No video

Tumaal Abgaal Madhibaan iyo Habargidir waa ilmo Gorgaarte Hawiye

  Рет қаралды 13,615

LT7FU - لتعارفو

LT7FU - لتعارفو

Жыл бұрын

Tumaal Abgaal Madhibaan iyo Habargidir waa ilmo Gorgaarte Hawiye.
Cayduruus Maxamed Cabdi waa ku simaha guddoomiyaha Ururka Gabooye ee United Somali Roots.

Пікірлер: 24
@gjama9511
@gjama9511 Жыл бұрын
Adeer waad saxsantahay Raagaa aad tirisay oo dhami waa Hawiye . ee waa in Hawiye oo dhami ka shaqeeyaa sidii dhul aan lagu dhex jirin loodejiyaa ILma maxamed , Madhibaan , Hawle, Tumaal Muuse- dheriyo iyo Yibir. waayo ragaasi waa Hawiye waana walaaladayo. soodhowaada wllayaal .
@ahmeddini8837
@ahmeddini8837 Жыл бұрын
Daaya kalaqaadka dadkeenoo idilna waa ul iyo diirkeede anigu waxan ahay xawaadle walalaha latakooray wainla joojiya oo culimada iyo ugaasyada bilaaban guursiga gabdhas quruxda iyo qayahabadan soomalidana ku daysadaan ninkani waaruntii reeraha aminsan ee qira iney ladhasheen waa hawiye (all we are brothers and sisters no more discremanetion in our society plz )
@maanshaaallahhussein1772
@maanshaaallahhussein1772 Жыл бұрын
You are wonderful people and we are brothers all somali are one family stop discrimination
@saamicade7382
@saamicade7382 Жыл бұрын
Waxa soomaalidu Aaminsantahay waa huuhaa iyo Waxaan jirin aniga waxaan ahay Habargidir hadana waxba ma dheeri dadka kale. We are one people one somali and one religion 🇸🇴
@calicabdi2696
@calicabdi2696 Жыл бұрын
sxb waxaan yaan lagaa adin waxba kama jiraan
@Mn_9000
@Mn_9000 Жыл бұрын
Dadku berigii hore waxa Ceeb ku ahayd inay is haybsadaan Markii dowladii siyaad bare dhacaday ayaa caydiid iyo habargedir iyo isaaq waxay iska dhaadhiciyeen inay dadka kale siiba Daaroodka ay wax dheeryihiin sidaa owgeed ayuu caydiid dhul aano lahayn ku diilayey wuuna ku jabay sidoo kala isaaq Markaa dadka dhibaatadu haysto ee uu ku jiro dareen inay dadka ka duwanyuhiin waa kuwa u hanqal taagaya dad dhulkiis Tusaale Waxad dhegaysataa Calasow ninka lagu magcaabo wuxuu ka hadlo
@maxamedsuldaanmursal3316
@maxamedsuldaanmursal3316 Жыл бұрын
Madhibaan kaliya ayaà ah maxamed gorgaate oo ah curadka gorgaate hawiye walaalaha kale waa gabooye sidaas ula socda walaalayaal
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 Жыл бұрын
Haa aad iyo aad🥰🦁🩸
@Maxwellhanes
@Maxwellhanes Жыл бұрын
Maadhibaan haa Noolaato💪🏼🇸🇴💙💙💪🏼🕋☪️
@XamadaAbdy-ej5gk
@XamadaAbdy-ej5gk Жыл бұрын
Waxaan Ku weydinaa Geemaale Siyaad Dad ladhaho Tumasha Maka Mid yihiin plz isoojawaab
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 3 ай бұрын
Muuse dhariyo wa dir howle wa marexan madhibaan hawiye tumaal ma shegikaro yaxar mj wa sas😂😂😂
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 Ай бұрын
