Wali Dad Sidan Loo Cadaabayo Ma Maqashay?

  Рет қаралды 8,263

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Жыл бұрын

Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 56
@abdifatahmustafshoble2657
@abdifatahmustafshoble2657 Жыл бұрын
*ustad Abdiwali ku mahadsanthy qaabka wacan aad inoola jeceshahay wanaaga, WAXAANA ALLE KA BARYEYNAA IN UU KHAATUMADA INOO WANAAJIYO* اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة
@naagnool8113
@naagnool8113 Жыл бұрын
Alle weyne waxan ka baryayaa inusan iga mid dhigin dadkaas allahayow iguma ogid inan kaa gaalobo o amaradaada ka madax adeygo😢
@abdifatahjama174
@abdifatahjama174 Жыл бұрын
See loorumeeyaa ale sifiican ubaar siyaabaha loogu gaaloobana daraasee saad urumayso adana ugu gaaloobin
@thenature4946
@thenature4946 Жыл бұрын
10:44 Amiin
@Carafaad.Cabdikerim
@Carafaad.Cabdikerim Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Abdiweli khalif, qofka quraanka iyo shareecada yaraanta kusoo dhigta ee suga waayaha iyo khiyaaliga aduunku ma haligi karaan, dhalinyaro hallagu dadaalo diinta, Si jiilka dambe ee ku dhalanaya aduunkan isku furan loo badbaadiyo,
@cabdiraxmaanxasan8929
@cabdiraxmaanxasan8929 Жыл бұрын
Mansha allah us abdiwali allaha kaa abal mariyo waanadaada anagana kuwa qaata allaaha naga dhigo
@husienaadan401
@husienaadan401 Жыл бұрын
Ustaadow Allah ha ku barakeeyo
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Alle khaatumada khayr haynoogu khatimo 😢
@C.qaadirCumar-sh4mv
@C.qaadirCumar-sh4mv Жыл бұрын
Waa sax ebow xaqa iyo baadilka masina kuwaas lumay allaha soohanuuniyo kuwakale aan hanuunay allaha Naga badbaadiyo waa shirka inka ladulmucadiim
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Subaxanallah ,😢
@monamhssan7217
@monamhssan7217 Жыл бұрын
mahadsanid walal jazakallah khyr
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
😢😢😢😢 Alle ayaan ka magan galnay inaan ku kufrino🤲🤲🤲🤲🤲
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
Jazaakallahu kheiran aqii
@shamsomaxamed5349
@shamsomaxamed5349 Жыл бұрын
Jazaakallaah kheyr ustaad
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 Жыл бұрын
❤❤❤ masha allh
@aslubwarsame3919
@aslubwarsame3919 Жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi mahad sinid bro
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@yaxyecalimaxamed4395
@yaxyecalimaxamed4395 Жыл бұрын
Ma.allah allah haga xifdiyo
@dekaali2808
@dekaali2808 Жыл бұрын
Masha Allah jazaakumallah kheiran walaalo.
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@baashaaltijaabo6458
@baashaaltijaabo6458 Жыл бұрын
اللهم نجنا
@yesbossxyzsomaliboy5981
@yesbossxyzsomaliboy5981 Жыл бұрын
Jazakumullah ❤❤❤
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee Жыл бұрын
Thnks
@maxamuudahmedcabdikadir4520
@maxamuudahmedcabdikadir4520 Жыл бұрын
Jazakallahu kheyr ustaad
@fadumaibrahim9394
@fadumaibrahim9394 Жыл бұрын
Jzkq akhii
@saadaqhaji4966
@saadaqhaji4966 Жыл бұрын
Allah kaa ajar siiyo wall
@sahrakulane5223
@sahrakulane5223 Жыл бұрын
Thanks sheikh
@CaashaYuusuf-wr5bb
@CaashaYuusuf-wr5bb Жыл бұрын
Rabiyow naga badbaadi
@aslubwarsame3919
@aslubwarsame3919 Жыл бұрын
Subxaanalaah ilaahow na badbaadi
@user-kp4zr9yu7t
@user-kp4zr9yu7t Жыл бұрын
wall Allah ku dhawro aduun iyo Aakhiraba kuwa guulaysto Allaha inaga dhigo
@looskey5671
