Tilmaamaha Raga ee Dumarku ay Neceb Yihiin

  Рет қаралды 15,471

ShaakirTube

ShaakirTube

5 жыл бұрын

10 Tilmaamood oo Dumarku ay ku Nacaan Raga, Waa Tilmaamo aanay Jecleyn Dumarku hadii uu Ragu yeesho, Balse wax badan waa laga badali karaa, Fadlan la Wadaag Asxaabtaada kale.
Ninka Xaaskiisa Jecel Tilmaamahan wuu iska ilaalin doonaa, Si Jacaylka Gurigiisu uu usii kobco.

Пікірлер: 35
@muunaxasan6541
@muunaxasan6541 3 жыл бұрын
Wally rubay kahadashe shaakir Illah hakuu barakeyo aqoontaada
@abbasdahirshiekhahmed3283
@abbasdahirshiekhahmed3283 3 жыл бұрын
Thanks brother fakir kaagga Salim ah faladaara cajibka ah wan okay lakiin fanan ayaayirri jecel waa dhibbaato was zaidi dhinbil Dan ah kugu dhagaayo (fikirkeyga jelcel oo dhan waxaa uxaq Nimoy mudan Hoyo mcn iyo aape mcn wili kasto harro waa kaheley wan ku caashaqay appaayo mcn iyo abboowe mcn (C/laf ayaa bilaaba naayo awlaad lab iyo shading Alaa bixiye alow xalaasha yasir in sha Allah Amin yarabbi Amin alow Amin
@xamdaturkish3177
@xamdaturkish3177 5 жыл бұрын
Masha allh jazakallh kheyr macalim nololeyd
@amiiraboodhlle5934
@amiiraboodhlle5934 5 жыл бұрын
Jzk Allah khayr wll waadku mhdsanthy sida cadaaladeysan eed labada dhinacba ugu faaideysay Allah haku barakeeyo
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 4 жыл бұрын
Masha Allah wa arimo run ah wiilasha soomaaliyeed ku dhaqmaan
@somalimediaproduction5682
@somalimediaproduction5682 4 жыл бұрын
Mashallaah wlh wa arimo sax ah nosobadi
@abdullahherow7173
@abdullahherow7173 4 жыл бұрын
Mashallah mahadsnid
@maxamuudmaxameddiiriye9324
@maxamuudmaxameddiiriye9324 3 жыл бұрын
Bini aadamku isu dheelitirna qof walibana dhaliil waa laga helayaa
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Masha aallah shukran shekir
@sakariamohamud4780
@sakariamohamud4780 4 жыл бұрын
Msha alla jzkulah khyr
@ankutaliyoamaitali8918
@ankutaliyoamaitali8918 3 жыл бұрын
Olo aniga intaba wan leyahay iyo qarkalobadan easy
@fowziamukhtarmaxamed9837
@fowziamukhtarmaxamed9837 4 жыл бұрын
Maansha allah wall wax run baad ka hadashay
@laylaabdullaahimaxamed2056
@laylaabdullaahimaxamed2056 5 жыл бұрын
Masha allah
@hibosiciid6904
@hibosiciid6904 4 жыл бұрын
Masha alaah aqliga Ayaan ku racay sheekha
@hibosiciid6904
@hibosiciid6904 4 жыл бұрын
Masha alaah sheekh Ahmed shakir soo badii wacyigalitaa.
@fardowsaabdichannal1305
@fardowsaabdichannal1305 5 жыл бұрын
Jzkillahu kheyra sheikh shakir
@mohamedsaidali5835
@mohamedsaidali5835 4 жыл бұрын
Mansha alaaah wllo aad iyo aad bad umahadsantay waxyaabo badan baad noosheegtee
@leilamohamed9513
@leilamohamed9513 5 жыл бұрын
MashaaAllah mahadsanid walal
@sahrasaidfarah6140
@sahrasaidfarah6140 4 жыл бұрын
Aniga waxaa inbadan nolosheeyda quseeyo 9😭😭💔💔
@landonisrael6989
@landonisrael6989 3 жыл бұрын
You prolly dont give a shit but if you guys are bored like me during the covid times then you can watch all the latest series on instaflixxer. Been binge watching with my girlfriend recently =)
@bostonkane110
@bostonkane110 3 жыл бұрын
@Landon Israel yup, I've been watching on InstaFlixxer for since december myself :D
@mohking3126
@mohking3126 4 жыл бұрын
Dee illahy ha cafiyo.😂😂😂😂
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 5 жыл бұрын
mahadsanid macalin
@munajama6009
@munajama6009 5 жыл бұрын
Jazzkalh wll
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 5 жыл бұрын
Mashallah walale
@abdisacad2482
@abdisacad2482 4 жыл бұрын
Sheekh weli ismaanu guursane markaanu gidaarada fadhino maxaan ku idhaaah
@samiircizhqi7805
@samiircizhqi7805 4 жыл бұрын
Xabiibi sariir weyn ayaan ku gadaya dheh kkkkkk maya bro mustaqbalkin ka sheekaysta oo sida aad jeclayn lahayden inad uwada noolatan inta nolosha wada qaybsanaysan
@masmalxasan4005
@masmalxasan4005 5 жыл бұрын
mashalah mashalah shiekh alaha kubarakeyo in badan waadnofaidysay ajarkeda alaha kusiyo wallhy muqaladada in badan wandhegaystaa waxbadana wankafaidy alaha kuxifdiyo anagana Kuwu anfaco alaha nagadhigo mahadsanid shiekh Axmed shakir inbadan
@NourAhmed-ku7wo
@NourAhmed-ku7wo 4 жыл бұрын
Wlhy khabiir baa tahy wll war waxbadan ayaan ka faaiday gar ahaaan in xaskaaga aad caruurta horkoda ku amaanto
@ShaakirTube
@ShaakirTube 4 жыл бұрын
Soo dhawoow wllo
@ayanadan6108
@ayanadan6108 4 жыл бұрын
Thank you
@xamdikutub8106
@xamdikutub8106 5 жыл бұрын
Mash allh ustaad mahadsanid in badan 😍😗
@afgooyexaaji6332
@afgooyexaaji6332 4 жыл бұрын
Waficanyahin
@raqiyadihad2010
@raqiyadihad2010 4 жыл бұрын
Raga somalidi oo samanakan jira waxan qaba inahayasatan cildahaas oo dhan
@maadiyomadadaalo4032
@maadiyomadadaalo4032 4 жыл бұрын
Qofka aan intaas aanfahanayn sanayn waa yar yahay
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 71 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Adduunka gabadhu waxay ugu jeceshahay nin halkan wax udiida!
6:03
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 28 М.
8 qodob ay gabdhaha jecelyihiin raga Inuu ahaado| sirta gabdhaha
14:52
4 Dabeecadood oo ay leeyihiin dadka nolosha ku guulaysta.
6:45
Ragga noocee ah ayay dumarku ka helaan | Cilmi nafsi | #Daraasad
8:56
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН