Waa kuma mahdiga soo bixi doonna dhamaadka Aduunka? Wuxuu dib u midaynayaa muslimiinta

  Рет қаралды 79,775

Waaberi Media

Waaberi Media

3 ай бұрын

Halkan iska diiwan gali Koorsooyinkeena waaberi Academy:
Whtsapp: Wa.me/905059092303

Пікірлер: 139
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 3 ай бұрын
Magacaygu wa Cabdiraxman cumar halkanina waa waaberi media kuso dhawada daawadayaal muqalkena maanta
@IsmaciilQanyare-hj7lb
@IsmaciilQanyare-hj7lb 3 ай бұрын
𝙈𝙖𝙙𝙝𝙚𝙝𝙚𝙚 𝙢𝙖𝙧𝙠𝙖😂
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 13 күн бұрын
😂
@CabdiwahaabTusbax
@CabdiwahaabTusbax 3 ай бұрын
Dunidu waa khafiif Dadkuna waa daciif Qaarkoodna waa wariif Hdaad liki isaartana Waxaad tahy xariif❤❤
@aishaabdirahmanahmed2556
@aishaabdirahmanahmed2556 2 ай бұрын
hdaa iska dhaafana
@CabdiwahaabTusbax
@CabdiwahaabTusbax 22 күн бұрын
@@aishaabdirahmanahmed2556 waxaad tahay tuugad 😂 😂
@khulasomovie
@khulasomovie 3 ай бұрын
Team waabari media one like 🎉
@afitaahali1863
@afitaahali1863 3 ай бұрын
Ku salliya xabiibkena ‎🌹اللهم صل وسلم على ❤نبينا وحبيبنا 🥀محمد ♥️
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 3 ай бұрын
Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@abdoulkadermedia
@abdoulkadermedia 3 ай бұрын
Kusali rasuulka scw❤❤
@user-kx9hi3qg2s
@user-kx9hi3qg2s 3 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@FadedTer-sc7sb
@FadedTer-sc7sb 11 минут бұрын
Scw ❤
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 ай бұрын
Mahadsanid aboowe mahdigaan waaba raadin jiray qisadiiiisa😢mooso badi qisooyinka muslimiinta kiwa so socda io kuwa lasoo dhaaafy❤❤❤🎉
@GuuleedCabdiraxmaan-ub2ws
@GuuleedCabdiraxmaan-ub2ws 3 ай бұрын
Qisoyin badan ayu ka shekeyay wll hadad ubahnthy channel kisan gudaha usii gal 👍
@user-jy1tq9rh5n
@user-jy1tq9rh5n 3 ай бұрын
🥰🥰🇸🇴
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 ай бұрын
@@GuuleedCabdiraxmaan-ub2ws wan dhameeesty kuli wll
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 ай бұрын
Amiira mahdiga warkiisa karaadi kutubka bukhaari iyo muslim halkaas yaa kagadhargidoontaa
@mariamhazzan1103
@mariamhazzan1103 3 ай бұрын
Kacbada inta Muslim uu noolyahay alle nooma kaso in la jabiyo insha Allah ❤❤
@ARIZAK766
@ARIZAK766 3 ай бұрын
Insha Allah ❤
@NaajiAli-rx8pe
@NaajiAli-rx8pe 3 ай бұрын
Manta wxa Noqdey Qofki ugu Horeyey E baramiska wabari media
@sheikh-md5ng
@sheikh-md5ng 3 ай бұрын
Ayamahan meeel walbo mahdiga aa iga soo hor baxaayoh saa umleeyoh soo bixitaankiiisa waa soo dhawaadeyy
@abdimajiidwalaalka8596
@abdimajiidwalaalka8596 3 ай бұрын
Mahdiga inta uu soo bixin yahuuda ayaa tirtirmi doona😊
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 2 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 2 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺💯
@Upthirahmaanmahamettizmail
@Upthirahmaanmahamettizmail 3 ай бұрын
Aaan kusalino Nabi maxamed Scw scw
@CabdikhadarBaashi-em1fw
@CabdikhadarBaashi-em1fw 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e 2 ай бұрын
Scw scw scw
@AbdallaFilms
@AbdallaFilms 3 ай бұрын
Nabigeena mohamed ❤scw .
