Xamda Queen Dib Miyaad usoo Dhalan 2017 HD

  Рет қаралды 1,819,011

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

7 жыл бұрын

Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment pages/Hawraa...
~-~~-~~~-~~-~
AFKAYGOOY QARAN JIRAAD TAHAY
JIBUUTI QIIMAHAAGA WEEYE
JIGJIGI QURUXDAADA WEEYE
GAARISI QAYDKAAGA WEEYE
MUQDISHO QORIDAADA WEEYE
HARGEYSI QAAMUUSKAAGA WEEYE
BOORAMA QALINKAAGA WEEYE
BOOSAASO QIYAASTAADA WEEYE
~-~~-~~~-~~-~

Пікірлер: 602
@nimcaistahiil5112
@nimcaistahiil5112 4 жыл бұрын
Aduunkaa waxaa ugu xuun qof an la fahmeen xumantiisa iyo wanagiisa oo labadaba isku dhex wada waa qof lagu wareero oo maskadaxaa iyo naftabaa mashquliiyaa wllhii waa wareer allow sahal amurahaa yaa rabii amiin
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
reer hargeysa fanaanin wada cod iyo xikmada wata ayey dhageystaan halka anaga waxaygu yahay bac ka sii bacda dhuuqso allow maruun hargeysa i daji fanka idinka iska leh runti from muqdisho like saar hadaad akharido
@zoyamukhtaar6399
@zoyamukhtaar6399 7 жыл бұрын
Ax ax ax ax Kaladaa ka dhuumiyo ergo dhinaca so diro danteenod dhantaashiyo kala reeb Ma dhayal sado caashaqaan dhibta umaray Caashaqaan Udhabar jabay mana jiro wax iga dhiman Barashada dhankaagee dib miyaad usoo dhalan 💝💝💝💝💝💝
@kaafiakaftan4597
@kaafiakaftan4597 7 жыл бұрын
oheeeey oh dalkaygii hooyo waa u xisay allow I gaadhsi 2018 waa jooga dalkaygii hooyo mcn insha allah 👀👀
@bulhansshow930
@bulhansshow930 7 жыл бұрын
Kaafia Yasin Isku Wakhtiba Ino Qorshayn Inaynu Nimadno😂
@abdirisaaqciise356
@abdirisaaqciise356 7 жыл бұрын
Kaafia Yasin 😻😻😻😻
@abdirahmanmohamoud9364
@abdirahmanmohamoud9364 7 жыл бұрын
ku dhawow landta
@abdirahmanhaibe3632
@abdirahmanhaibe3632 7 жыл бұрын
ader iska jog hano imane hhhhhh
@mohamedwardi2185
@mohamedwardi2185 4 жыл бұрын
Xamada Cabdi Kinaaaal Fanku Haduu Qof Noqon Laha aduu Ku Noqon Lahaa Who is Wathcing 1/2020 Any One Like
@Ibnak99
@Ibnak99 7 жыл бұрын
Hargeysa 😍❤ Masha Allah ( From Mogadishu )
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 6 жыл бұрын
Yusuf Ak 😘😘😘😘
@drtripleo9835
@drtripleo9835 4 жыл бұрын
yes
@dhiblaawemedia
@dhiblaawemedia 3 жыл бұрын
Kala reeb kadhumiyo ergo dhimac ah sodira Manajiro wax iga dhiman barashada dhan gaage dib miyaa uso dhalan. From Toronto Canada xamda queen inkasto fanka kabaxday hada still love you!
