CABDI HANI | MIDABSAN | Music Video

  Рет қаралды 1,017,805

Waqal WStudío

Waqal WStudío

5 жыл бұрын

Erayadii Cabdillaahi Ali Madoobe
Laxankii Cabdi Hani
Music Ahmed Wali Ibrahim Furinle
Produced by Afro Waqal Furinle Production

Пікірлер: 718
@Zuldan_Lp_Official
@Zuldan_Lp_Official 5 жыл бұрын
Wlle dhulka quruxazN waa dhuleygagii Borama inta Borama iyo quruxeda xiseysa #like igu qabta
@hab00niitainaguled16
@hab00niitainaguled16 5 жыл бұрын
masha Allah anaa u horeeyey GOOBTU WAA BEERTII BOODHE BOORAMA WIXII REER BORAMA AHI WEY GARANAYAAN WIXII CABDI HANI TAAGEERA LIKE II SAARAA WLLYAAL
@fadxilaasim5590
@fadxilaasim5590 5 жыл бұрын
Kk reer borama
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
Waykan ree borame dhapa zi fcn bn uxazuuzta boodhe ale mxn xazuuzta baazhaalki yarnti😂🧐 Inzha allah i will back mar uun borama cdy😊
@lildrako5524
@lildrako5524 5 жыл бұрын
Yes bozz wa sidad ka dhawaajisay
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 жыл бұрын
Typing......
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 5 жыл бұрын
Mid midbaan u sheegi karaa dhamaan dhulkaas ex Boorama✔✔ lkn xooga hargaysa iyo buurti naaso habloodba ku jira
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
cabdi hani so rogaal celi😍😍😚meeyiye reer borma kor isku qada liketa my dadkayga qaligaa #VIVA#BORMA😍
@haboonali3346
@haboonali3346 5 жыл бұрын
Dhulkiii borama jawiga wcn waa waxay caanka Ku tahay allow uguwad my home borama
@AmiinDaroogoOfficiall
@AmiinDaroogoOfficiall 5 жыл бұрын
Cabdi Hani Hashi legend aa tageero waaye xidigaha geeska ninka kaliya aan ka tageero waaye wlhi nolow sxb heestan caadi mahan I’m here before 2M ❤️❤️❤️❤️❤️
@luqmaanhussein7444
@luqmaanhussein7444 5 жыл бұрын
Weeey fanaanka fanaaniinta xidigaha geeska amaba Somaliland #Abdi #Hani 😍😘😎 cidiii ila taageerta......like .....😍 waqal aad baad u mahad santahay muuqaal iyo fanaan iyo waqal isku tagay waxa ka soo baxay ila arag😚😘😍
@ikraanxasan9870
@ikraanxasan9870 5 жыл бұрын
Love you so much Cabdi Hani Inoloow king hargesa wlhi kaal iyo Laap ayaa ku jacele noloow waarto From muqdisho ....
@nourapeaceshow9085
@nourapeaceshow9085 5 жыл бұрын
Woow ❤❤❤ Erayada:100% Laxanka:100% Codka:100% Musiga:100% Styleka:100% Ciyaarta:100% Muuqaalka:100% 😍😍😍😍😍 cabdi hani xaashi cali kama daalo heesihiisa halaasiga ah
@xuufyare2570
@xuufyare2570 5 жыл бұрын
Ninkaaaa musicanka Ahmed weli furinle xaqiisa halasiiiiyo gacaaantaaa u fadhida waxaaaan odhan karaaa waaa mucsijisada fanka cabdi hani codkiii iyo booorma goo goo fanan aan taageero
@cabdaleahmet2137
@cabdaleahmet2137 5 жыл бұрын
👏😍😘 ABDI_HASHI_ABDILAHI FANAAN AAN TAGEERYAASHIISA KA MID AHY HEES DHAXAL GAL AH BRO ALLHA HANKGAA IYO WAXD HIIGSANYSO KUU RUMEEYO 🤘 WAA WLLKIN CABDALE_XARIIRI OO IDIN LEH XIDIGAHA GEESKU HA NOOLADAN (SOMALILAND HA WAARTO ) 🇭🇺VIVA MY COUNTRY 🇭🇺
@nasabboy3580
@nasabboy3580 3 жыл бұрын
Abdihani xaashi abdilaahi wuxuu sheegay inuu fanka isaga baxay gebi ahaanba aan u ducayno in illahay wax ka khayr bdn ugu badalo wlloyaal❤
@deeqgoud3890
@deeqgoud3890 5 жыл бұрын
