Xamda Queen Qalbi Daadka Caashaqa Show 2015 Live HD

  Рет қаралды 1,707,901

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

9 жыл бұрын

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment pages/Hawraa...

Пікірлер: 592
@maxamedahmed6807
@maxamedahmed6807 2 жыл бұрын
Heestan waxay KZfaq ka ku jirtaa mudo laga joogoh 7 sano markii lasoo geliyey waxaan kamid ahaa dadkii u horeeyey ee daawada hadaba maanta oo ay taariikhdu tahay 16/6/2022 maalin khamiisa oo iisoo dhamaaday imtixaankii fasala 4 ayaan dib u daawanayaa kolay waan ogahay in ay cidi iga danbaysa daawan doontoh ee wllalayaal iisoo duceeyey muraadbaan leeyaheee🤕🤲🖍
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 2 жыл бұрын
Imtaxaankii baad I xasuusisay illahay natiijo fiican ha ina siiyo dhamaanteen.
@maxamedahmed6807
@maxamedahmed6807 Жыл бұрын
@@jamaadahmed7990 Aamiin wlloh❤✋
@haboonabdi5218
@haboonabdi5218 Жыл бұрын
Alle murad kaga ka ku fudeyo
@sacdiyoahmed9977
@sacdiyoahmed9977 Жыл бұрын
Murad Kaga Alle hakuu sah lo lkn wllw hada manoo Shahay 2023 baaa lajoogaye kkk
@xamdabilan-6900
@xamdabilan-6900 Жыл бұрын
Ale haku fudiydiyo wll
@Jokerka_6
@Jokerka_6 Ай бұрын
Who lissening in 2024 love this commment plz❤
@hamdamuse8903
@hamdamuse8903 23 күн бұрын
Me
@NouradiinIbrahimSaalah
@NouradiinIbrahimSaalah Жыл бұрын
Hees Xasuus mudan Xaqiiqdii❤ Qof walba oo macnaha jacayl garanayaa Heestan wuu dareemayaa💖 Ehlu love Salaama❤❤❤
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 3 ай бұрын
❤❤❤❤i m helu jcyl❤
@Caaisha-zc9oy
@Caaisha-zc9oy 16 күн бұрын
Waa aduun iyo xalkeena heesta malinta ugu horeyse o ey soo baxdey wan dhageyste wlhi wana ka heley waqtikas jaceyl iyo howlahas kuma jurin aqoonba uma laheen lkn hada is heynaa kii jaceyl ahaa qalbi aduunka ka jaceyl o adi dabiib iyo daawo ka sugaayo ayaa wayo dabar iyo darbi lagu xijo adaag key nafteyda doontoo sidiibu dareenkiyo damqashada igu badadan tahay xabiibi ❤❤
@Nabiil47
@Nabiil47 11 ай бұрын
Showgaa Habeenka Xaadir Baan ahaa Caawa waan daawanya after 8 yrs Waqtigu Muxuu is Gurayaa !
@Mohabinsheikh10
@Mohabinsheikh10 4 жыл бұрын
Inta 2019 dhamadkisa dawanaysa Hamda queen codkedi macanana uxistey liketa ha ila dhafina👍😊
@hannifomar6894
@hannifomar6894 Жыл бұрын
Waxan dawadi hestan 2016 marki igu horeysay Anigo school form 1 hadana 3/6/2023 jamacad ayan dameyi bishin sodafni lkn wali qofkeygi man helin 😢😢. Iyo waliba darufo adun o kala . Ala markas walal kaweyn haysanin hadana walidka wax lan yihin oo hita ciyalkini yaryaray marki kuso wacan kudahan abowe shaqo maheshi Adna as rafad kuhaysto xanun badana 😭😭😭. Ya Allah riyadeyda ii rumey .
@nimcosiciid3761
@nimcosiciid3761 5 ай бұрын
Wax khyr qaba iyo calaf wangsan alle haku siiyo wll
@user-gl7qj9ei5v
@user-gl7qj9ei5v 3 ай бұрын
Xamda quen fanaanad cod mcn kama daalo in aan dhageesto❤❤❤
@hamzeabdirahman7475
@hamzeabdirahman7475 8 ай бұрын
Mustafe Saleebaan Alle hakuu naxariisto 😢 u ducee wll hadad aragto comment gan
@nimcosiciid3761
@nimcosiciid3761 5 ай бұрын
Alle haku naxariiisto
@mustafehindi7156
@mustafehindi7156 3 жыл бұрын
Qofkasta oo jacaylka wax kayaqaan heestan wuu uriyaaqaya aleylehe codka iyo fanaanada iyo ereyada iyo muuqaalkaba waalaysla helay. Hamda queen we miss you dear.