@rodaroda2413
@rodaroda2413 5 жыл бұрын
Heestan waxaad Mooda in eray kasta oo ku jiraa Aniga iga hadlayso marmar waxan is idhaa xasan dhuxul laabsalax ma calooshadu ku jiray markuu midhahan curinayay🥺🥺🥺
@alone_girl721
@alone_girl721 4 жыл бұрын
Heestan inta iladhagaysanays 2020 like🥰
@IfrahIbrahi
@IfrahIbrahi 7 жыл бұрын
horta magalada Hargeisa waxaad modaa Europe wlhi xamdana xurul cayn janada kasoo xagaagbaxdey baad modaa wlhi 😙😙😙😙😙😙❤❤❤❤❤
@nawaalinaxiis807
@nawaalinaxiis807 7 жыл бұрын
kala reeb u dhaaro iyo hawsheegin qawl dhaba dhoshood ka qososhiyo kala reeb dhan kala soco kana tali waxii dhiba😊 mana jiro wax iga dhiman barashada dhankaage dib miyaad usoo dhalan 🤗🤗🤗 HAMDA Quen😍😍
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Nawaal ina Xiis ahah👏👏👏👏😍👆
@hafsafaysal8885
@hafsafaysal8885 7 жыл бұрын
Nawaal ina Xiis kkkkk ka seexo magalada macaney
@faaizasabriye2035
@faaizasabriye2035 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare rfhks3
@faaizasabriye2035
@faaizasabriye2035 7 жыл бұрын
Nawaal ina Xiis sd
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Faaiza Sabriye 🙈🙈🙈
@hamuunbaanuqabaragaba1269
@hamuunbaanuqabaragaba1269 7 жыл бұрын
hargeisa citirafki uunba udhiman dad citirafhaysata ayay ka ilbaxsantahay masha allh alow da hargeisa caday
@zahrahaji1149
@zahrahaji1149 6 жыл бұрын
I miss hargiesa hadh wanag wa magaladan adunka u jecelahay my mother land
@faadumohussien3849
@faadumohussien3849 7 жыл бұрын
waaaaw caadi maaha heesto xaqiiq hada jurta baa ay ka hadlaysaa (si fiican mrka hore qofka si fiican loo barto hadana is badala) ilhy na guma bixiyo kaasi oo kale nice words hamda queen long life
@hamsejamaismail878
@hamsejamaismail878 7 жыл бұрын
what a sensational voice !!! in this generation she is really the most beautiful and talented female singers 👏👏👏👏😍👆sweetheart keep it up
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 7 жыл бұрын
hargaysa cadeey hargaysa hadhwanaag Ax ku xisay inbadan wadankaygi hooyo😍😘😘😍😍😍😍💞💝👏😅
@musasomalia6462
@musasomalia6462 7 жыл бұрын
Nicima Muxumed xiiso badan wlahi
@AliHamza-ki6fu
@AliHamza-ki6fu 7 жыл бұрын
Nicima Muxumed walaal ma qoladii tahriibka ayaad ahayd kkkkkk
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 7 жыл бұрын
Ali Hamza waad mahad santay uma qalmo Tahriib lkn mudayar ayaan ka maqnay Wanan uxiisay Inti yarayd een ka maqnaa Wllhi Adunka Meelna kuma doorsaden Maxa ku qaaday
@faysanuuramataan1014
@faysanuuramataan1014 7 жыл бұрын
Ax Ax sigara ayay itabatay heesyani. Afkaga cano lagu qabay xamda queen
@fathiaalijama5298
@fathiaalijama5298 7 жыл бұрын
Nicima Muxumed de kalay
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali 4 жыл бұрын