Heestan sugayey qofka ugu horeya noqon lahaye schoolka ku maqnaye Like igu qabo inta abdihani taagerta
@halapretty2159
@halapretty2159 5 жыл бұрын
Alla gooptu waa borame Cady ☺reer borame ma ihi lkn waan Ku nola borame beerta bodhe waan tagey masha Allah borame wa meel qali ugu ah
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
Haaa wn kgu arkay cizhadiye😂
@halapretty2159
@halapretty2159 5 жыл бұрын
@@halyaygireeawdalland8026 cishadee alla been badinaaa😂😀been hadaad shegayso wax udhow sheeg
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
@@halapretty2159 Hhhhh wanigi izla zocnyba kii ku geeyabn ahaaye mnd xazuuzan
@mohamedabdulkadir1008
@mohamedabdulkadir1008 5 жыл бұрын
Heestu igma gadna kliyta kilbka iyo jawiiga baa iga gadn isna siida habluhu uu ciyrya aaaaaakh kaan codkiisu inu baroranyo laa modaa uuuf 😝😝😝😝😝😝
@khadarcaynaashe7753
@khadarcaynaashe7753 5 жыл бұрын
Cawaale iyo Amina Afrika
@Monanageye
@Monanageye 5 жыл бұрын
My magaaladayda Boorama Ilmaderayal intii reer borama ahow iyo inta tagertaba liketa iyo subscribeta iigu qabta Waa borama darteed
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
Hhhh walgugu qabana hdad re borama thyba
@Monanageye
@Monanageye 5 жыл бұрын
Zaak Tiger mahadsanid sxp reer borama ayan ahaye Hadii aad wax uga bahato diyar ayan kuu ahay
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
@@Monanageye oky bro zoo dhawaw
@baraqawoabdi7373
@baraqawoabdi7373 5 жыл бұрын
Borama darted ban kugu saray SBS iyo like wllo hanoladan rer borama
@abdifataxkhadar4178
@abdifataxkhadar4178 5 жыл бұрын
Heestan in badan ban sugayay Abdi hani hore usoco Gabiley iyo borama GO FORWARD
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Dhulkii cagaaarnaa Boorama 😍😍😍😍hdad ka heshy like Saar👈👈👍👏😍😍😍😍 Intaa dadka qaar hotel lo heeso U kiraysnayaan ayay rer s.land dhulkoda KU heesan machllh Qrxdiii dhulkyga Booirama😍😍😍😍
@abdiAGM
@abdiAGM 5 жыл бұрын
Best singer abdi hani yaa igu racay 👍👍
@agliaa1974
@agliaa1974 5 жыл бұрын
Waakan Cabdi Hani Fanaan Soomaalidu La Dhacday From baydhabo Walaal Marnoo Kaalay baydhabo janaay Ina Abti ballantu waa baydhabo janaay
@sadaamkhalil5465
@sadaamkhalil5465 5 жыл бұрын
Waaw Fanaan shidan iyo Muqaal shidan, ina adeer like saar langaab ha iska dhigine😊
@cumaryare1058
@cumaryare1058 5 жыл бұрын
Landheere Kibray ina adeee waa iga hysaa
@abdinajiib
@abdinajiib 5 жыл бұрын
Laangaab muxuu ahaaaa adaaa ah saan filaayo waxa aad sheegtay sxb
@yamsafarh1965
@yamsafarh1965 5 жыл бұрын
Adaa landheereh maxad ku hasas
@Internut1985
@Internut1985 5 жыл бұрын
Landheere Kibray Viva Habar Yonis
@abdirashidhassan4269
@abdirashidhassan4269 5 жыл бұрын
Taageero Aan U Qabo Abdi Hani Haashi AbdilaHi Manta Likta Ha Laygu Maamuuso 👍🎧🎤🎵🎸🎺🎻🎹💗
@inawayd9218
@inawayd9218 5 жыл бұрын
Nasab nolow zadha taagero buuxda cabdihani
@user-sr1qv5ww5b
@user-sr1qv5ww5b 6 ай бұрын
Still watching 2024😊
@hamse_official_101
@hamse_official_101 5 жыл бұрын
boqorka codka clhani cimrigaa dheeraa amiin yaa rabii
@khaalidabdiraxmaan8660
@khaalidabdiraxmaan8660 5 жыл бұрын
Abdi hani fanaan nadiif ah weli mixnada fanka kumaan arag
@shaficigelle
@shaficigelle 5 жыл бұрын
