Awooda pasaporka somaliya! Intee wadan viise la,aan lagu gali karaa | Intee noocse u kala qaybsamaa?

  Рет қаралды 61,335

Waaberi Media

Waaberi Media

2 жыл бұрын

Awooda pasaporka somaliya! Intee wadan viise la,aan lagu gali karaa | Intee noocse u kala qaybsamaa?
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 208
@axmad_dahir3944
@axmad_dahir3944 2 жыл бұрын
Baasaboorka Somalia 32 sano kahor waxaa Lahu tegi karay caalamka oo idil hadii Laga reebo 2 dal oo kala ahaa isreal iyo south ofrica oo gumeysi ka jiray, lkn nasiib darro owoowayaasheena iyo aabayaasheena ayaa gacantooda sharafta UGA dilay baasaboorkeena ayagoo qabyaalad aaminsanaa
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 2 жыл бұрын
Wan qiirooday markan Comment kaga akhriyay....RIP👑 from SOMALILAND
@maxamedyuusuf2429
@maxamedyuusuf2429 2 жыл бұрын
Runtaa miyaa😪😪
@zakivic7594
@zakivic7594 2 жыл бұрын
Hhhh😂
@cumarcali7492
@cumarcali7492 2 жыл бұрын
shah wah maxaa lasameen karaahee 🤣🤣
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 2 жыл бұрын
caqlixumo ka weyn ma jirto dad is baabi'yey..hadana dhahaaya waxaasaan ahaan jirney..markaan qabyaalad, musuq iyo wax walboo xun caadaysannay sideen hoos ugu dhacaynin oon u sii burburaynin?..
@cixamiidcilaahi6209
@cixamiidcilaahi6209 2 жыл бұрын
Legend 💕🇸🇴congratulations My people from hargeisa
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان العظيم 🌿
@ademismail9450
@ademismail9450 2 жыл бұрын
Waban radinaayey information kan thank you wllo
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@ccasiisibrahim6235
@ccasiisibrahim6235 Жыл бұрын
Somaliland kaso warran pasaporka somaliland
@xalkeene550
@xalkeene550 2 жыл бұрын
Horta visa la'an aan tago maxumee waligaa diyaarad maraacday dheh😂
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 2 жыл бұрын
😂
@cabdicasiisdaahir4203
@cabdicasiisdaahir4203 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 2 жыл бұрын
@RASHKAVIC 🇭🇷 football ka soo gudbi wad heli sub badan❤️
@cabdiraxmaan7988
@cabdiraxmaan7988 2 жыл бұрын
😂😂😂 🤣😂
@akh8501
@akh8501 2 жыл бұрын
Kkk arrin isweydiin leh
@shushimohamed2055
@shushimohamed2055 2 жыл бұрын
Falastiin alla ilaahayow i gee😣❤
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
Masha Allah ♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-sb4xc2ip5p
@user-sb4xc2ip5p 2 жыл бұрын
Masha allah filastiin vise la,aan i.a mustaqbalka waan imaan haduu alle idmo........
@owishvicky2396
@owishvicky2396 2 жыл бұрын
Woww hor usocda
@zakiphotogrphst9943
@zakiphotogrphst9943 2 жыл бұрын
Mansha alh alh kudhowro ustad
@abdimajiidsuleiman3806
@abdimajiidsuleiman3806 2 жыл бұрын
Thanks abdirahman , waanu ubaahneyn macluumaadkan.