Qof ki dawanaya 2020 heestan ee una xisay Hamda like ha iisaro. Please
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 4 жыл бұрын
Marna hdl i dhawaca thy ruux Ku dhiirada 9_9_2019 Malin nimo isnin ah ayan maqlay ayado ah hestan gos gos ah waxan si tos uso adey yutubka wana radiyey wana ka helay dhagesigedana kama dali dono
@mustafekhadar5693
@mustafekhadar5693 7 жыл бұрын
first viewer
@horaloyiriqofwaayaaragsanb4016
@horaloyiriqofwaayaaragsanb4016 7 жыл бұрын
Mar hadaad dhibtaydi dheeligayga necebtahay mar hadal i dhawaca tahay ruux ku dhiirada 💔💔💔💔💔💔😷😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fathiyaaliyahz7475
@fathiyaaliyahz7475 7 жыл бұрын
xamda queen video yadeed quruxda badan waan u xiisay runtii love u queen
@zakihajji4024
@zakihajji4024 7 жыл бұрын
Mar hadaad dhibtaydiyo Dheeligayga neceb tahay Marna hadal i dhaawaca Tahay ruux ku dhiirada Kala reeb u dhaariyo Haw sheegin qawl dhaba Dhooshood ka qososhiyo kala reeb dhan kala soco kana tali waxii dhiba Mana jiro wax iiga dhiman Barashada dhankaagee Dib miyaad usoo dhalan Mar hadaad dhulyaal iyo La aanteey dhibane tahay Marna dhaayo ii daran Iigu eegtay dhugashada Kala daa ka dhuumiyo Ergo dhinaca soo diro Danteeno dhan taashiyo Kala reeb ma dhayalsado Caashaqaan dhibta u maray Caashqaan ku dhabar jabay Mana jiro wax iiga dhiman Barashada dhankaagee Dib miyaad usoo dhalan ❤❤❤ Xamdaay iska Samir waa qiso dhaba runtii sidaa ka dhadhansan karo heesta
@manhajmowlid991
@manhajmowlid991 7 жыл бұрын
Zack mohamud
@zoyamukhtaar6399
@zoyamukhtaar6399 7 жыл бұрын
Zack mohamud Wlhi wl anba waan ka dareemay Qisada indhaheeda
@AliMohamed-ps5ij
@AliMohamed-ps5ij 7 жыл бұрын
Zack mohamud
@jacfarahmed6447
@jacfarahmed6447 7 жыл бұрын
Zack mohamud ❤❤❤❤👎👎👎💝💝💝💝💝
@ahmedcrlion1547
@ahmedcrlion1547 7 жыл бұрын
toos
@ikraan7544
@ikraan7544 7 жыл бұрын
xamda qalanjo heestan way iga. gadanthy codkagu waa dahab👌👍💖
@marwanabdirahman3738
@marwanabdirahman3738 4 жыл бұрын
Ikra An m M😏
@abdiasismohamed896
@abdiasismohamed896 5 жыл бұрын
Hrgeisa waan jecley Inan rer hrgeisaaana inan guursado ayn ku hamiya Plze ale hano so dhaweeyo waqtigaan imaan laha
@tomandjerrycartoon9872
@tomandjerrycartoon9872 7 жыл бұрын
Waaaaaaaahwaaaaah Heees iyo badh Afkaaga dollar lagu qabay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ibrahimahmed9338
@ibrahimahmed9338 7 жыл бұрын
Alla gabdhan san u jeclhay fananad nag ah uma jecli haday hesaha iska den lahed Wan gursan laha Love u xamdi qurux Masha allah🙏🙏❤️💋
@saamcade396
@saamcade396 7 жыл бұрын
Wooooooow axsan fanaand hrgashay hamdacabdi kaynaan queen Waad iska jartay.heestan axsan Saln sare adi iyo abwn laabsaax