Yaa Music Garaacay Ahmed Weli Ibraahim Furinle Xaqiisa Hala Siiyo Hore Usoco Macalin
@zamush
@zamush 5 жыл бұрын
Waqal inta taagerto like susbcaribe ha isaraa
@MohamedAhmed-rd2tb
@MohamedAhmed-rd2tb 3 жыл бұрын
Inta daawanaysa Intuu ka baxay fanka ismuujiya🤙
@almaslv3134
@almaslv3134 5 жыл бұрын
Mansha allah sanadki dalki waa barwaqo sland my heart❤❤❤
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 5 жыл бұрын
Macha allah sanadkan wa nimco
@medamen1267
@medamen1267 5 жыл бұрын
Best zong
@fakebbaceesaygullyside7281
@fakebbaceesaygullyside7281 5 жыл бұрын
almas lv axyaa fanan cabdi Hani xashi cabdi laahi
@khadargooddhako2949
@khadargooddhako2949 5 жыл бұрын
Dadaxdaydii
@hamsemuuseabdi4248
@hamsemuuseabdi4248 5 жыл бұрын
Borama rabi quruxda ha usiyadiyo
@sucaadnur5100
@sucaadnur5100 5 жыл бұрын
Aragsan ahmed zaki Ducaysan suladan serar Midabsan abdi hani 💯✅❤️❤️💕👌
@amalqueen9380
@amalqueen9380 5 жыл бұрын
Waaw fanan iga dheh sii garaan ku tgeeraa boqorka codkaa❤❤ c hani Hadaa tagero u tahay like igu bobaa
@abdallasalah5890
@abdallasalah5890 5 жыл бұрын
inta single nimda anwdagno like isara😃😃😂😂
@badriawil6225
@badriawil6225 5 жыл бұрын
Hani wada soo sarta qar dhaba
@hanihassan2460
@hanihassan2460 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 5 жыл бұрын
Inaad Gabadh Jeclaato waa dareen laakin xafido waa raganimo.
@mohamedbluetooth2943
@mohamedbluetooth2943 5 жыл бұрын
furinle musica si xamasadaysan ayuu utumaya legend hogisa ayey biyo ugu galeen ninkii bulshawi iyo cadceed wax kabarta hoy macalinka😁
@abdihani6018
@abdihani6018 5 жыл бұрын
Kkkkkk waad iga qoslisay sxb
@caqli_same8270
@caqli_same8270 5 жыл бұрын
Magaldii boorama buurii saw💯❤ Cabdi hani ❤💯 Waqal studios💖✌
@abdiazizhussien3037
@abdiazizhussien3037 5 жыл бұрын
Manshalah nimcada taal wadankeena inta ku qanacsan like isaara abdi hani best fanan hore u soco
@ayanahmed1387
@ayanahmed1387 5 жыл бұрын
Fanankii faninta Cabdi hani Hees iyo badh Hore usoco Haweeen adiga umudan
@jiiseybalaqey7729
@jiiseybalaqey7729 5 жыл бұрын
Xidigaha geeska ninka kaliya ee aan ugu jeclahay Abdi Hani Axyaa Hees
@sahroqlnjo6228
@sahroqlnjo6228 5 жыл бұрын
Cadi hani
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 5 жыл бұрын
Woof woof fanaan Dabci iyo fan howan I loved This Song Good job my bro waqal
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
Fanaanka kliyen izdhipin ee codka zhdn erayo iyo laxan izleh Muuqaal zhidan. goobtu wa magaldi dalxiizka,aqoonta iyo.nabada(BORAMA)😍😍💓 Iyo meelo xazuuz gaara igu leh oon rixloyinka ugu bixi jirnay wn uxiizay runti inzha allah mar uun kuzoo lapan dona❤🙋‍♂️ Like zaar cidii meelaha qurxoon mar lugta zoo zaartay cidii inay tagta rbtna farta zoo taago anaa kazoo cawinaye😂💣
@hahahahahmamama6890
@hahahahahmamama6890 5 жыл бұрын
Miyaa naga tahriibty
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
@@hahahahahmamama6890 Hhhh may wll matahriibin ee wn dhoofay😂
@hahahahahmamama6890
@hahahahahmamama6890 5 жыл бұрын
@@halyaygireeawdalland8026 haaa noso labo wll
@halyaygireeawdalland8026
@halyaygireeawdalland8026 5 жыл бұрын