@updysalam1152
@updysalam1152 2 жыл бұрын
Runti walhi shalay ba ku fikiraye arrinkan googlaha wakaradiye xata kawaye Moallimu inbadan Mahadsanid allah ku sharfo Mana jirto wadan aa kutage kaliya passport keyga
@updysalam1152
@updysalam1152 2 жыл бұрын
@bintU Josaph diyaar wa kk inte kugu so mara
@nazrazead
@nazrazead 2 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you
@Kuwiihorepodcast
@Kuwiihorepodcast 2 жыл бұрын
Masha allh wllka Ila soco lenged
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 2 жыл бұрын
Keep going
@Dreamy-M
@Dreamy-M 2 жыл бұрын
Taasi micnaheedu waxay tahay inmeelkastaa lagu gali karo visa siidalbo ama airportka kaqaado ama yaa lagaarabinba 😍😍
@aibros8033
@aibros8033 2 жыл бұрын
I love MUQDISHU ❤
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 2 жыл бұрын
Sxb Nooc Afaraad Ayaa Jira Oo Baasaboor Cadde La Dhaho Oo Midabkiisa Caddaan Yahay Waxaana Loo Ogolyahay Kaliya Ciidanka Qaranka Noocyadiisa Kala Duwan✌
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r Жыл бұрын
Inchaa allah ban qaadanayaa
@maxamedcilmijiile5702
@maxamedcilmijiile5702 2 жыл бұрын
Sxp adoo iga raali noqonaayo full documentary kasoo samee downloadii cusmaniyiinta
@madaromar9660
@madaromar9660 2 жыл бұрын
Waa fikir wacan
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
Sida an anaga tariqda ugu darsami dono ayey iyaguna tariqda ugu darsameen 😓
@caliwarsame8793
@caliwarsame8793 2 жыл бұрын
Keep going legend
@KaatunTube
@KaatunTube 2 жыл бұрын
Keep going wllo
@saabirgeesey7936
@saabirgeesey7936 2 жыл бұрын
Malaysia
@40Durkiya
@40Durkiya 2 жыл бұрын
Wll wlhi 2020 ayaan Germany ku dhex qaatay meel walbo ayan ku tagi kara waanan ku shaqaysta hada karka daganaashaha kaliya ayan Germany ka haysta lkn passborka somaliga ayaan haysta Alx
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Sxb maclumad ma iga siin karta
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Basbor somliga
@xuseenaxmed2689
@xuseenaxmed2689 2 жыл бұрын
Jabato kobatigu
@walalmaskax
@walalmaskax 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@dakeeyevlogs8289
@dakeeyevlogs8289 2 жыл бұрын
Lagend hore usoco
@nuurcali317
@nuurcali317 2 жыл бұрын
yes por
@RahmaIbrahim-kk7bg
@RahmaIbrahim-kk7bg 10 ай бұрын
Inshaalah baasord🎉maash Allahu ameen ya rabia ❤🎉 0:47
@UbaxMohaan
@UbaxMohaan 7 ай бұрын
😊😊😊
@phylasophycunaaye4859
@phylasophycunaaye4859 2 жыл бұрын
@khalilnuur6787
@khalilnuur6787 2 жыл бұрын
Shugran wall
@mohamoudmohamedali5184
@mohamoudmohamedali5184 2 жыл бұрын
Maya
@maxamedfaaraxsiciid3771
@maxamedfaaraxsiciid3771 Жыл бұрын
Mareekan
@lbnlugooyoh5602
@lbnlugooyoh5602 2 жыл бұрын
two Pro 👋🤙
@user-ei6it9wq7g
@user-ei6it9wq7g 3 ай бұрын
اليمن
@Sucdiyyy
@Sucdiyyy 2 жыл бұрын
Wll wxa ka so hadasha somalida sanad walpo u dabal dagto wanala so adonsan jiray o gumeysti yasha lipinta u qirayasa manu ahen in layska ilawo🤔
@ibrohasan40
@ibrohasan40 2 жыл бұрын
Aragtidaadu aad bay udheertahay
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
Haa wallahi wadhaqan xun oo jilka labarayo jiilka ingiriis iyo Talyani lagu farxad galinaayo waxana arinTas wada calmaniyiin Ta rer galbedku Tababaray 62sano Kahor Ayan dadnol oo musliminTa caalamka kamida waliba dowladii cusmaniyinTa ,, oo Taarikh laha oo EThobiya iyo borTaqiis hilib ceerin baray 1500 miladiga waxani wa Dulaan rer galbedku noga so qaaden diinTa dhaqanka iyo Tarikhda Waana inTa umad laga dunsho