@user-bl6eo2qb9n
@user-bl6eo2qb9n Жыл бұрын
8 sano ka dib Wlhi xasus schoolka wxan ahaaa Fasalka 3 ee laanta hwada ee calaamada ku yaala 🥺🥺🥹❣️
@hamseabdi9464
@hamseabdi9464 Ай бұрын
Wllahi zhp amba kula mid ahay anoo fasalka 5aad ahaa isla laanta hawada ama bulaale❤
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Caawa waa 2021 Cajiib inta iga Danbaysa like
@amranxadaadir3267
@amranxadaadir3267 Жыл бұрын
waxaan daawanayaa 10 05 2023 oo 18maygii aanu sugayno inta ila sugaysaa dabaal dega 18mayga somaliland gacanta taaga 😂somaliland guuul insha aalh
@faraxxasan5757
@faraxxasan5757 Жыл бұрын
2023/5/13 dawanaya wliba ano murugsan😢😢😢 illhow qlbiga no qaboji jcyku xanun bdnaaaaa😢😢😢😢😢😢😢😢
@najmaizmael
@najmaizmael 2 жыл бұрын
Still waiting for somebody who’s understanding me🥺🤦‍♀️😭
@omerabdikarim3324
@omerabdikarim3324 Жыл бұрын
Anigaa ku fahmaayee ila soo xiriir wllo
@husseinfathi2122
@husseinfathi2122 Жыл бұрын
Ha baqan.........
@Maanow2020
@Maanow2020 Жыл бұрын
Byoh qrux bdneeey anigaaa kuudiyaara eee ila soo xidhiidh
@waleedmohamed3844
@waleedmohamed3844 Жыл бұрын
@@omerabdikarim3324 pp
@waleedmohamed3844
@waleedmohamed3844 Жыл бұрын
@@husseinfathi2122 òppppppppppppppplppp
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 Жыл бұрын
8years kapacdi ayan dhagaysanaya ❤
@shaaficigaradhiin8728
@shaaficigaradhiin8728 6 жыл бұрын
Still now Waan dhegaysanayaa 10/11/2017 kamana daalo. Xamda Cabdi kiinaal waa fanaanada kaliya ee aan Dar illaahay u jeclahay. Quruxda, Codka, Steylka iyo Sharafteeda Ayaan ku jeclahay waxaana ahay taageere khaasa Oo xamda Taageera. Walaal mcn hore uis soco Ilaahayna haku karaameeyo.💯❤️✌️✌️❤️❤️😍
@maryanmohamet7953
@maryanmohamet7953 Жыл бұрын
03/03/2023 still listening 🎧❤️🥺 Qalbi kuu dalooshamy oo adiga kuu dagan ❤️🥺
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
She came She showed us her talent then She left💔 10 june 2023 12: 30 evening jijiga♥️
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 4 жыл бұрын
2020 ayaan daawanayaa fanaanadii caanka aheyd ee xamda queen iyadoo fanka ka baxdey
@jamaadahmed7990
@jamaadahmed7990 2 жыл бұрын
Heestano kale music iyo laxan wax micno ah ma samaynayaan kaliya ereyada ayaa ku taabanaya.cimri dheer iyo cibaado suubaan baan u rajaynayaa the legends hamda queen iyo Abwaan Hassan ganey Date:14/July/2022 Thursday Time:12:01pm
@ahmeddayib8121
@ahmeddayib8121 6 жыл бұрын
Heestan ila hda ya dhageysta like I saara
@mankacaddefalun4986
@mankacaddefalun4986 5 жыл бұрын
wa hes dam qasho leh qof daren leh aya daermo karo wan mahad san tahiin
@haajilacag1535
@haajilacag1535 5 жыл бұрын
2019 hamda queen maan jeclayn inan dembi kusi qoro iyado fanka iska deysee ee heesta macaaan 😁😁 marka hayskaga socdo 😜
@ahmedmo9833
@ahmedmo9833 5 жыл бұрын
Ridwaaan maxamed muuse sarkaal sare
@fardowdsaabdi6491
@fardowdsaabdi6491 4 жыл бұрын
Waaaaaaaw
@fitaaxali5129
@fitaaxali5129 Жыл бұрын
@@fardowdsaabdi6491 M
@malwade-er3570
@malwade-er3570 Жыл бұрын
Haaji lacag ahaaa
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 22 күн бұрын
Qalbi Daadka Caashu Dacala Ka Soo Galay Ayaan Wayey Derbi Ceshoo Adag Listening 14/6/2024 😢😮
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Heestan waa mid cajiib ah oo dareen weyn xambaarsan Qalbi daaadka caashaqa dacalada ka soo galay qofkan daaacad kuu jecel dadka adiga kaa raba ayaan waayay dabar iyo darbi lagu celshoo adaa Intaas baa sigaar ah itaabatay
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 3 жыл бұрын
Yaa dawanay 2020 qota kaliya e fanka ka baxaday iyadoo da yar 2018
@MariaAbdisalansheik