@@hahahahahmamama6890 inzha allah wll mrkn zoo laapto adan kgu hor imnya😉
@hahahahahmamama6890
@hahahahahmamama6890 5 жыл бұрын
@@halyaygireeawdalland8026 insha allh huno qli
@nimcaanyare2587
@nimcaanyare2587 5 жыл бұрын
Apdi Hani Legend Hdaan Kasoo Dhacay liketah IsaaraH 💯✔💞
@mostafeshine4k809
@mostafeshine4k809 5 жыл бұрын
Boqorka Masraxa Cabdi Hani iyo Bilicdi Borama city
@ayaannaxidigtaawdal6408
@ayaannaxidigtaawdal6408 5 жыл бұрын
Doxii borama io abdi hani muqaal shidan xushmad buxda ayaan ku hayaaa
@Farhan-dekk
@Farhan-dekk 5 жыл бұрын
Cabdi Hani inTa TaageertaH FartaH☝️
@abdifatahalimawel2003
@abdifatahalimawel2003 5 жыл бұрын
Haween adaa umudan markasta haweeeen rabbi janada haysku keen tuso(midabsamey maqana joogaan ahee)
@aliafcase3122
@aliafcase3122 5 жыл бұрын
Heestaa Inta Ka heshay like hay saaren😍💯💯💯💯👏 Hadii tol layahay
@suurofficial4006
@suurofficial4006 5 жыл бұрын
Cabdi hani anaa ku tagerah Cid klleh maxd ku falayzaa 😎
@xuufyare2570
@xuufyare2570 5 жыл бұрын
Cabdi hani xaashi ibrahin waaa faanaaan aan taagero buuxa u hayo hit dhaxantiii baad naga kicisay wixii ila dareemaya inay heestu ku soo to like ha ila dhaafin
@aruriyowcabaas4950
@aruriyowcabaas4950 5 жыл бұрын
Arka abdi san meestan yaaa ilA jacladay Like saar hargaeysa
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 5 жыл бұрын
Cabdi Hani Xaashi Cabdilaahi Fanaankii Fanaaniinta ❤️💋😍😘 Wlhy waa Fananka kaliye Ee Aan Xidigaha Geeska ugu jeclahay😍😘❤️😘😍🙏🙏
@fadxilaasim5590
@fadxilaasim5590 5 жыл бұрын
Cabdi hani xaashi apdilaahi fanaan jira hore u soco
@abduladiifabdurahmaanmoham8147
@abduladiifabdurahmaanmoham8147 5 жыл бұрын
Inbadan baan sugayey heestan tnx bro #waqalstudio waynaka Abdi hani haashi abdilaahi faarax
@sagalyusuf7327
@sagalyusuf7327 5 жыл бұрын
Weee weeee abdi haniga caashaqa😍💗💗👑👍🏽
@yacquubdeeq6865
@yacquubdeeq6865 5 жыл бұрын
Boorama Mia home Wixi Cabdi hani Taagera like ikuH booba
@mxmdmarwani2572
@mxmdmarwani2572 5 жыл бұрын
Mudadu way koobantahy maalmuhu waysoconayaan Inaan meelwadadagnaan raha ax yaajacayl
@RealMadrid-xz4ro
@RealMadrid-xz4ro 5 жыл бұрын
Heesta waxa lagu duubay boorameh iyo ceelki boodheh Wixii reer boorama farta taaga plz ✌️✌️
@majidceelaabe8260
@majidceelaabe8260 5 жыл бұрын
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 5 жыл бұрын
Abdi Hani Fanan kaliYa heesihisa ka daaLin WaqaL sTudio cajiBa dubataY hore u soco ❤
@shaaficijoker5721
@shaaficijoker5721 5 жыл бұрын
waqal studio thanks heestii la wada sugayay sidaad noogu soo gudbisay 👍
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 жыл бұрын
abdi hani fanan qaliya liketa from hargaiza
@mohamedabdirahman3677
@mohamedabdirahman3677 5 жыл бұрын
Best Hit Abdi Hani Waan kaa Hayna Cod Hallasiya Oo Laba Dhacaya Well done Waqal Studió 👏💯
@jimcaaleshaacir2150
@jimcaaleshaacir2150 3 жыл бұрын
Masha alah cabdi hani xasho aad ayan utagera wlhi sa lkin fankiba uu kabaxay nin looma hayo ninkas lkin heestu meel ayay dhayaysaa xasus gara ayay ii leday amiga
@abdiahmed4259
@abdiahmed4259 5 жыл бұрын
Cabdihani Walahi fananbuu ku bananyahay codbuu leyahay ❤️💪🏿
@abdilaahipersia528
@abdilaahipersia528 5 жыл бұрын
