedcabdi1917 6 жыл бұрын
heestan waa i deeqday aad ayaan u salaamayaa alfanaan ismacill danan congratulations ayaan leeyahay
@fadumoali6218
@fadumoali6218 4 жыл бұрын
Nolol aan qayirmayn mar hadan isku quurnay axsan hees layskama heeso une 15 Apr 2020🌷🌷
@QueenAala
@QueenAala 5 ай бұрын
2014 ehed ana 2024 dawanoya 10 years kadib😂❤❤
@abdikarimmahamed8132
@abdikarimmahamed8132 3 жыл бұрын
Hees mcn waye hestan Waxan daawanayaa 2020/18/November 2:04 wakhti dambe Inta I dambysa like ta ha ila dhaafina
@yaxyekuuriya5944
@yaxyekuuriya5944 4 жыл бұрын
2020 Yaa xaadira
@xamdacali3062
@xamdacali3062 4 жыл бұрын
2019 bishii 9 yaa dawanaya😁😊❤
@AragsanBillaBeautyandcosmetic
@AragsanBillaBeautyandcosmetic 4 жыл бұрын
xamda cali sababtoo ah hesta cusub dadkoo dhahayaan arkay ismaadan badalin weli sidi baa black u tahay marka hargeysa jiogto saas aa u soo radshe tarku
@xazanmaxamedceyngal4338
@xazanmaxamedceyngal4338 5 жыл бұрын
28/04/2019/ka yaa ila daawanaya Qeyb jidhkey adigoo ah quudi caashaqa abaayo quluubka inaa mideyey
@nagaadali4013
@nagaadali4013 7 жыл бұрын
ismaciil danan ilahay amarkiisa wan iska jeclahay
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
Nagaad Ali zxp ninkan cunto siiya oo nasiya qoom kle xayaysiis u yahee
@mohamedokali3817
@mohamedokali3817 7 жыл бұрын
Nagaad Ali ninkani Finland Ayan hada wada jogna insha Allah heeso badan ayuu soo wada.
@cjibaaryuusuf1614
@cjibaaryuusuf1614 2 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya caawa heestan wxaan galay xasuus aan Soo dhaafay 2014 .caawa na waa 2022/03/06 😘👋alle qalbiyada inta dhaawacan ha dhayo
@Rosemary256-3
@Rosemary256-3 2 жыл бұрын
😢💔aniga waxaan daawanayaa 27/6/2022 habeen 03:48 ilahay quluubta hanoo dhayo
@nasraaaab6
@nasraaaab6 10 жыл бұрын
fanku meeshii uu kasoo bilaabmay ayuu ku soo noqday walee halkaa kaga hay.... qofkii u horeeyay ee somali heesa ayaa ka soo jeeday awdal !!
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@runishvlogs9198
@runishvlogs9198 5 жыл бұрын
Who watching still 2019
@marwa1000
@marwa1000 2 жыл бұрын
Hees dareen leh qofki jacelkiisa u hagaagay ayey ka hadleysaaa
@wayahamedia5536
@wayahamedia5536 Жыл бұрын
2014 ila 2023 hees wax kale ah 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@liibaanomar8119
@liibaanomar8119 9 жыл бұрын
Saxdii baa saraan ushcalaa sood wuu shidana yahay mansha allah ayaan lenahay
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 4 жыл бұрын
💖💖💖💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹🌹 2019 malin sabti ah hees jecel iga dheh
@rahiimazhariif8635
@rahiimazhariif8635 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya 10-1-2021 waliba jiif😁
@andregamming3536
@andregamming3536 3 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya
@myprogram7208
@myprogram7208 2 жыл бұрын
ninkan codkiisu waligii super hit ayu aha from aakhiro to big legend
@coldsun5495
@coldsun5495 4 жыл бұрын
Wooooow. Now that is a serious song. Great voice, nice beat
@munaali4156
@munaali4156 4 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2020 time Corona 💓😅😅
@ckaafihassan2910
@ckaafihassan2910 2 жыл бұрын
Inta dawanysa 2022
@gacalofficial4396
@gacalofficial4396 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanaya like saar 😅
@abdinurseefka
@abdinurseefka 9 жыл бұрын
Waaw caaadi mhn heestaan best hees oon aan dhagaysto ismaaciil danan keep going bro
@guruxcabdirizaq9550
@guruxcabdirizaq9550 7 жыл бұрын
subxaanaka yaa cadiim innaba caadi maaha ismaaciil.danan
@Adhiile
@Adhiile 10 жыл бұрын
Waxii hore quba waakan fanaan
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
7 Sano kadib Ayaan fariintaada aqrinaaya walalkey ma nooshahay Waan ku salaamaya 💕✌
