Xamda Cabdi (Xamda Queen) Heestii Mil dhahaabo

  Рет қаралды 3,375,403

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

10 жыл бұрын

Xamda Queen
New song Mildhaabo

Пікірлер: 1 400
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@mohammedhanad1670
@mohammedhanad1670 2 жыл бұрын
haa
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 2 жыл бұрын
Hhhhhhh wixiba kuu duuban waan kuusaray like 👍 zxb
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
Balo ku dagtay hadan kuso Labtayba🤣🤣
@haboonabdi5218
@haboonabdi5218 Жыл бұрын
Wn ku soo labtay waa na ku saray 😅🥰🥺
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 11 ай бұрын
Cawa oo gorshegetu TaHAY 2:20 Tariiqiduna TaHAY 2023 ban community gaga Aqrinayana Hesetana dibi ban u soradiyay
@AnisaOmar-zv5wo
@AnisaOmar-zv5wo 2 ай бұрын
2024 int ila dawneyso 😢❤😂
@NasiimCismaan-pc9ps
@NasiimCismaan-pc9ps 6 сағат бұрын
𝙈𝙚😂
@Shanlayste
@Shanlayste 4 ай бұрын
2024 wixii kadan beeya hadaa hestan soraadisay like isaar😊❤
@Adnodahir-ti3zh
@Adnodahir-ti3zh 2 ай бұрын
😊😊😢
@7r416
@7r416 Ай бұрын
Jacylku darana 😢
@xamdikhadar6540
@xamdikhadar6540 4 күн бұрын
Ma kuGu dhacaYy😢​@@7r416
@Dhameysdumar
@Dhameysdumar Жыл бұрын
2023 jecel baan dareemoya caw balansanahay talow jaceylkeyga maku guuuleysaan dooona😢ax ala jaceylku Xanuun badana insha Alllah community baan halkaan uga taaaga sanado kadiba baan halkaan kuso laban dooona mcnow Hasssanow💐
@AmiraAbdulhamid-nn5xv
@AmiraAbdulhamid-nn5xv 11 ай бұрын
Hassan intu joga
@MandeqnuunowAbdimohmett
@MandeqnuunowAbdimohmett 10 ай бұрын
Hassnow keeyga miya😢
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 10 ай бұрын
Maku guuleysatay jacaylkaagii hasan ?
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 10 ай бұрын
@@marisacillahi1537miyey tolow kugu laysatay 😢
@user-hh3od7je5r
@user-hh3od7je5r 9 ай бұрын
​@@marisacillahi1537yaa og
@ayuubibrahim5798
@ayuubibrahim5798 3 жыл бұрын
Yaaa ilaaa dawanayo 2021 farta taga heestan waa iska jeclahay 😘😘😘🥰🥰🥰
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
Lama gaadhin 😂😂
@asrozzaabdalla5047
@asrozzaabdalla5047 3 жыл бұрын
✌✌✌✌✌✌✌✌
@ayuubibrahim5798
@ayuubibrahim5798 3 жыл бұрын
@@abdihakimhassan5907 wala gadhay zxp 😂😂
@safamohamed6027
@safamohamed6027 3 жыл бұрын
Caawa qof so xasuste inta iska imaade😥😥😥😥😥
@rashiidmaxamed
@rashiidmaxamed 3 жыл бұрын
iyo ani
@muhudinabukar7073
@muhudinabukar7073 2 жыл бұрын
Xamdi qu’een qurux + cod ilaahy wuu siiyey heesta kali heesaheeda aa ka jeclahay waatan bas habeen isniin ah taariiqduna ee ku beegan thy 31 augosto 2021 hadaa iga dambeeso like ii saar❤️❤️🥰🥰🙏
@user-hu2gr9qk9g
@user-hu2gr9qk9g 7 ай бұрын
3/12/2023
@user-hu2gr9qk9g
@user-hu2gr9qk9g 7 ай бұрын
3/12/2023
@faskafaskaawi1105
@faskafaskaawi1105 5 ай бұрын
20/2/2024 😊
@IkraamHassan-ee7tz
@IkraamHassan-ee7tz 5 ай бұрын
10/2/2024😢
@MssMaaria
@MssMaaria 2 ай бұрын
23/4/2024
@faadmacismaan7652
@faadmacismaan7652 6 ай бұрын