@mssaragsan5985
@mssaragsan5985 7 жыл бұрын
Inadertay qurux badan iyo wadankan ku dhashe u dhashay somaliland ilahaw igu sin summer ka 😘😘😘 hees iyo badh thanks Labsalah N dhaman my landrs ❤️ one love
@happydeenah8153
@happydeenah8153 7 жыл бұрын
the queen of somaliland ❤💛💚
@luulmadaxeey7445
@luulmadaxeey7445 7 жыл бұрын
wow quruxbadanaaa my fanaanadeena xamda queen ilaahay hakudaayo
@ubaxjama5370
@ubaxjama5370 7 жыл бұрын
Woooow xamda queen heestan inbadan sugaayey. Halka kaga hay xigto
@maxbuubatulkhayr4553
@maxbuubatulkhayr4553 7 жыл бұрын
hargaysa way qurxoon tahay masha Allah
@xamsexaaji7749
@xamsexaaji7749 7 жыл бұрын
best video HAWRAAR MEDIA PRODUCTION (HMP) muuqaalkii qaringa
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
eesh cala hees Dib miyaad u soodhalan Hargaysa 1991 iyo Hargaysa 2017 kaaf iyo kala dheeri
@barwaqodhemanyartajwxo4949
@barwaqodhemanyartajwxo4949 7 жыл бұрын
manshaa allah hamda queen quruxley waye qurux ba kugu dhamatay il iyo cawri ba la aw
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
nic song sis ilove ur voice songs top clip really song ilove
@riyaaqmustaf9931
@riyaaqmustaf9931 7 жыл бұрын
hestan xolo an ogahay ka hadleysa thanks xamda queen xiligeda kentay hesta 😒😒😒
@esmaxalva4953
@esmaxalva4953 7 жыл бұрын
sidii lay iishegay xamda queen heesta wxay ku qaaadaysaa hotel suldaan wlhi way qurux badan masha alh
@neslihanatagul7823
@neslihanatagul7823 7 жыл бұрын
macha allh habaday Qali iyo dalkaygii hooyo mxaan uxiizay ilahayaw nabad iigu keen habaday Qali yaa rabi l love you habo iyo dalkaygii hooyo
@engsamiir2032
@engsamiir2032 7 жыл бұрын
Mancha allh Queeen
@ismacilabdulkadirshekhmoha646
@ismacilabdulkadirshekhmoha646 4 жыл бұрын
Hi
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 7 жыл бұрын
hargaysi siday u dhisantay daawada oo mansha allaah yidhaahda
@sitiinsaed5756
@sitiinsaed5756 7 жыл бұрын
Xamda Queen 👑 gabadh Haka ahato hadii kale qabri hakaga jirto my future wife ❤❤
@nuuradiinmaxamuud3420
@nuuradiinmaxamuud3420 7 жыл бұрын
woowo nice song mana jiro waxaa iga dhiman dib miyaad uzoo dhalan nolow long life
@hodaneyally7566
@hodaneyally7566 7 жыл бұрын
fanaanad iyo badh hamda queen👌👌👌👌👌
@almaslv3134
@almaslv3134 7 жыл бұрын
mansha allah gorgeous always😙😙😙darling raag loma calcalo qali
@hafsafaysal8885
@hafsafaysal8885 7 жыл бұрын
🤔Mana jirro wax iga dhiman barashada dhankaage dib miyaad usoo dhalaan??🤗 hamda queen sis ❤❤
@sharmaboyofficial4952
@sharmaboyofficial4952 7 жыл бұрын
Hafsa Faysal888
@abdallamurcanyo3954
@abdallamurcanyo3954 7 жыл бұрын
hees kala kacsan qof shidan iyo goob muuq qurxoon baarakkallah