@berya-samo5227
@berya-samo5227 2 жыл бұрын
Arrinkaas xalay ayaan ka hadlay. Muuqaal ayaana ka sameeyay. Waana arrin loo baahan yahay in faca soo karaya ee Soomaalida laga masaxo maankooda
@mmali9953
@mmali9953 2 жыл бұрын
Kawaran England 🇬🇧 maxa loogaga baahanyahay .muwaadinka Somalia 🇸🇴
@safanabafana6519
@safanabafana6519 2 жыл бұрын
Haku riyoonin waliga maku tageysid
@mmali9953
@mmali9953 2 жыл бұрын
@@safanabafana6519 en firi waxa fican in wax walba aad wax ka ogaato marka lama fududaado sharafeey
@safanabafana6519
@safanabafana6519 2 жыл бұрын
@@mmali9953 ya fadu daday hada. Wxankudhahy o kaliya laguma tagi karo. Adigo passport yare oo yurubiyan ama American aaba la tagi karin UK 🇬🇧 bila visa. Lkn aniga hada us passport a hayda 6 bilood bila visa aan booqankara UK yurubne 90malmood
@hersijr9920
@hersijr9920 2 жыл бұрын
Mar buu aftika ugu wanaagsanaa
@maryamabdiqaadir8591
@maryamabdiqaadir8591 2 жыл бұрын
asc wll
@Ayaanle1
@Ayaanle1 2 жыл бұрын
Waan ku salaama ugaas ✋
@jamiilmedia
@jamiilmedia 2 жыл бұрын
Malaysia iyo Cambodia ayaa ku tagay without visa
@farhaanmohamed
@farhaanmohamed 2 жыл бұрын
Kenya
@shuaybilkacze3607
@shuaybilkacze3607 2 жыл бұрын
YaMan PRo
@seeyliciseeylici4843
@seeyliciseeylici4843 Жыл бұрын
Haa waa jabuuti
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
@xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 2 жыл бұрын
Alle hageeyo booska koowaad wadankeena.
@hanaqaadchanal1807
@hanaqaadchanal1807 2 жыл бұрын
Haa Jabuuti ayaan ku tagey
@abdikarimosman6857
@abdikarimosman6857 2 жыл бұрын
Djibouti
@daafahachannell7622
@daafahachannell7622 2 жыл бұрын
Kenya ayan haysta Wana taga meshan u baahdo🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@MaxamedCabdule-pj7wx
@MaxamedCabdule-pj7wx Жыл бұрын
Koofur afrika
@phylasophycunaaye4859
@phylasophycunaaye4859 2 жыл бұрын
First bro
@khalilnuur6787
@khalilnuur6787 2 жыл бұрын
Asc
@abdirahmaanhassan8297
@abdirahmaanhassan8297 2 жыл бұрын
Haaa
@abdillahialibarkadleh2410
@abdillahialibarkadleh2410 2 жыл бұрын
Wll fadlan Djibouti 🇩🇯 no sheeg
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul Ай бұрын
Sxp laba pasport oo laba dal kala ah ma wada qaadan karaa
@zakariehalane943
@zakariehalane943 2 жыл бұрын
Haa sxp ruwanda io malesia anaa tagy hdana djaboti kutagi rpaa
@ahmedawilisse3778
@ahmedawilisse3778 2 жыл бұрын
Cyprus-turky aa hilmamtay bro Visa airport kala Iska siiya waliba qadarin fcn uu ku leyhy
@momeddaher8528
@momeddaher8528 2 жыл бұрын
Passports kaa Jabuuti please 🇩🇯
@abshaabuule896
@abshaabuule896 2 жыл бұрын
Een sxp qof passport somali wata passport kale maqaadan karaa noo sheeq pro
@user-wq2vz6bf5x
@user-wq2vz6bf5x 2 жыл бұрын
Dowladanada dhan kasta waa looga hor marsan yahay intaa anagu isku mashquulsan😱😱
@adonallah
@adonallah 2 жыл бұрын
Sxb abdiraxman iga qanci FalasTiin sidan ugu Gali Kara xaganse kadega ilen wa go,done
@zuhaibkhadar.4579
@zuhaibkhadar.4579 2 жыл бұрын
Waaber plz active soo noqo.
@ceelbuur607
@ceelbuur607 Жыл бұрын
Passporka loo yaqaano Somali Service passport meeqa dal lagu tagi karaa wll?