Murugada jacayl ma hadho 2024 inta dhagaysaneyso 💔💔🥺😭😭😢
@DeeqoIidow-yv3jd
@DeeqoIidow-yv3jd 6 ай бұрын
Aniga hda dhageestoowaa😢😢😢
@nafisomohamed3092
@nafisomohamed3092 5 ай бұрын
Wliba xnun jcl owned 😢😢
@gantalyano8982
@gantalyano8982 5 ай бұрын
🤞🤞🤞🤞
@user-re3vk8oq7d
@user-re3vk8oq7d 2 ай бұрын
😢
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat 16 күн бұрын
😢😢😢
@Jiilcusub
@Jiilcusub 15 күн бұрын
Heestan anoo waan ku nafisaaa dhawacna ma ihi inta ila midka ah like iyo replayda
@Ali-jama_axmed
@Ali-jama_axmed 15 күн бұрын
Ku raaxayso wakhtigaaga sxp🎉👏🔥
@radwanimesabdi6506
@radwanimesabdi6506 Жыл бұрын
Yaaa ilaaa dawanayo 2023 farta taga heestan waa iska jeclahay 😘😘😘
@Yeseminnn12
@Yeseminnn12 Жыл бұрын
👋🏾
@cabdirisaaqxuseenyuusufcee6520
@cabdirisaaqxuseenyuusufcee6520 Жыл бұрын
☝️
@SamsamAhmettSamsam44-dr3wz
@SamsamAhmettSamsam44-dr3wz Жыл бұрын
🖐
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 9 ай бұрын
🏃‍♀️ /11//10/ 2023///2024😅
@NajmodaahirMaxamed-it4cm
@NajmodaahirMaxamed-it4cm 8 ай бұрын
Aniga
@boocyusuf7991
@boocyusuf7991 Жыл бұрын
Heestan waxa ii qadi jiray gabadh ijeclayd oo a an la fahmi wayay alx manta lkn Waan guursaday oon ka shafiyay dhibtii cashaq imikaana waa dajiyadan ugu jeclahay ifka Dajiya kunolow faraxad iyo cafimad my Queen ❤❤❤❤
@HaboonCabdicumar-lv4ix
@HaboonCabdicumar-lv4ix Жыл бұрын
Rabow isu kiin daaa❤
@amaalibrahim2223
@amaalibrahim2223 6 ай бұрын
Allah isku kiin daa wllo 🤲♥️
@qadrasuleiman
@qadrasuleiman 6 ай бұрын
Wow m.a ilaasho😢
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat 16 күн бұрын
Allaha isku kiin dayaa😢😢😢😢 ani wan oynaaya markan hestaan maqlay 😂❤ qofkas na Meshu😮 joga ma aqaaj
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat 16 күн бұрын
O wankala dunay
@ZulthanYoussouf
@ZulthanYoussouf 6 ай бұрын
Who listening 2024😂💔
@Wakhtiga
@Wakhtiga 4 ай бұрын
Pro me 😂
@kassimmo4682
@kassimmo4682 4 ай бұрын
Aniga😂
@user-wh7ld1ri7b
@user-wh7ld1ri7b 4 ай бұрын
Anaka😂
@kassimmo4682
@kassimmo4682 4 ай бұрын
@@user-wh7ld1ri7b 😂😂😂
@cakushlyrics1922
@cakushlyrics1922 3 ай бұрын
Unuka lee❤😂
@Fargeeto7hrs
@Fargeeto7hrs 4 ай бұрын
Habeen ama maalin midkay kuu tahay hadad iga danbayso like ii saar ❤
@ikkyqueen
@ikkyqueen Жыл бұрын
Still 2023 hit song 😢 ❤
@maryanxasan6699
@maryanxasan6699 Жыл бұрын
Same🥺
@ikkyqueen
@ikkyqueen Жыл бұрын
@@maryanxasan6699 🥺🫶🏻
@suldaankhadar3380
@suldaankhadar3380 2 жыл бұрын
Ala wakhtigu dheereya 2022 yaa dhegaysanaaya Xamda queen o fanka ka fadhida 🎧👂✌️❤️
@naimaabdirahman1374
@naimaabdirahman1374 2 жыл бұрын
Ahey murugada jecel hee
@mahamozcabdi3699
@mahamozcabdi3699 Жыл бұрын
Me mcnow
@saiyidali4221
@saiyidali4221 Жыл бұрын
Hamda ahmed kiinaal Golden voice ❤❤2022/11/07👀
@fadumafany7222
@fadumafany7222 Жыл бұрын
@@naimaabdirahman1374 mankeyga kuyeshay
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
@@fadumafany7222 ku yeshe meel halise😅❤
@Xavi____Official
@Xavi____Official 4 ай бұрын