@raqiya123raqiya5
@raqiya123raqiya5 7 жыл бұрын
IloVe habo mcn❤❤❤💋
@maluukabdullahi3236
@maluukabdullahi3236 7 жыл бұрын
Masha Allah hamda queen gurigi nawad ahaa nawad quruxdi hargeysa allow ku daa fananinta wey cawisa
@sfchmohamoud5517
@sfchmohamoud5517 7 жыл бұрын
mana jiro wax iga dhiman barashada dhankaage dib miyad uso dhalan...... uso dhalan? hamda queen❤
@AQaboojiye
@AQaboojiye 7 жыл бұрын
xamda quen iyo dadkaygi SOMALILAND wan idin salamaya
@noradinupdiqadirmohamed9323
@noradinupdiqadirmohamed9323 4 жыл бұрын
waanu ka qadney masul sare 👋👋👋😃😃😃😃
@zakiirzain9063
@zakiirzain9063 7 жыл бұрын
xamda cabdi kiinaal prettiest girl in somali singers.Allah bless you darling
@hajjihamseahmed9587
@hajjihamseahmed9587 6 жыл бұрын
kala daa ka dhuumiyo ergo dhinaca soo diro ❤😂 Hamda Queen
@fardusahusein1671
@fardusahusein1671 7 жыл бұрын
waaaaaw hamda abdi kinal qurux waad uu dhatay xabibti heetan way iin martaay wale sii wayin
@gaasiradalmar7628
@gaasiradalmar7628 7 жыл бұрын
wooooow mnsha allah hamda abdi kiinaal (hamda queen) il iyo cowriba la'aw
@hibaaqhayehayecabdibiid829
@hibaaqhayehayecabdibiid829 7 жыл бұрын
woooooooow hamda queen eshcala heees midho murti le waan idin salaany abwaanka qaaliga iyo bahta xidigaha dibmiyaad usoo dhalan 💔💔
@jamaalmohamed1701
@jamaalmohamed1701 5 жыл бұрын
Naagtaan hadeey free thy waan kucimaamada lahaa good face💜
@mohamudabdo2346
@mohamudabdo2346 7 жыл бұрын
mana jiro wax iga dhiman barshada dhankagee dib miyaad uso dhalan best abwaan xasan laabsaalax
@muqaalodiiugudanbeeyaykala4585
@muqaalodiiugudanbeeyaykala4585 7 жыл бұрын
woow fantastic song Xamda queen the best one Somali singer
@bureeqadheeman1682
@bureeqadheeman1682 7 жыл бұрын
Mana jiro wax iga dhiman barashada dhankagee Dib miyaad u soo dhalan Hamda queen 😙👌✌❤ video shidan IYO hargeisa caday
@esmaxalva4953
@esmaxalva4953 7 жыл бұрын
hargaysi quruxbadana mar uunban tagi doona hargaysa
@msstar3015
@msstar3015 7 жыл бұрын
Mo zadiiq abokor somalilandr welcome bro lkn xagaad ka imanaysaaaa xamar haygu odhan
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Ms Star hhhhhhhhhhh🙈🙈
@deeqodegan2158
@deeqodegan2158 7 жыл бұрын
Ms Star nacas xamar maxay qabta dofar hita comments ki youtubeka qabyalad ma kentay nacas lafha ey ka gashay qabyalada alha ku xanuniyo
@deeqodegan2158
@deeqodegan2158 7 жыл бұрын
I love somali and somali land nacas qabyalada dhaf
@esmaxalva4953
@esmaxalva4953 7 жыл бұрын
Ms Star xamar ma walni maxaa iga keenaya
@hamdaibraahim1051
@hamdaibraahim1051 7 жыл бұрын
hamda queen ♥♥♥♥ heestu talaw manay iga hadlaysaa
@halimahibrahim3230
@halimahibrahim3230 7 жыл бұрын
the Somali princess 😍...
