Tirada dhimashada qaraxii Beledweyne oo korortay, dagaal culus oo ka dhacay Gaza | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 27,815

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; tirada dhimashada qaraxii Beledweyne oo korortay, dagaal xoog leh oo maanta ka dhacay Gaza, tartan qur’aan akhris ah oo ka dhacay Minnesota, Soomaalida oo looga dabaal-degay 1-da Luulyo, xisbiga midigta fog oo ku guuleystay doorashadii Faransiiska iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
00:58 Tirada dhimashada qaraxii Beledweyne oo korortay
05:45 Dagaal xoog leh oo markale maanta ka dhacay Gaza
07:06 Israel oo xabsiga ka daysay madaxii isbitalka Gaza
09:49 Midigta fog oo ku guuleystay doorashadii France
15:42 Soomaaliya oo maanta laga xusay 1-da Luulyo
20:27 Steve Bannon oo uu u billowday xabsi afar bil ah
21:26 Tartan qur’aan akhris ah oo ka dhacay Minnesota
26:15 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 20
@BoqorShiine
@BoqorShiine 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaaa-dl1ly
@kaaa-dl1ly 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ cabdi maxamed axmed cawa waa farxat ❤❤❤❤ waa xiligaan xuriyada aan helnay❤1 luluyo
@AbdiAbdiAden
@AbdiAbdiAden 2 күн бұрын
Asc voa somali qubanaha
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 2 күн бұрын
👋 Weriye Sandheere.
@JibrilmohamedSharif
@JibrilmohamedSharif 2 күн бұрын
😢inalilahi wanna ileyhi rajicun
@BoqorShiine
@BoqorShiine 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 2 күн бұрын
Naan dhA Allahfarniisku waa dad dalkpoda ufakarya tanta oo ninkaan kahazyp xorma nah waadu aaale waa aniga kassutag ma igutu.ey uwazu waqti beyahey waxa y agadhuntentey 1991 o fho valankeena waxaa lagaqaafey qaramada midobey cl yo mida adduunkswazma Wan kaxumahey iinaan ornimadaas kafaa sideman waxna Ayaan waxaa sababay waannaqaanaa dark waa iney yaqaanaan waxa ayyihiin iywzxa ay AZ kunondionaa halagadoodo xornimo waxa ayrEy biniazdanada xageekaga jirnaaa slm are qasafile
@JibrilmohamedSharif
@JibrilmohamedSharif 2 күн бұрын
Argagixisada as ilaahey habaabi biyo dhamaan
@osmanibrahim-xr3jg
@osmanibrahim-xr3jg 2 күн бұрын
Innalilahi waina ilayhi raajicun 😢😢
@kaaa-dl1ly
@kaaa-dl1ly 2 күн бұрын
hambalyo 1luuyo
@gaabshamedia3877
@gaabshamedia3877 2 күн бұрын
allah unaxariisto intaa ku geeriyootay yaa allah soomaaliya waxaa aad u babashay waa qarax allah u gargaaro dadka shacabka ama beeraleeyda
@samiraabdurahman6682
@samiraabdurahman6682 Күн бұрын
Waxaan idin ka codsanaayaa voa in aan idin kala socdo telephonka gacanta markaa codsigeyga waa in aad hagaajisaan dhica maqalka ayaa aad uyar please
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 2 күн бұрын
Khawarijta wa lags hor tahay wana guul
@user-hl2vc4qz5d
@user-hl2vc4qz5d 2 күн бұрын
Waxa kadanbeya somaliland waxay beksenayen ciidanka djibouti 🇩🇯
@user-zl3kk9ss9q
@user-zl3kk9ss9q 2 күн бұрын
Somaaliya allow nabad nooga dhig
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 2 күн бұрын
Somalida doonisa Xukunka shariica ku farxa Waxa aad doonisa waa islam waa argagixiso waa ay cadahay
@Shaqouun
@Shaqouun 2 күн бұрын
Magaca weriyahay waa idinka khaldamay magaca hoos ka Soo baxaya
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 Күн бұрын
Wadankeena haduusan matalayn waxba asalkisa noo tarimayo, Wadan gaal muxu ku falay inuu metalo yahuuu
@saneymusse6699
@saneymusse6699 2 күн бұрын
Koonfur damiirlaawaal baa jooga. Waayo Cadawga saas ugalaaya laynmaayaan. Bald xabsiyaday kabuuxaan oo kharash kusocdaa
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 2 күн бұрын
Eaadhakihi eeyn kalaawateegey kalawzreeg dideeloogukzlawareegeen eeloo agszdamey yaa kadhQeyey maxaa kalSovottaz
Full Debate: Biden and Trump in the First 2024 Presidential Debate | WSJ
1:38:19
The Wall Street Journal
Рет қаралды 17 МЛН
CIIDANKA ISRAEL | XABAD JOOJIN | 'XAMAS OO XILKA SII HAYSA' NTY
16:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 457 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 78 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,1 МЛН
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO Saleemaan Raage 03 07 2024
25:13
Somali cable
Рет қаралды 675
Warka Universal TV 03 07 2024
18:29
Universal TV
Рет қаралды 1,9 М.
Harley Quinn made everyone disappear#joker #shorts
0:54
Untitled Joker
Рет қаралды 7 МЛН
Where are you from?
0:13
ARGEN
Рет қаралды 3,7 МЛН
Normal vs Psychopath vs Rich How to heal a cut on your finger ☝️❤️‍🩹
0:19
ШУНДАЙ ЯХШИ ВИДЕОГА ХЕЧ КИМ ЛАЙК БОСМАЙДИ
0:15
Муниса Азизжонова
Рет қаралды 2,9 МЛН
Добейти 100000 подписчиков | Тгк- @Rom4ik539
0:28