@MariaAbdisalansheik 13 күн бұрын
2024 still listening 😢 Siidi dubaqiyo jidhku ii dubaxshaa😢
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 4 жыл бұрын
jacaylku xanuunbadana gaar Ahaan markaad Kali ku tahay ax 😭😭😭😭😭😭 great and emotional song 😭😭😭
@maxamedaadan8493
@maxamedaadan8493 3 жыл бұрын
Allay lehe waa runtaa
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 2 жыл бұрын
Haa wlhi waa damaq xanuun weeye nimco cumar
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Sida xamdi fanka isaga daysay iigu soo duceeya inaan heesaha dhagaysigooda isaga daayo. Boqortooyo
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 4 жыл бұрын
Boqortooyada Shacraawi ilaaah kaama masaxo. Waar ha nacasnimoobin. 😂
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
@@osmanmohamoud143 hhhh waar waan jeclaan lahaa igamaba masaxmayaanee. Boqortooyo
@subair74
@subair74 3 жыл бұрын
Weli iga waal baa kuu baxaysa shacraawow.
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 5 жыл бұрын
Heeskan laptopkayga kama masaxo wax kasto dhaca si gaaraa by xasuus iigu leedaaahy hadaa iska dhaafto hesaaha aniga tan wn dhaGeesan iga raali noqo😘😍
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
hhh ku adkeyn badanida ma rer galkacaya tahay sxb😅😁😅😏
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 2 жыл бұрын
@@abdirahmanruuzhka2474 sxb anigoo balankaygi ka dhabenaya ayaa arkay comentigaga I'm sory xamda weli sidii bn ku dhageestaa
@najmaizmael
@najmaizmael 11 ай бұрын
@@gureykabtan4398maka dhabaysay hada
@indhodeeralayabdirahman6705
@indhodeeralayabdirahman6705 3 жыл бұрын
Gebigaba habluhu waxyka cawodaan in jacayl la ildaran yihiin dhmntod tolow sida miyaa raguna oo way qarsadan wxn allah ka baryaya inan qofka jclday uu isna jeclado mid kale uu u silcay sidaydo kale mudo In bdn ban niyada ka oyee 😭 29/11/2020 Qisada shekadyda hamigii hungoobay
@calianshaxofficial3281
@calianshaxofficial3281 7 жыл бұрын
heestani markaan dhagaystay ayaa dareen gaar ah igalay xaqiiqdi heesta abwaanka same ayay iyo LAXANKA iyo musickadaba waalola fiirsaday xamdi queen nolow anigaa waan ku taagyarsanhy
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Ali Ibrahim laba nin oo fanku dhuuxa kaga jiro ayaa sameeyay Erayada: Cabdilaahi Xasan Ganey Laxanka : Daauud Xanfar
@mohometjimaale8569
@mohometjimaale8569 3 жыл бұрын
Yaa iLa DhageyzanayAaa 7/11/2020
@cinderallamuse3173
@cinderallamuse3173 8 жыл бұрын
waaaw labiskeeda so beautifully xamda waa fanaanada kaliya stelka kawada xiddiga geeska
@adaruzmohamedahmed5862
@adaruzmohamedahmed5862 6 жыл бұрын
👏 2018 AMAZING 2019✊ Cawaaqib xumaa jacayl🤔 Jacayl biri ma goysoo🤔 Biyo kaama maydhaan🤔 Laba wacad dhax yaalana 🤔 Mid uun kuwaynaa daain🤔 Abid iidaanka heesta qof🤔 Xanxantada la nool uunba😍 Dareemaya xaqiiqdi
@sahromohamed5668
@sahromohamed5668 6 жыл бұрын
ADARUZ MOHAMED AHMED saxiix wll xaqiiqdaa taa ah allow inta isjecel isasii alla jacaylku qaalisana oo dareen adagaa ax waa uu xanuunbadan yahay hadana ma aha wax laiska tirikaro ama wax laga badalikaro
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 jacayl dhaba qofki so maray unba dareemi Kara xanuunkiisa ax
@adiljb5943
@adiljb5943 2 жыл бұрын
2022 still listening 🎧🎧😢❤️😢 Qalbi dadka cashaqa ❤️🥰
@nagadmahamoud4024
@nagadmahamoud4024 2 жыл бұрын
Mopom
@mxmdkhadar2488
@mxmdkhadar2488 2 жыл бұрын
2022
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 2 жыл бұрын
Zidoo kale heesta waa mid dareenkeda wadata haday 20 sano kasoo wareegan dadka hadba xladan kusugan ayuunba dhagaysan
@faysa7376
@faysa7376 Жыл бұрын
@@nagadmahamoud4024 j!