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 3 ай бұрын
Ilahay ha midiyo umada islamka 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@user-nh8um9np9r
@user-nh8um9np9r 3 ай бұрын
AAMIIN❤❤
@Mustafe-mc9wq
@Mustafe-mc9wq 3 ай бұрын
Mahad zanid libaax. Ilaahay hakaa abaal mariyee
@abdisamadaliguled3259
@abdisamadaliguled3259 3 ай бұрын
الهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 3 ай бұрын
Wlly isoo duceeya imtixan gali rabaa ❤
@user-sp5ot9yz3f
@user-sp5ot9yz3f 3 ай бұрын
Ilahe haku fadudeyo wll❤
@FaarahGeele
@FaarahGeele 2 ай бұрын
Marhaadaad KZfaq ku jirtit saas Baad ugu jirtaa
@BALBALAAWI2023-yp9rm
@BALBALAAWI2023-yp9rm 3 ай бұрын
Ustaad waxaanu Rajaynaynaa 500K DREAM COME TRUE INSHA ALLAH
@AsmaBashe
@AsmaBashe 2 ай бұрын
Ninka kalíye hadaladiisa iska jeclahy keep going bro❤🎉
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 2 ай бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@FarxiyoMohametaadan
@FarxiyoMohametaadan 2 ай бұрын
ALLAHU AKBAR
@ismogabe5913
@ismogabe5913 3 ай бұрын
Clraxmaan cumar wllo salaama🤚❤
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 3 ай бұрын
Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 13 күн бұрын
Shukran walaal❤
@SudaysAbdirahman
@SudaysAbdirahman 3 ай бұрын
Keep going keep going waaberi
@AnasYuusuf-um7qd
@AnasYuusuf-um7qd 3 ай бұрын
Muuqaalada soo badi.
@maxamuudmuuse4500
@maxamuudmuuse4500 6 күн бұрын
Allahu akbar ❤❤❤❤❤Allahu akbar ❤❤
@kingpower6909
@kingpower6909 3 ай бұрын
ilaahayoow i gaadhsii 7aa cisho
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Ай бұрын
waaberi media waa ku salaamay sxb waxaan rabaa inaa ku waydiiyo dahabkaas ay ku dagaalamayaan sadexdaa nin dahabkaasi hadeer miyuu ku jiraa mise waa dahab mar dambe lagu aasidoono hadii aad wax ka ogtahay intaa isoo sheeg sxb adiga oo mhadsan
@user-zu4yr3nq7x
@user-zu4yr3nq7x 3 ай бұрын
Ma sha allah Waabiri
@samatarxuseenalmagan4142
@samatarxuseenalmagan4142 2 ай бұрын
❤allhu Akbar ilahow itus mahdigaas barakaysan Isha Allh tucaalaa Aaamin yaaarabi
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 3 ай бұрын
Halkani waa ciraxman omar waabari midia
@Moha758q
@Moha758q 3 ай бұрын
Legend horay usoco wankutageraa
@Captain.AMERICO.