@koofichannel
@koofichannel 2 жыл бұрын
Falastiin bilaa visa miyaa
@Legendtv183
@Legendtv183 2 жыл бұрын
Passporka iyo inta nuc u leyahay fadlan
@seeyliciseeylici4843
@seeyliciseeylici4843 Жыл бұрын
Haa waa jauuti
@Diiriye14
@Diiriye14 2 жыл бұрын
Tahriib nio
@mohamedabdi8433
@mohamedabdi8433 2 жыл бұрын
Djibuti on arival
@wllhagaajiye2789
@wllhagaajiye2789 2 жыл бұрын
Waa beri media
@alkaraamamedia1154
@alkaraamamedia1154 2 жыл бұрын
Wll noo soo badi waxaad soo dhigayso
@maahir_88
@maahir_88 2 жыл бұрын
Waxaa jira passaport cadaan ah oo cidamada qaatan
@contactwaaaw9401
@contactwaaaw9401 2 жыл бұрын
Mahdsanis zhp
@munahaybe6749
@munahaybe6749 8 ай бұрын
Uganda ayan ku tagay visa laan
@abdirashidabdullahiosman8588
@abdirashidabdullahiosman8588 2 жыл бұрын
Wlhi hayti waa fursad waayo maraykanka iimuqda kdibna tahribkeeday hayti aadaa
@walaalxamse1503
@walaalxamse1503 2 жыл бұрын
Zxp yuhuudaa kasoohadal
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/Y8CWZ9hk1N_TaYU.html
@user-ng9ji2gm4h
@user-ng9ji2gm4h 4 ай бұрын
Waa mxay sababta dalkastaa falastiin free visi logu tago
@abdirahmanmuqtar-g5c
@abdirahmanmuqtar-g5c 26 күн бұрын
Haduu kaa lumo passport-ka mala soo ceshin karaa iyo sidee loosoo ceshanaa talow.
@mohamudcibaar3705
@mohamudcibaar3705 Ай бұрын
Asc Walalayaa maxaa idinka Qaldan war basaborka Lama bedelo wadanka ayuu uyahy Astaanta uguweyn Balse wadamada uu xor kuyahay tegida waacaadi lakin Wadankaaleh basaboorka wadan kastaana isagoo kiisawata ayuu tegayaa kanaler Bulshada Bariga Afrika hadaad kuqorto wadanba malihid ogow Dadbuu kaala dhexeya wadanku sabab maxaad ubedele waxse ugu qoree waalayaqaan wadaka iyo basaborkaba Meelaadnaan kasolaban Karin Dalka kadaaya Seebaad ufikirtaan Warbaasaboorku waa halmid joojiya waxad la Ordeysaan Rag majiro muwaadinina miyaa Caqigaa masoconayee Dadku basaborkoda haku taggen meel walba
@khaalidakaadir395
@khaalidakaadir395 2 жыл бұрын
Wxn ku tagy Malaysia
@cabdishakurali5594
@cabdishakurali5594 2 жыл бұрын
Saxib waxad ka so hadasha passorka ethiopianka ah ka so hdal please
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 8 ай бұрын
haa rwandan Visa laaan kutagay, lakin admission jaamacad baan watay, markaan wadanka galy ayaan online ahaan u codsaday visaha kadin 2 maaalin kadibb message bay iisoo direen kadib way isoo siiyeen
@abdullahiabdikadir7182
@abdullahiabdikadir7182 2 жыл бұрын
Inaan ku Tago iska Daayee waligay Passerport Maqaadan Sxb #AbdirahmanOmar
@cabdicasiisdaahir4203
@cabdicasiisdaahir4203 2 жыл бұрын
Sidoo kale
@cabdisamiicmohamed3184
@cabdisamiicmohamed3184 Жыл бұрын
Haa Jabuti kuma tagin visa 4 bilood baana joogay
@Maslax_maxamed_kariim
@Maslax_maxamed_kariim 2 жыл бұрын
Saxip hadaan sharci Europe heysto oo basaboorkan heysto ilaa inteen ku tagi karaa???????
@maxamedaxmedsuufi6144
@maxamedaxmedsuufi6144 2 жыл бұрын
Shuruudaha dalalka viza la.aanta aanu ku tagi karno muqaal ma inooga soo diyaarin kartaa walal?