@garyaqaangeele9603
@garyaqaangeele9603 Жыл бұрын
L
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
9/1/2020 sandkan cusup bn dhageysanaya ma ahyn iney xamda izkga farisato fanka aad ban u tagera wlhi😏😏
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
Wakhtigu Mxu Carrya Cwan Dhgysanaya. 3/8/2021 Xamda Queen Fanka Ka Baxday😊❤️
@asmaamohamuudjimcale9239
@asmaamohamuudjimcale9239 2 жыл бұрын
19/11/2021ayan dawana galb 5:00 galbnimo xili aan xasuus galay alla jcylka xanun badana marka kali ku tahay
@shimbirka.
@shimbirka. 2 жыл бұрын
@@asmaamohamuudjimcale9239. Jaceylku Waa Xanuun iyo Xasuus Aan La Ilawin.💔😊
@Nabiil47
@Nabiil47 Жыл бұрын
@@shimbirka. Hees Bay ku haboon tahay iga walee waa sababta dhageesi geeda loga xiiso jabeyn
@togavlog9526
@togavlog9526 3 жыл бұрын
Dadka fanka halagu soo celiyo 🤣allah ha naga maso anagana 2021 ma ila dawanaysa golden voice of our queen Somalis
@garadagmediaproductiongara4636
@garadagmediaproductiongara4636 Жыл бұрын
I am still listening from sanaag garadag ❤🖐✌✌
@najuapdi2194
@najuapdi2194 11 ай бұрын
Still listening 🎧🎧😢❤ Qalbi daadka cashaqa 😢😢❤
@HALAMADRID20232
@HALAMADRID20232 9 ай бұрын
my favourite song from 2015 to 2023 Xamda Queen
@MunaShariifjunayd
@MunaShariifjunayd 2 ай бұрын
2024 Dadka Dhageesanaya Slaamaya🥺
@KingemohaAmiin
@KingemohaAmiin 8 ай бұрын
Qalbi dadka cashaqu dacalada kaso galay ayu wayay dabar iyo darbi lagu xejo adag
@mukhtaarindhoh9998
@mukhtaarindhoh9998 3 ай бұрын
Saacadu waa 10:04 habeenimo taarikhduna waa 19/3/2024 waa habeen arbaco soo galeyso oo walipa 10kii ramadaan ah isla caawa Alle waxan ka bar yayaa qof wanaagsan bay ahadye in uu qaLpiga iiga masaxo dhamman xasuusaheeda mar kastaan xidhiidh is yidhaahdo samee yadii baan ka waayayaa astaamahedi markaasa iigu danbeysa xidhiidhka qof kaa cusub mudo 5 Sano ah xasuusteedan la noolaa Alle ha ii qaboojiyo qaLbiga wixii iga danbeeyo like ii saara si aan dib ugu xasuusto fariintayda😪😪😪🥲🥲🥲
@bureqoabdi6817
@bureqoabdi6817 5 жыл бұрын
Heestaan sibaan. Uga jeclahy hesaha ay xamda qaado😢😍
@saxarlawarism7477
@saxarlawarism7477 9 жыл бұрын
Yaa salaam hees aad u midho macaan!... Xamda Queen waxay isku darsatay Qurux, Qaab, Cod iyo Style aan cidi la wadaagin. Viva Xamda Queen & Xidigaha Geeska♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@t.d8775
@t.d8775 7 жыл бұрын
wlhi intaba waan u qiray habka ay u labisato wali ma arag gabadh heesta oo u labisata dhabnkeedu wuu dhalalaya style cod iyo muuq ilahay aya siiyey 1000 gram oo dahaba wan ka bixinlaha hadan helaya runti ilahow no daa hablaha somaliland
@hamdafarhan6539
@hamdafarhan6539 25 күн бұрын
Where’s my soulmate at😢 this song means a lot to me and i wanna be in love with right person I have been heartbroken many times that I can’t believe someone is there for me anymore
@ikrannur8086
@ikrannur8086 6 жыл бұрын
hamda queen is my one and only singer who I can listen all her songs.