Waxan Dhageysanaya Axad 18/2/2024 wxan Rajeynaa In aa u soo laabto 10 yaers Hada ka dip ah Haddi aan Nolahay I.A 🤲❤️ Aniga ah Oo Aduun Wx ka qabsaday Oo aan Joogin Qarada Madow Hadi iga Danbeysid Like Isar Si aa U soo Booqdo I.A❤️ Somalia Ha Noolaato 🇸🇴 Magaceygu waa Shaafici Apdi Adan 19 jir
@inafarhan8959
@inafarhan8959 4 ай бұрын
I.a dhamantena waan rajenenaa ❤🥹
@sahracalixasan5534
@sahracalixasan5534 19 күн бұрын
Ilasoo hadal markay kukala kacdo😂
@ahmedkorosavic3244
@ahmedkorosavic3244 2 жыл бұрын
Eid mubaarak 2022 ciidka kadib hadaad soo booqatay like isaar 😛🤟🤟❤
@qalbi____dhaya__1488
@qalbi____dhaya__1488 2 жыл бұрын
😂🥺
@hanuush6787
@hanuush6787 2 жыл бұрын
@@ahmedkorosavic3244 ciid Mubarak 🤣😩
@ahmedkorosavic3244
@ahmedkorosavic3244 Жыл бұрын
Dib ayaan usoo laabatay 2023 waxa kadhiman 9 bari🥲🥰 Waxan ku dhagaysanaya somali 🇸🇴
@ahmedkorosavic3244
@ahmedkorosavic3244 Жыл бұрын
Markalaan soo laabtay 2023 /3/22 Nairobi 🇰🇪 baan ku dhagaysanaayaa xaafada Bangaani roobna waa da ayaa 😢
@ahmedkorosavic3244
@ahmedkorosavic3244 10 ай бұрын
Markalaan soo laabtay 2023/9/11 Xili habeen ah waxaan ku dhagaysanaayaa uganda 🇺🇬 kampala 😢
@the_kaarto
@the_kaarto Жыл бұрын
Alla maxay qurux,Cod iyo style ugu haysatay jiilkeedi🖤😫xamda fanku abaar waaye la'aanta haddan yeelke ilaah kuguma so celiyo
@ayuubdaahir7253
@ayuubdaahir7253 4 ай бұрын
Inta heestaan dib usoobooqatay 2024 like iisaara ❤❤❤❤
@wllkacodcoodle3254
@wllkacodcoodle3254 Жыл бұрын
12/14/2022 maalin arbaco ah saacadu 17:8 cajiib waligay wax ma jeclan hadana wa jeclahay heestan yaa ila mida hadad iga danbayso iso jawaab ✌😂
@asmacabdi6786
@asmacabdi6786 Жыл бұрын
Still my fav song😩😂
@UsamaJama
@UsamaJama 6 ай бұрын
2024 still best song ❤
@user-tg3gt5zq5b
@user-tg3gt5zq5b 6 ай бұрын
2024🤘🤘
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 5 ай бұрын
​@@user-tg3gt5zq5b2024❤
@Herrrr486
@Herrrr486 5 ай бұрын
24
@UsamaJama
@UsamaJama 5 ай бұрын
@@Herrrr486 dadba 2025 sii dawan doona
@Herrrr486
@Herrrr486 5 ай бұрын
​​@@UsamaJamahaa walahi, I don't usually listen Somali songs but me and my friend we were writing song and it became this song
@hodancabdirihman674
@hodancabdirihman674 3 жыл бұрын
xamda Queen hezaHeda midaan u jeclaHay tvgan ka daawan jiray ciyaalnimo 😂❤🖐
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 2 жыл бұрын
Xamda cabdi aptiyo nolow cimri dheer Io cafimaad HeesaHaga tan ugu jeclaHay 🥰♥️ From France
@ibnuali6818
@ibnuali6818 Жыл бұрын
Kaliya heesta umayso noqon kuwa dib u duwanaya xasuusa inaso celiyay 2023😢💔
@faruqkukay118
@faruqkukay118 2 жыл бұрын
Still 2022 Her voice 💋
@nimcosaleeban3173
@nimcosaleeban3173 2 жыл бұрын
Still now
@abdiaziizmohmudisack4868
@abdiaziizmohmudisack4868 2 жыл бұрын
Still🎧
@IQCREATION
@IQCREATION 2 жыл бұрын
Still 🤗
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 2 жыл бұрын
Saturday /AUGST/ 21/ 2021.. HAMDA QUEN fanaanad qaali ah in baden loo xiisey, allah haku barakeeyo qoyskaga wll, farxad aan dhamaanban ku rajaynayaa..