Well Done Waqal Studio & Afro Media 🔥🔥👌
@aasiyadaauud7191
@aasiyadaauud7191 5 жыл бұрын
www magaadaydii iyo xafadahayagii ku dhex heesaa ii farxad wlhi hore usoco cabdi hani iyo xidihiga geskaba
@warfaacade5730
@warfaacade5730 5 жыл бұрын
hees Iga dheh wlhi waa midii mankyga kuhyy ayy kusoctaa Macaan idil midabzan Thanks cabdihani
@cilmicarab1818
@cilmicarab1818 5 жыл бұрын
cabdi hani hestii heesa eryatay mudadu way koobam tahy maalmuhun way cararyaan ax yaa hees❤❤❤👍👍👍
@sahlawiibrahim6672
@sahlawiibrahim6672 5 жыл бұрын
❤💗Borama💗💗💗💗❤💗💗💗💗❤💗 🎶🎶cabdi hanai 💗❤❤💗💗💗❤ 🎵wixii jecel_💗❤💗💗💗 like 💗❤💗❤❤ isaar%%%Das steht auf der Dose 😁💗
@amuunabdiraxmaan9250
@amuunabdiraxmaan9250 4 жыл бұрын
Mcn
@zucaadinappeh6980
@zucaadinappeh6980 5 жыл бұрын
ninka aan ogu jeclahay fananinteena abdi hani kuma wayo sxb
@abdihani6018
@abdihani6018 5 жыл бұрын
Thzzz walaalkay
@hayatomar5763
@hayatomar5763 5 жыл бұрын
Www heesta Caadi Mahaan music 👌 camera 4G👍 thank you Abdi Hani. Fanan Qali 💐
@somaliwolf6830
@somaliwolf6830 5 жыл бұрын
Editing ❤️💯 Best Somali Song Video Clip ✅
@abdirisaknuradan5282
@abdirisaknuradan5282 5 жыл бұрын
Mudadu way kooban thy maalmuhu way soconayaan inaan meel wada dagnaaan milgiyo reer yeelano macaan aragsanee rabaa😍😍😍
@abdiasisabdullahi6796
@abdiasisabdullahi6796 5 жыл бұрын
Fanaan aan ka helo heesihiisa iyo codkisa abdi hani hore usoco inta ila midka ah ee taagerta cabdi hani farta ha taagtaan
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 5 жыл бұрын
Great job Waqal production
@khalidrashed2910
@khalidrashed2910 5 жыл бұрын
waardee cabdi haniiii wa the best in this business walahi wixi yar yarka ahaa way ka hor beedhayaan
@halapretty2159
@halapretty2159 5 жыл бұрын
Hees hala ah soo qaad magaceyga . Abdi hani waa salman khan ka somalida cidii moda Hindi qaabka sylka musica Oo at sigaara uxisaysa muqaladiisa like
@hibaaqwadne4579
@hibaaqwadne4579 5 жыл бұрын
nin uqalma weeyee wllle taageero wcn kuu haynaah
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Meshan greenka ka helay ba beautiful I think wa borama Somaliland
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 жыл бұрын
Ereyo shidan muqaal qurux badan iyo codkii #Abdihani go forward 👏👏👏👏
@sabaaxcabdlaa8701
@sabaaxcabdlaa8701 5 жыл бұрын
wooow hees.shidan lala dhacy.wle taagero.buuxa waqal👏💕
@clinteastwood392
@clinteastwood392 5 жыл бұрын
KING HANI IS BACK ON FORM 🔥
@rexamin
@rexamin 5 жыл бұрын
Alla dhulkeeni oo barwaaqo ah allaha igu simo
@hadiilchocola
@hadiilchocola 5 жыл бұрын
Abdihani fanaankii somaaali o dhan kaga yeedhsiiyay weeeeee weeeeeee Hees caadi ahayn dhan kastaba Boqorka codka 😍😍
@najimanuur8938
@najimanuur8938 5 жыл бұрын
Masha allah cabdi hani alle haku dhooro
@najmamoh7423
@najmamoh7423 5 жыл бұрын
Codka iyo labiska Abdihani waxa igaga daran quruxda dhulkii hooyo iyo somlilnd❤❤❤❤
@cabiiracabiira6870
@cabiiracabiira6870 5 жыл бұрын
Wow waka helay Hormar wcn alfanaan Cabdi hani
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 5 жыл бұрын
Yaa salam Abdi hanni xashi thanks waqal studio
@mohamedosmanabdullah218
@mohamedosmanabdullah218 5 жыл бұрын