@cumaryuusuf868
@cumaryuusuf868 8 жыл бұрын
qalbi daadka caashaqu dacalada ka soo galay qofkan daacadkuu jecel dadka adiga kuu raba ayaan waayin dabar iyo darbi lago xejoo adag waaaaaaaaw
@duurjoogteenaofficial
@duurjoogteenaofficial 6 жыл бұрын
Cumar Yuusuf
@hamseabdi9464
@hamseabdi9464 Ай бұрын
Since childhood caawan soo booqday heestan wakhtigaa inaanan mobile haysan xasuusta kaliya hctv ka daawan jiray
@umama5531
@umama5531 8 жыл бұрын
Omg love her she is so calm with very sweet voice
@FareFarax
@FareFarax 8 ай бұрын
Still Baan dhagaystaa
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 Жыл бұрын
Heestan wxan dhagysan jiray ano ah class Form two 2015 ki Xasuus wlhi🥺♥️
@user-zs4zf7oz4v
@user-zs4zf7oz4v 24 күн бұрын
2014 mar jacyl darani ihayey ayn dawan jirey hestan xasuus wlh😢
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 13 күн бұрын
Heeskan maalinkii ay soo baxday waxaa ii soo dirtay Gabadh Xoog ii jeclayd Ana aan yara xiiseyn jiray alle raali haka ahaadee
@sagalabdikadir8947
@sagalabdikadir8947 7 ай бұрын
2/11/2023 still listening Qalbi dadka cashaqa🥲
@salmanabdisalanmohamed3147
@salmanabdisalanmohamed3147 Жыл бұрын
Who is still listening to this masterpiece 2022
@user-bz3zy5mo1c
@user-bz3zy5mo1c 4 ай бұрын
Cawa tahay 2024 /10 ax yaa jacayil
@abdirahmanninjira850
@abdirahmanninjira850 9 жыл бұрын
waanu ka helnay xamda heestan inbadanina way isku dhayi doontaa yaa salaam
@carapzaqir2137
@carapzaqir2137 7 жыл бұрын
Abdirahman yaraa so much Ninjira the
@ahmedsulub
@ahmedsulub 4 жыл бұрын
Jeceylkan waan ka yaabay aar bahalka horta marka laga sheekeeyo waan qiirooda walina ma dareemin Malaha waan is garan la,ahaye dadka oo dhan baan jecelahay Muslim iyo gaalba
@hothoadam2597
@hothoadam2597 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 anaa kula midaha oo waan yaabanahay ba iminka. Sanadba ka soo wareege ma dareentay jacayl.🤣🤣
@ahmedsulub
@ahmedsulub 3 жыл бұрын
@@hothoadam2597 Hhh Haa lkn cidii uu ii hayay baan garan la,ahaye Malaha waa adigee isoo qabo ❤️
@hothoadam2597
@hothoadam2597 3 жыл бұрын
@@ahmedsulub smooth. Real smooth.