@Captain.AMERICO. 3 ай бұрын
Thanks your ❤
@user-qx8wo4dc1f
@user-qx8wo4dc1f 3 ай бұрын
Fist comment like isaar wallo❤
@iskomohas7240
@iskomohas7240 3 ай бұрын
Ilaahow I gaarsi ameen
@BushroBarre
@BushroBarre 2 ай бұрын
❤❤❤❤ mashaalah
@Axmedisaqq460
@Axmedisaqq460 3 ай бұрын
Masha allah ku sooco walal
@Muhammadali1583
@Muhammadali1583 3 ай бұрын
Our youtuber A voice 😮
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@HindaWarsame
@HindaWarsame 2 ай бұрын
Arrinta magaciisa ku sabsan muran baa ka jira ,shicadu waxay uyaqaaniin hassan ruuxi,waana ay sugayaan,meesga uu kasoo baxayo iyo halka uu powerkan ka helayo ilaahay baa og.wuuna soo baxay lkin maanta waa maxbuus oo xataa waxa labedeley qaabkii allah u abuuray, Allah aka raali noqdo isaga iyo kuwa sugayaba
@AhmedosmanFarah777
@AhmedosmanFarah777 2 күн бұрын
Liskuma qilaafsano magaciisa adiga ma shiico qurafaad aminsan batahay
@AyaanHassan-xe5yx
@AyaanHassan-xe5yx 2 ай бұрын
Maashaa Allah ❤❤ mahdi 😢😢
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x 3 ай бұрын
Thanks
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 3 ай бұрын
First comment ❤🎉
@amilaabdirahmanshekh8035
@amilaabdirahmanshekh8035 3 ай бұрын
Abdirahman Omar ❤
@RayanOmerosman-nx1li
@RayanOmerosman-nx1li 3 ай бұрын
Kama dalo dawashada barnamijyadada ustaad🙏👏
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 3 ай бұрын
Mashallah♥️
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 ай бұрын
Scw ❤
@HaniCali-jv8bv
@HaniCali-jv8bv 2 ай бұрын
Scw❤
@user-zi2nv5gv5v
@user-zi2nv5gv5v 2 ай бұрын
Magaceegu waa cabdi raxmaan filin kaan waa kahele❤❤
@Ahmed_fc19
@Ahmed_fc19 3 ай бұрын
Waxaan taaganahay quus waxaan rajeeynayaa in lagaaro soo bixidda mahdiga
@mrtoraantr5994
@mrtoraantr5994 3 ай бұрын
Mahadsanid. Ninka xabashiga isagana qisadiisa naga daba gey
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h 2 ай бұрын
Guulayso
@xoorxoor8404
@xoorxoor8404 3 ай бұрын
Clraxman zxp halkee kagala soo xidhiidhnaa zxp
@loveanimalis
@loveanimalis 2 ай бұрын
Madigu wuxuu kasoo baxayaa Tehran iran waana ehlu baytka nebiga NNKH ❤❤
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h 2 ай бұрын
Ma dajaal baad moodaysaa jaahilyahow
@MrsaahimAhmeth
@MrsaahimAhmeth 3 ай бұрын
Big legend 👍
@Abdirisak1
@Abdirisak1 3 ай бұрын
Team waaberi ❤
@hafsaahmed2189
@hafsaahmed2189 3 ай бұрын
Ilahay kuwi raacay haynga dhigo Mahdiga
@badridualle
@badridualle 2 ай бұрын
❤❤❤
@JaweriyoCabdi-ce3xo
@JaweriyoCabdi-ce3xo 2 ай бұрын
M.a aniga wilkan waiska jeclahay ilaahey amar kiis
@KoojkaBulshada
@KoojkaBulshada 3 ай бұрын
Ku sali nabiga scw scw scw
@user-uv2vs8dd4p
@user-uv2vs8dd4p 2 ай бұрын
Ok
@user-vo9qo6om7u
@user-vo9qo6om7u 3 ай бұрын
Xukun kiisu jasiirada carabta masoo dhaafayaa . Mise inta imika nimcada haysata ee khaliijka ayunbaa helaya .
@CaashaRaaxo-cm9pm
@CaashaRaaxo-cm9pm 3 ай бұрын
May wll dhulka oo dhan Jasiirada carbed dhulka faaris europe oo dhan ilaa heer cadaalad iyo sinaan uu ka buuxiyo arlada قال رسول الله صلى الله عليهم وسلم : يملأ الأرض قسطا وعدلا كما ملئت ظلما وجورا
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 3 ай бұрын
Dhulalka muslimiinta oo dhan ayuu hoos jeenaa
@Apdirahman953
@Apdirahman953 3 ай бұрын
First Reply please
@abdallamaxamad
@abdallamaxamad 3 ай бұрын
🎉
@Phaisal.shareef.