cajiib c/hani xaashi c/laahi waa hees wacan yes baan kuu hayaa xagayga
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Fanaanka Kaligii Qayliya Abdi Hani Fanaan Aan Cabsanahay 😍😍midabsan😍😍
@subeir3498
@subeir3498 5 жыл бұрын
Borama barwaaqeysan ayn arkaH❤😍
@aryanali6527
@aryanali6527 5 жыл бұрын
Wonderful song and place 👏🏼👏🏼👏🏼
@ismahaanadem841
@ismahaanadem841 5 жыл бұрын
Abdi hani hashi👏👏👏 Fanan talanti sare leg🔦
@shakrahagie8500
@shakrahagie8500 5 жыл бұрын
Cabdi hani horseedka xidigaha ku taageeraa👌
@ichheieahmed37
@ichheieahmed37 5 жыл бұрын
Abdihani Axya Fanan Afkaga Cano lagu qabay bro Wan ku tagera Fanan buxa thay runtii
@abdihani6018
@abdihani6018 5 жыл бұрын
Thzz sxb sharaf baad mudantahay
@aidarusosman5908
@aidarusosman5908 5 жыл бұрын
C/hani sxb iigu qali ah hore suco sxb nice song .nice voice. Nice style and good place
@bashirbashka5219
@bashirbashka5219 5 жыл бұрын
Waaw fanaan qaaliya waan ku taageeraa wallee Please like kaama rabee gacantaada iga ilaasho
@iamnuuriy3441
@iamnuuriy3441 5 жыл бұрын
fry nice wlhi mzh allah cabdi hani hore usiiso co❤
@cmbreally6913
@cmbreally6913 5 жыл бұрын
hooygi aqoonta Hooygi s land Hooygi Nabad galyada waxi reer Boorama eh inta Magac somalinimO wadaagno Like Isaara 🖒 ✋
@mustafedollar1553
@mustafedollar1553 5 жыл бұрын
Abdihani xashi Best song xaqiiq laxanka 100/%
@ciyowcassio3764
@ciyowcassio3764 5 жыл бұрын
Hareeraha Borama waa qurux Walahi , jano
@hassandesigner2802
@hassandesigner2802 5 жыл бұрын
Bezt 2019 apdiHani Waqal Studio 😍😍 LikeT Igu Qbo 👍👍👍
@hamdahurmo4249
@hamdahurmo4249 5 жыл бұрын
heestan inbadn zugyee thnkzz cabdi Hani fanaan jira
@asisaismail1573
@asisaismail1573 5 жыл бұрын
Wooow cdih mhaa 🙌😍💫Abdi Hani hashi
@mohammedck9910
@mohammedck9910 5 жыл бұрын
Wow in badan sogaynay hees tan hore usoco Cabdi hani xashi cabdilahi
CABDI HANI XAASHI┇RABI TAASHKA KU SAAR ᴴᴰ 2016┇OFFICIAL VIDEO
7:02
HAYEDEH - DANCE MIX  Songs/ میکس آهنگهای شاد شاد هایده
53:52
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 20 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 40 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Cabdi Hani & Fiska Muhasho Somali New Official 2019 Music Video
5:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
Kaftanka Siyaasada 511 oo aad u xiisa badan
53:46
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3,7 М.
CABDI HANI | MAR LA ARAG | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019
6:36
Waqal WStudío
Рет қаралды 668 М.
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,4 МЛН
CABDIHANI XAASHI 2017 HEES CUSUB HEESTA DAR ALLE
7:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 330 М.
*Cabdi hani Xaashi |  Heesta Caweyskeynu Kulaniyo barashadii Cudooned
4:55
Abdi Hani Hees Cusub Aragsan 2019
6:50
Ali iid
Рет қаралды 10 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
IL’HAN - Bir ayda (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 231 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 268 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 92 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 260 М.