@ahmedsulub
@ahmedsulub 3 жыл бұрын
@@hothoadam2597 ,, Ahmed deer ,,
@hothoadam2597
@hothoadam2597 3 жыл бұрын
@@ahmedsulub haye maxed isla haysa
@jacaylkacalafbanunacay8714
@jacaylkacalafbanunacay8714 7 жыл бұрын
heestan marka maqlo waxan daremaa kalinimada
@Abdullahifiigaay
@Abdullahifiigaay 6 жыл бұрын
Jacaylka calafban unacay Sorry Waliiga Hiigso Samirka Naftana ka adkow😢
@cabdiraxmaansaleebaan7539
@cabdiraxmaansaleebaan7539 6 жыл бұрын
Jacaylka calafban unacay .haa wlhi sidoo kale cidlo gabaahiira ayaan dareemayaa
@suldaancawil9617
@suldaancawil9617 6 жыл бұрын
hestan waa hesa ad u macn badan waxay iso xasusisa waxa igu dhacy
@nuurahmedabdi2024
@nuurahmedabdi2024 6 жыл бұрын
Jacaylka calafban unacay
@Hanadmaxamed-zo2gy
@Hanadmaxamed-zo2gy 6 жыл бұрын
Jacaylka calafban unacay aniga kelinimada kaa saari doono hadii aad adigu i aqbasho macquul
@xamdaqaali1992
@xamdaqaali1992 3 жыл бұрын
Inta 2021 March 20keda dawanysa Lke hala dhaafina HAMDA QUEEN CODKEEDI MACANA MAXAN U XIISAY ❤❤⚘♥️♥️
@deeqrashid7565
@deeqrashid7565 4 жыл бұрын
2.2020 wali wa an ku hysta👑😃
@nanalikeshalamadrid6709
@nanalikeshalamadrid6709 4 жыл бұрын
deeq Rashid Byo lama ba gaarine
@Binu-aadam
@Binu-aadam 8 ай бұрын
2024 is till watching.😢
@user-um4yi2kn7e
@user-um4yi2kn7e 2 ай бұрын
18 April 2024 baan usoo raadiyey😢❤
@mohomedabdinour367
@mohomedabdinour367 5 жыл бұрын
"Kugu daashoo adi kuu daneeysaaa xabiibi" intaas hadiiba lii odhan lahaa gabrtaas war kumaan celiyeeen
@guledabdi5633
@guledabdi5633 6 жыл бұрын
RUNTII waa hees aad u wacan kicinaysana qalbiyada jacaylku dashaday sida aniga
@drbella7237
@drbella7237 4 жыл бұрын
Daganan qoftn😍 hambalyo abayo hda hesihi iska daysay
@dunidaheesaha1128
@dunidaheesaha1128 Жыл бұрын
The Greatest All of time. Xamda Queen ❤
@abdikarinadenumer2540
@abdikarinadenumer2540 2 жыл бұрын
Waxan daawanayaa 2/1/2022 anigo xusaya jacaylkaygii kobaad oy kasoo wareegtay 6 sano nasiib hada gabadhaan wakhtigaa wada soconay hada waa xaa 3 caruur haysta halkan ayaan kasalamayaa iyada iyo caruurteed asma cabdi nuur
@amransaxardidchannel7287
@amransaxardidchannel7287 3 жыл бұрын
Love this song🥰🥰 first time listening.
@FareFarax
@FareFarax 9 ай бұрын
Boqorada jacaylka best song
@osmanak5391
@osmanak5391 2 жыл бұрын
woow ,,qofka waxun ka soo maray wuu dareemi karaa,, how it feels to go throu, someone you feel in love but your ppl let feels down,,,, its very had to observe or digest but always follow your heart.. ,, you will win 100%.