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 жыл бұрын
2021 am I listening to hamda ABDI kiinaal queen nice voice
@Abdishakurshugri
@Abdishakurshugri 11 ай бұрын
AHeeY muragada jaceyl ma Hadhoo maankaYga ku Yeeshe meel Halisee Hamdi updi Hamdi queen walhi Heestan dareen gooni AYeeY Xambaarsan thY mar Kale AYaan dib u so boqdaY tariiiq 13.8.2023 waana kuso Laaban doona Sanado badan kadib plz Hadaad iga danbaYso like isaar ❤🥺🥺
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 ай бұрын
Jacaylkaagi ma heshay zhp😢
@sulub5065
@sulub5065 4 ай бұрын
Sanada 2024 Bisha:1da march Habeenka:friday Saacada 1:2 Am❤ Halayso xasuusiyo commentigan somaliyey❤
@Ameeen-dek-moh
@Ameeen-dek-moh 16 күн бұрын
legendary NOLOSHU kuma xumeeso ❤
@sulub5065
@sulub5065 16 күн бұрын
@@Ameeen-dek-moh sido kale bro❤
@eglanhaji7596
@eglanhaji7596 2 жыл бұрын
Umuqday inaa marmenen ahey murugada jacelka mahadho mankeyga ku yeeshay mel halisa ah hestan waxaa dhagesan jiray 2015 cawam oo ee tahay 2021 /8/20🥲
@jookerandafjanochannel6614
@jookerandafjanochannel6614 3 жыл бұрын
Inta daawanaysa 2021 farta taaga
@maarikali4133
@maarikali4133 Жыл бұрын
2022/7/4/ Malin aan Iska Farax sanahay ayaan so Xasuustay heestan Happi insha allha Inta i dhimana wan iska Farax sanan dona 🥰🥰🤲🤲
@somaliyameni202
@somaliyameni202 6 ай бұрын
Still song never get tired whole time? Any one 2024😢
@HabibaHashi-sc1cf
@HabibaHashi-sc1cf 6 ай бұрын
Yaba ka daali Kara dhageysigeda
@xogbaahiyechannel
@xogbaahiyechannel 4 ай бұрын
Never tired every day i listen
@somaliyameni202
@somaliyameni202 4 ай бұрын
@@xogbaahiyechannel absolutely 💯
@keekee1306
@keekee1306 2 жыл бұрын
Favourite song For the first time uu jeceel Igalay 2015 ban dhageysan jiray Hestaan wan helay Qofkaas Alhamdulilah My Wife hodaN🥰 Ilove you
@faaisaugaas7729
@faaisaugaas7729 2 жыл бұрын
Mansha allH ALLAHA ISUKIIN BARAKEEYO
@saadaamidiris117
@saadaamidiris117 2 жыл бұрын
Ku muuqday inaan maarmeyne 10/8/2021😭💔💔
@khalifkhalidsalah
@khalifkhalidsalah Ай бұрын
Who is listening this 2024🔥🤸
@SabnaaMohaN
@SabnaaMohaN 26 күн бұрын
Wa ikana
@zackfuad5012
@zackfuad5012 Жыл бұрын
Golden voice hamda abdi-kiinal still loving this song you live with us hamdaa 10/5/2023 🥺🥺
@xaawoluul-bk5zj
@xaawoluul-bk5zj Жыл бұрын
Song still in 2023 Hmda Queen golden voice ❤
@dfgdgyy8587
@dfgdgyy8587 Жыл бұрын
M.a
@mohamedmohamud1520
@mohamedmohamud1520 Жыл бұрын
😮
@Zalmougaas
@Zalmougaas Жыл бұрын
@@mohamedmohamud1520 aboowe fanaandan ma reer hargaysa horta
@Giyuu_Star
@Giyuu_Star 11 ай бұрын
@@Zalmougaas ha wll
@user-ud2ri7pt5v