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 5 жыл бұрын
Barashada dhankada waxba igama dhina dib miyaad u so dhalan waa maya
@maxamedsergio7383
@maxamedsergio7383 7 жыл бұрын
mana jiro wax iga dhiman barashada dhankaageee dib miyaad u soo dhalan ??? ××××× waa maya ×××××× love u queen
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
queentayda qaali love u more ama wayeey👌✌👍❤❤
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 жыл бұрын
I love this songs Hamda queen
@chinekuriya5029
@chinekuriya5029 6 жыл бұрын
wlahi wan tageera fanandan xamda queeN ku tgeera Wlhy mrksth wxy ka hdasha drenkygh ku jeclhy hore usoco queen😘😘😘😍
@iftinchanneliftinchannel682
@iftinchanneliftinchannel682 6 жыл бұрын
Your voice is very good thank you
@raymadayib6333
@raymadayib6333 4 жыл бұрын
2020 ya ila dawanya 💖
@abdiqadir3741
@abdiqadir3741 7 жыл бұрын
quruxdii hargaysa hamda nolow
@nafisamowlid4995
@nafisamowlid4995 7 жыл бұрын
HAMDA QUEEN KIINAAL❤❤❤
@hudadhawarzan3729
@hudadhawarzan3729 7 жыл бұрын
Queen✋👍
@nimoabdi1747
@nimoabdi1747 7 жыл бұрын
Mansh Allah caleyka huuno 😘 xamda Queen barteedi dhigtay mahadsanid xbtti inbadan
@zack1595
@zack1595 7 жыл бұрын
nimo abdi vvvvg
@abdirisakjama9294
@abdirisakjama9294 6 жыл бұрын
hamde well singer yuoger stare flower how the people they love great singer
@amiinaadaanmaclin6447
@amiinaadaanmaclin6447 7 жыл бұрын
mash allh wee cayeshay jir ahan qurux ee kutahy lakin wajiga cata nimada ee qatar ee kutahy
@kiineyabdi181
@kiineyabdi181 4 жыл бұрын
Yaa ila dhagesnayO 2019 🙋‍♀️🇿🇦🇿🇦🔥
@saleebaansaeedfilibis4176
@saleebaansaeedfilibis4176 6 жыл бұрын
Hamda queen fanaanad rasmiya noolow 👈 xppti 😘bash kugu ahee
@hoodomaria9873
@hoodomaria9873 6 жыл бұрын
mansha allah wy shidanthy lkin xamda kuma qurux badna calacalka wlshy xamda iska daa calacalka plz
@a.a.g4161
@a.a.g4161 7 жыл бұрын
alla maxee qurux badan rahay gamda quren and hamda yar waa labada gabar aa ku heesto reer hargeisa waa e iga gadan yihiin alabada gabar allaha idin xafido special xamda yar malin inaa kula kulmo ayaa rajey donaa
@labanburale5692
@labanburale5692 7 жыл бұрын
ar xamda queen iiigeya xamday taagero buuxda wllshy qali
@blueraysray3006
@blueraysray3006 7 жыл бұрын
That's what u call Somali art musicians of Somaliland are very talented.👌🏻🌹🌹🌹
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 4 жыл бұрын
Masha allaah wlhi waa gabar degan xamda qurux illaahay waxaad ku haminayso illaahay hakusiiyo abaayo
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 5 жыл бұрын
Naaagta aan ugu jclaya Fanaaniinta
@sadiaessa5590
@sadiaessa5590 7 жыл бұрын
Xamda qurux love u sister
@mimidirir8343
@mimidirir8343 7 жыл бұрын
Masha Allah beautiful hamda queen
@cabdilaahihassan
@cabdilaahihassan 6 жыл бұрын
Xamda Queen Waa Fanaanda Keliya Ee Muqaalkeeda Heesteeda Codkeeda Stely_keeda Dadku La.Wada Dhacaan😚😚😚😚😚😚😚😚 Aad Baan Ula Dhacay Quruxdeeda Lakiin Waxay Ka Wacnaan Lahayd Iyadoo Tahay Xaaskayga Ilove Queen💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
@AliHamza-ki6fu
@AliHamza-ki6fu 7 жыл бұрын
gabadhan akhlaaq iyo wanaag ayaa ka muuqda waxaan kula talin lahaa inay ka baxdo fanka qudhunkiisa waayo waxaan ka garanayaa aabaheed alle ha u naxariistee wlhi O'Day gob ayuu ahaa iyaduna iyadoo qaawan ayey isa soo duubaysaa waa tallo wax kale Kama wado somaliyey imika hadalka meel kale ula kici doontaanee
@najibxasan7261
@najibxasan7261 5 жыл бұрын
xamda queen wllo qali unta aduunyada shoogtid farxad Ku nolow 👋💔💕💓💜💚💚💟💞
@qnamiira8668
@qnamiira8668 7 жыл бұрын