@rahmahussein8348
@rahmahussein8348 Жыл бұрын
Still wan dhagaysanaa 2023 😭
@daganqurux3175
@daganqurux3175 10 ай бұрын
Still listening 2023 🥺❤️❤️
@asiiliabdulahi7875
@asiiliabdulahi7875 4 жыл бұрын
Inti 2020 Abriil kadib Dhaagaysatay like ha ila dhaafina😏😏😏😏😏😏😏
@Ismo3211
@Ismo3211 Жыл бұрын
Old is gold 😊
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 2 ай бұрын
Ax gabdhan waxy qadaa hees qalbiga tabanayo sida inay adigaba ku qusayso wllhi heeskaan ad ayu igu sabsanyahy 😢😢😢
@sadamsolteko8483
@sadamsolteko8483 Жыл бұрын
Qofkan daacad kuu jecel Dadka adiga kaa raba💔😢 14/may/2023😢
@YuusufMaxamuud-d7m
@YuusufMaxamuud-d7m 3 күн бұрын
2024 wakhti examkii shahaadigu isoo dhamadey
@diinaaricaagliqe
@diinaaricaagliqe Жыл бұрын
Wed'/ may 3/ 2023 wixii taariikhdaa ka danbeeya daawanaya like😨🖤
@AyaanSaban
@AyaanSaban Жыл бұрын
🥺❤️😫waxn dhagaysana 8years kadip 😅
@mohadeeqalfa4416
@mohadeeqalfa4416 2 жыл бұрын
Heskan kama dalo 😥😥😥 qofki daren leh baa fahmaya
@zamiraapdikader3535
@zamiraapdikader3535 Жыл бұрын
qalbi duunka kaa jecel oo adi dabiibkiyo dawadiisa kaa sugaa ayaa waayey dabariyo darbi lagu xejoo adag😢🥺🥺🫀
@daahabiib6972
@daahabiib6972 4 жыл бұрын
Farta ha taagto cida sidayda oo kle ay ugu danbaysay 2015 hadan markii si labad w 2020
@shariifabu-qw6vi
@shariifabu-qw6vi 5 күн бұрын
Xamdi queen 👸 my singer axyaa sowt axyaa stell best song 🎵 ♥
@munocllhi7627
@munocllhi7627 2 жыл бұрын
2021 wali yaa dawanaya xasus 😢😢
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Still 2020. ..😭💔
@ikraancali9608
@ikraancali9608 3 жыл бұрын
😰
@halimoali4854
@halimoali4854 5 жыл бұрын
Yaa cawa ila dhegaysanaya boqoradi codka xamda queen 1/1/2019
@shadiashukri4335
@shadiashukri4335 5 жыл бұрын
Qof waxa jecl waxa maqlo Aad baa waxa daremaya
@shadiashukri4335
@shadiashukri4335 5 жыл бұрын
Waxa haye qof waxa jecl 1/1 2019 Lakin waa ina haysa
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 жыл бұрын
Inpti wax ma izku darsanaa waxaan filayaa cidlaad taagan tahee
@cashara_officiall7758
@cashara_officiall7758 3 жыл бұрын
Yaa dawanayo hamdi queen 2021like isaara
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Still listening 2023
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 5 ай бұрын
Waxaan ahayy maxbuus jacayl😭💔😭💔😭💔
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
Xamda Queen Mucjisooyinka fanka Soo maray.
@maxamedgaballaax3127
@maxamedgaballaax3127 2 жыл бұрын
25/1/2022 xili habeen ah ban safar ku galay heestan oo wehel ii ahayd.
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 5 күн бұрын
Heestan Yaa xasuusta waxay ku jiri jirtay oo kusoo geli jiray film.
@aminabdulkadir6047
@aminabdulkadir6047 5 жыл бұрын
Yaa cawa iladhageesanayo boqorata xamdi queen bishii 7.2019
@deeqaluula4665
@deeqaluula4665 3 жыл бұрын
Xasuus caawa heestan 😭😭😭😭😭😭😭
@iqrasalaad1746
@iqrasalaad1746 Жыл бұрын
2023 inta daawaneesa waa idin salaame
@deeqMaadey
@deeqMaadey 9 жыл бұрын
style qurux iyo cod intaba waa loo dhameeyey
@zumayamohamed6124
@zumayamohamed6124 26 күн бұрын
11/6/2024😭😭💔
XAMDA QUEEN NAFWAX JECELI DHIIG MALEH NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 444 М.
Xamda Cabdi (Xamda Queen) Heestii Mil dhahaabo
4:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,3 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 31 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 9 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,2 МЛН
Maanka 2015 Hamda Queen & Mursal Musa, Directed by Ibrahim Eagle
4:53
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 1,3 МЛН
Hamda Queen MILDHAABO Xidigaha Geeska Muqdisho Show 2015 by aflaanta std
4:26
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 453 М.
Xamda Queen Dib Miyaad usoo Dhalan 2017 HD
9:34
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,8 МЛН
XAMDA QUEEN  (QADIROW ALAHAYOW QUMANE ISOO XUL) BY SHOW HARGEISA
6:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
DAREEN MILICSIGA MURSAL IYO HODAN BOORAMA LIVE SHOW  2018 HD
9:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA
8:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,5 МЛН
Mililico By Abdifatah Yare & Ikraan Caraale
5:29
Mattaanaha
Рет қаралды 10 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 816 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 514 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 253 М.
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 5 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 85 МЛН