@deeqopuntland7607
@deeqopuntland7607 10 жыл бұрын
nice song nice voice nice style mansha allah heestaan meel laga naco malaha wad kabax satay walal
@ahmedbbcofficial9129
@ahmedbbcofficial9129 3 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 2021 after 7yrs like
@cumarguray6711
@cumarguray6711 Жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya 2023 legends
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 3 ай бұрын
Walahi heestani meel bay idabaday qayb jirikeyga ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@salimsahal8883
@salimsahal8883 2 жыл бұрын
Heestan kama daalo ilaa hada 21/10/2021
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
2020/9/23/wednesday/1:00pm. ayan dawanaya
@Hujaaale
@Hujaaale 3 ай бұрын
Danan, macaaneeyaha fanka. Alle jeelka iyo gaalada haka soo samatobixiyo✅✅
@munaali4156
@munaali4156 4 жыл бұрын
19/9/2019 yaaa Ila dawanya
@user-ub2xu6oe2t
@user-ub2xu6oe2t 3 ай бұрын
4/11 2024 ilhow adigan mustaqbal wangzan kaa sugaa😢😭❤
@user-sz4jt8if5g
@user-sz4jt8if5g 5 ай бұрын
inta Dhagaysanaysa 2024
@KhadraXasan-lg7zf
@KhadraXasan-lg7zf 3 ай бұрын
2024 dawanyaa ilahyow xabsiga kasoo daa Ismail danan😢
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Heesaha gaarka u ah Danan ee aan fankiisa lagu hawaysan ayay ku jirtaa tani. Anuug dheh! Nolol aan qayirmaynin Kol haddaan isku quurnay!
@maxamedfaarax7623
@maxamedfaarax7623 Жыл бұрын
Eebe wayne hay rumeeyo hamigayga ah inaan dhiso qoys cusub idam alle inaynu isku beegano qali😢 jacylkii iigu horeyay weeye❤
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 Жыл бұрын
Walee waalasooo iabay danan legendary 😂😮
@HudaCalicabdi
@HudaCalicabdi 8 күн бұрын
Intaa dawanaysaa 1 /8/2024 Intay tiktok kaso aragtay soradisey wan idin salama❤
@Akchannel6678
@Akchannel6678 2 жыл бұрын
My favourite song wnku wataa wali.wnku daawadaa.heesta walaalo noosoo dhamystir wll
@mushtaqabdi3912
@mushtaqabdi3912 2 жыл бұрын
Hees iyo badh 2022 hda ka heshay love ha ila dhafin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@heblaayomohamed3364
@heblaayomohamed3364 4 жыл бұрын
Lixsano kahor muu fanaan ahaa yarkaan waaba nin soo jabay illeen hada leeba iigu horraysa🙈🙈🙄
@mohamedwadne2076
@mohamedwadne2076 4 жыл бұрын
11 /2/2020 ka ayan daawnaya 😂🙋‍♂️
@faaidyare8602
@faaidyare8602 2 жыл бұрын
Inta 2022 dawanaysa is mujiya💗
@queensxilkascayushmatanaha6648
@queensxilkascayushmatanaha6648 Жыл бұрын
Miss you more husband 😘 hestan aniga iyo adiga ayee naga hadloosa
@idildahir9915
@idildahir9915 2 жыл бұрын
Aya dawanaya 2022 I liked 👍
Ismaaciil Danan heesta  Cadrad
4:10
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Heestii (Wakhti) Mursal Muuse Official Video
7:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 181 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 45 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
ISMAIL DANAN ||WAA DAYMO YABLO ||NEW SONG 2020
4:03
NUURIYE LYRICS
Рет қаралды 168 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,7 МЛН
Mursal Muuse (GOB) Somali Music 2014
7:15
SomaliNewMusic
Рет қаралды 673 М.
Cabdi Fanax (Aduunku Haku Noqdo Walal) Official video 2014
8:14
SomaliNewMusic
Рет қаралды 2,8 МЛН
AWALE ADAN l OH YEAH l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
6:27
Tusmo Films
Рет қаралды 8 МЛН
Hees Cusub Ismaaciil Danan Faqri Caashaq HD
8:29
Borama Media Group
Рет қаралды 136 М.
Ismail Dannan   Tolmoon official music video 2020
4:33
Ismail Dannan
Рет қаралды 1,3 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3,2 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 260 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 92 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 65 М.