@sacdiyowarsame3056
@sacdiyowarsame3056 2 жыл бұрын
Itoobiya
@asmamuhumed5937
@asmamuhumed5937 Жыл бұрын
Anu bilaash xataa waankudiiiday xuu iiqaban lacagna inaan siisto waba habenkii xalaye ee tegay😂
@najibsheikh2404
@najibsheikh2404 2 жыл бұрын
walal ka Etopiya kawaran
@user-wq2vz6bf5x
@user-wq2vz6bf5x 2 жыл бұрын
Yuhuuda ka hadal
@mohamudcibaar3705
@mohamudcibaar3705 Ай бұрын
Joojiya bulshada bargatan Afrika Lagumaqorayo waadiidney Somaliya leh wadanka iyo basaborkaba waamaxay Caqliganoocaasi ahi Sidiisa ayaa lagu tegeyaa wadankii Nadaneynaya wadama kaleba kuqorimayaane kaafa Xageed ula cararee warkuwaan halagaqabto wadanka waxba maba hogaaminkaraane Basaborkadii ayaad leedahy Bariga afrikan kuqoraa Xageed kalatimid waxanoocasa Sidiisa udaaya somaliya waalayaqaan Dad la garanwayanamaahee waxay waxani
@hamseabdulahi4340
@hamseabdulahi4340 2 жыл бұрын
ka ethiopian ka soo hdl wll
@hamdiahmed6980
@hamdiahmed6980 2 жыл бұрын
dal aan ku tago visa la'an dhafe waligey diyarad ma raacin😅😅😅
@riyadmahrez5007
@riyadmahrez5007 2 жыл бұрын
Ka Djibouti kasoo samee
@haphitdaraji148
@haphitdaraji148 2 жыл бұрын
Haa wllo dalka ireland waxaa lagu tagaa vissa la aan 😏🤗
@maxamedyuusuf2429
@maxamedyuusuf2429 2 жыл бұрын
😆😆😭
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@sahalyare3801
@sahalyare3801 Жыл бұрын
Soomaaliyahajirto
@ramadanmuxumad3828
@ramadanmuxumad3828 2 жыл бұрын
Sxb somalidu Melo badan ayay siama sikale kutagen iyago an Baza bor anwadan aniga kula hadlaya 8 wadan ayan ku tagay ilahada a haben a wadan ayan taga anigo an Baza bor saxah wadan
@yahyeabdi6240
@yahyeabdi6240 2 жыл бұрын
Wll mcn kwrn Canada sida ugh fudud an kugali karo anigo hesto passport somalia 🇸🇴
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 Жыл бұрын
Kkkk Canada kuwashy nio basaboor Somali wadamada waa weynka ah lguma Gali kro
@denniscellovicjr4705
@denniscellovicjr4705 2 жыл бұрын
Asc wll anigaa ku tagay jaziiradaha comoros bilaa viso
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 Жыл бұрын
Xge kutala sxb maxse kadonty Khaldna ha ifahmin sxb
Gabar adduunka ku marta Baasaboorka Soomaaliga ah.
6:13
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 76 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 45 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 17 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
MEEQA DAL AYAAD KU TEGI KARTAA PASSPORT-KA SOOMAALIGA?
15:31
Maali Abdalla
Рет қаралды 36 М.
The Controversial Case Against the 'Banker to the Poor'
12:25
Bloomberg Originals
Рет қаралды 344 М.
YURUB WADANKA UGU FIICAAN SHARCI , NOLOL IYO SHAQO  24.05.2024
6:39
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 9 М.
Top Hamas leader Ismail Haniyeh killed in Iran | BBC News
11:10
Middle Class FOOLED Once Again? | Budget 2024 | Dhruv Rathee
20:09
Dhruv Rathee
Рет қаралды 13 МЛН
QAABKA LAGU YIMAADO MALAYSIA IYO QIIMAHA INTABA KAFAIDEYSTA
13:06
ХОТЕЛ ПОТОПИТЬ ДЖЕКА, НО НЕ ВЫШЛО
0:51
Tasty Series
Рет қаралды 969 М.
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Ma1x1
Рет қаралды 7 МЛН
Каха заблудился в горах
0:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Why Is He Unhappy…?
0:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 54 МЛН
Choices for your loved ones❤️
0:15
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 18 МЛН