@looskey5671 Жыл бұрын
أعاذناالله منا
@suleymaandaahir
@suleymaandaahir Жыл бұрын
الحمد لله ثم الحمد لله ثم الحمد لله
@BedtimeStories9
@BedtimeStories9 Жыл бұрын
Ilaahoow cadaabtaada naga badbaadi
@fartunjama2269
@fartunjama2269 Жыл бұрын
Thanks bro✊✊✊💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@AbdirahmanYaasin-gz3hl
@AbdirahmanYaasin-gz3hl Жыл бұрын
Subxanallah
@ayaanaartii1872
@ayaanaartii1872 Жыл бұрын
Ustaadow Waa ku mhdsnthy saad mar wLba Qeryka noola wadaagtit wxna Rpay Talo inaa isiiso waxn Qof mar walpa Wax bilawdo hdne isbuuc ka bdn madhaqan galin karo oo waan katagaa firaaqeyguna wuu bdnyhy oo partime ayaan wax bartaa inta kle wax ma qabto kamana faideysto firaaqas bdni Oo culees io malyacni ayeey iga dhamadan bal talo wngsn isi alle ayaa talo haaye🙏
@awoomer7335
@awoomer7335 Жыл бұрын
Ilaahay hkaa abaal mariyo aayado aanan macnahooda garanayn ayaan kaa faaiiday
@user-kp4zr9yu7t
@user-kp4zr9yu7t Жыл бұрын
hadaadan aqoonin tafsiirka quraanka hada baro wall qad waad haysataa iyo mobile waadna nooshahay wall hada baro tafsiirka quraan waa waajib inuu bartaa qofwalbo oo muslim ah ka dhagayso shekh yaasha Soomaalida midka aad oogujeceshahay laakin wall hada bilow barashada tafsiirka Quraanka
@updy_khayreaaqilkaynan
@updy_khayreaaqilkaynan Жыл бұрын
Subxanalaah😢😢😢😢😢😢
@xilkasxilka932
@xilkasxilka932 Жыл бұрын
Ax allow no naxariso ax ax
@maaslimmedia
@maaslimmedia Жыл бұрын
Aaaaamiiiin Aaaaamiiiiin
@faaruuqtech..7609
@faaruuqtech..7609 Жыл бұрын
M.a
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
Waxaan wayay sxb share xirfad
@isaacmahamud3094
@isaacmahamud3094 Жыл бұрын
Waxa ila qurux Badan Wll Inaad Gageda la timaado xujooyin iYo cadaymo, aanadna la iman goodin iYo cabsi-galin. ❤️
@naagnool8113
@naagnool8113 Жыл бұрын
Hay cid ku godisay malahan wilkan wuxu shegayo jebkisa kama so baxsan e waa hadal rabbi alle ayaa goodin iyo bishareyn labada usugnaden cidii mudan in lo naxaristo o lobishareyo wu ogyahay alle cidise mudan in lo godiyo o la cabsi galiyana wu ogyahay alle e adiga kala doro labadas kooxood midad ku biiri lahayd
@Mohammed_Jacob
@Mohammed_Jacob Жыл бұрын
Waxa laga yaabaa inay daacad kaa tahay oo aad isleedahay. Caddeymo ayaay rabaa ok caddeyntuna waa tanaa { وَیَقُولُ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ لَسۡتَ مُرۡسَلࣰاۚ قُلۡ كَفَىٰ بِٱللَّهِ شَهِیدَۢا بَیۡنِی وَبَیۡنَكُمۡ وَمَنۡ عِندَهُۥ عِلۡمُ ٱلۡكِتَـٰبِ } [Surah Ar-Raʿd: 43] { سَیَقُولُ ٱلَّذِینَ أَشۡرَكُوا۟ لَوۡ شَاۤءَ ٱللَّهُ مَاۤ أَشۡرَكۡنَا وَلَاۤ ءَابَاۤؤُنَا وَلَا حَرَّمۡنَا مِن شَیۡءࣲۚ كَذَ ٰ⁠لِكَ كَذَّبَ ٱلَّذِینَ مِن قَبۡلِهِمۡ حَتَّىٰ ذَاقُوا۟ بَأۡسَنَاۗ قُلۡ هَلۡ عِندَكُم مِّنۡ عِلۡمࣲ فَتُخۡرِجُوهُ لَنَاۤۖ إِن تَتَّبِعُونَ إِلَّا ٱلظَّنَّ وَإِنۡ أَنتُمۡ إِلَّا تَخۡرُصُونَ } [Surah Al-Anʿām: 148] Aayaadaas u fiirso intaas oo kaliye ma'ahan lkn qoraalka inuu ilaa dheeraado marabo. Is ilaali walaalkeyow ❤❤
@haachannel8793
@haachannel8793 Жыл бұрын
Calamka iswareyso maxey maxakamad usameysten qofkasto miyaa lahoristajin mise qofki qalad galo somali markey hesaha badsato wa sidaan ayago moda wax wangsn iney sameynayan
@isaacmahamud3094
@isaacmahamud3094 Жыл бұрын
@@Mohammed_Jacob Inaad Dadka ku tidhaa ilaahaybaa makhraati ka ah inaan rasuul ahay iYo kuwa Ehlu kitaabta ah waxay na tusinaysaa in ilaah wax walba yaqaan uusan kusoo dirsan.
