Ujeedka shirka ka furmay Muqdisho, roobab khasaare ka gaystay Muqdisho | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 20,711

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; shirka iskaashiga EAC oo ka furmay Muqdisho, roobab khasaare gaystay oo ka da’ay Muqdisho, dagaalka Gaza oo lagu la’yahay 21,000 caruur, Xuutiyiinta oo mar kale oo weeraray markab iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:01 Shirka iskaashiga EAC oo ka furmay Muqdisho
02:49 Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay Muqdisho
04:38 Dagaalka Gaza oo lagu la’yahay 21,000 caruur
06:50 Ruushka: Dad ku dhintay weerar kaniisad
08:54 Xuutiyiinta oo mar kale oo weeraray Markab
11:14 Muhaajiriin Shiinees ah oo ku dhintay K/Korea
14:59 Trump oo tuhmaya codeyn aan sharci aheyn
19:19 Nigeria oo la daalaa dhacaya dhibaatooyin
23:36 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 16
@zakariyeaxmed4385
@zakariyeaxmed4385 4 күн бұрын
Umada somaliyed waxan ugu hampalyeyna guushas ay gaaren waxana rajeyna inaan wax ka faaiidi doono heshiiskas uu hor muudka u ahaa madaxweyne Dr hasan sheekh iyo xukuumada Dan qaran ee raisul wasaare hamse Guul somalia 🇸🇴 #dalxureeye 👉🦁 #cxd #somalia🇸🇴
@sahromahamud
@sahromahamud 4 күн бұрын
Illaahoow U Miciin Soomaaliya 🙏🇸🇴
@sahalgoora8495
@sahalgoora8495 4 күн бұрын
I LaHaye walalhay Falastin dhiwatad yaahuda ilaahya hajiwiyo aamiin falstin gulesta❤❤❤❤❤
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 4 күн бұрын
Ilaahow adaa awood.leh
@SiciiidApdulaahi
@SiciiidApdulaahi 4 күн бұрын
ilaHoW Somalia Ada UmaQaN 😓😓
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 4 күн бұрын
👋 Max,d Bashir C/raxmaan.
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 4 күн бұрын
Robku wa nocmo Alle e inta dhibku kaso qaray illahay ha u sakhiro
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 4 күн бұрын
Dowlada dhexe e Somaliya shaqo ad u badan ayay qabatay Guul Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran
@AbdourahmanSaid-ve6sf
@AbdourahmanSaid-ve6sf 4 күн бұрын
Falaagada xuutiyiinta maxaad u leedahay waa mujaahidiin sharaf ku dimanaya
@Xamse.nuux124
@Xamse.nuux124 5 күн бұрын
Aaaaaaaaaaaaaaaaaa.xuuuuti.jecliyaaa.muslimna.kala.bax.....from.somali.galbeed
@user-pj5sl2zi2j
@user-pj5sl2zi2j 4 күн бұрын
Voa Somalia waa La jabsadey
@Xamse.nuux124
@Xamse.nuux124 4 күн бұрын
Ha.odhan.falaagada....al.shabaaab.ayaa.ah.falaago.wlle
@AxmedFarhan-r6p
@AxmedFarhan-r6p 4 күн бұрын
Gg❤❤❤
@khaliifcabdi6106
@khaliifcabdi6106 4 күн бұрын
Keenya madaxwryne bad ma leh
@Dagan721
@Dagan721 4 күн бұрын
Kenya bad waa ledahay Mombasa so Kenya mahan
@HasssnAli-vl2ii
@HasssnAli-vl2ii 4 күн бұрын
Hsan fasiq
DAGAALKA SAGALSOMALI IYO SUCDI #ARIMAHABULSHADA
13:31
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 2,5 М.
Fra Danmark til Dadaab: Charlotte gør en forskel i Afrikas største flygtningelejr
1:34
UNHCR Nordic and Baltic Countries
Рет қаралды 1,5 М.
GABAR ASAL AHAAN FALASTIIN KASOO JEEDA OO TAARIIKHCUSUB DHIGTAY
16:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
🍁 СЭР ДА СЭР
0:11
Ка12 PRODUCTION
Рет қаралды 11 МЛН
Он сильно об этом пожалел...
0:25
По ту сторону Гугла
Рет қаралды 6 МЛН
ПРИДУМАЛ ВЫХОД (@inaciomundoafora - Instagram)
0:21
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 2 МЛН