xamda queen cod macan iyo qurux intiiba wad isku darsatay inta igu racsan plz plz like palan
@dreamgirl-wl3pg
@dreamgirl-wl3pg 7 жыл бұрын
Queen❤💋❤
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 5 жыл бұрын
naagtan markay fanki ka baxday ayay sii macanaden heesahedi
@ahmedawale2066
@ahmedawale2066 7 жыл бұрын
boqorada codka iyo abwaanka dahabiga ah ee jsl waan idn salaamay wad asiibteen halka ka wada axla sout yaa queen
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 7 жыл бұрын
xamda queen 😍😍😍😍😍💝💝💞😍😘
@faaizasabriye2035
@faaizasabriye2035 7 жыл бұрын
Nicima Muxumed tdqatghbm
@mindgalal825
@mindgalal825 7 жыл бұрын
woooooow xamda qaali nice song Allah haku xifdiyo
@toosanmohamed7162
@toosanmohamed7162 7 жыл бұрын
dip dip miya uso dhalan __
@idirisaalaab3061
@idirisaalaab3061 7 жыл бұрын
hamda queen best song mana jiro wax iga dhiman barashadada dhankage dib miyad uso dhalan
@barmadiinmalik3453
@barmadiinmalik3453 7 жыл бұрын
Mana Jiro Wax iga dhiman, Barashada dhankaagee, Dib Miyaad usoo dhalan?
@Kaalayhahahhah
@Kaalayhahahhah 7 жыл бұрын
Xamda quen✌
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 7 жыл бұрын
ugbad jm ,
@ayanmohamedhassan3054
@ayanmohamedhassan3054 7 жыл бұрын
heestaan weey itaabatay waxaad mooda ineey ii oogtahay xamda axsan ee rayo iyo fanaanad qaali ya
@filsanqueen6004
@filsanqueen6004 7 жыл бұрын
woow hamda queen waa iska kaa guursan lahaa Hadaa nin ahay 😂😂😂😂😂 heestu cadi maha way iga gadan tahay codkaagu waa dahab😃😃
@dekjama2389
@dekjama2389 7 жыл бұрын
Filsan queen kkkkkkkkkk
@dekjama2389
@dekjama2389 7 жыл бұрын
Filsan queen Adigoo gabadha miyaa ila jeclatay hamda queen heestani bogo aan dhamqasho kubeerte
@filsanqueen6004
@filsanqueen6004 7 жыл бұрын
hhhhh haa bro
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 7 жыл бұрын
Hhhhhhhhh ma hamotayba dhulka wlhi 😃😃👆
@filsanqueen6004
@filsanqueen6004 7 жыл бұрын
hhhh salmaan cadi iska dhig
xamda queen xaalka qaado waxa dhacay 2017 hd
7:43
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
Xamda Queen Qalbi Daadka Caashaqa Show 2015 Live HD
7:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,7 МЛН
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 4,7 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 102 МЛН
Xamda Queen: Fanka waan ka Fadhiistay
9:18
VOA Somali
Рет қаралды 604 М.
SAALAH SANAAG | SOOMALI WAA GOB | HEES CUSUB 2024
5:48
Karan Lyrics
Рет қаралды 34 М.
XAMDA QUEEN 2017 QAADIRO ALLAHA YAHAW QUMANE
7:18
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,3 МЛН
HEESTA GEED JACAYL XAMDA YAR
6:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,1 МЛН
XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA
8:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,5 МЛН
XAMDA QUEEN LUBIGA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
6:19
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Xamda Cabdi (Xamda Queen) Heestii Mil dhahaabo
4:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,3 МЛН
XAMDA QUEEN MUUQAAL CUSUB CAJIIB AH QALBI - Official HD
7:47
Somali New Entertainment
Рет қаралды 791 М.
Maanka 2015 Hamda Queen & Mursal Musa, Directed by Ibrahim Eagle
4:53
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 1,3 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,1 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 517 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 514 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 816 М.
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 2,8 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,4 МЛН