@Phaisal.shareef. 3 ай бұрын
Taasi k quurso 😂😂😂😂
@Ahmed_fc19
@Ahmed_fc19 3 ай бұрын
Aad baad u liidataa 😢
@Eiluo
@Eiluo 3 ай бұрын
Mxaadka fa ideysaa bruv 😢
@vetopower3512
@vetopower3512 3 ай бұрын
Maxaad faa iidi marka wll
@GuuledcaatoDayaxaxmed
@GuuledcaatoDayaxaxmed 3 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤
@AbdirahmanDhukulow
@AbdirahmanDhukulow 3 ай бұрын
Isku day intaadan video dawan ninka soosaridoona dahabka kacbada magaciisa😊
@Somsports1
@Somsports1 3 ай бұрын
First
@muxsinxaydar
@muxsinxaydar 3 ай бұрын
Xaasidnimo 7,000 view Iyo. 1'700. Like Walaal Hadaba saar 👍 ta
@mubaarigtalasamelyrics7395
@mubaarigtalasamelyrics7395 3 ай бұрын
aad yaan idin salamay
@GuuleedGuuleed-bv6jw
@GuuleedGuuleed-bv6jw 3 ай бұрын
Qiso jin soo daa
@abdullahiabdi2402
@abdullahiabdi2402 3 ай бұрын
Waxan ani weeba iigu cusubyihin Mahdi waxan maqle 3ddex sano kahor aya umalena marki uugu horese. Malahuba ine runtehe
@sharifxuseen9001
@sharifxuseen9001 3 ай бұрын
Yaraa video ga
@deeqlucky8009
@deeqlucky8009 3 ай бұрын
Waagaas qorey iyo hub ma jiri doono ama nuclear miyaaa
@user-yr4cb7hz3i
@user-yr4cb7hz3i 3 ай бұрын
يا ربّ متی سيكون😭😭😭😭😭
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 3 ай бұрын
Wlee qofka soo gaadha 10ka mahdiga soo gadha ismalihi aduunbaa u macaanaanaya oo wax lagu falayaa
@Zakiaxmed-e2i
@Zakiaxmed-e2i 3 ай бұрын
Last comments
@SakarieMuruq
@SakarieMuruq 2 ай бұрын
😂😂
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 ай бұрын
Calanka mahdiga al shabaab baa qaatay kk
@ahmedroobl9060
@ahmedroobl9060 3 ай бұрын
Hhhhhh Wlhi beenta mahan😂😂
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 ай бұрын
​@@ahmedroobl9060calanka walgisa jrey nabiga scw watey midaa ogow
@watchwithme4303
@watchwithme4303 3 ай бұрын
Waxaa layaab leh laba arimod kow: in nabi ciise ku daba tukado imamka mahdiga taaso ka turjimeeso shaqsiyada imamka Labo: dadka qaar dahaan asharaaf waa qabil aan jirin oo wu farac goay iney beeninayan xadithka nabiga scww maxa yelay mahdigaba waa qabilka asharafta
@siciidcumar3
@siciidcumar3 3 ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@user-tw5sj1vd7j
@user-tw5sj1vd7j Ай бұрын
Free Palestine 🇵🇸 ❤
@aduunkanmaanta8929
@aduunkanmaanta8929 2 ай бұрын
Mahdigu muxuu ku dagaalami doonaa ma seef iyo fardo mise nuclear weapons
@naasirjaama603
@naasirjaama603 3 ай бұрын
Mahdiga beenta ka daa calan madaw ma sito sumada iskmaka waa nabad iyo naxariis iyo maro cagaaran
@MarkaboIrsaq
@MarkaboIrsaq 3 ай бұрын
Yaa kudhahay calanka madow waa dhig wax adan aqoob ulahen haku dodin so dhageyso axadista nabiga
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 3 ай бұрын
Kacbda qofka burburinyo noo so gali bisinkeee
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 ай бұрын
Siduu nabigu sheegay waa nin xabashiya oo bidaar leh kana soo jeeda eithopia laakiin markuu kacbada duminayaa waa mar aanay wax muslin sheegtaa dunida saarnayn
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
​@@abdirisaqjagtaofficialchannel1ma munaafiqiin baa soo hadhaysa mise waxan ay gaaladu ku sheegaan cute muslim