@user-ud2ri7pt5v 7 ай бұрын
17/11/2023 this song never old golden voices ❤
@imjihaan4990
@imjihaan4990 7 ай бұрын
8/12/2023 ❤
@rajosamme3744
@rajosamme3744 Жыл бұрын
this song never gets old "Aheey murugada jacayl ma haddhee".👍
@Eliza470
@Eliza470 Жыл бұрын
Song still 2023❤️😭🌍
@sucadhussenshuuriye5804
@sucadhussenshuuriye5804 Жыл бұрын
Same ❤😭😫
@omarkassim861
@omarkassim861 2 жыл бұрын
Still listing to it hamda Queen 🥰
@abshiroabdi527
@abshiroabdi527 2 жыл бұрын
AHeY murugaDa jeceL ma hadHe 😥😩mankeyGa kuyeshe meel halizo 😭😭😭😭❤️
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 8 ай бұрын
Still on 2024 😢aheey Murugadha jecel mahado ❤🥹🥹
@ismailartan1924
@ismailartan1924 2 жыл бұрын
Sunday 15 August 2021 😍❤ Xamda Queen❤
@ibnuhusniyamani2025
@ibnuhusniyamani2025 2 жыл бұрын
Hestan waxan dageysan jiraaay 2016 anigo jogo Chicago manta ooo anjogo nairobi oo 2021 ayan dageysanaya
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 2 жыл бұрын
Hamda Abdi kinaal This song never gets old❤️✌️ Umuuqdey in aanan marmeynine 😪❤️
@queeen_aisha____________1996
@queeen_aisha____________1996 8 ай бұрын
Halkan wxa ka salmya inta iga dambeysa oo hesta mcnka bdn so boqoty wxa lga siibaxaya 2023 still waan dhageysanaya this song 😢❤
@qadrasuleiman
@qadrasuleiman 7 ай бұрын
Ahay murugada jacayl ma hadhoo maankyga ku yeeshay meel halisee ❤🥺 wow heestan waa ka helay😮🥰
@yoonka1965
@yoonka1965 2 жыл бұрын
Hestan xasus jaceylkeygi ugu horeye ban ku xasustaa mulki 19 september 2021 Wan uxise Ex Teydi💔🥺
@cryptocarrency
@cryptocarrency Жыл бұрын
Stay strong walal Nolosha waa is badal badan tahay I’m so sorry 😞
@suheiraqurux6352
@suheiraqurux6352 7 ай бұрын
still song 2023💔😭
@newbosaso1287
@newbosaso1287 2 жыл бұрын
Still her voice 😍 2022
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
2021 aya halkan joga 🤣 wakhtigi somalia Ayaan dawan jiry xsuus hore
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Still here her voice is soo phenomenon 😭💔❤😭
@asmacabdi6786
@asmacabdi6786 Жыл бұрын
Sanad kasta waa search gareeya 😩alla mxy hees ahyd
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
@@asmacabdi6786 been mahaa sorry 😞
@abdifataxnaasir5697
@abdifataxnaasir5697 5 ай бұрын
Yaa sowtul raxma xamda Queen horta fantastic miyay ka baxday❤❤🎉
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 Жыл бұрын
Wa haben axad ah 04-09-2022 wxan qalin jabinayna khamista 08-Sept-2022 insha Allah. Wxa garabkyga fadhiya Abdilahi o ah saxipkay wa xili dambe 2:48 Am 📍 Borama. Dareen gooniya ayan dreemynaa ilaahay khayr iyo cafimad hanagu gaarsiyo malinta.