@abdiladiifmohamud3272
@abdiladiifmohamud3272 Жыл бұрын
Subxanallah ilaahay haku hanuuniyo walee waad lunsantahay 😢
@Iqrahsdbdbxb
@Iqrahsdbdbxb Жыл бұрын
Alle ayaankamagangalnay cadaaabkiisa iyo ciqaabtiisa
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
Oo kalay waamaxay soomaalidan ilxaadka kufaanaaya ee comments sooqoraya walee waa yaab الحاد فكرة يعتقدون من عقل لهلم وفي أنفسهم أفلا يبصرون
@isaacmahamud3094
@isaacmahamud3094 Жыл бұрын
Nolosha ay noolayaashu ku sugan yihiin ha la fiiriyo iYadaa kuu sheegi "ilaah aduunkan daryeelayaa" Ma Jiraa Mise Ma Jiro.
@yahyemohamad9555
@yahyemohamad9555 Жыл бұрын
Waxaa dhici doonta maalin aad horistaagi doontid alle hii ku abuuray anagana na abuuray wax walpana abuuray kdipna uu ku waydiin doono suaasha aad maanta sida kipirka ah u waydiinaysid dadka maxaad ku jawaabi doonta 2) ma waxaa inkirsan thy jiritaanka alle haddad taas inkirsan thy dip iskugu noqo oo isweydii hal mid hdii uusan jirin alle koonka maamulaya hdaba muxuu bil aadanka u dhimanaya isagoo rapin inuu dhinto isaga oo rapa inuu noolado yaa ka qaaday nafta waxaad ogthy in qofna uusan jeclyn in uu nafta iska qaado ama uu dhinto hdaba yaa waaye cidda awooda bdan ee waxa uu rapa sameya cida uu rapo nafta ka qaada cidda uu rapa noolaysiiya hduu san ilaah jirin dadka may iska nooladan markay rapaana iska dhintan ma awoodan waayo waxaa jirta awood ka saraysa oo siday rpto wax u maamusha waana allah 3) haddad adoo ilaahy og jiritaankisa uu kipir ku geeyay ogow in uu ilaahay halaagay kuwa kaa kipir padan sida FIRCON NAMRUUD RER CAAD REER THAMUD IWM hdaba mid ogod hdii aad isleedahy ilaahay hduu jiro muu ku ciqaabo Ilaahay waa xakiim waana xaliim ilaahay waa dulqaad badan waana xikmad padan yhy hdii uusan alle sifooyinka lahaan lahyn cadaabkisa ayuu alle kusoo dadajin lahaa qof walpa iyo gaal walpa lkn OGOW MAANTA INAAD SIDAN U HADASHO INAD WAXAN SOO QORTO INAD ILAAHAY INKIRTO INAAD AWOODISA BEENISO ma ahan karti iyo awood aad la timid ee waa dulqaadka alle uu udulqaato adoomadiisa kuwa xun iyo kuwa fiicnba lkn maalinta aad gasho gacanta ilaahay ogow qabashada ilaahay waa mid adag lagana baxsan karin ilaahay ulaapo chance ayaad haystaa daqiiqad walpa oo aad nooshahy ilaahay ulaapo ayaan ku leeyhy wlhi wlhi wlhi ilaahay qabashadiisa way adag thy mana jirto cid kaaga gargaari karta alle ( ILAAHAY HAKU SOO HANUUNIYO ADI IYO QOF WALPA DHAMAANTEN WAXAAN UBAAHANAHY ILAAHAY HANUUNKISA IYO NAXARIISTIISA )
@daadir3042
@daadir3042 Жыл бұрын
Walal waxaan kuugu nasteexeyn labo arimood in aad Allah waydiisato 1-In Allah Ku hanuuniyo 2-Allah Ka magan gal iskibrisiina (Kibirku waa Hali's meel xun yaanu Ku geyn) Walaalkay Wax waliba Allah wuu aboodaaa in uu jiro daliil faro badan Ayaa Ku tusinayo ay ugu weyn yihiin samaawaadka iyo dhulalka Cid sheegenaysa ma aragtay oo Aniga Abuuray leh, waa Maya marka walalkay iska ilaali tani waaa maalmo kooban. Allah ha'ina wada hanuuniyo kuwii wadadii Nabi Muxamed Sallallaahu Caleyhi Wacalaa Aalihi Wasalim dariiqiisa laraaciyay Allah nagu daro 🤲
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Жыл бұрын
caqliga u been sheegay iyo afar buug oo ay akhriyeen diinta nabiga iyo ilaahay ba ay ugu gafayaan kibir iyo isla weyni qab
@cabdiraxmaanxasan8929
@cabdiraxmaanxasan8929 Жыл бұрын
Ustaad cinwaankaaga ama contact nmberkaaga ii reeb si aan intaan iyo kabadan kaaga faaido
Wiilkii Garaash-Laha ee Gawaarida Sameeyey! -- QISADA HONDA!
13:32
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 13 М.
Xaalka Gaza Maku Ciilay? Mid iska ilaali Midna Fahan!
11:42
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 16 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 9 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 7 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 25 07 2024
13:06
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
Xirfadda Isku Kalsoonaanta! || Sadex Samee Si'aad u Kasbato!
10:18
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 18 М.