Tumaaal waa daarod waxay is xigaan ilmo xijiile
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 2 ай бұрын
Maxamed gorgarte, Wadalan Gorgarte, Silcis gorgarte,Hirab Dame Gorgarte,malin gorgarte,qasim Gorgarte, Marexan gorgarte Ayaa Sax ah qabilada kale wa Gaboye waye ma ahan Hawiye iriir samale wa bentis Odaygan
@CaanaShugri
@CaanaShugri 3 ай бұрын
Madhimaan waa dad is ku tagay oo qabiil kasteleh waa marka runta laga hadlayo
@AHH677
@AHH677 10 ай бұрын
IRIR SAMAALE IYO OROMO GUUL. Waa Xakuunadda Somalia Tan Somaliland Djibouti yio weliba Kililka Shanaad. Nabad Waarta ayaa la helaa haddii RABBI idmo. GUUL IRIR SAMAALE iyo Oromo. Aamiin
@CaanaShugri
@CaanaShugri 3 ай бұрын
Madhiman hawiye ma ahan
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 ай бұрын
Hiiraab (oo afka Hawiye ku hadlayo) isbadis buu ku jiraa weligii.
@TUMALGIRL
@TUMALGIRL 11 ай бұрын
TUMAAL Hawiye shaqo kuma laha 😳 iskumba eekani dad kala duwaan baan nahay. Madhiban baa wada dhalateen . Tumaal qabiil kale ma galo
@XamadaAbdy-ej5gk
@XamadaAbdy-ej5gk Жыл бұрын
Waxaad ishegtaan Tumaal Maku Jiraa Qolo Ladhaho Geemaale Oo ah Rer Mohamed Siyaad Plz igasoo Jawaaba
@jawaahirjawaahir
@jawaahirjawaahir 4 ай бұрын
Maxaad,ulajootaadaarood.maad,aadid
@jeylaanixasancade3355
@jeylaanixasancade3355 2 ай бұрын
Soomaalaay yaa idin kala qeybiyay?
@kingking2074
@kingking2074 Жыл бұрын
WAA BEENTI NINKNAI BEEN AYOO KAA SHEEGAYA BEELAHAS BEESHA MADHIBAAN LAMA YIRAAHDO (MADHIBAAN ) QABEEL LAYIRAHDO MADHIBAAN MAA JEROO WAA BEESHA HAWIYE MAHAMED IYO MAXMUUD GORGARTI WATA XAQEEQADI. QABEEL LAYIRAHDO (GABOOYE) MAA JEROO SOMALIYA UU DHAN TAARIIKHDIDA ASAAL AHAAN IYO MARJEC AHAAN DADKA BEEN ABUURKA KA DAAYA UU JOOJIYA .WAX QALAAD AH UU JIREEN UMADA SOMALIYEED HAKA SHEEGINA
@CaanaShugri
@CaanaShugri 3 ай бұрын
Madhimaan waa dad is ku tagay oo qabiil kasteleh waa marka runta laga hadlayo
@CaanaShugri
@CaanaShugri 3 ай бұрын
Madhimaan waa dad is ku tagay oo qabiil kasteleh waa marka runta laga hadlayo
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 36 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,3 МЛН
Karanle waa Hoggaanka 6 da Hawiye ee Liibaantay
10:00
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 8 М.
Daarood iyo Hawiye ayaa kala takooray Mareexaan Gorgaarte iyo Maxamed Gorgaate
10:58
HALKEE AYAY KASOO JEEDAA UMMADA SOOMAALIYEED? PART 2
11:03
BULQAAS STUDIO
Рет қаралды 10 М.
Tumaal midgaan yaxar iyo yibir🇸🇴
26:28
DAHIR SOCDAL
Рет қаралды 7 М.
Dardaarankii iyo Ducadii Odayga Hawiye oo Lixdiisa Wiil u mariyay
5:59
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 5 М.
Sacad ma Ogaadeen baa ? Jawaabta Odayaasha Kumade By Dahir Alasow?
38:17
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 36 МЛН