@inamouse
@inamouse Жыл бұрын
Khaalid wisman the Legend🙏🏿👋🏾
@khaalidaxmed3094
@khaalidaxmed3094 2 жыл бұрын
20/10/2021 still listening 🎶 Aheeey murugada jacel ma hadheee 😥💔
@MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc
@MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc 15 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@ayaancabdi3518
@ayaancabdi3518 Жыл бұрын
Aheey murugada jacayl ma hadhoo maankaygaa ku yeeshey meel halisee 😭😭💔💔 6 feb 2023
@MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc
@MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc 15 күн бұрын
Sido kle😢😢😢😢❤😢😢😢
@ayaancabdi3518
@ayaancabdi3518 14 күн бұрын
@@MaxamedyareMaxamedyare-yh5hc 😭❤
@qweenidil7902
@qweenidil7902 2 жыл бұрын
Song still 2022😭♥️
@MMaami
@MMaami 2 жыл бұрын
Wan kula daremaya mcn😢💔
@hirziahmed2161
@hirziahmed2161 2 жыл бұрын
❤️
@abwaanomarmohamed8569
@abwaanomarmohamed8569 2 жыл бұрын
Dhawr heesbaan commentigaaga ku arkay mawjadaha cashaqa xamda ku weeci😂💔
@qweenidil7902
@qweenidil7902 2 жыл бұрын
@@abwaanomarmohamed8569 😂ila soco nio
@abwaanomarmohamed8569
@abwaanomarmohamed8569 2 жыл бұрын
@@qweenidil7902 😂 safar wacan gabarey😂😂
@AnzalAbdi-yy5nb
@AnzalAbdi-yy5nb 2 ай бұрын
For ever Hamda Queen 2024🎉❤
@mumtaaz6488
@mumtaaz6488 3 жыл бұрын
Kuu muuqday inaanan marnaynine😓😭😭23/sep/2020
@user-horo
@user-horo 3 жыл бұрын
Halis halis weeyi heestani 👍
@suldaanshaafici5000
@suldaanshaafici5000 3 жыл бұрын
@@user-horo a
@suldaanshaafici5000
@suldaanshaafici5000 3 жыл бұрын
@@user-horo bNHg
@yoonka1965
@yoonka1965 2 жыл бұрын
💔🥺
@user-pi2zk6yy2o
@user-pi2zk6yy2o 7 ай бұрын
waan jeclaa inaan codkaaga macn sii dhagaysto lkin soray wakhtigaa sidaas yidhi xamdaay
@mustafacshakuur3909
@mustafacshakuur3909 Жыл бұрын
Heestan waqti dheer kadib hada dhagysanoya💔😥 adne hadii aad dhageysaneyso 2023 like saar
@ilyas--hassan--29
@ilyas--hassan--29 5 ай бұрын
Who listening 2024❤😢
@rumaanabdullahi313
@rumaanabdullahi313 3 ай бұрын
Me😢
@poqorsame_official
@poqorsame_official 2 жыл бұрын
Her voice 🥺🥺🥺🥺🥰🥰🔥
@samiiramohamed3634
@samiiramohamed3634 2 жыл бұрын
🔥🤤❤❤❤
@nastexa__zayid9199
@nastexa__zayid9199 2 жыл бұрын
Her voice is sweet 🤩
@hudaabdalle962
@hudaabdalle962 2 жыл бұрын
30/10/2021💔💔 yaa xiligan ila dhagasanya talow 🤔 Ahy murugada jecel ma hadho it's really 💔💔💔😭😭
@fartuunmahamuud2223
@fartuunmahamuud2223 Жыл бұрын
2022/11/19 😮habeen Axad ayaan hesta so xasusteynh hadad iga danbeyso like isaar ❤
@user-yf8qw6km2s
@user-yf8qw6km2s 6 ай бұрын
Still 2024 😢
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Still in 2022, queen Hamda's golden voice is in our hearts. You live with us Hamdaay
@Ahmedkafi998
@Ahmedkafi998 6 ай бұрын
Nasir, mar kale ila dhagayso saaxib mastarbiiskan.
@juniorkhalilofficial9761
@juniorkhalilofficial9761 2 жыл бұрын
Tarikh 4 October 🥺💯❤️
@abdullahimalaboow1171
@abdullahimalaboow1171 2 жыл бұрын
Maalinimo axad ah taariikhdu ku beegantahay 26/12/2021 saacdduna tahay 16:59 oo galabnimo ayay igaqabtay inaan dhageysto magaceeda qoray soogalay ☝️🥰wallow ay katowbad keentay haddana kuusii dhageysaneynaa wll hamdaay naguqaado
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 Жыл бұрын
hadii aad ikadanbeeyso abayo ama abowe oo nolol kugaarto inaad aragto commentikeeyga like isaar 6/6/2023😩😩😭😭😭😭
@damalhadhsade3042
@damalhadhsade3042 3 жыл бұрын
Heesahan hada bishii 1M lagu daawado heestanba ka qiimo badan
@mrfuga6041
@mrfuga6041 2 жыл бұрын
Beat keeda kaliyata ka macan heesto dhan inta lagaadhin 😍
@zade_deeq
@zade_deeq Жыл бұрын
Song still 2023 hamda Queen golden voice 🥰❤
@sakariyearnold6600
@sakariyearnold6600 Жыл бұрын
Umuuqday inaan maarmaynine still 27/3/2023❤🥰
@user-xz4tt9hk3i
@user-xz4tt9hk3i 4 ай бұрын
Waxaan dheegysa markan cidlo dareemo aad ayaan ujecelahy heestan hamda queen wyyo Jacyalkaygiii ayaa iga fogadey oo mnta 😢waxaan ku nolo xasuus iyo murug isna imaba xasuusto lkn inshallh mar uunbu garan doona inshallh Jacaylku waa xanuun wllhi 😢😢😭😭💔
@khalidfantastic
@khalidfantastic 4 ай бұрын
Waxksta qiimahaga ayaa ka wayn wlaal waxaad helyza mid ku maamuzaa oo ku dhawra insha allah
@shortfanny14498.
@shortfanny14498. 4 жыл бұрын
Xaqiiq Wan kahelay heestan 2020
@xanfar11
@xanfar11 2 жыл бұрын
Heestan jiniyo ayay ledahay yaa ila arkay 😍💯
@salmasiman974
@salmasiman974 2 жыл бұрын
Walhi Anaa Kula midahy😲
@abdirizakahmedmohamuud4533
@abdirizakahmedmohamuud4533 2 жыл бұрын
@@salmasiman974 ha wan jecelhy wlhi ❤🙂
@salmasiman974
@salmasiman974 2 жыл бұрын
@@abdirizakahmedmohamuud4533 Aniga xitaa zxibow❤️❤️
@caashobashiir648
@caashobashiir648 2 жыл бұрын
Yaab walaalow jiniyo maxaa laga wadaa soojiidasho miyaad kawadaa
@abdirizakahmedmohamuud4533
@abdirizakahmedmohamuud4533 2 жыл бұрын
@@caashobashiir648 ha hada nahey rer hrgysa quruxda u naqana
@soumeyaismael6717
@soumeyaismael6717 4 ай бұрын
My number one song still in 2024
@isrocabdirisaq2973
@isrocabdirisaq2973 Жыл бұрын
Aniga hadaba igu horayso tiktok kaso arkay oon soradshay tarikhdu waa 4/5/2023 malin khamisa hadad iga danbayso love isaar
@ilyasilgrande4571
@ilyasilgrande4571 Жыл бұрын
so this song is a memory now😢, oh come on i cant believe it wlh
@RiGaax_22
@RiGaax_22 7 ай бұрын
Old is gold 😊 Still i listening this song 🎧 Her voice 💔😭.
@user-os2dd4sb1i
@user-os2dd4sb1i 4 ай бұрын
13 jir ayan ahaa and hamda queen waz my cruzh😍🥺 maantana 22 jir alxm nolozhu kuma xumayzo wllo qli
@mohanettahmett5601
@mohanettahmett5601 6 ай бұрын
2024 still My Fav😢❤
@user-qg5zz1bc1t
@user-qg5zz1bc1t 6 ай бұрын
30/12/2023. Sanad iiga xanuun badna majiRin. I.n. sanadkan dhalan doona. Waxan rajynaYa inuu sanadkaYgi noqdo❤😭
@Batuulo
@Batuulo 6 ай бұрын
Incha allah wll 😢 ilahy sandkaga hakaga dhigo 🥰guulyso
@user-oh3xk4fy4m
@user-oh3xk4fy4m 4 ай бұрын
Reall aniga ihadashay 2023 wax iga xanun badnaa lima somarin intaan ifka sarnaa 😢😢
@safiabdiqadirhassan1118
@safiabdiqadirhassan1118 2 жыл бұрын
4 September 2021 i love this 😀 ❤ song
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 2 жыл бұрын
🌹
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 Ай бұрын
Heestan wxy so baxday waagan dugsiga hoose ee noradin dhigan jiray, wxa dhagaysan jirtay eedaday oo hda Germany tagtay isla waagaas-ana wan ku jaasi jiray ano yar imikana iyadii ban ka daba tagay 3/Dec/2023 oo iyada ayaan kaso ag dhawaaday Germany Dortmund, hargeisa hadhwanaag na odhan maayo durtaba wan uxiise lkn wa magalaadan ku dhashay oo waalidiintaydi ba ku nool..!! ❤️🙏✌️
@muusemoh5407
@muusemoh5407 6 ай бұрын
Still 2024 😂😂🎉
@mahadocabdilaahi7531
@mahadocabdilaahi7531 3 жыл бұрын
Xasuuus heestani 2016 ban dhegaysan jiray ano jooga adisbaba wakhtigu oraad badna manta waa 2020 year
@rashiidmaxamed
@rashiidmaxamed 3 жыл бұрын
haa wllhi hadana durba waaba 2021
@heehooyo7030
@heehooyo7030 2 жыл бұрын
Haa wlhi durba waa 2022
@Heesaagiijilaalka
@Heesaagiijilaalka 22 күн бұрын
Haa wllhi durba waa 2024😂
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 жыл бұрын
Waayo waayo waayo *31.05.2022* like ii sar hadad xasuus ku jirto 🖤😁
@Jiilcusub
@Jiilcusub 15 күн бұрын
Heestani waa gacan kale codka suuban hamda queen jah ❤❤
@ImaanAbdirizak23
@ImaanAbdirizak23 5 ай бұрын
Song still 2024😢
@naciimacabdi1628