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 3 ай бұрын
@@mukhtaarciise2585 kolay wa cute ka ayan filayaa😂😅
@messimane9632
@messimane9632 3 ай бұрын
300 dollars jamacada ila raaba wilka😢😊
@sadaka.idiris7752
@sadaka.idiris7752 3 ай бұрын
Calanmadow cidwadato koley somali racimeysee muu calan kale iska soo qaato
@zhako77
@zhako77 3 ай бұрын
Sadexdan nin waxay ila thy ina ay kala yihiin 1: MAXAMED BIN ZALMAN dhaxal sugaha SACUUDIGA 2:MAXAMED BIN ZAID Boqorka IMARATKA Ka saddexaad ma ogi. Keliya waa fikirkayga waayo labadaa nin waa munaafiqiin😢waana uuga shakiyey inay kamid yihiin sadexda nin😢
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 3 ай бұрын
wlhi siday waxyihiin way u eegtahay imika wakuwaa kudaawanaya falastiin dhibka markaa mawuxuu soobaxaya ayadoo israel ay dagaalka sidan ugu wado falastiin?
@user-uo2rg5lh2c
@user-uo2rg5lh2c 3 ай бұрын
Akhyarey waxaad iga jawabtan sababta dhamaadka aduunka seef iyo waran loo isticmalayo xaguu ka baxaya hubkan aan isticmalno iyo technoliyada casriga ah aduunka maa dib unoqonya anima fahmin
@zoloo377
@zoloo377 3 ай бұрын
Casrigii hore ayaa dib loogu laabanaya waana amar ilahay dagaalka sadexaad ee aduunka aad maqaaho waa gaal iyo muslim seef ayaana lagu dagaalamaya hubkaad aad u jeedo nugliyeeradan layskugu faanayo hawaday ka bixi doonan waa cibro marwalba waxaa gacan sareeya muslimiinta
@user-uo2rg5lh2c
@user-uo2rg5lh2c 3 ай бұрын
thank you bro
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 3 ай бұрын
Dagaalka Nugliyeerka ka dib miyuu Soo baxaaya?
@CabdilahiQaaje
@CabdilahiQaaje 3 ай бұрын
Farmajo amount yahay😂😂😂
@kingpower6909
@kingpower6909 3 ай бұрын
cllaahi mararka qaar lama kaftamo wllky😮😮
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
Meelaha qaar kaftanku ma galo saaxiib
@mysticfalls2780
@mysticfalls2780 3 ай бұрын
For you also, dont spread lies! Sick of these ppl, what's this kind of a topic also, sbxnhlh...
@MunaBaashe
@MunaBaashe 3 ай бұрын
😂😂😂
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 3 ай бұрын
Waxaasi waa quraafaad waxba kama jiraan.
@MarkaboIrsaq
@MarkaboIrsaq 3 ай бұрын
Jahilnimo miya katahy mise kasa ubenise waa sax mahdiga wuu jira
@BushroBarre
@BushroBarre 2 ай бұрын
❤❤❤❤ mashaalah
@hassanissa1923
@hassanissa1923 3 ай бұрын
Scw❤
@nimcaleali4756
@nimcaleali4756 3 ай бұрын
❤❤❤
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 21 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 129 МЛН
Shiicadu Ma ahan sidaad mooday | Maxaan ku kala duwanahay shiicada?
10:55
Da'yarkii yurub oo dhami ka cabsan jirtay | Napoleon Bonaparte
11:04
And who would you choose?👇
0:20
Kitty Power
Рет қаралды 15 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
0:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
Oi Oi Oi & E E Ei Meme Looking For a Girlfriend
0:26
Mischief time
Рет қаралды 8 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
0:30
FASH
Рет қаралды 20 МЛН
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 34 МЛН