@naciimacabdi1628 4 ай бұрын
song still 2024😭❤️
@ahmedzaki4314
@ahmedzaki4314 Жыл бұрын
2023 still this song is fire ❤❤❤
@cadnaancabdi6405
@cadnaancabdi6405 6 ай бұрын
2024.ilahow kheyr iga dhig murugada i haysa iga qaad 🥺❤🤲🏽
@deeqaduni835
@deeqaduni835 Жыл бұрын
Still my fav 2023😢😢
@tigerjr8425
@tigerjr8425 2 жыл бұрын
Old is gold wlh 2022😰🥰💋
@Alonebird575
@Alonebird575 Жыл бұрын
Old is gold 16/04/2023 mlin sabti ah 5:53pm Ahey murugada jaceyl mahadhee 🥺💔 Maankayga kuyeeshay meel halisee 🥺💔.Who is listening 2024?😂
@asmacabdi6786
@asmacabdi6786 Жыл бұрын
Stilll 😌😌 Gold neve Old😩😂 alla mxay hees ahyd
@alidahir5882
@alidahir5882 6 ай бұрын
3/1/2024 .... Still enjoying this beautiful masterpiece.
@caashomahamettcaashomahamett
@caashomahamettcaashomahamett Жыл бұрын
waa 16/4/2023 waxaan la dhibataysanay jacaylkaga muhiyadiin ma aqaab waxaaa sameyo waxaa noloshaydii iga qariyay xasuusahaga markasta aan afuro waxaan tagaa meel cidlo ah si aan maskaxda udagsado waxaan la nolahay dhibatada jacaylka adigana waad farxsan tahay waxaan daremayaa murug ciil iyo shalay cidlo😞😥💔😢 Umuuqdy inan marmayn😭😢💔
@Sports-em5mg
@Sports-em5mg Жыл бұрын
Abaayo Alle hakuu boogo dhayo aniguba taas wey I heysataa😔🥺
@caashomahamettcaashomahamett
@caashomahamettcaashomahamett Жыл бұрын
​@@Sports-em5mg alaha kaa dulqaado wllo😊😢😭
@khadraismail9776
@khadraismail9776 Жыл бұрын
Wllo ale isku xidh wad ka baxaysanye
@abdallaeid045
@abdallaeid045 Жыл бұрын
Heestaan Kama dhargo Dhageeysigeeda Dareen beey igu abuurtaa uuun .😩💔 Aheey murugada jaceeyl ma hadhoo Maankeeyga Ku Yeeshay Meel Halisee💔 Mildhaabada waan la meereestee Macaaneey heeygu madiyeen💔
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
XAMDA QUEEN  (QADIROW ALAHAYOW QUMANE ISOO XUL) BY SHOW HARGEISA
6:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 52 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 18 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 128 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 197 М.
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013
6:17
hctvhargeisa
Рет қаралды 3,1 МЛН
XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA
8:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,5 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Xamda Queen Qalbi Daadka Caashaqa Show 2015 Live HD
7:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,7 МЛН
Xamda Queen Dib Miyaad usoo Dhalan 2017 HD
9:34
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,8 МЛН
XAMDA QUEEN 2017 QAADIRO ALLAHA YAHAW QUMANE
7:18
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,3 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
Ikraan Maxamed Caraale Gaarsiiya 10 10 2010 By IKY
6:31
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 6 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 60 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 219 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 103 МЛН
Kendrick Lamar - Not Like Us
5:55
KendrickLamarVEVO
Рет қаралды 50 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,2 МЛН